cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

Somali Investment ltd💵📊

Waxyabaha an Qabano Waxaa Kamid ah 👉Maalgalinta Lacagah yaryar 👉Maareynta Account Kaaga 👉Maalgashiga Lacagaha Crypto Currency

Больше
Рекламные посты
663
Подписчики
Нет данных24 часа
+57 дней
+4430 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay shir wadatashi ah oo ku saabsan wada-hadaladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub ee dhinacyada maalgashiga iyo ganacsiga oo ah mashruuc cusub oo ay maalgeliyay Midowga Yurub. Shirka waxaa khudbado furitaan ah ka jeediyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Qorsheynta Qaranka, Mudane Maxamed Shire iyo Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha, Mudane Maxamed Saneey Dalmar, iyo madax ka socotay Midowga Yurub. Mashruucan ayaa looga golleeyahay in ay ku kulmaan islamarkaana uu kor u qaado wada-shaqeynta ka dhaxeysa Wadamada Midowga Yurub iyo Ganacsatada Soomaaliyeed. Sidoo kale, mashruucan waxa uu fududeynayaa in wadamada Midowga Yurub ay maalgashi ku sameeyaan gudaha dalka Soomaaliya.
Показать все...
Фото недоступноПоказать в Telegram
Shirka Caalmiga ah ee Maalgashiga Soomaaliya ayaa hadda ka furmay Muqdisho. Agaasimaha SOMIVEST, Maxamed Dhuubow, ayaa soo dhoweeyay martida, wuxuuna Hormuud, Salaam Bank, BECO iyo Buruuj uga mahadceliyay taabbagelinta shirkan, oo ay ka soo qeybgaleen Madaxda Dowladda, hay'adaha ka shaqeeya mashaariicda, ganacsatada, maalgashadayaal caalami ah iyo marti sharaf kale. #SIICO2022 #BECO #Hormuud #Salaambank #Buruuj
Показать все...
👍 1
Фото недоступноПоказать в Telegram
Shirka Caalmiga ah ee Maalgashiga Soomaaliya ayaa hadda ka furmay Muqdisho. Agaasimaha SOMIVEST, Maxamed Dhuubow, ayaa soo dhoweeyay martida, wuxuuna Hormuud, Salaam Bank, BECO iyo Buruuj uga mahadceliyay taabbagelinta shirkan, oo ay ka soo qeybgaleen Madaxda Dowladda, hay'adaha ka shaqeeya mashaariicda, ganacsatada, maalgashadayaal caalami ah iyo marti sharaf kale. #SIICO2022 #BECO #Hormuud #Salaambank #Buruuj
Показать все...
Ismail Abdalla, the head of Investment Facilitation and Support Section of the Somalia Investment Group (SOMINVEST) at the Ministry of Planning, Investment and Economic Development of Somalia, has attended a two-day workshop on “New Approaches to International Investment Agreements in Africa” which took place in Casablanca, Morocco, from January 30-31 2024. The workshop was vital to boost SOMINVEST’s overall capacity in initiating and negotiating a mutually beneficial Bilateral Investment Treaties for Somalia. The workshop was organized by UNCTAD in Cooperation with the Islamic Development Bank (IsDB).
Показать все...
Agaasimaha Xafiiska Dhiiragelinta Maalgashiga Soomaaliya ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamed Dubo iyo qaar ka mida hawlwadeenada xafiiska ayaa maanta kulan miro dhal ah kula qaatay xarunta Wasaaradda mas’uuliyiin ka socotay Bankiga Ziraacaat Katılım Soomaaliya, waxaana ay ka wada hadleen Mashaariicda Maalgashi ee u qorsheysan bangiga in uu gudaha Soomaaliya ka hirgeliyo. Xafiiska Dhiiragelinta Maalgashiga Soomaaliya iyo Bangiga Ziraacaat waxa ay Ka wada shaqeynayaan in maalgashi ballaaran lagu sameeyo qeybaha muhiimka u ah Soomaaliya iyadoo laga faa’ideysanayo xariirka wanaagsan ee Bangigu la leeyahay hay’adaha maaliyadeed ee Caalamiga ah. @Somaliinvestment
Показать все...
🥰 1
Фото недоступноПоказать в Telegram
Nagu so biir Teamkayga Samee lacago maalin walba 🤑💵✅
Показать все...
ogow wllo 🕵️‍♂️⠂-howraarsan iyo sanad wacan kadib, Codsiyo aad u baday awgeed waxaan go,aansanay oo aan bilownay 𝙵𝚊𝚜𝚊𝚕𝚔𝚒𝚒 3aad ee 𝙴𝚝𝚑𝚒𝚌𝚊𝚕 𝙷𝚊𝚌𝚔𝚒𝚗𝚐𝚊 𝚂𝚒𝚍𝚒𝚒 𝙲𝚊𝚊𝚍𝚊𝚍𝚞 𝙰𝚑𝚊𝚢𝚍 𝚜𝚊𝚗𝚊𝚍𝚔𝚒𝚒𝚋𝚊 𝚕𝚊𝚋𝚊 𝚓𝚎𝚎𝚛 𝚊𝚢𝚊𝚊𝚗 𝚚𝚊𝚊𝚍𝚊𝚗 jirnay 𝚊𝚛𝚍𝚊𝚢 hada waxaan ka dhigi doonaa 3 jeer ,𝚆𝚊𝚡𝚊𝚊 𝙱𝚒𝚜𝚑𝚊𝚗 3 ilaa 5 𝚀𝚊𝚊𝚍𝚊𝚗 𝙳𝚘𝚘𝚗𝚊 𝙰𝚛𝚍𝚊𝚢 𝙲𝚞𝚜𝚞𝚋 𝚘𝚘 𝙱𝚒𝚕𝚘𝚠 𝚒𝚢𝚘 𝙳𝚑𝚎𝚡 𝚍𝚑𝚎𝚡𝚊𝚊𝚍𝚊. 𝙷𝚊𝚍𝚊𝚋𝚊 𝙵𝚊𝚜𝚊𝚕𝚔𝚒𝚒𝚋𝚊 𝚆𝚊𝚊 70 𝙰𝚛𝚍𝚊𝚢, 𝚆𝚊𝚡𝚊 𝚕𝚊 𝚀𝚊𝚊𝚍𝚊𝚗𝚊𝚢𝚊𝚊𝚗𝚊 𝚆𝚊𝚊 hal Fasal 𝚘𝚘 𝚔𝚊𝚕𝚒𝚢𝚊 𝚒𝚗𝚝𝚊𝚊𝚗𝚊𝚢 𝙱𝚒𝚜𝚑𝚊 𝚐𝚊𝚊𝚍𝚑𝚒𝚗 𝙷𝚘𝚛𝚎 𝚄 𝚐𝚊𝚊𝚍𝚑 𝚂𝚑𝚞𝚛𝚞𝚞𝚍𝚊𝚑𝚊 𝙼𝚊𝚑𝚊 𝚠𝚊𝚡 𝚊𝚍𝚊𝚐 𝙵𝚊𝚍𝚕𝚊𝚗 𝚂𝚘𝚘 𝙶𝚊𝚕 𝚚𝚊𝚢𝚋𝚝𝚊 𝙸𝚜𝚚𝚘𝚛𝚒𝚜𝚝𝚊 https://t.me/E_Somalihacking ⠐⢾░▒▓██ hadii aad Xiisayso la xidhiidh @inapoqor7 𝙼𝚊𝚑𝚊𝚍𝚜𝚊𝚗𝚒𝚍.
Показать все...
4.24 MB
Sheeg Dalka Kaliya ee Ka Mid ah Dalalka Carabta oo aan Gudiihiisa aan Laheen "Dhul Saxaro ah" - Desert ? Jawab Wacan.....Anonymous voting
  • Iran
  • Egypt
  • Lebanon
  • Moroco
  • Afghanistan
0 votes
Ciid Wanagsan Dhamaan Dadkii aan ka beermow Nabad iyo Caafimaad ku Ciida meel Walba oo Aduunka ka jogtaan .Caruurta halaga farxiyo .. masakiinta xoolaha la qalaayo Wax halaga siiyo inshalah .🙏
Показать все...
Buurta "Toubkal" oo ah Buurta Ugu Dheer Dunida Carabta Sheeg Wadanka ay ku Taalo..?Anonymous voting
  • Saudi Arabia
  • Egypt
  • Moroco
  • Arab Emirates
  • IRAN
  • Sudan
0 votes
Перейти в архив постов
Выберите другой тариф

Ваш текущий тарифный план позволяет посмотреть аналитику только 5 каналов. Чтобы получить больше, выберите другой план.