cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

Somali Books 📚

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali Free Ah Youtube: https://shorturl.at/auGJZ Diclamer: https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15 © Somalibooks Pro Inc - All Rights Reserved-⤵️ @Cabasho_Bot @Tusmobook

Больше
Финляндия13Язык не указанКниги78
Рекламные посты
112 394
Подписчики
+8824 часа
+5597 дней
+1 94130 дней
Время активного постинга

Загрузка данных...

Find out who reads your channel

This graph will show you who besides your subscribers reads your channel and learn about other sources of traffic.
Views Sources
Анализ публикаций
ПостыПросмотры
Поделились
Динамика просмотров
01
Jeel Ogaadeen oo dhegaysi ah 👇👇 https://t.me/Somali_Audio
1 7876Loading...
02
@Somalibooks
3 20035Loading...
03
Buuga: FOREX BEGINNER Qora: Abdihim osman siyaaad Page:65 pages Size:2.6 mb ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲 👍 𝗟𝗶𝗸𝗲 💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀
3 2633Loading...
04
Buug kale Mardhow
2 9880Loading...
05
Media files
4 62456Loading...
06
Buugan ayaan Hayaa
4 5705Loading...
07
Media files
221Loading...
08
Madaxweyne Iran Waa Geeriyooday alle ha Naxariisto samir iyo iimaana alle Haka siiyo Dalkiisa igi Dadlooosa aba
4 3510Loading...
09
MACHADKU DAARU AL-CILMI waxa uu bilaabay 2 fasal bishan 5 oo KALA AH: 1-barashada luqada carabiga mudo kooban . 2-iyo barashada Qur'aanka kariimka Oo fasal gaar ah isagoo wata subcis iyo iska sixid dhinaca tajwiidka ah. Markaa saad isu diwaan galiso kusoo biir grubkan: https://chat.whatsapp.com/LRePbHkACO3G9TnfYiTClS ama laxidhiidh lanbarkan https://wa.me/252636036597
5 6601Loading...
10
❤️Naftaada ayada miya darawal kuu ah mise adiga 👇👇❗️ https://t.me/quotes_lov3
5 5441Loading...
11
Soo Koobifd Cadeyhta Qodobadio S. Africa Ku soo eedeyaay Yahuuuuda Xasuuqa Shacabka Falastiin
5 8561Loading...
12
█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█ 🫧 @somalibooks 🌪 █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█ Join 👉 @somali_admins ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 👇 🕋Muslim Channels🕋👇 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ➦🎥 @Diinteenna_Macaan ➦🎥 @Al_xakiim ➦🎥 @Quruxdaislaamka ➦🎥 @Hidaayatu_Rabi ➦🎥 @hogaan_Dumar ➦🎥 @Dhaqan_wanaag ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 👇😂JOKES AND FUN😂👇 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ➦🎧 @XikmadoSom ➦🎧 @Dhiiragaliye ➦🎧 @Mucaashaq_Jacayl ➦🎧 @AishaAhmed99 ➦🎧 @QalbiDhaye143 ➦🎧 @kalimakariim ➦🎧 @xaqiiqadanolosha ➦🎧 @Albaanichannel252 ➦🎧 @Ruuxda ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 👇📽ENTERTAINMENT📽👇 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ➦✍️ @Dareen_side ➦✍️ @Hasancaashaq) ➦✍️ @daren_jaceyl ➦✍️ @Mohametahmed ➦✍️ @Noqoxiddig ➦✍️ @FAAIDOCHANEEL ➦✍️ @guuleyso11 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 👇 📲 Educations 📲👇 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ➦📲 @maanhage ➦📲 @farsamada ➦📲 @KobciAqoontaada2 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 👇📚 Pdf Books📚👇 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ➦📕 @somalibooks ➦📕 @Somalilibrary ➦📕 @kobciyebooks █▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█ 🎯Presented by @zomalibot █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█
7 0804Loading...
13
Dhambaalada QUR'AANKA, 54 Bog.
6 3934Loading...
14
𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮: ➠ DHAMBAALADA QUR’AANKA. 𝗤𝗼𝗿𝗮: ➠ ADHAM SHARQAAWI. 𝗧𝘂𝗿𝗷𝘂𝗺𝗲:➠ CABDULXAKIIN MOHAMED OBSIIYE. 𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮: ➠ 54. DHAMBAALLADA QURAANKA . Quraanka kariimka Waxa ku jiro Fariimo nolosheena Taabanayo, Caqligeenana, qalbigeena iyo maskaxdeenan wax ku biirinayo Damiirkeenan toosinayo oo tubta toosan inagu hagaayo. Hadey wax inaga qaloocdaana ina toosinayo. Waa Buug uu Qorey (Ad'ham Sharqawi) waxa Turjumay (Cabdi Xakiim Muxammed Obsiiye) waa buug ka duwan buugaagta kale isla markaasna ah Buug aan marnaba lagu cajisaynin Aqriskiisa Waxa uu xanbaarsanyahay fariimo inoga imanaya xaga alle (kitaabka Quraan kariimka). 📚 Xorriyad ayaad dareemi doontaa, markaad barato akhriska! 📚 ≪━─━─━─◈─━─━─━≫
6 17342Loading...
15
Caawa waxaaan qabanaynaa gorfaynta buugga "Noqo Codkar isku kalsooon" fadlan intiina akhrisay buugga imaada caawa si aan iskula gorfayno, waqtiga geeska afrika. Insha'allah. Kulanka waxuu ka dhacayaaa Madasha weyn ee @SomaliBooks
6 0634Loading...
16
https://t.me/somalibooks?livestream=5b0a437f48cb630154
1 9361Loading...
17
Ⓜ️Free Somali Courses Halkan Hoose ayaad ka Helaysaa 👇👇 1. adobe Photoshop 2. adobe Premiere Pre 3. wordpress 4. canva pro
8 1318Loading...
18
ㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤ
7 5861Loading...
19
Part of @somali_admins
1660Loading...
20
➦📚 10 Hab Oo Aad U Akhrin Karto Buugaag Badan 2024 '' Baadidoon aqoonta ilaa inta iilka lagu dhigayo. '' Nebi Muxammed NNKH. Maanta halka aynu joogno iyo sannad kaddib halkaynu gaadhi doonno waxa go'aamin doona nooca buugaagta aynu akhrino Ilaahay idamkii. Kaliya ma aha buugaag balse waa qaybta ugu muhiimsan ee maalgelinta caqliga, inkasta oo ay dhinac kasoo galayaan maqalka iyo muuqaalka barnaamijyadu. 1. Akhri waxaad jeceshahay: Jacaylka aqoonta iyo buugaagtu waa nuur ka tirtira qalbiga jaahilnimada! - Imaam Al-Ghazali Shaykastaa xiisaha kama soo hadho, naftaada haku khasbin akhrinta buugaag aaney xiise u haynin. Taas beddelkeeda raadi dhigenayaal kale oo aad xiiseynayso akhrintooda, kaddib kuwaas ku bilow. 2. Ka Caajisid: Haddii aanad xiiseyn buugga aad akhriyeyso, in aad ka caajistaa waa caadi. Haka baqan inaad joojiso, bedesho ama aad iskaga kacdo akhriskiisa. Xulashada badso kaddib markaad qiimeyso naftaadu mawduucyada ay u bogto oo ay ku dareento rayn-rayn akhrintooda. 3. Marwalba Iibso: Buugtu waa midkamida maalgelimaha qofeed ee ugu weyn kana qayb qaata horumarka qofka. Buugtu waa maalgelinta ugu fudud ee jaban qiime ahaan marka loo eego kharashka aad ku bixiso baahiyahaaga kale ee aasaasiga ah iyo kuwa abaalmarinta nafta ahba. Si lamid ah sidaad cunto, cabitaan, dawo, maryo iyo agabkaleba aad kharash ugu talo gasho, u qorshee iibsiga buugaagta bishiiba in go'an. 4. Wada akhri dhowr buug muddadiiba: Isku daqiiqad uma jeedno, Balse dhowr buug ha iskugu kaa dhex qalnaadaan oo wada wad akhrintooda. Waxaad ka badbaadaysaa xiise go'a oo haddii midi ku cajabin waayo, midka kale ayaa laga yaaba inuu nalka xiisaha kuu daaro. Faraxdo, qososho, oydo, murugooto intaasiba waa dareeno aad ka heli karto buugaag kala jaada akhrintooda todobaadkiiba tusaale ahaan. 5. Deegaankaa qaabee: '' Ma jiro saaxiib u daacad ah sida buugga. '' Ernest Hemingway Noolaha dhammaan kugu hareeraysani waa deegaankaaga. Xulo deegaan aad ka helayso dhiirigelin iyo faaqidaad ku aadan akhriska buugaagta iyo falanqeyntoodaba. Waa isha aad ka biyo cabi karto si aad u joogtayso abuurashada caado wax akhris 6. Qorshe Dejiso '' Akhrisku wuxuu ku geeyaa goobo aanad waligaa booqan iyo barashada dad aanad waligaa lakulmin .'' - Ibnu Khaldun 2024 imisa buug ayaan rabaa inaan akhriyo. 6 bilood, 3 bilood, 1 bil, 1 toddobaad iyo maalintii maxaan akhrinayaa? Waydiimahaa jawaabtoodu waa hadaf cad inaad ka yeelato. Tusaale Todobaadkasta buug baan akhrinayaa. Buugan todobaadka 1aad waa 200 oo bog, 200/7:29 Bog ayaan akhrinayaa maalintii 29 Kii bog waxaan u qaybsanayaa wakhti haddaanan mar wada akhrin karin oo aan ka caajisayo. 29/3 wakhti: 10 Subixii, 9 Bog duhurkii iyo 10 Bog oo habeenkii ah. Habeenkii intaanad seexan kahor waa inaad lahaadaa MAANTA WAAN QABTAY halka maalintiina aad qoranayso Hawl-qabadka (Todolist) 7. Xubin kanoqo: Maktabaddu waa janno aan cidna laga reebin .'' - Imam Al-Ghazali Si aad u hesho asxaab sidaada xiiseysa akhriska, Ku biir naadiyada akhriska ka shaqeeya iyo makabaddaha qabta kulan todobaadle, bile ama 2 biloodba mar ay ku falanqeeyaan buugaag ay soowada akhriyeen. Wacyigaagu si xawli ah ayuu u kori Ilaahay idamkii. 8. Madadaalo Dhexgasho Hawlo marka aad qabanayso aanad ka xiiso dhigin baa jira. Buugaagta qaar hakuu noqdaan kuwo aanad ku madadaalato oo aana dka xiise go'in. 9. Hab fikirkaaga beddel: '' Buugaagtu waa biriishka u dhexeeya ILBAXNIMOOYINKA. '' - Abu Nasr Al-Farabi Akhriskaad ku liidataa ku bedel inaad ku fikirto ahaanshaha qof buugaag badan akhriya. Sawiro adigoo sannadkii akhrinaya 24 buug, 48, 80, 150 iyo 200 buug. 10. Ha tixgelin tirada: '' Buuggu waa sida bustaan xidhan, Dhexqaad oo ka guro midhaha.' ' Ali Binu Abi Daalib (AS) Muhiimad hasiinin ka jawaabista imisa buugbaad akhriday sannadkan ama kii hore, balse raaxeysiga akhriska diiradda saar. ==================================== ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲 👍 𝗟𝗶𝗸𝗲 💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀
9 07936Loading...
21
📚Taariikhda hore ee somaliya 👍👇
8 3015Loading...
22
📚 TAARIIKHDII HORE SOMALIYA ⭐️ Powered By : @Somalibooks
8 14243Loading...
23
Isbadaladda ugu waaweyn ee nolosha ku soo aadan kuwooda ugu saamaynta badan waa isbadaladda lacagaha, waxaana maanta awood soo yeelanaaya ama ay suurtagal tahay in sannadaha soo socda in cryptocurrency ay noqoto lacagta koowaad ee adduunka laga isticmaalo. Hadaba si aad wax badan uga barato arrimahaas ku saabsan cryptocurrency waxaad ku biirtaa boggaan Telegram-ka oo looga hadalo dhammaan arrimaha technolojy-dda oo ay crypta-du ugu horayso. https://t.me/IbrahimHajiOmar
8 0894Loading...
24
SIRDOONKII NSS.pdf
7 74439Loading...
25
Sirdoonkii Nss Pdf
8 1222Loading...
26
🥲Jawaaba: Dadyowga Muslimka Su,aal Maskaxdooda Ka Guuxaysa oo ah Carabta Flastiin Maxay ugu Daawanayaan XasuuqaYahuuda.. JAWAABTU WAA TAN
9 2540Loading...
27
'Guusha haweenka' W/Q: Samiira Cabdikariim Maxammed. Buugan waxay qoraagu kaga hadlaysaa; hanka sare, xishoodka ,xijaabka iyo inay dumarku kaalin weyn kaga jiraan diinta islaamka. waxay tusaale usoo qaadanaysaa haweenkii salafkii wanaagsanaa iyo haweenkeena hada qaar kamida oo taarikhda baal dahaba kaga xardhan. @somalibooks
9 59144Loading...
28
'Guusha haweenka'
8 1627Loading...
29
📕 Buuga: Siirada Nabigeena Muxamed SCW XUSUUSIN: "Dhamaan walaalha jecel in ay bartaan Siirada Xabiibkeena Maxammed SCW, ha isku dayaan in ay bartaan oo ku daydaan wuxuu Isuga samayn jirey. Yeyna inta iska aqrin faraha ka qaadin ee ku dayda isaga qofkii kaloo aad uga sheekayn kartidna u sheeg." 🌟━━━━━━ 💡 ━━━━━━ 🌟 Details: 📕 Magaca: Siirada Nabigeena SCW ✍️ Qore ➠ Osman Bilad 📌 Format: PDF. ⚙️ Size :1.7 MB. 📖 BOGGA ➠ 417 BG. ============ 📥 Hoos Ka dagso¬ 🔴 Password: @som_books
8 1046Loading...
30
🔴 Password: @som_books ✯ ━━━━━━ ✧ ━━━━━━ ✯
7 98831Loading...
31
📚DIKSHANEERIGA-CUSUB EE .Pdf𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 | 𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮:  ➠ Dhiksheeniga Cusub.. 𝗤𝗼𝗿𝗮:     ➠ S.M Adam 𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮:  ➠ PDF 𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿:    ➠  20 mb 𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮:  ➠ 252 🍀🍀🍀🍀🍀🍀🍀 ɴᴀɢᴜ ᴛᴀᴀɢᴇᴇʀ ᴅʜɪɪʀɪɢɪʟɪɴ ᴀy ɴᴏᴏ ᴛᴀʜᴀy ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲 👍 𝗟𝗶𝗸𝗲 💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀 ⭐️ Powered By : @Somalibooks
8 74730Loading...
32
Dhiksheneeriga Cusub ee Ardayda Akhristaha Qaamuuska Erayada: Qaamuuskan cusub waxanu ugu talogalay ardayga dugsiga sare ama kulli}'adda wax ka barta ee afka uu wax ku bartaa Ingiriisi yahay. Wuxu ku wanaagsan yahay arday hecrkiisa aqooneedee Ingiriisidu meel fiican joogo. Erayada wuxu koobayaa ilatoddoba kun 00 eray oo ah kuwa maalin walba la isticmaalo iyo kuwo heerkiisa aqooneed ee afka imtixaanaya si uu baadhitaan afeed u sameeyo oo gaadhsiiya heer sare. Eray walba oo Ingiriisi ahi wuxu ku qoran yahayfar madow; waxa ku hor qoran sida loogu dhawaaqo oo laba qaanso ku dhex jira, far janjeedhana ku qoran (janjeedhana in italics)', waxadaba socda nooca erayga oo la soo gaabshey («./noun, adjjqcXiwq, vJ verb, iwTn), waxana ka danbeeya fasiraadda erayga oo Soomaali ah. Waxa mararka qaarkooda raaca weedh ama erayo kuu sahlaya isticmaalka erayga; erayadaa iyo weedhahaana xariiq baa hoos marsan. Misaal: AKhris Wacan...... ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲 👍 𝗟𝗶𝗸𝗲 💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀 ⭐️ Powered By : @Somalibooks
8 1393Loading...
33
📚Isbar ChatGPT Prompts 𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮:  ➠ Isbar ChatGPT Prompts 𝗤𝗼𝗿𝗮:     ➠ Mohamed Faratoon 𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮:  ➠ PDF 𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿:    ➠  265 KB 𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮:  ➠ 52
7 99458Loading...
34
📚ISBAR- ChatGpt Promts—Afsomali Hordhaca Buuga: Buugan waxaad ku baran doontaa 10 ka Mid ah Prompt Ugu Muhiimsan Chatgpt Taas oo kaa caawin doontaa inaad ka Si sax ah ugu Faa,iidaysato isla markaan fahamto qaabka uu shaqeeyo AI. Chatgpt AI,ayaa ah Aalad dunida wax weyn ka badeshay dhanka shaqada,waxbarashda iyo Adeegyada guud dhinac walba nolosha ah,Hadaba Hadii aanad aqoon isticmaalka aalada Chatgpt AI,Waxay la Mid tahay adigoo la sheekeysanayo qof dhagoole ah,Waayo Luuqada Promts hadii aanad aqoon waa adagtay inaad Horumar ka samayso aalandan ama aad isfahamtaan hadaba 10 Prompts waxay kaa.... Akhris Wacan 𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 | 𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮:  ➠ ISBAR-ChatGpt Promts 𝗤𝗼𝗿𝗮:     ➠ Mohamed Yasin Mohamoud 𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮:  ➠ PDF 𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿:    ➠  265 KB 𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮:  ➠ 44
8 9375Loading...
35
⭕️❗️ Community ++ ❕⚪️ ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋 ┌ @Diinteenna_Macaan ├ @Al_xakiim ├ @Quruxdaislaamka ├ @Hidaayatu_Rabi ├ @hogaan_Dumar └ @Dhaqan_wanaag ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @XikmadoSom ├ @Dhiiragaliye ├ @Mucaashaq_Jacayl ├ @AishaAhmed99 ├ @QalbiDhaye143 ├ @kalimakariim ├ @xaqiiqadanolosha ├ @Albaanichannel252 └ @Ruuxda ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🌷 Jacaylka & Oraahyo 🌸 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ├ @Dareen_side ├ @Hasancaashaq) ├ @daren_jaceyl ├ @Mohametahmed ├ @Noqoxiddig ├ @FAAIDOCHANEEL └ @DunnidaSuugaanta ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🎓 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡+𝗙𝗔𝗦𝗔𝗟𝗢 🎓 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @maanhage ├ @farsamada ├ @goodirfx └ @KobciAqoontaada2 └ @guuleyso11 ━━━━━━━━━━━━━━━━ 📚 𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚 📚 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @somalibooks ├ @Somalilibrary └ @kobciyebooks └ @somalienglish3 ━━━━━━━🔺━━━━━━━━━ https://t.me/addlist/ZJjScjKEQNYxNTFk ━━━━━━━🔻━━━━━━━━━
9 7034Loading...
36
Codkii Un La qaaday ee loogu aqoonsaday falastiin si rasmi hada ayuu dhacay sidan ayey Codkui ahaa.. Falastiin waxaa u codeeyey 143 Yes ah . 143 — Yes 9——- No 25 —— Ka aamusay.
9 9873Loading...
37
Media files
11 38647Loading...
38
Somali - English
11 4219Loading...
39
Buugga ugu wanaagsan ee la dagaalanka walbahaarka🥰 aqrintiisana laguma caajisayo
10 6715Loading...
40
Buugga- Dhaaf walbahaarka oo bellow nolol Cusub Luqada- Afsomali Nuuca - PDF Cabirka - 1.8 MB Qoraaga - Dale Carnegie Tarjumaaga - Abuu xamza
10 40457Loading...
Фото недоступноПоказать в Telegram
Jeel Ogaadeen oo dhegaysi ah 👇👇 https://t.me/Somali_Audio
Показать все...
17👍 6
Показать все...
👍 16 2
Фото недоступноПоказать в Telegram
Buuga: FOREX BEGINNER Qora: Abdihim osman siyaaad Page:65 pages Size:2.6 mb ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲 👍 𝗟𝗶𝗸𝗲 💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀
Показать все...
31👍 7
Buug kale Mardhow
Показать все...
17🫡 2🙏 1
Фото недоступноПоказать в Telegram
Buugan ayaan Hayaa
Показать все...
50👍 10
Фото недоступноПоказать в Telegram
🗡
❤️
Madaxweyne Iran Waa Geeriyooday alle ha Naxariisto samir iyo iimaana alle Haka siiyo Dalkiisa igi Dadlooosa aba
Показать все...
👎 19👍 8🤮 7 4🥴 3
MACHADKU DAARU AL-CILMI waxa uu bilaabay 2 fasal bishan 5 oo KALA AH: 1-barashada luqada carabiga mudo kooban . 2-iyo barashada Qur'aanka kariimka Oo fasal gaar ah isagoo wata subcis iyo iska sixid dhinaca tajwiidka ah. Markaa saad isu diwaan galiso kusoo biir grubkan: https://chat.whatsapp.com/LRePbHkACO3G9TnfYiTClS ama laxidhiidh lanbarkan https://wa.me/252636036597
Показать все...
WhatsApp Group Invite

10👍 5🥰 1🫡 1
❤️Naftaada ayada miya darawal kuu ah mise adiga
👇👇❗️ https://t.me/quotes_lov3
Показать все...
7👍 4