cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

CILMI NAFSI🧠🙀

__OGOW WAXAANAD OGAYN😇 madashan waxaan kusoo gudbin doona wax alaale iyo wixii aan is dhihi karo way anfacayaan wixii afsoomaali ku hadla i.allah

Больше
Рекламные посты
1 776
Подписчики
+224 часа
+197 дней
+13330 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

https://t.me/addlist/dskn1hSr4pBiMTU0 Via @team_kordhis B2 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➦ SPONSORED BY   ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿ ↪️ @jaceylqore ↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 ↪️ @learn_english012 ↪️ @Hagaajinaftaada ↪️ @Wadada_Guusha ↪️ @Arabic023 ↪️ @taladaqoyska ↪️ @Caafimaad2 ↪️ @Xikmadle ↪️ @kadisaqoon ↪️ @kalandarka_Hijriyada ↪️ @wadnojacayl ↪️ @Lamaane24h ↪️ @Qalpijaceyl42 ↪️ @mustaqbal7 ↪️ @jowharadi1ifeysay ↪️ @Iibiye_online ╚═══════ - ════════╝ ♧Guddoomiyaha kooxda♧ http://t.me/Wll_musab
Показать все...
Repost from N/a
Фото недоступноПоказать в Telegram
وقل رب زدني علما Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇
Показать все...
💻 ONLINE MARKET⌨
📖 TAFSIIRKA QURANKA
تعلم اللغةالعربية 📕
📕 تعلم حديث
🌙 التقويم الهجري
🕋 QUR'AN REMINDER
📚 Wacyigelinta Islaamka
TAFSIIRKA QURANKA
SAWIRADA GUUSHA 🖼
LEARN ARABIC WITH MUSAB 📚
ENGLISH CONVERSATION 📙
GODOOMIYA TEAMKA
Ereyo jaceyl oo qurux badan
🖥IIBIYE ONLINE🖨
XIFDINTA QUR'ANKA
✊Team kordhis🫠
🤝ADMIN
Фото недоступноПоказать в Telegram
War farxad leh: Shirkadda Openai ayaa soo saartay Qeyb cusub oo bilaash ah chatgpt kamid ah oo u dhaxaysa GPT3.5 oo ah tan free-ga ah iyo GPT4 oo ah kan lacagta, qeybtaan waxaa la dhahaa (GPT-4o) waxyaabaha ugu wanaagsan ee aad ka faaiideysan karto waxaa kamid ah: 1. Horta marka hore waa bilaash. 2. Afsoomaaliga way kaga wanaagsantahay 3.5 3. Waxaad awood u leedahay inaad si bilaash ah u isticmaasho custom GPT 4. Waxay ka dhaqso badantahay 3.5 inkabadan laba laab. 5. Waxaad isticmaali kartaa qeybta la hadalka oo aad xitaa luuqada ku tababaran karto. 6. Waxaad isticmaali kartaa kaamaradaada si realtime ah inaad u tusto muuqaalo ay kuu sharaxdo 7. iyo waxyaabo kale oo cajiib ah.
Показать все...
5
Repost from N/a
Фото недоступноПоказать в Telegram
وقل رب زدني علما Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇
Показать все...
💻 ONLINE MARKET⌨
📖 TAFSIIRKA QURANKA
تعلم اللغةالعربية 📕
📕 تعلم حديث
🌙 التقويم الهجري
🕋 QUR'AN REMINDER
📚 Wacyigelinta Islaamka
TAFSIIRKA QURANKA
SAWIRADA GUUSHA 🖼
LEARN ARABIC WITH MUSAB 📚
ENGLISH CONVERSATION 📙
GODOOMIYA TEAMKA
Ereyo jaceyl oo qurux badan
🖥IIBIYE ONLINE🖨
XIFDINTA QUR'ANKA
✊Team kordhis🫠
🤝ADMIN
Repost from N/a
Фото недоступноПоказать в Telegram
SARIFKA LACAGAHA ONLINE KA AH
KUSOO BIIR GROUP KA SARIFKA LACAGAHA
Psychologist say: "In aad riyada dhexdeeda ku aragto ruux aad jeceshahay, waa mid kamid ah noocyada jacaylka ugu daacadsan."💔
Показать все...
😁 7🤯 4 2
6. Yareysi: wax walba oo aad adigu wax weyn u aragtid, oo aad qofkan kala hadashid, waxa uu u bareerayaa in ka dhigo wax aan macno laheyn. Tusaale, isaga oo ku xumeeyay ayaad weydiinaysaa sababta uu kuu xumeeyay, markaas ayaa uu ku dhayaa eray yareysi ah sida: “Waxaas miyaa macno leh.” 7. Dhaliil-jeedin: haddii aad ku dhaliishid in uu si xun kuula dhaqmay, waxa uu qofkani u bareerayaa in uu dhaliisha ficilkiisa adiga dusha kaa saaro, waxaana uu si toos ah kuu oranayaa erayo u dhigma: “Wax walba adiga ayaa iigu wacan.” 8. Is khaafin: wax walba oo khaldan oo aad ka hadashid, ama wax walba oo muhiim ah oo aad soo jeedisid, waxaa looga jawaabayaa in la is dhaafiyo, iyada oo mararka qaar dhawr jeer hal khalad ha lagu soo celcelinayo. Marka aad khaladaadyada badan xustidna, waxaa laguugu jawaabayaa wax u dhigma: “Adigu khaladaadyadeyda maxaad u tirineysaa,” “Awel ima aadan cafin miyaa.” 9. Middi midi ku taag: haddii aad u sheegtid wax badan, oo aan sax aheyn oo uu sameeyay, waxa uu qofkani bilaabayaa in uu adigana ku xasuusiyo mar aad khaladaadyo kale sameysay. Waxaana uu jawaab kaaga dhigayaa: “Adba soo taad waxaas sameysay, ee aan ku cafiyay.” 10. Tuhun sameyn: adiga oo wax muhiim idiin ahaa ka hadlay, ayaa waxaas oo dhan waxaa laga dhigayaa waxa aad adigu iska sawiratay, oo aan jirin. Waxaan lagu oranayaa: “Ma fahmin waxa aad ka hadleysid.” 11. Kaftan: xaqiiqo kharaar ama dhaawac leh ayaa uu qof kani si bareer ah kuu oranayaa. Marka aad soo hadal qaaddidna waxaa laguugu jawaabayaa: “Waan kaftamayay.” 12. Masuuliyad sheegasho: qof kani intuu wax walba dayaco, oo si ciyaalnimo ah u dhaqmo, ayaa marka aad kala hadashid wax uu dayacay waxa uu kuu sheegayaa in uu ilaalinayo waxa idinka dhexeeya, ee aad adigu wareer waddid. Waxaana uu ku dhahayaa: “Waxa naga dhexeeya ayaan ilaalinayaaye, rabash miiran baad tahay.” Walow ay badan yihiin sifooyinka dadkani adeegsadaan, haddana intaani waa inta ugu caansan, qofka ay maskax ahaan ku ciyaareen, ee dareemmadiisa dhaawaceenna waxa noqdaa: 1. Qof ka shakiya dareennadiisa. 2. Qof jecel in uu khadal walba dusha saarto. 3. Qof isku daya in uu cududaar u sameeyo gef walba oo loo geysto. 4. Qof rumeysta dhaliisha iyo ceebaha uusan laheyn ee dusha laga saaro. 5. Qof maskax ahaan dawakhsan, oo waxa uu dareemayo la xishooda. 6. Qof go’aan jilicsan. 7. Qof cidlo iyo murugo badan. 8. Qof nugul, oo shucuurtiisa karha. 9. Qof tuhma caqligiisa iyo miirkiisa.
Показать все...
4🤯 3
Shaki Gelin | Gaslighting - - - - - Dhaqannada taban ee ay dadku adeegsadaan marka ay cid kale xiriir la leeyihiin waxaa ka mid ah arrin loogu yeero Gaslighting, oo ah in uu qofi u bareero in uu qof ka kale ee noloshiisa ku jira uu buuq maskaxda uga furo, isaga oo ku sameynaya aragti-beddel (manipulation). Qofka wax shaki gelinayaa, waxa uu rabaa in ay wax walbaa u shaqeeyaan sida uu rabo, isaga oo aan arrintaas wax juhdi ah ku bixin, waxaana uu ku dedaalayaa in uu heysto maskaxdaada, qalbigaaga, diiradaada (attention), daacadnimadaada, wakhtigaaga, iyo go’aankaagaba, isaga oo aan maskax ahaan, macne ahaan, maamuus ahaan, iyo dabeecad ahaan u heysan karin. Sidaas darteed waxa uu isku deyayaa in uu adiga wareer maskaxeed kugu rido, qalbigaagana uu u geysto xaktimo shucuureed dhaawac badan, si aad u noqotid qof aan naftiisa xakameyn karin, oo weliba si daran u tuhma (second-guess) xasuustiisa, caqligiisa, dareenkiisa, hadalkiisa, iyo wax walba oo uu marka hore hubay in ay caadi yihiin. Qofka dhaqankaan adeegsanayaa, waxa uu u bareerayaa in uu been ka sheego wax walba oo isaga ku saabsan, isaga oo haddana shaki gelinaya wax walba oo adiga kugu saabsan, si uu maskaxdaada uga biixiyo xogo khaldan, miirqabkaagana u dhaawaco. Inkastoo ay dadkani leeyihiin astaamo badan, haddana dabeecadaha caan ka ah ee lagu garto waxaa ka mid ah: 1. Inkirid: wax aad caadi u ogtahay, oo uu sameeyay ama yiri, ayaa uu u bareerayaa in uu inkiro, isaga oo weliba isla adiga kaa dhigaya qof khaldanna wax uu kugu jawaabayaa: “Ma hubtaa waxaas,” “Si khaldan baad wax u fahantay,” “Waligey waxaas ma sameyn/oran.” 2. Been: waxa uu ka been sheegayaa wax badan oo idin dhex maray. Waxaana uu isaga oo been sheegaya si bareer ah kuugu oranayaa: “Arrintaas horay baan kuu sheegay.” 3. Bahdil: si u yaxyax kuu dareensiiyo waxa uu u bareerayaa in uu hadallo taban kugu dhaho sida: “Bilaa dulqaad baad tahay,” “Caadi iska dhig,” “Waan ku fahmi la’ahay,” “Waad ka dartey beryahaan.” 4. Naxariis: mar walba oo aad qofkan u sheegtid ficillo khadlan oo uu kugu sameeyay, waxa uu isaga oo is bihinhibinaya, oo dareenkaaga ka ganacsanaya, kuu sheegayaa in uusan waxaas ku talo gal u sameyn, jaceyl iyo dareen wanaagsanna uu kuu hayo. Si uu qalbigaaga u godliyo ayaana uu ku dhahayaa: “Waan ku jeclahay, oo khalad kuuma quuro,” “Mar walba in aan ku wanaajiyo ayaan ka fekeraa.” 5. Ceebeyn: mar walba oo aad damacdid in aad u sheegtid khalad uu qofkani galay, adiga ayaa ceeb iyo yaxyax lagu dareensiinaya. Waxaan lagu oranayaa,”Caaddifad miiran baad tahay (You’re overreacting).” 👇👇👇
Показать все...
3👏 1
11. Kaftan: xaqiiqo kharaar ama dhaawac leh ayaa uu qof kani si bareer ah kuu oranayaa. Marka aad soo hadal qaaddidna waxaa laguugu jawaabayaa: “Waan kaftamayay.” 12. Masuuliyad sheegasho: qof kani intuu wax walba dayaco, oo si ciyaalnimo ah u dhaqmo, ayaa marka aad kala hadashid wax uu dayacay waxa uu kuu sheegayaa in uu ilaalinayo waxa idinka dhexeeya, ee aad adigu wareer waddid. Waxaana uu ku dhahayaa: “Waxa naga dhexeeya ayaan ilaalinayaaye, rabash miiran baad tahay.” Walow ay badan yihiin sifooyinka dadkani adeegsadaan, haddana intaani waa inta ugu caansan, qofka ay maskax ahaan ku ciyaareen, ee dareemmadiisa dhaawaceenna waxa noqdaa: 1. Qof ka shakiya dareennadiisa. 2. Qof jecel in uu khadal walba dusha saarto. 3. Qof isku daya in uu cududaar u sameeyo gef walba oo loo geysto. 4. Qof rumeysta dhaliisha iyo ceebaha uusan laheyn ee dusha laga saaro. 5. Qof maskax ahaan dawakhsan, oo waxa uu dareemayo la xishooda. 6. Qof go’aan jilicsan. 7. Qof cidlo iyo murugo badan. 8. Qof nugul, oo shucuurtiisa karha. 9. Qof tuhma caqligiisa iyo miirkiisa.
Показать все...
Shaki Gelin | Gaslighting - - - - - Dhaqannada taban ee ay dadku adeegsadaan marka ay cid kale xiriir la leeyihiin waxaa ka mid ah arrin loogu yeero Gaslighting, oo ah in uu qofi u bareero in uu qof ka kale ee noloshiisa ku jira uu buuq maskaxda uga furo, isaga oo ku sameynaya aragti-beddel (manipulation). Qofka wax shaki gelinayaa, waxa uu rabaa in ay wax walbaa u shaqeeyaan sida uu rabo, isaga oo aan arrintaas wax juhdi ah ku bixin, waxaana uu ku dedaalayaa in uu heysto maskaxdaada, qalbigaaga, diiradaada (attention), daacadnimadaada, wakhtigaaga, iyo go’aankaagaba, isaga oo aan maskax ahaan, macne ahaan, maamuus ahaan, iyo dabeecad ahaan u heysan karin. Sidaas darteed waxa uu isku deyayaa in uu adiga wareer maskaxeed kugu rido, qalbigaagana uu u geysto xaktimo shucuureed dhaawac badan, si aad u noqotid qof aan naftiisa xakameyn karin, oo weliba si daran u tuhma (second-guess) xasuustiisa, caqligiisa, dareenkiisa, hadalkiisa, iyo wax walba oo uu marka hore hubay in ay caadi yihiin. Qofka dhaqankaan adeegsanayaa, waxa uu u bareerayaa in uu been ka sheego wax walba oo isaga ku saabsan, isaga oo haddana shaki gelinaya wax walba oo adiga kugu saabsan, si uu maskaxdaada uga biixiyo xogo khaldan, miirqabkaagana u dhaawaco. Inkastoo ay dadkani leeyihiin astaamo badan, haddana dabeecadaha caan ka ah ee lagu garto waxaa ka mid ah: 1. Inkirid: wax aad caadi u ogtahay, oo uu sameeyay ama yiri, ayaa uu u bareerayaa in uu inkiro, isaga oo weliba isla adiga kaa dhigaya qof khaldanna wax uu kugu jawaabayaa: “Ma hubtaa waxaas,” “Si khaldan baad wax u fahantay,” “Waligey waxaas ma sameyn/oran.” 2. Been: waxa uu ka been sheegayaa wax badan oo idin dhex maray. Waxaana uu isaga oo been sheegaya si bareer ah kuugu oranayaa: “Arrintaas horay baan kuu sheegay.” 3. Bahdil: si u yaxyax kuu dareensiiyo waxa uu u bareerayaa in uu hadallo taban kugu dhaho sida: “Bilaa dulqaad baad tahay,” “Caadi iska dhig,” “Waan ku fahmi la’ahay,” “Waad ka dartey beryahaan.” 4. Naxariis: mar walba oo aad qofkan u sheegtid ficillo khadlan oo uu kugu sameeyay, waxa uu isaga oo is bihinhibinaya, oo dareenkaaga ka ganacsanaya, kuu sheegayaa in uusan waxaas ku talo gal u sameyn, jaceyl iyo dareen wanaagsanna uu kuu hayo. Si uu qalbigaaga u godliyo ayaana uu ku dhahayaa: “Waan ku jeclahay, oo khalad kuuma quuro,” “Mar walba in aan ku wanaajiyo ayaan ka fekeraa.” 5. Ceebeyn: mar walba oo aad damacdid in aad u sheegtid khalad uu qofkani galay, adiga ayaa ceeb iyo yaxyax lagu dareensiinaya. Waxaan lagu oranayaa,”Caaddifad miiran baad tahay (You’re overreacting).” 6. Yareysi: wax walba oo aad adigu wax weyn u aragtid, oo aad qofkan kala hadashid, waxa uu u bareerayaa in ka dhigo wax aan macno laheyn. Tusaale, isaga oo ku xumeeyay ayaad weydiinaysaa sababta uu kuu xumeeyay, markaas ayaa uu ku dhayaa eray yareysi ah sida: “Waxaas miyaa macno leh.” 7. Dhaliil-jeedin: haddii aad ku dhaliishid in uu si xun kuula dhaqmay, waxa uu qofkani u bareerayaa in uu dhaliisha ficilkiisa adiga dusha kaa saaro, waxaana uu si toos ah kuu oranayaa erayo u dhigma: “Wax walba adiga ayaa iigu wacan.” 8. Is khaafin: wax walba oo khaldan oo aad ka hadashid, ama wax walba oo muhiim ah oo aad soo jeedisid, waxaa looga jawaabayaa in la is dhaafiyo, iyada oo mararka qaar dhawr jeer hal khalad ha lagu soo celcelinayo. Marka aad khaladaadyada badan xustidna, waxaa laguugu jawaabayaa wax u dhigma: “Adigu khaladaadyadeyda maxaad u tirineysaa,” “Awel ima aadan cafin miyaa.” 9. Middi midi ku taag: haddii aad u sheegtid wax badan, oo aan sax aheyn oo uu sameeyay, waxa uu qofkani bilaabayaa in uu adigana ku xasuusiyo mar aad khaladaadyo kale sameysay. Waxaana uu jawaab kaaga dhigayaa: “Adba soo taad waxaas sameysay, ee aan ku cafiyay.” 10. Tuhun sameyn: adiga oo wax muhiim idiin ahaa ka hadlay, ayaa waxaas oo dhan waxaa laga dhigayaa waxa aad adigu iska sawiratay, oo aan jirin. Waxaan lagu oranayaa: “Ma fahmin waxa aad ka hadleysid.”
Показать все...