fa
Feedback
AI CRYPTO SOLUTIONS 📊📈📉

AI CRYPTO SOLUTIONS 📊📈📉

رفتن به کانال در Telegram

Si ad u hesho tabo join Ruqwest chanal 👇

نمایش بیشتر
1 128
مشترکین
اطلاعاتی وجود ندارد24 ساعت
+57 روز
+3730 روز

در حال بارگیری داده...

کانال‌های مشابه
هیچ داده‌ای
مشکلی وجود دارد؟ لطفاً صفحه را تازه کنید یا با مدیر پشتیبانی ما تماس بگیرید.
اشارات ورودی و خروجی
---
---
---
---
---
---
جذب مشترکین
سپتامبر '26
سپتامبر '26
+24
در 0 کانال‌ها
اوت '26
+47
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئیه '26
+80
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '26
+10
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مه '26
+28
در 0 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '26
+80
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مارس '26
+47
در 0 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '26
+11
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژانویه '26
+54
در 0 کانال‌ها
Get PRO
دسامبر '25
+304
در 1 کانال‌ها
Get PRO
نوامبر '25
+3
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اکتبر '25
+18
در 0 کانال‌ها
Get PRO
سپتامبر '25
+54
در 1 کانال‌ها
Get PRO
اوت '25
+12
در 1 کانال‌ها
Get PRO
ژوئیه '25
+13
در 1 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '25
+16
در 1 کانال‌ها
Get PRO
مه '25
+225
در 3 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '25
+514
در 2 کانال‌ها
تاریخ
رشد مشترکین
اشارات
کانال‌ها
15 سپتامبر+8
14 سپتامبر0
13 سپتامبر0
12 سپتامبر0
11 سپتامبر0
10 سپتامبر+3
09 سپتامبر+3
08 سپتامبر+3
07 سپتامبر0
06 سپتامبر+2
05 سپتامبر+1
04 سپتامبر0
03 سپتامبر+1
02 سپتامبر0
01 سپتامبر+3
پست‌های کانال
📣CLARITY Act wuxuu ku dhacay codbixintii procedural-ka ahayd ee Senate-ka, isagoo ku guuldarraystay inuu helo 60-ka cod ee loo baahnaa si sharciga loogu sii gudbo doodda Senate-ka.

2
🆕 🇺🇸 Mareykanka: Senate-ka oo u diyaar garoobaya cod muhiim ah oo ku saabsan Crypto Senate-ka Mareykanka ayaa galay marxal
🆕 🇺🇸 Mareykanka: Senate-ka oo u diyaar garoobaya cod muhiim ah oo ku saabsan Crypto Senate-ka Mareykanka ayaa galay marxalad muhiim ah oo ku saabsan CLARITY Act, oo ah sharci weyn oo loogu talagalay in lagu caddeeyo nidaamka iyo sharciyada lagu maamulayo suuqa cryptocurrency-ga Mareykanka. Senatorrada Dimuqraadiga ah ayaa kulamo gaar ah ka yeeshay sharcigan ka hor codka procedural-ka ee maanta, 15-ka September 2026. Warbixinta POLITICO waxay markii hore sheegtay in Chuck Schumer uu isugu yeeray xubnaha xisbigiisa si ay uga wada hadlaan mowqifkooda. Qodobada wali muranka ka taagan yahay waxaa ka mid ah xeerarka anshaxa ee saraakiisha dowladda, stablecoins iyo qaybo kale oo ka mid ah nidaaminta crypto. Si sharcigu ugu gudbo tallaabadan Senate-ka waxaa loo baahan yahay 60 cod, taasoo ka dhigaysa taageerada qaar ka mid ah Democrats-ka mid muhiim ah. Wararkii ugu dambeeyay waxay sidoo kale sheegayaan in Democrats-ku diyaarinayaan counterproposal, halka Republicans-ku ay soo bandhigeen qoraal cusub oo ay ku tilmaameen dalabkooda ugu dambeeya. Sidaas darteed, weli lama xaqiijin in CLARITY Act uu gudbi doono. Maxay crypto uga dhigan tahay? 📊 Haddii sharcigu horay u socdo, waxay noqon kartaa tallaabo weyn oo Mareykanka loogu sameynayo sharci cad oo ku saabsan digital assets. Laakiin codka maanta waa tallaabo procedural ah, mana aha in sharcigu maanta si toos ah sharci kama dambeys ah u noqonayo.
107
3
https://x.com/AliPer770/status/2098810521495425410
96
4
https://x.com/AliPer770/status/2098750152836071735
111
5
Mesha ugu fcn ka iibsan kartid 👇🏻 https://gmgn.ai/r/xm1N0UIV
Mesha ugu fcn ka iibsan kartid 👇🏻 https://gmgn.ai/r/xm1N0UIV
145
6
0x6a50F139F3eD4C9c7bDa0D067c5Ed09De1EEBbeA
0x6a50F139F3eD4C9c7bDa0D067c5Ed09De1EEBbeA
135
7
بدون متن...
0
8
بدون متن...
0
9
Morning 🌄 Qofkii xiiseynaya in uu ka trade gareyo GmGn https://gmgn.ai/r/xm1N0UIV Link rac waxa ku heleysaysa 10% qiimo dhimis fee ah
162
10
Inkastoo la ogen waqti saxda coin la soo lunch garen dono hadaba cawa 3:00 am habenimo ayay noqon kartaa
Inkastoo la ogen waqti saxda coin la soo lunch garen dono hadaba cawa 3:00 am habenimo ayay noqon kartaa
172
11
Xogta memecoin cusub laptop bari ayuu soo bixi dona waxana sameyn dona Hunter Biden ku dhisanan dono Blockchain base side ugu faideysan karta halke ka heli karta xogta ama coinka saxda ah 1. waa in aad follow dhahda Hunter Biden https://x.com/HunterBiden 2. in x aad la socotid waqti waliba Arlet saratid waxa la raba in aad iska ilaliso 3. https://x.com/Laptoptoken midkan asa follow dhahay in inta la soo dhigayo macqul waye waxa soo baxaxan kuwo badan magaca leh memecoin ah hadii waqti danbe arkto tokenka mel sare aday ha galin mar waliba janis kale ayuu bixina oo mel hose iman karaa memecoin waxaa alagayaba mel aad u sareyso in uu addo waxa soo galayan dad aad u badan whiles 🐋 Ah Fursada si xirfadeysam ugu fa,ideyso Guul
173
12
Hello Asxabta wax badan ayaan soo karkarinaya ila soco😳
201
13
🔴 Phishing waa khiyaano internet-ka ah oo qof ama website/token been-abuur ah uu isku dayo inuu kaa xado lacag, wallet, password, ama private key/seed phrase isagoo iska dhigaya wax la aamini karo. 📌 Tusaale: Qof ayaa kuu soo dira website been-abuur ah oo leh: “Connect your wallet to claim free crypto.” Haddii aad ku xirto wallet-ka ama aad bixiso xog xasaasi ah, waxaa laga yaabaa in lagu xado assets-kaaga. ⚠️ Mar walba hubi website-ka iyo link-ga ka hor intaadan gelin xog ama saxiixin transaction.
216
14
42. Token Snipe Snipe guud ahaan waa inaad token aad u cusub si aad u degdeg badan ugu gasho, badanaa launch-ka ama blocks-ka ugu horreeya. Ha isku khaldin Sniper wallet = wallet hore u iibsaday. Token Snipe feature = qalab/strategy loogu talagalay entry degdeg ah. 43. Volatility — Heerka uu qiimaha token-ku si degdeg ah kor iyo hoos ugu dhaqaaqo. → Volatility badan = risk iyo fursad badan 44. FDV (Fully Diluted Valuation) — guid ahan marketcap inta coins suuqa ku jirta iyo inta hadda ka din la soo sari doono qiimahooda tusale: 1B supply 500m suuqa ku jirto MC - 1m yahay 500m kale wali la soo sarin 1M -MC waxaa lisku dhaha FDV- 2M 45. Circulating Supply — Tirada token-yada hadda suuqa ku wareegaya Ma la heesto 46. Total Supply — Tirada token-yada hadda la sameeyay, marka laga reebo kuwa la burn-gareeyay. 47.Max Supply — Tirada ugu badan ee token-ka abid jiri kara wax danbe la soo sari donin Lakiin waxaa jira coins Qarkood Max supply aan lahen sida ETH. 48. Price Impact — Inta order-kaaga uu qiimaha token-ka beddelayo. → Liquidity yar = price impact badan. 49. Buy Pressure — Xoogga dadka wax iibsanaya ayaa baddan marka loo eego dadka iska iibinaya. 50. Sell Pressure — Xoogga dadka iska iibinaya ayaa badan marka loo eego dadka iibsanaya. 51. Buy/Sell Ratio — Isbarbardhigga buys-ka iyo sells-ka. 52. DCA (Dollar-Cost Averaging) — Inaad lacagta qaybo u kala qaybiso oo aad token-ka marar kala duwan iibsato ama ku darto 53. Take Profit (TP) — Heerka aad faa'iidada ku xirayso oo aad iibinayso. 54. Stop Loss (SL) — Heerka aad khasaaraha ku joojinayso adigoo iibinaya. 55. Rug Pull — Project/developers oo liquidity ama lacagta project-ka ka qaata kadibna investors-ka ka taga. 56. Liquidity Lock — Liquidity-ga oo lagu xiro contract muddo cayiman si aan si fudud looga saarin. 57. Pair — Labada asset ee la isku kala iibsado, sida ETH/TOKEN. 58. DEX — Decentralized Exchange, sida Uniswap ama PancakeSwap. 59. CEX — Centralized Exchange, sida Binance ama Coinbase. 60. MEV — Faa'iido laga sameeyo iyadoo laga faa'iideysanayo sida transactions-ku ugu jiraan blockchain-ka. 61. Arbitrage — Token meel qiimo jaban looga iibsado kadibna meel kale qiimo sare loogu iibiyo. 62. Liquidity Drain — Marka liquidity-ga pool-ka si weyn loo saaro. 63. Tokenomics — Sida token-ka loo qaybiyay- supply, allocation, emissions, vesting iwm. 64. Vesting — Token loo qorsheeyay inuu si tartiib tartiib ah suuqa ugu furmo muddo cayiman. 65. Unlock — Token hore u xirnaa oo hadda suuqa loo sii daayay. 66. Airdrop — Token bilaash ah oo project-ku siiyo users/wallets si uu u dhiirrigeliyo ama u qaybiyo token-ka. 67. Migration — Token ama liquidity oo laga raro contract/network hore loona wareejiyo mid cusub. 68. Mint — Sameynta token-yo cusub iyadoo smart contract-ku oggol yahay. 69. Contract Tax — Fee lagu daro buy ama sell transaction-ka token-ka. 70. Anti-Snipe — Mechanism loogu talagalay inuu xaddido bots-ka si degdegga ah u snipe-gareeya token cusub. 71. RIo Waa Return on Investment; boqolkiiba inta investment-kaagu koray/hoos u dhacay $100 → $200 = +100% ROI 72. Drawdown Hoos u dhaca portfolio/trading account-ka peak-giisii tusale: $10K → $7K = 30% drawdown Asxabta wixii ka dhiman community ila waddag mahadsanid 💯💡
240
15
27. 1m%, 5m%, 1h% Sawirkaaga column settings-ka: 1m% 5m% 1h% waa price change: 1 minute, 5 minutes, 1 hour Tusaale: 1m = +5%,5m = +30% 1h = +200% waxay kuu sheegaysaa momentum xooggan, laakiin sidoo kale waxaa laga yaabaa inaad aad u soo daatay. 28. P1 / P2 / P3 Kuwani waa Trading Presets. Waxaad samayn kartaa: P1 = strategy A P2 = strategy B P3 = strategy C Tusaale ahaan: P1 → normal trades P2 → fast launches P3 → high volatility Mid kasta wuxuu yeelan karaa slippage/fee settings kala duwan. 29. Slippage Midkan waa inaad si fiican u fahantaa. Slippage tolerance farqiga ugu badan ee aad oggolaanayso execution-ka. Tusaale: Waxaad filaysaa inaad hesho: 100,000 tokens. Slippage = 20%. in transaction-ku weli success noqon karo haddii actual tokens received-ku ku jiraan tolerance-kaas; haddii execution-ku ka baxo xadka, transaction-ku wuu fail-gareyn karaa. ⚠️ 20% slippage ≠ wuxuu kaa qaaday 20% fee. Waa maximum execution tolerance. fee-ga caadiga ah waxaa fcn inuu yahay 1% transaction kasta Max =10% 30. Auto Slippage Haddii Auto shidan yahay, system-ku wuxuu isku dayayaa inuu slippage-ka ku qiyaaso xaaladda market-ka. Auto ayuu ku talinayaa xaaladaha caadiga ah, halka manual loo isticmaalo marka trader-ku ogyahay sababta uu xad gaar ah u dhigayo. 31. Gas Gas = network fee. Lacagtaas waa blockchain validators/network ayaa loogu baahan yahay transaction execution. Ethereum-type chains, gas waxaa badanaa lagu cabbiraa Gwei. waxay xaqiijinaysaa ETH chains inay Gwei u isticmaalaan gas unit. 32. Gwei Gwei waa unit yar oo ETH ah. 1 ETH = 1,000,000,000 Gwei. Sida cents iyo dollars oo kale laakiin scale aad uga yar. 33. Boost Priority / Priority Fee Priority Fee = lacag dheeraad ah oo transaction-kaaga mudnaan siinaysa. Network congestion ama token launch aad u degdeg badan Fee hoose → transaction-kaagu wuu daahi karaa. Fee sare → fursad fiican oo processing degdeg ah, laakiin kharash badan. 34.
173
16
Tusaale: Supply = 1B tokens Insiders = 25% Taasi waxay mudan tahay baaritaan weyn. insider ratio marka uu sareeyo, concern-ku wuu kordhaa. 14. Snipers 🎯 Sniper = wallet iibsaday blocks-kii ugu horreeyay ka dib markii trading-ku furmay. Tusaale: Token launch → Block 1 Block 2 → sniper buys Block 3 → sniper buys Block 10 → public traders Snipers waxay heli karaan entry aad uga hooseeya traders-ka dambe. Haddii snipers ay supply badan haystaan, waxay awood u yeelan karaan in ay profit weyn suuqa kaga baxaan. 15. Bundlers Midkan ayaa inta badan dadka cusub wareeriya. Bundled Tx Wallet = transaction ka mid ah bundle ay transactions/wallets badan isla block-ka uga wada shaqeeyeen. Memecoin launches, bundling waxay mudan tahay in si gaar ah loo baaro sababtoo ah distribution-ka muuqda mararka qaar wuxuu ka duwanaan karaa economic control-ka dhabta ah. Markaa waxaad rabtaa inaad fahanto xiriirka wallets-ka, ma aha inaad tirada holders oo keliya eegto. 16. Smart Money 🧠💰 Smart Money waxa ku qeexyaa: Wallet who often earns money. Macnaha: Wallet taariikh ahaan trades faa'iido leh samaysay oo algorithm/labels-ku sidaas u aqoonsaday. Haddii Smart Money wallet token gasho, waa signal aad baaritaan ku bilaabi karto. Laakiin ma aha: Smart Money buy→ anigana Buy. ❌ Waxaad wali eegaysaa token-ka laftiisa. 17. KOL KOL = Key Opinion Leader. waxay KOL label-ka ku qeexdaa qof/wallet leh X account ku xiran GMGN ama platforms ka kale isla markaana verified ka ah X. Waxay noqon karaan influencers/traders/public accounts. Laakiin: KOL BUY ≠ guaranteed pump. 18. Whale 🐋 Whale = wallet hanti badan leh. wallet icons-keeda waxay si fudud ugu qeexdaa “Rich Wallet.” Whale activity waa useful signal, laakiin whale-ku sidoo kale wuu khaldami karaa. 19. Fresh Wallet Fresh Wallet = wallet cusub Newly created wallet Haddii token cusub ay si isku mar ah u iibsadaan fresh wallets badan oo funding isku dhow leh, arrintaas waa inaad sii baartaa. 20. Honeypot 🍯 Tani waa mid ka mid ah kuwa ugu muhiimsan. Honeypot guud ahaan waa token/contract kuu oggolaan kara inaad buy samayso laakiin sell-ku xaddidan ama aan suurtagal kuu noqon. ☑ Exclude Honeypot Waxay ka dhigan tahay: Token-yada platforms ka u flag-gareyso honeypot ha iibsan 21. Blacklist — laba nooc Waxaa jira laba fikradood oo aad kala fahanto. Contract Blacklist Token contract-ku wuxuu awood u leeyahay inuu wallets blacklist gareeyo. Blacklist = No → safer signal Sababtoo ah project-ku ma laha awooddaas lagu tilmaamay. waxay ka digaysaa in haddii wallet blacklist ku jiro, sell-ka token-ka la xannibi karo. Waxaa ku jira: Dev | CA | Funding | Keyword | Website 22. CA Contract Address. Waa address-ka gaarka ah ee token contract-ka. Markaad token hubinayso, magaca keliya ha ku raadin. Scammer wuxuu samayn karaa coins badan isku magac ah isagoo token kale ah. CA ayaa kaa caawinaysa inaad xaqiijiso contract-ka saxda ah. 23. Renounced Renounced Ownership waxay guud ahaan ka dhigan tahay owner privileges qaarkood in creator-ku ka tanaasulay, iyadoo ku xiran sida contract-ka loo dhisay. Laakiin: Renounced ≠ rug impossible. Distribution, liquidity, hidden contract behavior iyo wallets wali waa in la baaro. 24. Locked Locked liquidity/tokens = assets muddo lagu xannibay smart contract/locker. Tani way ka duwan tahay: Burned → access si joogto ah loo baabi'iyey. Locked → waxaa laga yaabaa inay leeyihiin unlock date/conditions. 25. Socials at least 1 social Waxay ka dhigan tahay inaad rabto token leh ugu yaraan social link. Waxaa kaloo jira: Original Socials Update Social waxa jira xitaa icons muujinaya Twitter/X, website, Telegram iyo DEXScreener social updates. Social jira ≠ legitimate. Fake website iyo fake X account waa la samayn karaa. 26. Price Price = qiimaha hal token hadda Tusaale: $0.000012 Price yar macnaheedu ma aha token cheap yahay Tani waa qalad caadi ah Waxaad eegaysaa Market Cap, ma aha tirada zeros-ka price-ka oo keliya.
122
17
Sharxad ku saabsan Ereyda crypto lagu Mar waliba 1. Age Age = da'da token-ka/pair-ka Tusaale: 20s → 20 seconds 5m → 5 minutes 2h → 2 hours Marka aad new tokens trading samaynayso, Age ayaa kuu sheegaysa sida token-ku u cusub yahay. Token 30 seconds jira iyo token 10 saacadood jira isku risk ma aha. 2. MC — Market Cap Tani aad bay muhiim u tahay. MC = Market Capitalization Waxay qiyaasaysaa qiimaha suuqa ee token-ka iyadoo lagu salaynayo price iyo supply-ga lagu xisaabtamayo. Tusaale: MC = $50K waxay ka dhigan tahay market capitalization-ku qiyaastii uu yahay $50,000. Marka MC uu yahayq $10K → $20K = 2x $20K → $100K = 5x $100K → $1M = 10x Laakiin MC yar = upside badan iyo risk aad u badan. 3. ATH MC ATH = All-Time High ATH MC = Market Cap-kii ugu sarreeyay ee token-ku gaaray. Tusaale: Current MC = $100K ATH MC = $1M Waxay kuu sheegaysaa in token-ku hore $1M u gaaray laakiin hadda $100K joogo. Taasi waxay ka dhigan tahay inuu qiyaastii 90% ka hooseeyo meshiisa hore 4. Liq — Liquidity Tani waa lacagta/depth-ka pool-ka kaa caawinaya inaad token-ka buy iyo sell samayn karto. Tusaale ahaan: MC = $500K Liquidity = $100K guud ahaan waxay leedahay trading depth ka wanaagsan token: MC = $500K Liquidity = $3K Liquidity aad u yar waxay keeni kartaa- Price Impact sare → Slippage sare → Sell adag → volatility aad u weyn. 5. Vol — Volume Volume -wadarta qiimaha trading-ka dhacay muddada la cabbirayo. Tusaale: 1h Volume = $200K waxay ka dhigan tahay qiyaastii $200K worth of trading activity ayaa dhacay saacaddaas 24h Volume = $2M buy iyo sell ka dhacay token ka Midas ayaa valume ah. 6. TXs TXs = Transactions Tusaale- 1h TXs = 1,500 waxay kuu sheegaysaa tirada transactions-ka lagu diiwaangeliyey muddadaas TXs badan waxay tilmaami karaan activity badan. Laakiin⚠️ TXs badan ≠ buyers badan. Hal bot/wallet ayaa transactions badan samayn kara. 7. Holders Holders - tirada wallets-ka token-ka haya ama dadka Tusaale; 50 holders → aad u yar 1,000 holders → distribution ka ballaaran Laakiin tani keligeed token wanaagsan kama dhigeyso. Sababta? Dev wuxuu abuuri karaa wallets badan ama tokens ayaa wallets loogu diri karaa si holder count-ku u ekaado mid weyn. Sidaas darteed waxaa muhiim noqonaya in aad iska hubiso 8. Top 10 Holders Tani waxay ku tusaysaa inta supply-ga ay haystaan 10-ka holder ee ugu waaweyn. Tusaale Top 10 = 15% vs Top 10 = 80% Labadaas risk isku mid ma aha. Haddii dhowr wallets ay supply badan haystaan, waxay leeyihiin awood ay sell weyn ku sameeyaan Laakiin 30% ma aha wx fiican oo token-ka safe ka dhigaya. 9. DEV / Dev Holding DEV - Developer / Token Creator Dev Holding wuxuu kuu sheegayaa inta supply-ga creator-ku wali hayo. Tusaale: Dev holding: 1% vs 30% 30% waa concentration aad u weyn oo mudan baaritaan. 10. Dev Sell All Waxay tilmaamaysaa xaalad uu developer-ku ka iibiyey dhammaan holdings-kiisa la aqoonsaday. Laakiin tani labo siyaabood ayaa loo fasiri karaa. Waxaa laga yaabaa inuu project-ka ka baxay. Ama waxaa laga yaabaa in supply-ga hore wallets kale loo wareejiyey. Sidaas darteed: Dev Sell All ≠ automatically safe. 11. Dev Burnt Burn = Gubid tokens loo diray meel aan dib looga isticmaali karin. Marka kuu tuso Dev Burnt, waxaad eegaysaa activity la xiriirta token holdings-ka creator-ka ee la burn gareeyey. Laakiin tan ha isku khaldin LP Burnt 12. Burnt / LP Burn Tani aad bay muhiim u tahay. Liquidity Provider tokens ayaa mararka qaar la burn-gareeyaa si project owner-ku uusan liquidity-gaas si fudud uga saari karin pool-ka. Burnt 100%100 → project-ku ma withdraw gareyn karo liquidity pool kaas iyadoo loo marayo LP tokens-ka la burn gareeyey Laakiin LP Burned ≠ token 100% safe. Contract-ka ama distribution-ka waxaa jiri kara risks kale. 13. Insiders Midkan si gaar ah u baro. waxay Insider ku qeexaysaa wallets token haysta iyagoo aan caadi ahaan iibsan ka dib markii trading-ku furmay tani waxay mararka qaar tilmaami kartaa creator holdings oo wallets badan loo qaybiyey, inkastoo legitimate airdrops ay sidoo kale noqon karto
148
18
Juma Mubarak
166
19
Asc Asxapta Waxa ogaysiis u diraya dhaman asxabta u bahan cawinad iyo sarifba waxa ogatan in Whatsapp Namberka 615894200 Usan shaqeyn donin 24 hours soo adan Fadlan Halkan Whatsapp 613894200 la soo xiriir Hadii u bahan tahay cawinad ama in lacag lagu sarifo Fadlan gar,sii Asxabtada mahadsanid
276
20
Welcome Available UPDATE SARIFKA LACAGAHA CRYPTO USDT,USDC,USDG RATE 0.7% Manimum 100 Maximum 10k Fursadani iyo suuqa Fursad kala ah 10 minutes kaliya ayay furan tahay
363