cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

Zamzamsooyaal

Igala soco Qormooyin, Gabayo, Xikmado, IWM

Больше
Рекламные посты
3 958
Подписчики
Нет данных24 часа
-107 дней
-4330 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

Iska jiri dadka aan laheyn hiil aan ilaahy swt ahayn hubkoodun uu yahay baryada❤️😊
Показать все...
Фото недоступноПоказать в Telegram
Si kata oo aad daciiftinimo iyo murugo aad u dareento marnaba ha u xiisin qof adiga la,aantaa ku nool raaxo @mulkisharaf
Показать все...
8👍 1
Фото недоступноПоказать в Telegram
Run ahantii aad ayee u qurux badan tahay marka uu qof dadaal adag u sameynayo si uu kaaga qosliyo darteed!.🫀💋🥹💕 @mulkisharaf
Показать все...
😢 5
Daruurta iyadoo dusheena taagan ayey meelkale ku da'da Sidaas oo kale ruuxa aad umaleyso inuu ku garab taagan yahay cidkale ayuu daneeyaa 😣🥀 I'm com back @mulkisharaf
Показать все...
👍 1
Фото недоступноПоказать в Telegram
Somaali❤️😍☺️
Показать все...
👍 5
Repost from N/a
Dagaalka ugu wayn ee ruuxu galo waa kan uu naftiisa la galo. Nafteenu haday hogaanka inoo qabato nolasheena aduun iyo aakhiraba waxay noqotaa shalayto iyo hoog is barkan oon dhammaad yeelan doonin, hadii aynu innagu hogaaminana waxaynu ku naaloon doonaa farxad iyo degaansho. Riyooyinka aynu leenahay waxaynu gaadhi karnaa maalinta aynu nafsadeena gacanta ku dhigno. Ogowna ma jirto cid intay inoo timaado inna badalaysa,ama innagaa boodhka ka kici ama habaaskaas baynu dhex jiifi doonaa ilaa wadku inoo yimaado. إِنَّ اللَّهَ لَا يُغَيِّرُ مَا بِقَوْمٍ حَتَّىٰ يُغَيِّرُوا مَا بِأَنفُسِهِمْ ۗ " Ilaahayna ma dooriyo wax dad ku suganyahay intay ka doorinayaan waxa naftooda ku sugan".
Показать все...
Waxan tacsiyo u diraay walalky marna sxbky abdulkadir Uukow geeridii ku timaady abahiisa alle ha unaxriisto qabarigiisa wacsi alle hagu dhigo
Показать все...
😭 7
Ku raaxayso waxyaabaha yaryar nolosha, maalin maalmaha ka mid ah ayaad dib soo fiirin doontaa kadibna aad ogaan doontaa in ay ahaayeen waxyaabaha waaweyn. waan hadalka kaliya aan nafteyda ku dhiiriyo una qalma inaan ka fikiro cufnaantiisa....SYL
Показать все...
👍 1
Показать все...
Log in or sign up to view

See posts, photos and more on Facebook.

❤️
😍
o
Показать все...
Выберите другой тариф

Ваш текущий тарифный план позволяет посмотреть аналитику только 5 каналов. Чтобы получить больше, выберите другой план.