cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

Xikmad badan

Halkaan waxaad kaheleey saa xikmado kuraali galiyo 🌷qoraalo farxad ku dheehantahat💫 dhiirigelin 🌻 waano🍁 Admin: @xikmadbadan_bot

Больше
Рекламные посты
12 065
Подписчики
+1624 часа
+787 дней
+30030 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

Marka uu ilaahay i nooga warramayo Qaaruun, waxa uu inoo muujinayaa in aanu maalku inta uu doonaba hale'kaado'e jannada goynin.! -buuga casariye @bahjasooyaalka
Показать все...
10👍 2
Marka uu Ilaahay i nooga sheekaynayo Fircoon,waxa uu ina barayaa in uu u kaadiyo ce aanu hilmaamin,taag darro isaga laga dareemayna aan loo caasiyin, ee uu arlada ka dhigay imtixaan, kii caasiyayaa uu waqtigiisa u helayo, kii hoggaansamayaana uu waqtigisa iyorabitaankiisa oo buuxaba u helayo. - ad'ham shaqraawi Buuga casariye.
Показать все...
4👍 1
"Dadka dhowr wajiiliyo, Waxa jira dhadhamo raac, Dharaaraha ladnaanshaha, Dhacdhacaaga jecel," - iskilaaji
Показать все...
💯 6
01:23
Видео недоступноПоказать в Telegram
OGEYSIIS MUHIIM AH || KOORSO CUSUB Waxaan bilaawnay diwaan gelinta Course-ka Specail Graphic Design koorsadaan waxaad ku baran doonto Sameynta Boorarka noocyadooda kala duwan sida: 1) Boorarka Xafladaha 2) Boorarka Shirarka 3) Boorarka Ganacsiyada 4) Boorarka goobaha wax barashada. Sidoo kale waxaad ku baran doontaa Logo-yinka Carabiga ah iyo kuwa Magcyada ama Xarfaha laga sameyo. Waxyaabaha kale aad ku baraneyso waxaa kamid ah Sida loo sameyo Mockup adiga oo isticmaalaya Mobile kaaga. Waxaad ku baran doontaa Cabbirada Pixell ka ah sida loogo bedalo Meter iyo Cent Meter. Koorsadaan waxa ay socon doontaa Muddo Hal bil ah. Qiimaha waa $5 Tirada Ardayda aan qabaneyno way koobantahay, yay kaa buuxsamin Wixii fahfaahin ah nagalasoo xiriir WhatsApp: https://wa.me/+252614305128 Telegram: https://t.me/xirfadtech
Показать все...
31.67 MB
2👍 1🔥 1🥰 1
Ukala horeysii sida,ay ukala qiimo qiimo badanyihiin.! 1 Cilmiga 2 Nasabka 3 Aqlaaqda 4 iyo Maalka
Показать все...
8👍 2🥰 1
Qoraxdu masoo baxdo 2 jeer Maalintii Noloshane Waa Sidaas oo Kale 2 Jeer fursad kuma siiso Inta aad Nooshahay Ka Faideeso Waqtigaga🕜 #naseexo #xikmadbadan
Показать все...
9👍 2
Hambalyo ummad islaamka 1446 alle haka yeelo sanad barwaaqo leh.🤍
Показать все...
24👍 4
"Gobyahay soomaalida Xigtiyo gacal baa tihiin Geed iyo xidid baa tihiin." -saalax sanaag
Показать все...
13👏 2
"Hanka la,isku dhaafay Dadkuba haybta guud siman." -abwaan shube
Показать все...
12👍 2
وَلَلْآخِرَةُ خَيْرٌ لَكَ مِنَ الْأُولَى "Dambaysada ayaa kaaga khayr badan horeysada."
Показать все...
👍 12 7
Выберите другой тариф

Ваш текущий тарифный план позволяет посмотреть аналитику только 5 каналов. Чтобы получить больше, выберите другой план.