cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

CILMI RAADIS CHANNEL

Ku Soo Dhawaw CILMIRAADIS Waa Channel Aqooneed Lagu Daabaco Si Maalinle ah Qoraalo Xikmadaysan Kuna Dhiirigalinaya Iyo Qisooyin. Wixii talo ah👇👇ama cabasho @Abuusaciidbot

Больше
Финляндия285Язык не указанФильмы14 204
Рекламные посты
19 710
Подписчики
+2524 часа
+727 дней
+19930 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

Maxaan sameeyaa maalinta carafa Sifiican qoraalkan u akhriso dhaqan galina waad ku faaiidi dontaa insha allah 1. Xilli hore seexo 2. Suxuurta u kac ilaahay iyo malaa’igtiisaba ruuxa suxuuranaya way u duceeyaan. 3. Suxuurta kadib afar rakcadood tuko ilaahayna weydiiso kheyrka adduunyo iyo ka aakhiro iyo inuu maalinta carafa ku waafajiyo 4. Kadib waxooga istiqfaarso si dadka xilliyadaas dembi dhaafka weydiista laguugu daro 5. Isku diyaari salaada subax, hadaad jamaacad ku tukan karto kaba fadli badan(ragga)). 6. Weysayso oo dembi dhaaf u niyeyso intaad niyada soo xaadiriso 7. Akhri ducooyinka weysada kadib 8. Ka daba akhri aadaanka xilliyada salaadaha 9. Salaada subax kadib haka kicin meeshaad ku tukatay illaa cad ceedu soo baxayo 10. Akhri qur’aan salaada subax kadib 11. Salada shuruuqa hadad tukato waa cumro dhamaystiran labadaa rakcadood 12. Takbiirtii bilow salaada subax kadibba sidii rasuulka naga soo gaadhay sallallaahu calayhi wasallam. 13. Ku Salliga rasuulka sallallaahu calayhi wasallam ha iloobin 14. Akhriso adkaartii subaxda 15. Ha iloobin inaad sadaqo la baxdo hadaad awoodo 16. Inaad hawlaha xaafada ka caawiso intaan duhurka la gaadhin 17. Duxadii tuko ugu yaraan laba rakcadood 18. Waxaad kartaa maalintaas oo dhan inaynan sikin ku dhaafin ood soo jeedo iyo inaad laba saacadood seexato una niyooto inaad u nasanayso saad si fiican u cibaadaysato hadhaw 17. Kadib duhurkii kutukato jamaacad xili horena masjidka siigal si aad sunihii faralka ka,horeeyay utukato. 18. Badi ku cel celinta ‎إله إلا الله وحده لا شريك له.. له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير، 19. Casarka tuko 20. Adkaartii galabta akhriso 21. Takbiirtii ha iloobin 22. Si,aadan u caajisin cibaadaadka isku bad bedel, mar qur’aan, mar duco, mar adkaar……. 23. Hana iloobin inaad xasuusataan eheladeenii iyo dhamaan mawtaatkii muslimiinta inaad u ducaysaan Waxaanan idiin rejeynayaa maalin wada cibaado iyo kheyr ah. ⏺️ Laasii wadaag walaalahaa kharka
Показать все...
6👍 1
https://www.facebook.com/share/p/XFFb4bZCpT85XBhX/?mibextid=xfxF2i Waxaan idin ku casuumeynaa page-ka shirkadda khudaarta iyo miraha freshka ah ee Tacab. Soo follow garee walaal. Shirkaddu waxa ay bixisaa noocyada kala duwan ee khudaarta iyo miraha iyadoo macaamiilka loogu adeegayo gurigiisa iyo goobtiisa shaqo isagoo kaliya soo dirsanaya dalabkiisa maalin laha, todobaad laha ama bil laha ee khudaarta iyo miraha. Waxaan idin leenahay noogu imaada qiimo jaban, khudaar fresh ah iyo adeeg tayo sare leh.
Показать все...
Log in or sign up to view

See posts, photos and more on Facebook.

👍 1
https://vm.tiktok.com/ZMrN5qD9S/ Waxaan idin ku casuumeynaa page-ka shirkadda khudaarta iyo miraha freshka ah ee Tacab. Soo follow garee walaal. Shirkaddu waxa ay bixisaa noocyada kala duwan ee khudaarta iyo miraha iyadoo macaamiilka loogu adeegayo gurigiisa iyo goobtiisa shaqo isagoo kaliya soo dirsanaya dalabkiisa maalin laha, todobaad laha ama bil laha ee khudaarta iyo miraha. Waxaan idin leenahay noogu imaada qiimo jaban, khudaar fresh ah iyo adeeg tayo sare leh.
Показать все...
Waa kuma magaca kale ee ilaahay kusheegay fardahaAnonymous voting
  • Caadiyaat
  • Daariyaat
  • Raasiyaat
0 votes
Фото недоступноПоказать в Telegram
Repost from N/a
🎁🦋KOOXDA MIDNIMO🦋🎁 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ https://t.me/Qalbitabat14 @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/wdDvsbTm6IY2ODRk
Показать все...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “MIDNIMO”, which includes 88 chats.

https://t.me/addlist/uGRMmYpGU3RjZDk0 Via @Team_kordhis B1 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➦ SPONSORED BY   ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿ ↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 ↪️ @iibiye_online
Показать все...
Kordhis 1

Iiwad Sheekada invites you to add the folder “Kordhis 1”, which includes 17 chats.

Repost from N/a
Фото недоступноПоказать в Telegram
وقل رب زدني علما Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇
Показать все...
💻 ONLINE MARKET⌨
📖 TAFSIIRKA QURANKA
تعلم اللغةالعربية 📕
📕 تعلم حديث
🌙 التقويم الهجري
🕋 QUR'AN REMINDER
📚 Wacyigelinta Islaamka
TAFSIIRKA QURANKA
SAWIRADA GUUSHA 🖼
LEARN ARABIC WITH MUSAB 📚
ENGLISH CONVERSATION 📙
GODOOMIYA TEAMKA
Ereyo jaceyl oo qurux badan
🖥IIBIYE ONLINE🖨
XIFDINTA QUR'ANKA
✊Team kordhis🫠
🤝ADMIN
Показать все...
Log in or sign up to view

See posts, photos and more on Facebook.

Фото недоступноПоказать в Telegram
Qofna ma liito ee waxa jira qofaan garanayn halkuu ku fiican yahay Ibraahim ilka case Balanteenu waa halkan https://www.facebook.com/profile.php?id=6155887556 Igasoo gar baxa asxaabay oo follow dhaha page ka
Показать все...