ru
Feedback
MAHEROLOGY📚❤✒

MAHEROLOGY📚❤✒

Открыть в Telegram

“Our life is too short and i want to live forever 📖🕯.”

Больше
Страна не указанаКатегория не указана
484
Подписчики
Нет данных24 часа
Нет данных7 дней
Нет данных30 дней
Архив постов
Go'aanka aad dareento adkaantiisa, ogow waxa uu u dhaw yahay in uu sax yahay

القرار الذي تشعر بصعوبته تأكد إنه الصحيح "

Adunyada iyagay u sugnaatay, Adiga anigaa kuleh! ❤️☺️
Adunyada iyagay u sugnaatay, Adiga anigaa kuleh! ❤️☺️

Sideebay waxyaabaha qaar u baaba'aan iyagoo u eekaa inay waligood jirayaan!
+1
Sideebay waxyaabaha qaar u baaba'aan iyagoo u eekaa inay waligood jirayaan!

isku tanaasulku inta badan wuxuu keena jacayl, ee maaha daciifnimo

Qalbigaygu waa magaalo dadka dagan oo dhami ay adiga yihiin ❤️😌

Kuwi kala go’eeniyo rabay😐 In xidhiidhku soo gaabto😜 Ha gubtaan markoodiiye🔥 Guusha igula raaxayso👩‍❤️‍👨❤️
+1
Kuwi kala go’eeniyo rabay😐 In xidhiidhku soo gaabto😜 Ha gubtaan markoodiiye🔥 Guusha igula raaxayso👩‍❤️‍👨❤️

hadii aad ila joogtidba , waxaad tahay amaan
hadii aad ila joogtidba , waxaad tahay amaan

كل ما بداخلي مشتاق لصُوتك