cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

Murtida Nolosha🥀⚖

Salaam!✋💐 -Soo dhawaada walaalayaal Halkani waa murtida nolosha -Waxaadna ka heli doontaan qormooyin: ●dhiira-gelin💞🥀 ●xikmado💞🥀 ●oraahyo💞🥀 ●taloyin💞🥀 ●qisooyin💞🥀 ₅/₈/₂₀₂₁

Больше
Рекламные посты
9 495
Подписчики
+324 часа
+47 дней
+730 дней
Архив постов
Фото недоступноПоказать в Telegram
Ha quusan ilaa aad kagaartu hamigaaga kaliya ku see dadaal Waxa aad rabto inaad gaarto Ilahayna talasaaro Allah (SWT) asiga ayaa kaaga filan noloshaadana haku ciyaarin Waayo wax ciyaar ciyaar lagu helo ma jirto❤️😏
Показать все...
👍 10 1🥰 1
Фото недоступноПоказать в Telegram
قاوم ما تڪره ، لِتصل إلى ماتُحب U adkayso waxa aad neceb tahay, si aad u gaadho waxa aad jeceshahay
Показать все...
11👍 3
Фото недоступноПоказать в Telegram
Ka fakir dadka kaaga horeeyey nolashaan, waxaa ka mid ahaa dad la dheereeyey, la xabisay, la dilay iyo dad la imtixaamay. Inta Ku Gaadhay Ku sabar Rabbina Naxaris Weydiiso, #murtida_Nolosha
Показать все...
13👍 4🔥 1
Фото недоступноПоказать в Telegram
"Haddi aad darento inaad u baahan tahay gacan iney qabato gacantaada Kaliya gacantada kale qabso, Waayo ma jabo qof aaminay naftiisa❤️✅
Показать все...
17👍 8
Фото недоступноПоказать в Telegram
"Mar walba waqti ayaa socda ayaa layiraa Lkin ma ogi sabbta loo halmaamay cumriguna inuu socdo,!!! Waa kasta oo barya geeridaada ayaa soo dhawaanaysa ee sii laba jibaar cibaadadaada," ❤️ Mar kaale,😍
Показать все...
👍 16 1
Фото недоступноПоказать в Telegram
Baahidiina iyo baryadiina waxaad u bandhigataan alle hadii aad u tagataan gacmahiina ogaada alle idinma soo diraayo wax la.aan🌅 @murtida_Nolosha Subah wngsan
Показать все...
👍 8 7
00:32
Видео недоступноПоказать в Telegram
Ha quusan ❤️✅
Показать все...
1.73 MB
👍 14 9
Фото недоступноПоказать в Telegram
Waad guulaysatay,;!!!! Inta mar aad telefonkaaga qabato in la eg haddi aad kitaabka quraanka kala furto oo aad waliba aqriso, Noloshaada waad ku qanacsanaan doontaa kama maseyri doontid dhaldhalaalka cid wax u yaal, "Sirtu waa aqrinta quraanka iyo ku tadaburkiisa,!❤️✅
Показать все...
27👍 1
Фото недоступноПоказать в Telegram
“Haddii halka loo socdo iyo ujeeddadu cad yihiin, sida loo gaadhayaana way fududaataa. Aragti la’aan iyo hammi la’aan ayuu ka bilawdaa dib u dhaca iyo hagaasku. #subax_wanagsan
Показать все...
👍 16 5
Фото недоступноПоказать в Telegram
Marnaba haraadin qiimaha qof kale adiga oo aan aqoonin qiimahaaga waayo maheli doontid qiimihiisa adiga oon garaneynin qiimahaaga 📚✅
Показать все...
16👍 5
Фото недоступноПоказать в Telegram
Mar kaste, xusuusnow deeqaha Alle ku siiyey, haddii ay tahay Caafimaad, Maal, Awlaad iyo nimcooyin badan. U xamdi naq Ilaahayالحمد لله oo Dikrigiisa badi. @murtida_Nolosha
Показать все...
20👍 2
Фото недоступноПоказать в Telegram
Waxaa maqcuul ah in uu waqtiga kaa adkaado maalintii oo dhan kuugu dhamaato adigoo aan wax tilaabo ah horey u qaadin joogana meshii aad shalay joogtey Noqo mid subah walba aay u muuqato rajada guushiisa 🔥🤍🌅 @murtida_Nolosha Subah wangsan
Показать все...
19👍 4
Фото недоступноПоказать в Telegram
Mar kasta oo mugdiga habeenkii uu sii madoobaadaba waxaa loo sii dhawaanayaa iftiinka cad-ceeda waaberiga, Sida mugdiga habeenkii u dhamaado ama u tago ayaa culeyska iyo dhibaatooyinka haysta qofka ay u dhamaanayaan ee ha niyad jabin, mar kastana badi baryada Ilaahay (sw)✅🔥🩸 @Murtida_Nolosha #Barqo_wangsan
Показать все...
11👍 7🥰 1
Фото недоступноПоказать в Telegram
"Qof walba ubax ayuu fiirsadaa Adiga qof ayaad ubax u tahay adna qof kale ayaa ubax kuu ah:!! Sidaas ay tahay niyadda qof walba waxaa ku jira in uu heli doono rabitaankiisa,;!
Показать все...
19👍 2
Фото недоступноПоказать в Telegram
Ha umaleenin qofka hormrka garay inusan soo marin malmha xanuunada ee qof walboh wxu uga gudbay kalsonashaha alle io inuu aminsana qadarka❤️✅
Показать все...
👍 12 6
Фото недоступноПоказать в Telegram
Waxaan u naxariistaa kuwa isku daya inay i xiiseeyaan iyagoo aan xiiseyneynin.😍
Показать все...
👍 13 4
Фото недоступноПоказать в Telegram
Xitaa haddii aad wanaag santahay Dadku waa sidaan, Qof wanaagaaga kugu jeclaada,❤️ Iyo mid wanaagaaga kugu cuna,;!!!🙊 .. .cafiif ✍️
Показать все...
18👍 5
Фото недоступноПоказать в Telegram
𝙎𝙐𝘽𝘼𝙓 𝙒𝘼𝘾𝘼𝙉 ❤ 𝘿𝙖𝙙𝙠𝙖 𝙖𝙧𝙤𝙤𝙧𝙮𝙖𝙙𝙞𝙞 𝙠𝙖 𝙛𝙖𝙖'𝙞𝙞𝙙𝙖𝙮𝙨𝙩𝙖 𝙬𝙖𝙦𝙩𝙞𝙜𝙤𝙤𝙙𝙖 𝙬𝙖𝙖 𝙠𝙪𝙬𝙖 𝙝𝙤𝙧𝙪𝙢𝙖𝙧𝙠𝙖 𝙣𝙖𝙛𝙩𝙤𝙤𝙙𝙖 𝙡𝙖 𝙟𝙚𝙘𝙚𝙡, 𝙚𝙚 𝙧𝙖𝙗𝙖 𝙞𝙣 𝙖𝙮 𝙩𝙖𝙮𝙤 𝙮𝙚𝙚𝙨𝙝𝙖𝙖𝙣. 𝙃𝙖𝙙𝙙𝙖𝙗𝙖, 𝙠𝙪 𝙙𝙖𝙙𝙖𝙖𝙡 𝙞𝙣𝙖𝙖𝙙 𝙝𝙤𝙬𝙡𝙖𝙝𝙖 𝙪𝙜𝙪 𝙢𝙪𝙝𝙞𝙞𝙢𝙨𝙖𝙣 𝙢𝙖𝙖𝙡𝙞𝙣𝙩𝙖𝙖𝙙𝙖 𝙦𝙖𝙗𝙖𝙩𝙤 𝙭𝙞𝙡𝙡𝙞𝙮𝙖𝙙𝙖𝙣. 𝘼𝙧𝙤𝙤𝙧𝙮𝙤 𝙝𝙤𝙧𝙙𝙝𝙖𝙘 𝙪 𝙖𝙝 𝙢𝙖𝙖𝙡𝙞𝙣 𝙠𝙝𝙖𝙮𝙧𝙚𝙮𝙨𝙖𝙣❤.
Показать все...
24👍 7
Фото недоступноПоказать в Telegram
Ha noqon qof indhaha wax ku qiimeeyo ee noqo qof qalbiga wax ka qiimeeyo waayo indhaha waxa ay ku seeyaan jawaab ku kooban waxa aad adigu arkeyso halka qalbigu ku siin karo su,aal iyo jawaabo macquul ah oo aynan idhuho arkeyn🔥💢✅
Показать все...
20👍 4🕊 3❤‍🔥 1
Фото недоступноПоказать в Telegram
Qofna Haka Baryin Inuu Kula Soo Hadlo Waqti Ku Siiyo I aamin qofka Waqti uma waayo Qofka Uu rabo🥹💔
Показать все...
23😢 14👍 7
Фото недоступноПоказать в Telegram
’"Qofba qofka uu ka salli badan yahay ayuu Akhiro Nabiga uga dhaw yahay." Aan badino saliga nabiga. Sheekh Mustafe Xaaji. الَلَـﮬ̲̌ﮧَـم صَلِّ وسَلِّمْ وَبَارِكْ عَلَى سَيِّدِنَا مُحَمَّدٍ 💓
Показать все...
49👍 5🔥 1
Фото недоступноПоказать в Telegram
Maxaa ka xanuun badan markaad tahay ruux malinti oo idil faraxsan habenkina iska ilmeya 💔 https://t.me/murtida_Nolosha
Показать все...
😭 17 3👍 2
Фото недоступноПоказать в Telegram
Dhammaan ummada muslimiinta ah gaar ahaan bulshada soomaaliyeed iyo macaamiisheena waxaan ugu hambalyeyneynaa munaasabada 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐮𝐥 𝐅𝐢𝐭𝐫𝐢𝐠𝐚. Allah naga aqbalo acmaashii wanaagsaneyd. Waxaan Alle waydisaneynaa in uu Ciidan ciideeda kale nagu gaarsiiyo nabad iyo barwaaqo. كل عام وانتم بخير تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال #murtida_nolosha
Показать все...
10👍 3
Haka fikin wax badan Wac badan istiqfaarso ❤️
Показать все...
36👍 5
Фото недоступноПоказать в Telegram
11👍 3
Фото недоступноПоказать в Telegram
Ramadaan mubarak ❤️🍀
Показать все...
30👍 1
اللهم امين يارب 🥹😔
Показать все...
24👍 5
Фото недоступноПоказать в Telegram
Waxaan aktaada ku dhameesan donaa safarkega nolosha ilaa aay geeridu iiga timaado ❤️🫂☘🥰 @murtida_nololsha
Показать все...
33👍 3
Qofkii ku xumeeya laakiin kuu imaada isaga oo raali galin ka bixinaaya xumaantaas Tawaaduca iyo dadnimadu waxay kugu waajibinayaan inaad aqbasho cudur daarkiisa , Wixii kalena aad illahay udayso ☝🏻 #ibnulQayim
Показать все...
27👍 7
Farxadaada qeyb weyn waad ka qadan karta, fudeyd ayaad dareemi marka anaad ❎️U dhawaan wax aan ku quseyn ❎️Anaad raadin wax aan waxba ka galin ❎️Qofna Ha daba guriin ❎️ wax anaad waxba ka badalin kareyn ha isku xiqin ✅️Waxad qabsan karto xogga sar. ✅️Waxaad fahmi weydo ha iskusi wareerin, ilaahay u dhibo ( tawakkul)
Показать все...
15👍 4
Фото недоступноПоказать в Telegram
الحمد لله ❤️
Показать все...
39👎 3
Фото недоступноПоказать в Telegram
Katag raad wanaagsan Noqo qof anfac u leh dadkiisa Nolosheyno wey kooban tahay Se waxaa baaqi noqon doona Raadkii wanaagsanaa aynu ku beernay Qalbiyada dadka Inta aynu nool nahay,💯 @murtida_nololsha
Показать все...
13👍 6
Guushu 5 kama marmo ✅️ Niyad ✅️ Qorsheyn ✅️ Nidam ✅️ Dadaal ✅️ Samir: taasna waxa ku xoojinaya ( at-tawakul ala Allah ), wuxu sii fudeydinaya jiidka saxda ah inaad la heesho. @murtida_nololsha
Показать все...
👍 12
Фото недоступноПоказать в Telegram
Ha ka welwelin wax kasta oo aad noloshaada kula kulanto, Xaaladaha qaarkood wax qiimo ah ma laha marka laga reebo dhoolla -caddaynta iyo iska indho -tirka .. @murtida_nololsha Good day
Показать все...
23👍 4
Фото недоступноПоказать в Telegram
الحمد لله على نعمة الاسلام Subah kale oo qurux bdan اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
Показать все...
👍 10 8🥰 3