fa
Feedback
Dawasho Films🎥

Dawasho Films🎥

کانال بسته

نمایش بیشتر

📈 تحلیل کانال تلگرام Dawasho Films🎥

کانال Dawasho Films🎥 بازیگری فعال است. در حال حاضر جامعه شامل 33 185 مشترک است و جایگاه 8 814 را در دسته فیلم‌ها و رتبه 131 را در منطقه فنلندة دارد.

📊 شاخص‌های مخاطب و پویایی

از زمان ایجاد در невідомо، پروژه رشد سریعی داشته و 33 185 مشترک جذب کرده است.

بر اساس آخرین داده‌ها در تاریخ 10 ژوئن, 2026، کانال فعالیت پایداری دارد. در ۳۰ روز گذشته تغییر اعضا برابر -3 913 و در ۲۴ ساعت گذشته برابر -213 بوده و همچنان دسترسی گسترده‌ای حفظ شده است.

  • وضعیت تأیید: تأیید نشده
  • نرخ تعامل (ER): میانگین تعامل مخاطب 4.05% است و در ۲۴ ساعت نخست پس از انتشار، محتوا معمولاً 1.28% واکنش نسبت به کل مشترکان کسب می‌کند.
  • دسترسی پست‌ها: هر پست به طور میانگین 1 348 بازدید دریافت می‌کند. در اولین روز معمولاً 427 بازدید جمع‌آوری می‌شود.
  • واکنش‌ها و تعامل: مخاطبان به‌طور فعال حمایت می‌کنند؛ میانگین واکنش به هر پست 8 است.
  • علایق موضوعی: محتوا بر موضوعات کلیدی مانند soo, saara, cusub, flim, loveta تمرکز دارد.

📝 توضیح و سیاست محتوایی

توضیحی برای کانال ارائه نشده است.

به لطف به‌روزرسانی‌های پرتکرار (آخرین داده در تاریخ 11 ژوئن, 2026)، کانال همواره به‌روز و دارای دسترسی بالاست. تحلیل‌ها نشان می‌دهد مخاطبان به‌طور فعال با محتوا تعامل دارند و آن را به نقطه اثرگذاری مهم در دسته فیلم‌ها تبدیل کرده‌اند.

33 185
مشترکین
-21324 ساعت
-1 4737 روز
-3 91330 روز

در حال بارگیری داده...

کانال‌های مشابه
هیچ داده‌ای
مشکلی وجود دارد؟ لطفاً صفحه را تازه کنید یا با مدیر پشتیبانی ما تماس بگیرید.
اشارات ورودی و خروجی
---
---
---
---
---
---
جذب مشترکین
ژوئن '26
ژوئن '260
در 0 کانال‌ها
مه '26
+3 149
در 3 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '26
+6 391
در 2 کانال‌ها
Get PRO
مارس '26
+15 309
در 4 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '26
+13 880
در 1 کانال‌ها
تاریخ
رشد مشترکین
اشارات
کانال‌ها
11 ژوئن0
10 ژوئن0
09 ژوئن0
08 ژوئن0
07 ژوئن0
06 ژوئن0
05 ژوئن0
04 ژوئن0
03 ژوئن0
02 ژوئن0
01 ژوئن0
پست‌های کانال
Repost from N/a
#وكالة_شهادة: #عاجل: مقاتلو حركة الشباب المجاهدين يغيرون على قواعد عسكرية للقوات الإثيوبية والميليشيات الحكومية في مدينتي #جر
#وكالة_شهادة: #عاجل: مقاتلو حركة الشباب المجاهدين يغيرون على قواعد عسكرية للقوات الإثيوبية والميليشيات الحكومية في مدينتي #جربهاري و #بوردوبو وبلدة #زبيد بضاحية مدينة #أفجوي بولايتي #جذو و #شبيلي_السفلى جنوب #الصومال، ويكبدونهم خسائر. تابعونا على المنصات التالية: Substack: https://substack.com/@shahadanewsagency سيجنال https://signal.group/#CjQKINBzAhk6RgTi3h4aEB9XFM74Y8j2gzO3h6yfOOYWX_TZEhDXQzYz96aB8RHeK1kJgV_I ChirpWire: https://chirpwire.net/Shahadanewsagency

2
#الآن شاهد القسم 27 من سلسلة إصدارات توثق الحملة الإغاثية للمتضررين من الجفاف في الولايات الإسلامية، وخاصة في مدينة جلب بولاي
#الآن شاهد القسم 27 من سلسلة إصدارات توثق الحملة الإغاثية للمتضررين من الجفاف في الولايات الإسلامية، وخاصة في مدينة جلب بولاية جوبا الوسطى الإسلامية جنوب الصومال. HADDA DAAWO QAYBTA 27AAD MUUQAALO LAGU SOO BANDHIGAYO GURMADKA DADKA AY SAAMEEYEEN ABAARAHA EE KU NOOL MAGAALADA JILIB EE WILAAYADA ISLAAMIGA EE JUBBADA DHEXE. Halkaan Ka Daawo Muuqaalka Siina Faafi. https://t.me/Jjjjajjabbbabot Hadii Aad Facebook Joogtid Ka Daawo Linkiga Hoose. https://www.facebook.com/reel/4123221341309127 https://ok.ru/video/14723283749398 https://archive.gnews.to/s/bCMbRwMH6nwS75d https://substack.com/profile/517427601-kt-pro/note/c-274450708
50
3
#الآن شاهد القسم 27 من سلسلة إصدارات توثق الحملة الإغاثية للمتضررين من الجفاف في الولايات الإسلامية، وخاصة في مدينة جلب بولاي
#الآن شاهد القسم 27 من سلسلة إصدارات توثق الحملة الإغاثية للمتضررين من الجفاف في الولايات الإسلامية، وخاصة في مدينة جلب بولاية جوبا الوسطى الإسلامية جنوب الصومال. HADDA DAAWO QAYBTA 27AAD MUUQAALO LAGU SOO BANDHIGAYO GURMADKA DADKA AY SAAMEEYEEN ABAARAHA EE KU NOOL MAGAALADA JILIB EE WILAAYADA ISLAAMIGA EE JUBBADA DHEXE. Halkaan Ka Daawo Muuqaalka Siina Faafi. https://t.me/Jjjjajjabbbabot Hadii Aad Facebook Joogtid Ka Daawo Linkiga Hoose. https://www.facebook.com/reel/4123221341309127 https://ok.ru/video/14723283749398 https://archive.gnews.to/s/bCMbRwMH6nwS75d https://substack.com/profile/517427601-kt-pro/note/c-274450708
16
4
Muxuu Yahay Nidaamka Badalay Qaabka uu ku Socdo Dagaalka Ukraine?[WARBIXIN]
Muxuu Yahay Nidaamka Badalay Qaabka uu ku Socdo Dagaalka Ukraine?[WARBIXIN]
64
5
Dowladda Hindiya ayaa burburisay mid kamid ah masaajidda ku yaalla dalkeeda, iyadoo beegsatay dad Muslimiin ah oo muujiyay sh
Dowladda Hindiya ayaa burburisay mid kamid ah masaajidda ku yaalla dalkeeda, iyadoo beegsatay dad Muslimiin ah oo muujiyay shacaa'irta Diinta Islaamka, Xukuumadda Suudaan ayaa lagu eedeeyay iney duqeyn ku burburisay buundo muhiim ah oo ku taalla gobol katirsan dalkaas,Qodobadaasi iyo kuwo kale ku dhegeyso Xubinta Qalinka Saxaafadda ee ku baxda Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida.
73
6
Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida waa barnaamij maalinle ah oo ka baxa Idaacadda islaamiga ah ee Al-Furqaan, marka laga reebo maalinta Jimcaha, waxaana lagu soo gudbiyaa dhacdooyinka ka taagan Caalamka gaar ahaan Dunida Islaamka.
72
7
Baaritaan la sameeyay ayaa lagu ogaaday afduub iyo tacdiib dad Ciraaqiyiin ah loogu geystay dalka Liibiya.
Baaritaan la sameeyay ayaa lagu ogaaday afduub iyo tacdiib dad Ciraaqiyiin ah loogu geystay dalka Liibiya.
145
8
Xukuumadda Suudaan ayaa lagu eedeeyay iney duqeyn ku burburisay buundo muhiim ah oo ku taalla gobol katirsan dalkaas.
Xukuumadda Suudaan ayaa lagu eedeeyay iney duqeyn ku burburisay buundo muhiim ah oo ku taalla gobol katirsan dalkaas.
139
9
Mid kamid ah culimada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay kaalinta ay culimadu ku leedahay badbaadinta umadda Muslimka ah xilli dalka
Mid kamid ah culimada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay kaalinta ay culimadu ku leedahay badbaadinta umadda Muslimka ah xilli dalka lagu soo qaaday duullaan caqiido oo ay kaniisaduhu hogaaminayaan.
176
10
Maamulka la baxay Puntland ayaa kahor yimid qorshe ay DF ku dooneyso iney ciidan uga qorato degaanada uu ka arrimiyo.
Maamulka la baxay Puntland ayaa kahor yimid qorshe ay DF ku dooneyso iney ciidan uga qorato degaanada uu ka arrimiyo.
155
11
Dawooyin qiimo badan ku fadhiya ayaa ku dhacay bakhaarrada Dowladda Kenya taasoo khasaare ku ah Dalkaas.
Dawooyin qiimo badan ku fadhiya ayaa ku dhacay bakhaarrada Dowladda Kenya taasoo khasaare ku ah Dalkaas.
116
12
Cudurka Ebola ayaa wali saameyn ku haya Uganda iyadoo ciidamo ka socda dalkaas ay Soomaaliya ku sugan yihiin.
Cudurka Ebola ayaa wali saameyn ku haya Uganda iyadoo ciidamo ka socda dalkaas ay Soomaaliya ku sugan yihiin.
121
13
Dood xooggan ayaa ka taagan qorshe dhaqaale oo ay sameysay dowladda Kenya.
Dood xooggan ayaa ka taagan qorshe dhaqaale oo ay sameysay dowladda Kenya.
113
14
Dowladda Fedaraalka ayaa dib usoo celisay dhulboobkii ay ka wadday Muqdisho, iyadoo saakay burburin hor leh ka billowday xaaf
Dowladda Fedaraalka ayaa dib usoo celisay dhulboobkii ay ka wadday Muqdisho, iyadoo saakay burburin hor leh ka billowday xaafado hor leh oo ka tirsan caasimadda.
110
15
Maanta waa maalin Khamiis ah, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 24-12-1447 oo waafaqsan 11-06-2026, warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Ciise.
95
16
Dowladda Fedaraalka ayaa dib usoo celisay dhulboobkii ay ka wadday Muqdisho, iyadoo saakay burburin hor leh ka billowday xaaf
Dowladda Fedaraalka ayaa dib usoo celisay dhulboobkii ay ka wadday Muqdisho, iyadoo saakay burburin hor leh ka billowday xaafado hor leh oo ka tirsan caasimadda. Xukuumadda uu hogaamiyo Xasan Sheekh Maxamuud ee muddo xileedkeedu dhamaaday ayaa saakay dhulboob ka billowday xaafado dhowr ah oo ka tirsan degmada C/Casiis ee magaalada Muqdisho. Dadka shacabka ah ee dhulboobka lagu hayo ayaa iska caabin aan tabar badneyn kala horyimid ciidamada Booliska Dowladda Fedaraalka ee dhulka wada iyagoo adeegsaya dhagax ay ku tuurayaan, halka Boolikuna ay ugu jawaabayeen rasaas tiro beel ah. Xaafadaha ka tirsan degmada ee si gaar ah ay dhulboobka iyo duminta uga waddo Dowladda Fedaraalka ayaa kala ah Buulo Goley iyo Onodka.
112
17
Cudurka Ebola ayaa wali saameyn ku haya Uganda iyadoo ciidamo ka socda dalkaas ay Soomaaliya ku sugan yihiin. Inkastoo mas’uu
Cudurka Ebola ayaa wali saameyn ku haya Uganda iyadoo ciidamo ka socda dalkaas ay Soomaaliya ku sugan yihiin. Inkastoo mas’uuliyiinta Uganda ay sheegayaan in xaaladda Ebola ay soo hagaagayso isla markaana bukaanno badan ay ka bogsadeen cudurka, haddana saameynta dhaqaale, bulsho iyo midda caafimaad ee fayrasku ku yeeshay dalka ayaa weli si weyn loo dareemayaa. Madaxweyne Yoweri Museveni ayaa toddobaadkan sheegay in Uganda aysan diiwaangelin kiisas cusub muddo shan maalmood ah, taasoo uu ku tilmaamay calaamad muujinaysa in cudurka la xakameynayo. Si kastaba ha ahaatee, shacabka ku nool deegaannada xadka la leh Jamhuuriyadda Congo DRC ayaa cabasho ka muujiyay xayiraadaha socdaalka, xiritaanka suuqyo xuduudeed iyo hakadka ku yimid ganacsiga maalinlaha ah. Dowladda ayaa qaaday tallaabooyin adag oo ay ku jiraan karantiil, baaritaanno xuduudeed iyo xaddidaadyo lagu sameeyay isu socodka dadka si looga hortago faafitaanka cudurka.
92
18
Maamulka la baxay Puntland ayaa kahor yimid qorshe ay DF ku dooneyso iney ciidan uga qorato degaanada uu ka arrimiyo. Maamulk
Maamulka la baxay Puntland ayaa kahor yimid qorshe ay DF ku dooneyso iney ciidan uga qorato degaanada uu ka arrimiyo. Maamulka xaruntiisu tahay magaalada Garowe ayaa si rasmi ah uga hor yimid qorshe ay Dowladda Federaalka ku doonayso in ciidamo cusub looga qoro deegaannada Puntland, arrintaas oo sii muujinaysa khilaafka siyaasadeed iyo kan amni ee u dhexeeya labada dhinac. War-saxaafadeed kasoo baxay maamulka Saciid Dani ayaa lagu sheegay in maamulka uusan aqbali doonin in gudaha deegaannada uu ka arrimiyo laga fuliyo qorshayaal ciidan-qoris ah oo aan lagala tashan hay’adaha ku shaqada leh sida ay yiraahdeen. Mas’uuliyiinta Garowe ayaa ku dooday in amniga iyo maamulka ciidamada ka howlgala dhulkaas ay ka mid yihiin arrimaha ay sida gaarka ay iyaga masuulka uga yihiin. Puntland ayaa sidoo kale sheegtay in tallaabooyinka noocan ah ay sii adkayn karaan khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya Garowe iyo Muqdisho, xilli xiriirka labada dhinac uu muddooyinkii dambe wajahayay muranno la xiriira arrimaha dastuurka, do
105
19
Weeraro ayay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ku qaadeen, xerada askarta Xabashida Itoobiya ee degmada Garbahaarrey oo katirsan gobolka Gedo, iyo saldhigyada askarta Dowladda Fedaraalka ee degmooyinka Luuq iyo Buurdhuubo ee isla gobolkaas.
99
20
Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday, saldhigga askarta Dowladda Fedaraalka ay ku eelyihiin Buundada deegaanka Sabiid ee hoostaga degmada Afgooye oo katirsan gobolka Sh/hoose.
107