ru
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

Открыть в Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Больше

📈 Аналитический обзор Telegram-канала SAMEWADE ACADEMY

Канал SAMEWADE ACADEMY (@samewade) языкового сегмента Сомалийский является активным участником. Сейчас сообщество объединяет 17 401 подписчиков, занимая 11 593 место в категории Образование и 488 место в регионе Сомали.

📊 Показатели аудитории и динамика

С момента создания невідомо проект демонстрирует стремительный рост, собрав аудиторию из 17 401 подписчиков.

Согласно последним данным от 22 июня, 2026, канал показывает стабильную активность. За последние 30 дней изменение числа участников составило -157, а за последние 24 часа — -3, при этом общий охват остаётся высоким.

  • Статус верификации: Не верифицирован
  • Уровень вовлечённости (ER): Средний показатель вовлечённости аудитории составляет 4.30%. В первые 24 часа после публикации контент обычно набирает 1.11% реакций от общего числа подписчиков.
  • Охват публикаций: В среднем каждый пост получает 749 просмотров. В течение первых суток публикация набирает 194 просмотров.
  • Реакции и взаимодействия: Аудитория активно поддерживает контент: среднее количество реакций на один пост — 0.

📝 Описание и контентная политика

Автор описывает ресурс как площадку для выражения субъективного мнения:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Благодаря высокой частоте обновлений (последние данные получены 23 июня, 2026) канал поддерживает актуальность и высокий уровень охвата публикаций. Аналитика показывает, что аудитория активно взаимодействует с контентом, что делает его важной точкой влияния в категории Образование.

17 401
Подписчики
-324 часа
-227 дней
-15730 день
Архив постов
Isbuucan Insha Allah Carabiga 4 Cutub ee buuga 1aad inoo Hartay baan dib u bilaawi doona. English Level-1 Madama uu dhamaday
Isbuucan Insha Allah Carabiga 4 Cutub ee buuga 1aad inoo Hartay baan dib u bilaawi doona. English Level-1 Madama uu dhamaday Isbuucan wax English ah ma qadanayno. Graphic Design Isbuucan Waxan qadanaynaa Sida Loo Sameeyo ID CARD, IYO LOGO DESIGN IYO WILIBA Qaybta Layers-ka Inooga dhiman Ku xernow oo kala soco dhaman Cashiradas #samewadeacademy https://youtube.com/c/SAMEWADEACADEMY

Ugu danbeyn Alxamdulillah Waan dhamaynay English Heerkiisa 1aad (Level One) Cashirkii Ugu danbeyay Halkan ka daawo Dhamaad Englisha Level One https://youtu.be/MpwkUafMKCk

Cashirka Maanta waxan ku baranaynaa Copy Layer, Duplicate Layer, Group Layer, Ungroup Layer, Link Layer, Unlink Layer, Lock Layer, Marge Layer, Delete Layer, Hide Layer, Unhide Layer. Daawasho Wacan.

Insha Allah Berito waxan qadanaynaa sida loo sameeyo poster noocan ah. Maanta Cashirka Layers Part Two wuu inaga baqday Insha
Insha Allah Berito waxan qadanaynaa sida loo sameeyo poster noocan ah. Maanta Cashirka Layers Part Two wuu inaga baqday Insha Allah Axada Aan qadanaynaa. Carabiga 4 chapter aan qadanay 4 chapter aa inoo dhiman madama aan kala bar garnay isbucan waan ka nasanaynaa Graphic Design-ka aan xooga sareynaa English-3 cashir aa inooga dhiman isbuucan aan dhameyneynaa Insha Allah Mahadsanidiin. Kala soco https://youtube.com/c/SAMEWADEACADEMY

Cashirka Maanta Xiiso Gooni u lahaa wuxuu ku sabsana wada shakeysi labo qof ah mid Araga uu la'yahay murayad(ookiyaale) La'aantiisa Waxba ma arkayo waxa uu wayay ookiyaalihiisa waxana uu raba Ashya markas uu u bahanyahay in loo raadiyo loona sheego mid walbo iyo halka uu yaalo. Yeysan Ku dhaafin Cashiradena Taxanaha Ah kala Soco #SamewadeAcademy https://www.youtube.com/c/SAMEWADEACADEMY

English Maanta waxan qadanay Cashirkii 30aad waxa inoo haray waa 4 cashir oo kaliya Waa Alle mahadiis inaan meshas soo gaarno