cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

Murtida Nolosha🥀⚖

Salaam!✋💐 -Soo dhawaada walaalayaal Halkani waa murtida nolosha -Waxaadna ka heli doontaan qormooyin: ●dhiira-gelin💞🥀 ●xikmado💞🥀 ●oraahyo💞🥀 ●taloyin💞🥀 ●qisooyin💞🥀 ₅/₈/₂₀₂₁

Больше
Рекламные сообщения
9 485Подписчики
+124 часа
Нет данных7 дней
-730 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

Ha noqon qof indhaha wax ku qiimeeyo ee noqo qof qalbiga wax ka qiimeeyo waayo indhaha waxa ay ku seeyaan jawaab ku kooban waxa aad adigu arkeyso halka qalbigu ku siin karo su,aal iyo jawaabo macquul ah oo aynan idhuho arkeyn🔥💢✅
Показать все...
9🕊 3❤‍🔥 1👍 1
Qofna Haka Baryin Inuu Kula Soo Hadlo Waqti Ku Siiyo I aamin qofka Waqti uma waayo Qofka Uu rabo🥹💔
Показать все...
20😢 11👍 6
’"Qofba qofka uu ka salli badan yahay ayuu Akhiro Nabiga uga dhaw yahay." Aan badino saliga nabiga. Sheekh Mustafe Xaaji. الَلَـﮬ̲̌ﮧَـم صَلِّ وسَلِّمْ وَبَارِكْ عَلَى سَيِّدِنَا مُحَمَّدٍ 💓
Показать все...
41👍 5🔥 1
Maxaa ka xanuun badan markaad tahay ruux malinti oo idil faraxsan habenkina iska ilmeya 💔 https://t.me/murtida_Nolosha
Показать все...
😭 15👍 2 2
Dhammaan ummada muslimiinta ah gaar ahaan bulshada soomaaliyeed iyo macaamiisheena waxaan ugu hambalyeyneynaa munaasabada 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐮𝐥 𝐅𝐢𝐭𝐫𝐢𝐠𝐚. Allah naga aqbalo acmaashii wanaagsaneyd. Waxaan Alle waydisaneynaa in uu Ciidan ciideeda kale nagu gaarsiiyo nabad iyo barwaaqo. كل عام وانتم بخير تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال #murtida_nolosha
Показать все...
10👍 3
Haka fikin wax badan Wac badan istiqfaarso ❤️
Показать все...
36👍 5
11👍 3
Ramadaan mubarak ❤️🍀
Показать все...
30👍 1
اللهم امين يارب 🥹😔
Показать все...
24👍 5
Waxaan aktaada ku dhameesan donaa safarkega nolosha ilaa aay geeridu iiga timaado ❤️🫂☘🥰 @murtida_nololsha
Показать все...
33👍 3