cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

Quruxda islaamka

Kala soco islaamka iyo horumerkisa Caafimaadka, dhaqanka, diinta islaamka dhiirigalinta, quraanka , khayrka iyo wanaaga

Больше
Рекламные посты
16 921
Подписчики
+2024 часа
+837 дней
+24130 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

Фото недоступноПоказать в Telegram
"Sida waddooyinka iyo dhirtu u qurxiyaan billicda magaalooyinka ayuu qur'aanku u qurxinaya qalbiyadeena, qubuuraheena, iyo wajiyadeena maalinka qiyaamaha, qof waliba waa in u garta qiimaha qur'aanka oo barta dadkana bara." Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir
Показать все...
10👍 1
Fajr - 4 daqiiqo Duhur - 10 daqiiqo Casr - 8 daqiiqo Magrib - 6 daqiiqo Isha - 15 daqiiqo 43 daqiiqo gudahood 24 saac si aad u xasuusato kan waqtiga abuuray Markaa ha odhan ma haysato wakhti aad ku tukato!
Показать все...
26👍 7👏 1
Nabiga ﷺ Wuxuu Alle Subxana watacala kasoo Wariyey Xadiisul Qudsigaan ‏Adoomadaydiyoow Waad danbaabtaan, Habeen iyo maalin Aniguna Waxaan dhaafaa Dhamaan dambiga eee Danbi dhaaf iWaydiiso saan kuugu Dhaafo Danbiga. #قَالَ رَسُولُ اللهِ ﷺ فِيمَا رَوَى عَنِ اللَّهِ تَبَارَكَ وَتَعَالَى أَنَّهُ قَالَ: يَا عِبَادِي إِنَّكُمْ تُخْطِئُونَ بِاللَّيْلِ وَالنَّهَارِ وَأَنَا أَغْفِرُ الذُّنُوبَ جَمِيعًا فَاسْتَغْفِرُونِي أَغْفِرْ لَكُمْ ، رَوَاه مُسلِم ✩✩Waxaa wariyey Muslim…
Показать все...
29👍 2🥰 2
Sikasta oo nolosha aduunku kuugu macaanaato ogow inaytahay mid dhamaanaysa, lagana dhimanaayo. Lkn Nolosha Aakhiro waa mid aan dhamaanayn, lagadhimanayn. . *("ياقوم إِنَّمَا هَٰذِهِ الْحَيَاةُ الدُّنْيَا مَتَاعٌ وَإِنَّ الْآخِرَةَ هِيَ دَارُ الْقَرَارِ*") . Aakhiro ayaa ah guriga rasmiga ah ee raaxo iyo barwaaqo taalo.
Показать все...
15👍 3
Фото недоступноПоказать в Telegram
Waxaynu soo gaadhnay saacadii u danbeysay maalinta jimce waana saacad mustujaabo ah ee aynu badino saliga nabiga scw
Показать все...
6👍 1
Фото недоступноПоказать в Telegram
Spain ayaa xuduudaheeda u diidday inay kusoo xidhaan laba markab oo India ka yimid, kuwaas oo qalab military u siday Isra’el. ~ Al Jazeera
Показать все...
👍 22 4👏 4
💞➰Community ++ ♨️♨️ ━━━━━━━🔺━━━━━━━━ 111k+ 📚Somali Free Books 📙 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 53k+ 📘Somali Librarians 📒 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 32k+ ✨Xikmado iyo murti🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 31k+ 📘Kobciye Books📗 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 23+ 🌸 Mucaashaq Jacayl🌷 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 21+k 🪴Dhiirigaliye nolol🍀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 19+k ⚙️Hoyga Farsamda💭 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 18k+ 🌟 Aqoon Kobciye 🔆 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 17k+ 👩‍🏭 Hidaayatu Rabbi 👥 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 16k+ 👤Quruxda islaamka🫂 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 16k+ 🌓Somali to English♦️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 15k+ ⛺️ jacaylside channel❤️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ 🪢 alxakiim channel 👔 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ ➰xaqiiqada Nolosha🪜 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ 🌱Dareen Side channel🪴 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 💹 Hassan Caashaq ❇️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🈳Qalbi Dhaye 🚹 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k ♨️ Qalbiyadeena 💢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🔴 Guulaayso bet 🟢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k ♒️ Kalimat Kariim ♉️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🧕 Aisha bin Ahmed🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🧩 Faiido Channel🪝 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 👩 Hogaan Dumar 🧕 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 💬 albaani channel 🗯 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 🪤 Dhaqan Wanaag ⚖️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 👳‍♂️ Dinteena suuban💚 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 11k 📒 Qoraalo kooban 👀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k 🍇 Nuxur Side 🌬 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k ✍️ Kaydka Qormo 🖌 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k 🌎 Haqabtire Online⚡️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 06k 🫧 Ruuxda channel 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 06k 🫧 MaanHage School 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ ━━━━━━━━━━━━ ⭐️ VIP Channel ➡️ JOIN NOW ━━━━━━━━━━━━ anti-delete 🔝12hrs in channels
Показать все...
Dareen Bulsho

Wacyi galinta bulshada somaliyeed ~qabyaalada ~diinta ~dhaqanka

1
Показать все...
Xikmado "jacayl♡

"Si naxariis leh kusoo biir channelkayga

Фото недоступноПоказать в Telegram
“Haddii shalay laysku dhacay Dad gobi kuma kala dhintaan Dhibaato kol soo martee Waxaa dhalashaa ka wayn.” -Siddiiq Burmad.
Показать все...
29👍 5
Masjidkan yar wuxuu ku yaal tuulo yar oo ku taal bariga dalka Poland. Inta badan, Muslimiin musaafiriin ah unbaa ku tukada. Waxaa masjidkan dhisay, 29 sano ka hor, nin Muslim ahoo waxbarasho u joogay dalka Poland, mar hore na ku laabtay dalkuu ka yimid. Magaciisa wuu qariyay in la sheego. Dad ka gacanta ku hayya cahdi ayuu la galay in aan waligii la sheegin. Wuxuu ku soo gaabsaday "Walaal Muslimka jecel, rajaynayana in uu maalinta qiyaame u baxsado." Waxaa maalin dhawayd geeriyooaday ninkaa isaga ahaa. Qoraalkii hore ayaa hadda waxaa lagu daray "Maanta, Allaah (swt) ayaa oofsaday walaalkii Muslimka ahaa. Wiilkiisa (magaciisa la sheegayn) ayuu uga dardarmaay in uu ka warqabo baahida masjidka inta uu noolyahay." Cajiib. Maxaa dunida dad xariir ah jooga, Allaahu Akbar.
Показать все...
28👍 11
Выберите другой тариф

Ваш текущий тарифный план позволяет посмотреть аналитику только 5 каналов. Чтобы получить больше, выберите другой план.