3 820
Подписчики
-124 часа
-227 дней
-7330 день
Архив постов
3 820
Dibigaan Carbeed Ee Kitaabkeena Iyo Nabigeena Af-lagaadeynaayo Waxaa Ilaali Xoogan Siiyay Dowlada 🔥Sweden 🇸🇪
3 820
Maxey ka dooneen xajka hadey saan falayaan oo qarash iyo tacab isu galiyeen. Dadkeyga goormey ka tagi doonaan anaaniyada iyo awood sheegadka.
3 820
Xuriyad Xuriyad Ayey Nagaha Noogu Jabiyeenee Malagu Heshiin Karaa Xuriyad Aan Xadidneyn kor☝️ ka codeeya
3 820
Xuriyad Aan Xadidneyn Ma Lagu Heshiin Karaa ?
Sabab U Yeel Jawaabtaada.
3 820
Si Kasta Oo Cadaawad Oogu Muujiyaan Diinteena, Iyadaa Ka Xoog Badin Doonto Dalka Ay Maamulaan Dadka Ay Doonayaan In Ay Xaqiiqda Daaha Ka Saaraan, In Shaa Allah Diinta Rabbi Iyo Muslimiinta Wey Awoodsan Doonaan Goortaas Ayaan Mid Walbo Kitaabka Gubay Diinka Suurad Xumeeyay Nabigeena Af-lagaadeeyay La Abaal Marin Doonaa.
3 820
لا تنسوا الدعاء من اسرى المسلمين المغيبين في السجون.
اللهم إن لنا إخوانا وعلماء كنا نحبهم فيك فغيبهم الظالمون في السجون صدا لسبيلك اللهم فك أسرهم وأعدهم إلى أهلهم وإلينا ثابتين سالمين.
🤲 🤲 🤲 🤲 🤲
3 820
Repost from متبعي الأثر - ASAL RAAC
الدعاء ليلة الأضحى!
قال الشافعيُّ رحمه الله:
بلغنا أنَّه كَانَ يُقَالُ: إنَّ الدُّعَاءَ يُستَجَابُ فِي خَمسِ لَيَالٍ:
في لَيلَةِ الجُمُعَةِ.
ولَيلَةِ الأضحَى.
ولَيلَةِ الفِطرِ.
وأولِ لَيلَةٍ مِن رَجَبٍ.
ولَيلَةِ النِّصفِ مِن شَعبَان.
كتاب الأمُّ للشافعي (٢٦٤/١).
3 820
Repost from متبعي الأثر - ASAL RAAC
كان #عبدالله_بن_مسعود ( رضي الله عنه )
يكبر فيقول :
اللَّهُ أَكْبَرُ اللَّهُ أَكْبَرُ لاَ إِلَهَ إِلاَّ اللَّهُ ،
وَاللَّهُ أَكْبَرُ اللَّهُ أَكْبَرُ وَلِلَّهِ الْحَمْدُ
[ مصنف ابن أبي شيبة 5697 ]
كان ترجمان القرآن #عبدالله_بن_عباس رضي الله عنهما يكبر :
اللَّهُ أَكْبَرُ كَبِيرًا
اللَّهُ أَكْبَرُ كَبِيرًا
اللَّهُ أَكْبَرُ وَأَجَلُّ
اللَّهُ أَكْبَرُ وَلِلَّهِ الْحَمْدُ
( مصنف ابن أبي شيبة )
كان #سلمان_الفارسي رضي الله عنه يكبر في العيد :
اللَّه أكبر اللهم ربنا لك الحمد
أنت أعلى وأجلُّ أنْ تتخذَ صاحبة أو ولدًا
أو يكون لك شريك في الملك
ولم يكن لك وليٌّ من الذُّل
وكبرهُ تكبيرًا
اللَّهُ أكبر كبيرا اللَّهُ أكبر تكبيرًا
اللهم اغفر لنا اللهم ارحمنا
(الزهد لابن المبارك 943 )
3 820
"السخاء أن تكون بمالك متبرعا،
وعن مال غيرك متورعا".
[الوابل الصيب]
Saqinimada Waa In Aad Xoolahaada Tabarucdo Xoolaha Dad Kalana Aad Ka dhoorsato.
3 820
Hadii aad inuun rabto inaad ku xidhnaato janalada ufiican telegramka somaalida waa kuwan ee ka xulo:
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╔═══════ - ════════╗
https://t.me/Faafinta_diinta_islaamka
KOOXDA KULMIS 1⃣
🔆✿❀ - ❀✿🔆
Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ:hoyg xikmadaha
Ꙭ: Xikmado badan
Ꙭ: Somali motivational
Ꙭ: Hoyga sheekooyinka
Ꙭ: Meegaar
Ꙭ:Kayd music
Ꙭ: Kayd books
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: MUCJISADA WAARAYSA
Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA
Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL
Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Noqo mufakir
Ꙭ: Kayd books
Ꙭ: DIINTEENA MACAAN
Ꙭ: Xikmado badan
Ꙭ: Buug somali maqal ah
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ:MUCJISADA QURAANKA
Ꙭ: Dhambaal
Ꙭ Xikmad iyo dhiirigelin
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Soyaalka nolosha
Ꙭ: HOYGA SHEEKOOYINKA
Ꙭ Hoyga_Akhriska
■ TOOSAAD COM
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Akaasi
Ꙭ: Noqo mufakir
Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ: Xul iyo xikmo
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: siirada nebiga SCW
Ꙭ: Dood cilmiyeed
Ꙭ: Sheekooyin jacayl
Ꙭ: Meegaar
Ꙭ: Faa'ido 24
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
● Oraahyo
Ꙭ:Baro afkaaga hodankaa
Ꙭ: cilmi nafsiga
Ꙭ: Siyaasadda dunida
Ꙭ: DAYAXA DUNIDA
Ꙭ: WAAYO ARAG
Ꙭ: Liibaanta aakhiro chanel
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
● Oraahyo english to somaali
Ꙭ: Sahanka nolosha
Ꙭ: cilmi daadiye
Ꙭ BARO XADIISKAN
Ꙭ: JAWAABTA CULIMADA
Ꙭ: Murti kaab
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Xikmad side
Ꙭ: Iftiinshe
Ꙭ: QALINKA 24
Ꙭ: YAXYE SHARIIF HERSI
Ꙭ: BARO TELEGRAMKA
Ꙭ:Wehelka bulshada
Ꙭ: Murti kaab
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: ila qosol
Ꙭ: oraahside
Ꙭ: Philosophy
Ꙭ: niyadeena
Ꙭ: Liibaanta aakhiro channel
Ꙭ:Dood cilmiyaysan
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: qoraal qaadasho mudan
Ꙭ: Waayo arag
Ꙭ: AQoon raadis
Ꙭ: Rajada nolosha
✅FAAFINTA DIINTA ISLAAMKA
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
Ꙭ:Hadafkeenna 11
Ꙭ: Noloshu waa guul
Ꙭ: Jacayl qore
Ꙭ :faafinta khayrka
Ꙭ: arrimaha islaamka
Ꙭ: Furaha nolosha
Ꙭ: dunida dahsoon
Ꙭ:Dood cilmiyeeeka
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╚═══════ - ════════╝
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪
Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
➦ SPONSORED BY
☞︎
☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA
☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON
☞︎︎︎XIKMAD BADAN
☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA
☞︎︎︎ NASIIB 124
➡️ Kayd books
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
Hadii Aad Rabtid Inaad Baratid Cilmi-nafsi Iyo Hab Dhaqan Biniaadamka Qoraalkaan Ku Dhufo .
🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
3 820
Repost from متبعي الأثر - ASAL RAAC
صَلىٰ عَليِكَ اللُّه يَا مَن ذِكرُهُ
شَرَحَ الصُّدُورَ وَطَيَّبَ الآفَاقَا
إِنْ لَم نَكُن مِمَن رَآكَ فَإِنَّنَا
تَوقًا إِلِيكَ نُعَانِقُ الأَشْوَاقَا! 💔
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِم عَلَى نَبِينَا مُحَمَّد
3 820
#Mulxidka soomaaliga ah wuxuu kujiraa nolol dhinac walba katakooran noloshaa cidhiidhiga ah wuu kusabrayaa ma haysta wadaad wehel u ah iyo walaal gacal u ah kaliya marka laga yimaado dad uu afkaartooda media ka dugsado hadana saasoo ay tahay wuxuu faafinayaa fikirkiisa wuxuuna galaya doodo uu san xamili karin.
Halka dhalinta #Muwaxidiinta soomaalida ah iyagoo helaya walaal , waalid iyo wadaad wehel u ah iyagoo kudhex jira bùlsho muslim ah haystana Kitaab Qur'aan ah iyo sunadii Nabigooda scw ayay waxay is galinayaan Nolol takooran waxayna ka caajisayaan inay faafiyaan waxay aaminsanyihiin.
Diimaha loolanka kugula jira waxay haysanin ayaad haysta oo nimcooyin ah haday hili lahaayeena 1 maalin ayay afkaartooda deeqsiin lahaayeen caalamka. Madaxaaga kor u qaad oo eeg darafyadaada sida aad uga Nasiib badan tahay dhamaan dadka kaa fikirka dugan.
Kalsooni daradu xagee ka timi dhalinyaroy?
#X
3 820
Repost from كنز الفوائد
🌹Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis🌹
👉Waxan Ogeysiineynaa Dadweynaha Kudhaqan Deegaanka Ceelasha Biyaha iyo Nawaaxigiisa ineey Nagala Soo Qeybgalaan Xafladda Khatinka Wajiga Koowaad ee Daraasaadkii »Sh Cabdiraxman Garaad Abuu-Cumeyr.«
👉Goobta:Hoolka Nashaad Kasoo Horjeedka Xarunta Hormuud ee Ceelasha Biyaha.
Waqtiga:-Jimcaha Casirka Kadib.
🌻Kasoo Qeyb-galkagu Waa Noo-Muhiim🌻
Mahadsanidiin.👇
3 820
Repost from DAARTA AL-IRSHAAD
👉Jadiidiyo:- Waa Koox Keliya;indhaheedu Qabtaan Ceebaha Kooxa islaamiga ah, Lkn Aanu indhaheedu Qaban;
👉Gaalada iyo Gaalnimada Ama Faasiqiinta Waaweyn iyo Fisqigooda
👉Maxeey Keliya Uga Warramayaan Jihaad Laqalday oo aaney uga warrameen:-
1:-Duulaanka Diinka iyo Dadkiisa Lagu Soo Qaaday,
2:-Aaney Uga dhiidhiyeyn Dimuqraadiyadda iyo Calmaaniyadda Faafeysa,
3:-Xanuunna ugu-Heyn Burburinta Lagu-hayo Dalalka Muslimiinta,
4:- Duqeynta Mareykanna Mar-uun Gaf Uqireyn???
👈{أَفَنَجۡعَلُ ٱلۡمُسۡلِمِینَ كَٱلۡمُجۡرِمِینَ۞مَا لَكُمۡ كَیۡفَ تَحۡكُمُونَ}
3 820
#Dhibta Yurub Taaalo Tanaa U Fudud.
Walhi dhibatada qurbaha taalo tanaa u sahlan tan ah kuwa qaar hadaad aragtan waad iska oyeysaan 2019 markey aheyd 2 wiiil eedo u ahyaa subax ii yimadeen see igu dheheen eedo galada waxaa dhahdeen waa dad xun muslimkqq ka ficanaa nagu dhahdeen sababa ale u aburey hadey xun yihiiin siwlabo wax ugu shegey waan kadhaadhicin waaye eedo waa xun yihin, soamaliya ayaan keney 4 sano somaliyo ku haayay sey wax u barteen ma maleyn kadhid shubahadkinah waa kabaxay marka qurbaha ale umadeena haka soo wado wlahi dhibka yalo wax lamaleyn karo ma ahn.
#HIBO Hibo
