Taajir Academy
Открыть в Telegram
Linkiga Brokerka Aan Isticmaalno wakanaa ee adna ka furo . https://clients.fxprimus.com/en/register?ref=40959309
Больше9 635
Подписчики
-524 часа
-367 дней
-18530 день
Архив постов
9 635
Jeeb-weyne ayaa iska iibiyay Bitcoin la Qiima ah $32,820,000 oo dollarka Maraykanka ah .
Bitcoin -ta uu sell gareeyay maanta waxa uu iibsaday bil ka hor . Trade kaas waxa uu ka faa’iday lacag dhan $2,000,000 oo dollar.
Waa u Fadhidaa Gacanta Ustadkan.
9 635
Nin halkan ah oo wata wallet tirsigiisu ka bilaabanayo 0x44a1 ayaa sideed bilood ka hor iibsaday 2,500 coin oo Etherium ah lana qiima ah ($9.42M) oo USDT ah .
Maanta ayuu iska iibiyay dhamaan Coins kii Eth ee uu hayay , waxaana uu khasaaray 4.07 milyan lacag u dhiganta.
Hadii aad adi ahaan lahayd ma hayn lahayd Eth mise khasaaraha madaxa baad u dhigan lahayd ?
9 635
+1
Nin halkan ah oo lagu magacaabo Machi ayaa trade-yo uu galay ka sameeyay 44.84 Milyan oo faa’ido ah .
Lkn dhibka jira waxaa waaye Naftiisa ayuu xakamayn waayay , waxaana markan uu qaatay Trade -yo indha la'aan ah .
hadda akoonkiisa waxaa ku haray $30,268 oo kaliya , waxaana stoploss ka looga dhacay 335 jeer .
Wali arintan oo kale ama mid u dhow makugu dhacday? Lacag fiican inta samaysay, hadana malagaa celiyay wixii aad faa’idday oo dhan .
9 635
Macalin halkan ah oo Farta ka xidhan waxa uu sell ugu jiraa Dahabka iyo Silver . Makuu sheegaa inta uu faa’ido ahaan ka marayo labadaas Trade .
Waxa uu xariifkan faa’ido ahaan u qabtay $8.45 milyan oo dollarka Maraykanka , walina ma uusan xirin Labada Boos.
Wali faa’ido maka samaysay Dahabka ?
9 635
Jeeb-weyne looga shakisan-yahay in uu yahay Erik Voorhees ayaa maanta iibsaday 2,012 coin oo Etherium ah lana Qiima ah 4.29 milyan oo USDT ah .
Labadii Asbuuc ee la so Dhaafay Jeeb-weynahan waxa uu 120,252 coin oo Etherium ah lana Qiima ah $260 milyan oo dollarka Maraykanka ah .
Etherium Jeeb-weynayaal badan baa iibsaday asbuuc-yadan.
9 635
Lacag ka badan $5,000,000,000 ayey khasaari doonaan Dadka ku jira Suuqa Crypto , Hadii Bitcoin ay gaarto 75,000.
Dadka khasaari doona waa kuwa sell -ka ugu jira Suuqa .
Adi maka mid tahay ?
9 635
+1
Libaax halkan ah oo wallet kiisa uu ka bilaabanayo 0x0833 ayaa furay boos cusub oo Buy ah . Waxa uu iibsaday 125,000 coin oo Link ah lana Qiima ah $1.14 milyan dollarka maraykanka ah .
Horey Trade yo kala duwan oo uu galay oo ah coin ka Link waxa uu ka sameeyay 169K oo dollar .
Markaan Maxaad is-leedahay wuu la kulmi doonaa ?
9 635
Ka dib muddo Bil ah Tom lee ayaa staking ku sameeyay 94,670 coin oo Etherium ah lana Qiima ah 204 milyan oo dollarka maraykanka ah.
Tirada Guud ee Tom Lee uu ilaa iyo hadda staking ku sameeyay waaa 3,135,185 coin oo Etherium ah lana Qiima ah $6.75 bilyan oo dollarka Maraykanka ah .
Ma jiraa coin aad marna aad staking ku sameysay si aad commission u hesho ?
9 635
Shirkadda 21 Capital ayaa 392.19 coin oo Bitcoin ah lana Qiima ah 27.67 milyan ku so dirsaday akoonkooda Bitfinex, ka dib muddo laba bil ah oo bilaa dhaq-dhaqaaq ah .
9 635
Block rock ayaa akoonka ay ku leeyihiin coinbase deposit garaystay 47,728 coin oo Etherium ah lana Qiima ah $102.13 milyan iyo 544 coin oo Bitcoin ah lana Qiima ah $38.3 milyan oo dollarka Maraykanka ah .
Waxaa laga cabsi qabaa in ay sell gareeyaan. Adiga maxey kula tahay ?
9 635
Trader wata wallet tirsigeedu ka bilaabanayo 0xF35A ayaa furay boos la qiima ah 4.105 milyan dollar . Waxa uu Buy gareeyay Oil-ka ama shidaalka waliba 5X leverage.
Hadii Oil -ka uu hoos u dhaco isla markaana uu gaaro $87.87 waa ku daayay odaygaas.
Trade -kan Maku saxan-yahay baad u malayn ?
9 635
Dadkii maalgashaday Silver - ka maanta xaalkooda ma fiicna . 9% hoos u dhac ah ayuu sii marayaa .
Marna ma isku dayday Silver ?
9 635
Owen Gunden oo ah waa weynka horey-na isaga iibiyay 11,000 oo coin oo Bitcoin ah markana la qiima ahayd $1.12 bilyan ayaa maanta mar kale iska iibiyay 650 coin oo Bitcoin ah . Qiima ahaan waa $46.3 milyan oo dollarka ah .
Bitcoin ma saamayn karaa baad is-leedahay Trade -kan ?
9 635
+3
Trader halkan ah 33 Coin Buu Buy ugu jiraa. Waxaan dhihi karnaa inta Badan Coins kii wuu wada iibsaday Marka laga reebo coin ka Trump oo uu sell ugu jiro .
Maxaad u rajaynsaa ?
9 635
Lacag ka badan $71,000,000,000 ayey khasaareen dadka ku jira Suuqa Crypto dhowrkii saac ee la so dhaafay .
Maku jirtaa team ka portfolio-dooda ay hoos u dhacday ?
Уже доступно! Исследование Telegram 2025 — ключевые инсайты года 
