Dunida Plus ²⁴
رفتن به کانال در Telegram
Kanaalkan waa dhexdhexaad, mana taageerno dhinac gaar ah. Dhammaan wararka lagu daabaco kanaalkan waxaa loo soo gudbiyaa ujeeddo warbaahineed iyo xog-warran oo keliya. 💬 Fikradihiinna iyo talooyinkiinna mar walba waa la soo dhaweynayaa.
نمایش بیشتر4 817
مشترکین
اطلاعاتی وجود ندارد24 ساعت
-207 روز
-9930 روز
در حال بارگیری داده...
کانالهای مشابه
هیچ دادهای
مشکلی وجود دارد؟ لطفاً صفحه را تازه کنید یا با مدیر پشتیبانی ما تماس بگیرید.
ابر برچسبها
هیچ دادهای
مشکلی وجود دارد؟ لطفاً صفحه را تازه کنید یا با مدیر پشتیبانی ما تماس بگیرید.
اشارات ورودی و خروجی
---
---
---
---
---
---
جذب مشترکین
ژوئن '26
ژوئن '260
در 0 کانالها
مه '26
+1
در 0 کانالها
Get PRO
آوریل '26
+29
در 1 کانالها
Get PRO
مارس '26
+1 205
در 0 کانالها
Get PRO
فوریه '26
+448
در 1 کانالها
Get PRO
ژانویه '26
+176
در 0 کانالها
Get PRO
دسامبر '25
+459
در 1 کانالها
Get PRO
نوامبر '25
+1 125
در 1 کانالها
Get PRO
اکتبر '25
+130
در 1 کانالها
Get PRO
سپتامبر '25
+1 109
در 0 کانالها
Get PRO
اوت '25
+422
در 2 کانالها
Get PRO
ژوئیه '25
+185
در 1 کانالها
Get PRO
ژوئن '25
+549
در 0 کانالها
| تاریخ | رشد مشترکین | اشارات | کانالها | |
| 12 ژوئن | 0 | |||
| 11 ژوئن | 0 | |||
| 10 ژوئن | 0 | |||
| 09 ژوئن | 0 | |||
| 08 ژوئن | 0 | |||
| 07 ژوئن | 0 | |||
| 06 ژوئن | 0 | |||
| 05 ژوئن | 0 | |||
| 04 ژوئن | 0 | |||
| 03 ژوئن | 0 | |||
| 02 ژوئن | 0 | |||
| 01 ژوئن | 0 |
پستهای کانال
Dunida VIP Access 🌟 🇸🇴
"⚡️- Noqo qofka u horreeya ee ogaada wax kasta oo adduunka ka dhaca! Xogta dhabta ah isla daqiiqadda ku hel. Ha ka dib dhacin! 🌍✅
| 2 | 🔥 UPDATE CUSUB: AMUUSAANTII WAA SOO GABA-GABOWDAY! 🌍
Asxaabta DunidaPlus:
Aamusnaantii waa soo gaba-gabowday! Waxaan si rasmi ah u furnay Dunida VIP. Kani waa isbeddelka ugu weyn ee aan soo kordhinnay, waxaana halkan ku kala caddaan doona qofka sida dhabta ah noogu xiran iyo kan iska dhex jooga uun.
Waa maxay Dunida VIP?
Waa channel gaar ah oo aad xogta adduunka ku helayso isla daqiiqadda ay dhacdo. Noqo qofka ugu horreeya ee xaqiiqada ogaada! ⚡️
Siduu u shaqeeyaa?
✅ Waa Rukumo: Bil walba ayaad bixinaysaa qiimo jaban.
✅ Waa Automatic: Haddii aad lacagta bixiso waad joogaysaa, haddii aad bixin weydona nidaamka ayaa si toos ah kuu saaraya. ✅ | 0 |
| 3 | “Filo dhawaan" (On the way) | 0 |
| 4 | "E-books cusub yuusan idiin dhaafin! 📚Qaasatan gabdhaha, il gaar ah ku haya! 👸💎" | 0 |
| 5 | 🇺🇲🇮🇷❕Caawo kale, DunidaPlus waa la tabay… | 0 |
| 6 | 🇺🇲🇮🇷❕— Mareykanku wuxuu xiray marinka Hormuz. | 0 |
| 7 | 🇵🇰🇺🇸🇮🇷 — Maxay kula tahay adiga—mar haddii boorarkii la fujiyey ⁉️. | 0 |
| 8 | 🇮🇷🇺🇲❕— Tani waxay muujineysaa in wadaxaajoodyadii si rasmi ah u bilaaban karaan.
👉 wafdigii waa yimid Pakistan | 0 |
| 9 | 🇺🇸🇮🇷🇵🇰❕— Wafdiga Mareykanka ayaa la sheegay inuu gaaray Islamabad si ay u bilaabaan wadaxaajoodyo.
L
aakiin warbaahinta dowladda Iiraan waxay sheegtay in:
👉 wax wafdi Iiraani ah uusan u bixin Pakistan
👉 isla markaana Iiraan aysan wadaxaajoon doonin ilaa Israa’iil joojiso dhammaan duqeymaha iyo howlgalada ay ka wado Lubnaan.” | 0 |
| 10 | 🇺🇲🇮🇷❕— DEG-DEG-- Trump wuxuu si cad u sheegay in Iiraan heshiiska jebisay, sababtoo ah shidaalka si caadi ah uma socdo. | 0 |
| 11 | 🇮🇷⚡️ — “DEGDEG: Marinka Hormuz hadda waa la xiray,” — sida ay sheegtay Fars News Agency. | 0 |
| 12 | بدون متن... | 0 |
| 13 | 🇮🇷⚡️ — “DEGDEG: Iiraan ayaa dib u furtay marinka Hormuz.” | 0 |
| 14 | 🇨🇳🇵🇰🇮🇷:
Shiinaha 👉 door muhiim ah ayuu ka ciyaaray dhexdhexaadinta
Pakistan 👉 iyadaa keentay qorshaha xabbad-joojinta
Iiraan 👉 ugu dambayn way aqbashay (sida wararku sheegayaan)
Go’aanka:👉 waxaa ogolaaday hoggaanka sare | 0 |
| 15 | 🇺🇸🇮🇷❕— Wararkan waxaan qornay 1 saac iyo bar ka hor—DunidaPlus mar walba waa xogta ugu horeysa.” | 0 |
| 16 | 🇺🇲🇮🇱🇮🇷❕— Dagaalku wuxuu u egyahay inuu dhammaaday, heshiisna caawa ayaa la gaaray—Bariga Dhexe waxay u muuqataa mid nabad galay.” | 0 |
| 17 | 🇺🇲🇮🇷❕— DEG-DEG- Duqeymihii:
👉 waa la hakiyay caawa
Waxaa la sameeyay:
👉 xabbad-joojin 2 toddobaad ah. | 0 |
| 18 | 🇺🇲🇮🇷❕— Wararka cusub waxay muujinayaan rajo—heshiis ayaa laga yaabaa in la gaaro caawa. | 0 |
| 19 | 🇺🇲🇮🇷❕— Waxaa ka dhiman 3 saac iyo 19 daqiiqo waqtiga uu Trump qabsaday.” | 0 |
| 20 | 🇺🇲🇮🇷❕— “Diyaarado badan ayaa hadda heegan ku jira, iyadoo waqtiga uu Trump qabsaday uu sii dhowaanayo.”
👉 B-52
👉 B-2
👉 B-1 | 0 |
اکنون در دسترس! پژوهش تلگرام ۲۰۲۵ — مهمترین بینشهای سال 
