cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

Mu'minka Gold Trader📈📉

Mu'minkaFx

Больше
Рекламные посты
1 504
Подписчики
-224 часа
-47 дней
-2430 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

00:16
Видео недоступноПоказать в Telegram
2.01 MB
00:36
Видео недоступноПоказать в Telegram
*NINKII BAABILA UGU HANTIDA BADNAA* Shanta Xeer Ee Dahabka(hantida) 1. Dahabku waxa uu Soo doonTaa qofka kaydsada Wax aan ka YaraYn Tobankiiba Hal meel, Si uu Hanti ugu abuuro Naftiisa iYo qoyskiisa. 2. Dahabku Waxa uu si Hawlkarnimo iyo hagar li'i ah ugu adeegaa oo Weliba Faa'iido fiican u Soo Saaraa qofka shaqo gashTa. 3. Dahabku Waxa uu gacantiisa ku dhegaa qofka waayo'aragga kala tashada halkauu ku maalgalinayo. 4. Dahabku waxa uu gacanTiisa ka siibta qofka ku maalgaliYa meel uusan waxba ka aqoon ama Meel aan waayo'aragga ganacsigu kula talinin. 5. Dahabku Waxa uu ka cararaa qoFka ka raadiYa dhaqaale aan suurtogal ahaYn ama qofka Raaca talada dhagarqabaYaasha, indho-sarcaad-laYaasha iYo qofka raaca waayo'aragnimo la'aantiisa iyo waxa uu jeclaysTo.
Показать все...
5.17 KB
Фото недоступноПоказать в Telegram
Xaqiiqada uGu Sugan aduunkaan Waa in aanan aqoonin Meesha aY maslaxadeena ku jirTo , si walba oo aad kun qorshe u Đajiso gacanTa kuma haYsid sida ay wax noqon doonaan . Haddii aad u Fiirsato dhacdooYinka saamaYnta wanaaGsan leG ee noloshaada soo maraY waxaad arkaYsaa in ay Yihiin kuwo aadan sii qorshaYnin ama go'aan aad si deg deg ah u qaadatay oo aanan wax qorshe ah ku dhisnayn . QorshaynTa waa muhiim laakiin xaqiiqada qaraar waxay leedahaY aduunkaan adiga ma maamushid umuurahana uma soconaayaan sida aad adigu rabTo Sidaas darteed waa kan qofka muslimka aH istakhaaraysto asagoo ilaahay waydiisanaayo towfiiqda in uu waafajiYo .
Показать все...
2
00:39
Видео недоступноПоказать в Telegram
Su'aalaHa, waaYaHa, maskaxaHa, set-up-yaÐa iYo agoon kasT aYaa la isku waYdaarsaDaa. Keep working Hard Baan lee YahaY SaxiibaDeY illaa aad ka Heshaan wax kasTa o aaÐ ku riYoona Ysaan.
Показать все...
7.62 MB
00:33
Видео недоступноПоказать в Telegram
2.38 MB
Показать все...
TradingView Chart

Показать все...
TradingView Chart

Показать все...
TradingView Chart

Показать все...
TradingView Chart

Jasiiradda Carbeed Jasiiraddii Carbeed maa aysan ahayn meel geerigo'an ah, taas lidkeeda waxa ay la falgalaysay marwalba mowjadaha afkaareed ee xilligaas jiray. Yaman waxa ay ahayd saldhig ilbaxnimo oo quruumo badan soo jiay. Asalka qabaa'ilka Saamiyiinta' waxa ay hayaankooda ka bilaabeen Yaman ilaa ay dageen dhulka u dhaxeeya labada webi ee Dijla iyo Furaat, halkaas oo ay ka askuntay Boqortooyadii Saamiriyiinta inta uusan dhalan nebi Ciise. Sida oo kale, waxaa jiray dhaqdhaqaaqyo ganacsi oo aad u shaac baxay sida Xawaashyada³ iyo dharka la talo oo inta badan u kala gooshi jiray Yaman, Masar ilaa Shaam. Xiriiro kala duwan oo dhexmaray boqoraddii Saba iyo booqortooyadii Aksuum ayaa jiray. Sida oo kale, waxaa jiray jaaliyado Yuhuud iyo Kirshtan ah oo ku noolaa Yaman. #Đuni_aan_islaam_jirin
Показать все...
Выберите другой тариф

Ваш текущий тарифный план позволяет посмотреть аналитику только 5 каналов. Чтобы получить больше, выберите другой план.