ru
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

Открыть в Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Больше

📈 Аналитический обзор Telegram-канала SAMEWADE ACADEMY

Канал SAMEWADE ACADEMY (@samewade) языкового сегмента Сомалийский является активным участником. Сейчас сообщество объединяет 17 350 подписчиков, занимая 11 543 место в категории Образование и 485 место в регионе Сомали.

📊 Показатели аудитории и динамика

С момента создания невідомо проект демонстрирует стремительный рост, собрав аудиторию из 17 350 подписчиков.

Согласно последним данным от 27 июня, 2026, канал показывает стабильную активность. За последние 30 дней изменение числа участников составило -163, а за последние 24 часа — -20, при этом общий охват остаётся высоким.

  • Статус верификации: Не верифицирован
  • Уровень вовлечённости (ER): Средний показатель вовлечённости аудитории составляет 4.28%. В первые 24 часа после публикации контент обычно набирает 1.09% реакций от общего числа подписчиков.
  • Охват публикаций: В среднем каждый пост получает 744 просмотров. В течение первых суток публикация набирает 190 просмотров.
  • Реакции и взаимодействия: Аудитория активно поддерживает контент: среднее количество реакций на один пост — 0.

📝 Описание и контентная политика

Автор описывает ресурс как площадку для выражения субъективного мнения:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Благодаря высокой частоте обновлений (последние данные получены 28 июня, 2026) канал поддерживает актуальность и высокий уровень охвата публикаций. Аналитика показывает, что аудитория активно взаимодействует с контентом, что делает его важной точкой влияния в категории Образование.

17 350
Подписчики
-2024 часа
-487 дней
-16330 день
Архив постов
🌿AXDIGII JACEYLKA.PDF 🌟━━━━━━ 💡 ━━━━━━ 🌟 Waxa ay aheyd goor galab ah oo ay qoraxda sii dhaceyso waxaan fadhinay geed u dh
🌿AXDIGII JACEYLKA.PDF 🌟━━━━━━ 💡 ━━━━━━ 🌟 Waxa ay aheyd goor galab ah oo ay qoraxda sii dhaceyso waxaan fadhinay geed u dhaw xafadeena aniga iyo saxiibkee waxaa dhinaca galbeed oo ay qorax u sii naceyso ka imatay gabar aan iskula muranay in ayba aheyn reer aduun oo aan isdhahnay ma xural ceytii Janadaa. Waxa ay aheyd gabar aan gabneen ana saaid u dhereyn, iftinka wajigeda ka baxayo waxa uu ahaa mid indhaha itiray oo aan awoodi awayay inaa fiiriyo markii ay socoto lafyaha ayee isla wadaa oo si edabsan ayee janta iskula qadeysay 🌟 ━━━━━━ 💡━━━━━━ 🌟 📌HALA SOO KALA KICIYO BUUGAN WAA LA SOO QAADAYAAYE.❤ 〽️SAMEWADE BOOKS 〽️ ---------------------------- 🧷 QAABKA ➠ PDF . 📖 BOGGA ➠ 39 BG . 🎯 CABIRKA ➠ 1 MB . ✍ QORAA ➠ FAYSAL MOHAMED ABDIRAHMAN.

🌿JANADA ALLAH RAXMAANKA.PDF 🌟━━━━━━ 💡 ━━━━━━ 🌟 🔎JOIN US ➠: @suncodeacademy 🔎JOIN US ➠: @som_wall 🔎JOIN US ➠: @xikmadosomali 🔎JOIN US ➠: @somalibook 🔎JOIN US ➠: @samewade 🔎JOIN US ➠: @soomaal 🔎JOIN US ➠: @tiigsi 🔎JOIN US ➠: @Aflaan 💡JOIN US ➠: @Buugaagbot 🌟 ━━━━━━ 💡━━━━━━ 🌟 📌HALA SOO KALA KICIYO BUUGAN WAA LA SOO QAADAYAAYE.❤ 〽️SAMEWADE BOOKS 〽️ ---------------------------- 🧷 QAABKA ➠ PDF . 📖 BOGGA ➠ 206 BG . 🎯 CABIRKA ➠ 2 MB . ✍ QORAA ➠ ABDULAZIIZ MOHAMED OGLE.

🌿JANADA ALLAH RAXMAANKA.PDF ———————–--------------- 🗞 Jannada Raxmaanku waa hadafka, ujeedada, himilada, hammiga iyo yoolka
🌿JANADA ALLAH RAXMAANKA.PDF ———————–--------------- 🗞 Jannada Raxmaanku waa hadafka, ujeedada, himilada, hammiga iyo yoolka qofka muslimka ah uu rabo inuu gaadho. Ruux kasta oo mu’min ah wuxuu ku hammiyaa siduu u raali galin lahaa Rabbigii iyo siduu ugu guulaysan lahaa Nolosha dhabta ah ee Aakhiro lagu waarayo taas oo ah liibaanta balaadhan ee Jannada Raxmaanka. 📌HALA SOO KALA KICIYO BUUGAN WAA LA SOO QAADAYAAYE.❤ 〽️SAMEWADE BOOKS 〽️ ---------------------------- 🧷 QAABKA ➠ PDF . 📖 BOGGA ➠ 206 BG . 🎯 CABIRKA ➠ 2 MB . ✍ QORAA ➠ ABDULAZIIZ MOHAMED OGLE.

Asc wrm wbr Asxaabta jecel wax aqriska waxaan idin la socod siinaynaa channelka inaan is badalo ku sameyn doono sido kale waxaan dardar gilin doonaa sidii aan idinkugu soo baahin lahayn buugaag cusub iyagoo pdf ah xitaa hadii aan ku weyno pdf ahaan waxaan idinkugu keyni doonaa pdf ahaan inagoo adeegsan doono scan idinka waxaan idinka rajeynaynaa inaad nagala qayb qadatan arinkaas oo aad aqrisaan buugaagta wixii aad kaa faa'iideyna kusoo bandhigtaan groupka si aan u ogaano inaad nala socotaan oo aad wax ka faa'iideyn sido kale waxaan jclaan lahayn inaad ka qayb qataan baahida iyo hormarka groupka oo aad asxaabtiina gaarsiisaan si ay iyagana ugu soo biiraan groupka Sxbkaaga gaarsii linkigan si uu asigana ugu soo biiro https://t.me/joinchat/AAAAAEsbEi_YgORYC9vVaA Mahad sanidiin

✉️ السلام عليكم ورحمة الله وبركاتهLab / Wiil 👬 (46 votes) │ ▬▬▬▬▬▬▭▭▭▭ (66%) ├ Muniir Gacaliy ├ Salaad Abdi ├ Abdilahi Ege ├ Cabdirisaaq Mire(muqdisho) ├ Ducaysane Mohammed ├ Abdifatah Mursal Muhamed ├ Aqil hashi ├ CUMAR SATIC ├ 𝕂𝕙𝕒𝕕𝕚𝕚𝕣 𝕄𝕦𝕣𝕥𝕒𝕒𝕨𝕚❤ ├ Farhan Samatar ├ awaysxaji axmad ├ Socdaal Yare ├ ⓜⓞⓗⓐⓜⓔⓓ ⓜⓞⓗⓐⓜⓞⓤⓓ ├ Abdijabar Omer (Muxsin) ├ Maxamed Axmed ├ mohamed Siyaad farabadne ├ Mohammed Jama ├ Maryma Ruun Omar ├ Engineer Jowzii ├ Ok Ok ├ ꒒ꀤꌃꍏꍏꈤ ꍏꀍꎭꏂꀷ ꎇꍏꋪꍏꉧ ├ Bakar Daahir ├ Imraan Aadil ├ Yaxye Somali ├ Mohamed Gindhish ├ Lixle Abdirahman ├ barre ├ Murtiside ĪpråhıM ├ Apdikani Aadam ├ Abdirahmaan Nuur yuusuf ├ Muslims Is My Life ├ Dr.maher ├ Eng ...Liibaan Hirsi Awfaarah ├ Hamse Ahmed ├ Sultan Hassen ├ said somali ├ Muhammed Abdala ├ Faisal Ade ├ Faysal Ali ├ Moha Askar ├ Nuur Abaas ├ Cadnaan Herrera ├ Capdicazeaz Izkufilan ├ Ahmed Barre ├ Mo Hoosh └ ApdiAziz Xalliyē ┌ Dhadig /Gabad 👭 (24 votes) │ ▬▬▬▭▭▭▭▭▭▭ (34%) ├ Ruqiya Abdi ├ Miski Osman Elmi ├ Sidra ├ Rayaan Mohamed ├ Muna Axmed ├ Nasra hassan ├ Foos Gabow ├ Safia Abdillahi ├ Najwa Adam ├ Hafzah apdirizak moha ina guuled lugey ├ Fariha Awaale ├ caisha warsame ├ Caaliya mouse ├ Zamish Ahmed ├ Bahja Ahmed ├ Ibrahim ├ Amiina osmaan ├ ادل عبدلله ├ Amran Ahmed Nor ├ Siman ├ Mariya66@ ├ Hannah Khayrdoon ├ maryam Abuukar Ahmed └ Lulu Dek 70 users voted so far Create your own poll over here ⚠️ This poll is closed ⚠️

🌿MAAH-MAAHYO.PDF 🌟━━━━━━ 💡 ━━━━━━ 🌟 🔎JOIN US ➠: @suncodeacademy 🔎JOIN US ➠: @som_wall 🔎JOIN US ➠: @xikmadosomali 🔎JOIN US ➠: @somalibook 🔎JOIN US ➠: @samewade 🔎JOIN US ➠: @soomaal 🔎JOIN US ➠: @tiigsi 🔎JOIN US ➠: @Aflaan 💡JOIN US ➠: @Buugaagbot 🌟 ━━━━━━ 💡━━━━━━ 🌟 📌HALA SOO KALA KICIYO BUUGAN WAA LA SOO QAADAYAAYE.❤ 〽️SAMEWADE BOOKS 〽️ ---------------------------- 🧷 QAABKA ➠ PDF . 📖 BOGGA ➠ 92 BG . 🎯 CABIRKA ➠ 13MB . ✍ QORAA ➠ JAAMAC BIIXI MUUSE.

HA ILAAWIN INAAD post ga ❤saarto, maxaa yeelay waxay nagu dhiirigalinaysaa in aan qaybaha xiga si dhakhso ah u soo dhigno, balse haduu reaction ku yaraado waxay nagu tahay niyad jab. Maxaa yeelay anagu ma nihin sida kuwa YouTube ee lacagta ka hela muuqaal kasta, ama sida kuwa websiteka ee lacagta ka hela post kasta 😕. Waxaan si bilaash ah idinku soo gudbinaa wax walba oo faaido leh, hamigeenuna maaha lacag, anagoo og halkan inaan lacag laga helayn ayaan goosanay inaan kanaal ka furno kadib aan idin la wadaagno buuug faaido leh. Marka ma wax noo qalantaa in post kasta ay arkaan in ka badan kun qof (balse reaction uusan dhaafin ❤️25 ) 😞 Markasto oon aragno sidaas oo kale waxaan ka qaadnaa niyadjab waxayna nala noqotaa waxa aan soo gudbinayno inaan la danayneyn, oon wakhtiga kaliya iska khasaarinayno marka fadlan habdhaqankaas wax ka badala oo falcelintiinu ha muuqato. MAHADSANIDIIN WALAALAYAAL.

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Asxaabta baryahan waad ka dhacdeen dhiiri galintii dhalinta ku hawlan soo gudbin buugta hala soo qarxiyo ❤️

🌿MAAH-MAAHYO.PDF ———————–--------------- 🗞 Maahmaaho seddex lay ah oo ilaa dhor boqol ah kaana caawinaay inaad hesho maahma
🌿MAAH-MAAHYO.PDF ———————–--------------- 🗞 Maahmaaho seddex lay ah oo ilaa dhor boqol ah kaana caawinaay inaad hesho maahmaaho badan oo aad hadaladaada aad u adeegsato Kuwaaso lagu soo uruuriye halbuug. 📌HALA SOO KALA KICIYO BUUGAN WAA LA SOO QAADAYAAYE.❤ 〽️SAMEWADE BOOKS 〽️ ---------------------------- 🧷 QAABKA ➠ PDF . 📖 BOGGA ➠ 92 BG . 🎯 CABIRKA ➠ 4 MB . ✍ QORAA ➠ JAAMAC BIIXI MUUSE.

📚 T🅾️p B🅾️🅾️KS 📚

JUMCA KARIIM الجمعة مبارك ASXAABTA QIIMGA BADANO
JUMCA KARIIM الجمعة مبارك ASXAABTA QIIMGA BADANO

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Asxaabta qiimiga badan ee ku xidhan barta telegram waxaan wadnaa si kobcinta ama waynaynta botkeeni ama maktabda @buugaagbot hadaba cidii kaga qabqaadanaysa Qodobadan soo socda waan soo dhawaynaynaa 1. Maahmaaho 2. Xadiisyo. 3. Buug :- A.somali B. Carabi C. English 4. Dhiirigalin:- A. Muuqal ah B. Qoraal ah 5. Cafimaadka:- A.buug B. Qormo 6.xikmado, sheekooyin , jacayl IWM 7.gabayo:- A. Muuqaal B.dhagaysi C. Qoraal 📌hadaba intaas aan xusay iyo wixii faaido uleh imada somali waad nala wadaagi kartaa Kusoo dir linķga hoose una dir gudoomiye @KHADAR_ADAM

📚BUUGA AMIIRA ALMUFTI. Pdf 📄 WAA KAN BUUGA AMIIRA ALMUFTI DEGSO ✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪ 🔐Join us ➠: @Som_read 🔐Join us ➠: @som_wall 🔐Join us ➠: @somalibook 🔐Join us ➠: @samewade 🔐Join us ➠: @samewadegroup 🔐Join us ➠: @suncodeacademy 🔐Join us ➠: @som_sub 🔐Join us ➠: @Aflaan 📚Join us ➠: @Buugaagbot ✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪

📚BUUGA AMIIRA ALMUFTI. Pdf 📄 WAA BUUG AAD U XIISO BADAN OO KU SAABSAN SIRDOONKA SI GAAR AH WUXUU UGA HADLAA BASAASADII CARB
📚BUUGA AMIIRA ALMUFTI. Pdf 📄 WAA BUUG AAD U XIISO BADAN OO KU SAABSAN SIRDOONKA SI GAAR AH WUXUU UGA HADLAA BASAASADII CARBEED EE LA DHIHI JIRAY AMIIRA ALMUFTI ✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪ 🔐Join us ➠: @Som_read 🔐Join us ➠: @som_wall 🔐Join us ➠: @somalibook 🔐Join us ➠: @samewade 🔐Join us ➠: @samewadegroup 🔐Join us ➠: @suncodeacademy 🔐Join us ➠: @som_sub 🔐Join us ➠: @Aflaan 📚Join us ➠: @Buugaagbot ✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪

تحفة_الأشبال_في_كشف_شرط_صالح_الأعمال.pdf3.51 KB

متن كشف الشبهات.pdf2.63 MB

أنواع الخط العربي.pdf1.45 MB

السلطان محمد (فاتح القسطنطينية.pdf3.30 MB

في اساسيات اللغة العربية.pdf12.61 MB

كتاب إنها ملكة.pdf4.36 KB