fa
Feedback

فریب کلاهبرداران را نخورید! تل‌متریو این کانال‌ها را شناسایی و برچسب‌گذاری می‌کند 👉 برای مشاهده برچسب، اشتراک تهیه کنید 👈

Somali-Jobs

Somali-Jobs

رفتن به کانال در Telegram

Real job opportunities, one trusted place.

نمایش بیشتر
2 704
مشترکین
+1824 ساعت
+1097 روز
+32330 روز

در حال بارگیری داده...

کانال‌های مشابه
هیچ داده‌ای
مشکلی وجود دارد؟ لطفاً صفحه را تازه کنید یا با مدیر پشتیبانی ما تماس بگیرید.
ابر برچسب‌ها
هیچ داده‌ای
مشکلی وجود دارد؟ لطفاً صفحه را تازه کنید یا با مدیر پشتیبانی ما تماس بگیرید.
اشارات ورودی و خروجی
---
---
---
---
---
---
جذب مشترکین
اکتبر '26
اکتبر '26
+115
در 0 کانال‌ها
سپتامبر '26
+310
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اوت '26
+394
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئیه '26
+247
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '26
+433
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مه '26
+1 306
در 1 کانال‌ها
تاریخ
رشد مشترکین
اشارات
کانال‌ها
08 اکتبر+1
07 اکتبر+18
06 اکتبر+13
05 اکتبر+25
04 اکتبر+19
03 اکتبر+19
02 اکتبر+12
01 اکتبر+8
پست‌های کانال
Ethio telecom ayaan arkay fursado ka banaan xogtaasan soo xaqiijin wan idinla soo wadaagi, iyo boosas macalinimo ah oo jigjiga kuwasna iyaguna dabkay inoo saaranyihin. Diyaar noqda idinkuna. Insha'Allah

2
📢FURSAD SHAQO BANNAN – JIGJIGA Elite Electronics waxay u baahan yihiin qof Mobile & Laptop Maintenance Technician ah. 🔧 Sha
📢FURSAD SHAQO BANNAN – JIGJIGA Elite Electronics waxay u baahan yihiin qof Mobile & Laptop Maintenance Technician ah. 🔧 Shaqada: Dayactirka Mobile & Laptop-ka ⏰ Waqtiga: • 8:00 AM – 12:30 PM • 2:00 PM – 8:00 PM 💰 Mushahar: Waa heshiis. ✅ Shuruud: Khibrad shaqo. 📍 Goobta: Dabaqa cusub ee Almahdi, xaga laga raaco bajaajyada Qumadaha, Jigjiga. 📞 La xiriir: 0915437853
493
3
Boos waxa banaan Mobile iyo laptop maintenance, qofkii xirfadaa leh ha diyaar garoobo waxyar kadib ayaan xogtoo dhamaystiran idin soo dhigi insha allah.
504
4
Naftaada maal gali Mararka qaar lacagta aad haysato waxaad ku bixin kartaa wax maanta ku farxad gelin kara, laakiin isku day
Naftaada maal gali Mararka qaar lacagta aad haysato waxaad ku bixin kartaa wax maanta ku farxad gelin kara, laakiin isku day inaad naftaada ku maalgeliso. Sida inad xirfad barato, koorso qaadato, buug iibsato, English-kaaga kor uqaado, ama wax kale oo mustaqbalka kaa caawin kara baro. Wax walba oo aad maanta barato khasaaro ma aha. Maalin baa laga yaabaa inaad ku shaqaysato. Naftaada ha iloobin.
576
5
📢 FURSAD SHAQO BANNAN – KELAFO SOS Children’s Villages waxay raadinaysaa Consultant/Consultancy Team. 📍 Kelafo / Gode 💼 Co
📢 FURSAD SHAQO BANNAN – KELAFO SOS Children’s Villages waxay raadinaysaa Consultant/Consultancy Team. 📍 Kelafo / Gode 💼 Consultancy 🎓 MA/MSc – Economics, Sociology, Development Studies, Agricultural Economics ama field la xiriira 📋 5–7 sano khibrad evaluation/research ah 📅 Deadline: Oct 16, 2026 📧 https://ethiojobs.net/job/skLbYbXsZw-tor-for-conducting-kelafo-fcs-project-most-significant-change-terminal-evaluation-under-gode-location-programme
578
6
Booskan dhalinyarbadan baa wacday waxn idinla socodsinaya in mulkiilaha meheradu uu hada dhalinyar short list uqaatay. ee booskan saasu ku xidhanyahy sidaa ula socda waxn sugnaaba waa war farxad leh maamulku inoosoo sheego insha allah.
606
7
بدون متن...
628
8
📢 FURSAD SHAQO – SITTI GENERAL HOSPITAL Sitti General Hospital ee Biki, Sitti Zone, waxaa ka bannaan shaqooyin caafimaad: 👨
📢 FURSAD SHAQO – SITTI GENERAL HOSPITAL Sitti General Hospital ee Biki, Sitti Zone, waxaa ka bannaan shaqooyin caafimaad: 👨‍⚕️ Senior Radiologist – 1 qof 👨‍⚕️ General Practitioner (GP) – 5 qof 📍 Goobta: Biki Town, Somali Region 💰 GP: 19,464 Birr 💰 Radiologist: Mushaharka waa laga wada xaajoon karaa. 📄 Waxa loo baahan yahay: CV, shahaadooyinka waxbarashada iyo xirfadda, iyo professional license. 📞 Nambarka: 0910002769 ✅ Xaqiijin: Hadda ayaan isbitaalka wacay si aan u hubiyo warqaddan, waxayna ii xaqiijiyeen in fursaddu tahay mid sax ah, boosaskuna wali bannaan yihiin. Haddii aad shuruudaha buuxinayso, ha ka daahin inaad codsato.
680
9
📢 SHAQO JIGJIGA – Waxaa loo baahan yahay rag kaliya oo ka shaqeeya Rental Suit / Suit kiro ah. 📍 Goobta: Qabale 05, agagaar
📢 SHAQO JIGJIGA – Waxaa loo baahan yahay rag kaliya oo ka shaqeeya Rental Suit / Suit kiro ah. 📍 Goobta: Qabale 05, agagaarka Qabalaha ⏰ Waqtiga: 2:00 PM – 9:00 PM Shuruudaha: • Qof yaqaan Classic Outfit • Furfuran oo bulsho badan • Soo-dhaweyn fiican • Shaqada yaqaan • Ilaaliya waqtiga iyo shaqada 📞 La xiriir: 0915883736
717
10
Subax wangsan, Maalinkale iyo safarkeeni shaqo raadinta oo inoo sii socda.
Subax wangsan, Maalinkale iyo safarkeeni shaqo raadinta oo inoo sii socda.
737
11
📢 FURSAD SHAQO – JIGJIGA Danish Refugee Council (DRC) 💼 Finance & HR Officer 📍 Jigjiga 👤 1 qof | Full-time 📅 Deadline: 2
📢 FURSAD SHAQO – JIGJIGA Danish Refugee Council (DRC) 💼 Finance & HR Officer 📍 Jigjiga 👤 1 qof | Full-time 📅 Deadline: 20 Oct 2026 Shuruudaha: • 3+ sano khibrad Finance & HR • 🎓 Bachelor’s Degree: Accounting, Business Administration, Human Resources ama wax la xiriira • English fiican • Excel & Microsoft Office • Somali/Afaan Oromo waa faa’iido 📄 CV English ah (max 3 pages) + Cover Letter. 🔎 Ka codso https://ethiojobs.net/job/UsZYsplgHL-finance-hr-officer
773
12
بدون متن...
750
13
Diwaangalinti waxbarashada bilaashka ahayd ee xirfadaha laxidhiidha computer ka way buuxsantay wayna xidhantay tiradii loo baahnaa waa lahelay. Wad mahadsantihin
800
14
📢 FURSAD SHAQO JUGJIGA QUMADAHA 💼 Shaqadu waa Raysle Waxaa loo baahan yahay gabar shaqadan khibrad u leh oo hore uga soo sh
📢 FURSAD SHAQO JUGJIGA QUMADAHA 💼 Shaqadu waa Raysle Waxaa loo baahan yahay gabar shaqadan khibrad u leh oo hore uga soo shaqaysay. 🧹 Madax-dhaqis & nadaafadda goobta ⏰ Full Day: 6:30 subaxnimo – 8:30 fiidnimo 💰 Mushahar: 6,000 Birr 📍 Goobta: Qumadaha 📞 Xiriir: 0915144856
836
15
📢 fursad shaqo Jigjiga – QUMADAHA Waxaa loo baahan yahay gabdho shaqaale ah. 💰 Mushahar: 5,500 Birr bishii ⏰ Waqtiga shaqad
📢 fursad shaqo Jigjiga – QUMADAHA Waxaa loo baahan yahay gabdho shaqaale ah. 💰 Mushahar: 5,500 Birr bishii ⏰ Waqtiga shaqada: • 6:30 PM – 1:00 AM • 3:00 PM – 8:00 PM Shuruudaha: • Inay taqaan samaynta cabitaannada sida Papaya, Avocado & Mango 🥭🥑 • Nadaafadda meheradda • Qof soo-dhawayn leh oo dadka si wanaagsan ula macaamili karta • Waxaa mudnaan leh qof Qumadaha degan ama ku dhow. 📞 La xiriir: 0919085714
809
16
Booskan wali wuu banaanyahay qofkii buuxin kara. 📢 fursad Shaqo – Jigjiga Supermarket ku yaalla magaalada Jigjiga ayaa raadinaya Electrician. 🔧 Shuruudaha: - Ugu yaraan 2 sano oo khibrad ah - Waa inuu yahay Electrician xirfad leh - Waa inuu yaqaan dayactirka coffee machines iyo fridges - Qof Soomaali ah inuu noqdo khasab ma aha. 📍 Goobta: Supermarket ku yaalla Jigjiga 0944554311
804
17
Fursadan shaqona iga gudooma jigjiga ayy ka banaantahay.
Fursadan shaqona iga gudooma jigjiga ayy ka banaantahay.
827
18
Subax wangsan, saaka hadad sookacday adoo caafimad qaba alxmdullih dhe.
795
19
Naftaada Ka Badbaadi Balwaddaha xun Balwada xun waxay geysaa aduun kale safarkasna inta hore waxa ku wehelin doona kuwa adi k
Naftaada Ka Badbaadi Balwaddaha xun Balwada xun waxay geysaa aduun kale safarkasna inta hore waxa ku wehelin doona kuwa adi kaga soo horeeyay oo ay duufsatay balwada lakn iyaga wad kala lumaysa waxadna noqonaysa kaligaa markasay meel cidlo ah kugu heli doonta. waxaadna is odhan doonta sida dadka badankoodu yidhahdan, “Marban iska joojin doona.” Laakiin hal mar ayaa marar badan isu beddela doonta, ugu dambaynna waad la qabsanayn doonta noloshadan cusub. Lacagtaada, waqtigaaga ayay kolba mid qaadan doonta, noloshaadana si tartiib ah ayay u burburin doonta adigoon dareemayn. Haddii aad hadda ku jirto, ha quusan. Isku day inaad iska daysid, oo dadka wanaagsan lasaaxib, naftaadana waxyaabaha faa’iido leh ku mashquuli marwalba oo cibaadadana xooji xaga rabbina ulaabo. Waxwalba waa suurta gal. Waadna awoodo inad faraha ka qaado. Guul ban idin rajaynayaa
851
20
3 daa luuqadood gabdhi garanaysa Cv geeda ha udirto Email kaas ama number kaa hala xidhiidho.
3 daa luuqadood gabdhi garanaysa Cv geeda ha udirto Email kaas ama number kaa hala xidhiidho.
862