fa
Feedback
Xidig Agency 📱🎞

Xidig Agency 📱🎞

رفتن به کانال در Telegram

Video editing 🎞 Content creator 🎥 Graphic designer 🖥️ Flim maker 🎬

نمایش بیشتر
2 264
مشترکین
+224 ساعت
+97 روز
-2230 روز
آرشیو پست ها
Day 7/30 – Afro Daari & Pizza 🍕✨ Maalinta 7-aad ee challenge-kayga 30 Maalmood, 30 Motion Graphics. Maanta waxaan soo bandhigayaa motion graphic aan u sameeyay Afro Daari & Pizza. Naqshaddan waxay diiradda saartay soo bandhigista cuntada si muuqaal casri ah oo soo jiidasho leh. Ujeeddadaydu waa inaan sii horumariyo xirfadahayga motion design anigoo maalin kasta abuura mashruuc cusub. #Day7 #30DaysChallenge #AfroDaariAndPizza #MotionGraphic

Promte sida loo sameyo video maka soo diyaariya 😍😘
Promte sida loo sameyo video maka soo diyaariya 😍😘

Jumca mubaarak dhamaantiin saaxiibayaal
Jumca mubaarak dhamaantiin saaxiibayaal

Day 6/30 – Amtel 📡✨ Maalinta 6-aad ee challenge-kayga 30 Maalmood, 30 Motion Graphics. Maanta waxaan soo bandhigayaa motion graphic aan u sameeyay Amtel. Naqshaddan waxay diiradda saartay isgaarsiinta casriga ah iyo muuqaal nadiif ah oo soo jiidasho leh. Maalin kasta waxaan sii wadaa inaan horumariyo xirfadahayga motion design iyo hal-abuurka. #Day6 #30DaysChallenge #Amtel #MotionGraphic #MotionDesign

"66 sano oo xorriyo ah! Waxaan u hambalyeynayaa dhamaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan. Ha noolaato Soomaaliy
"66 sano oo xorriyo ah! Waxaan u hambalyeynayaa dhamaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan. Ha noolaato Soomaaliya."

"Hambalyo 26-ka Juun! Maalinta xorriyadda iyo dhalashada qarankeenna. Guul iyo gobanimo waligeed."
"Hambalyo 26-ka Juun! Maalinta xorriyadda iyo dhalashada qarankeenna. Guul iyo gobanimo waligeed."

Day 5/30 – Dahab Plus 💳✨ Maalinta 5-aad ee challenge-kayga 30 Maalmood, 30 Motion Graphics. Maanta waxaan soo bandhigayaa motion graphic aan u sameeyay Dahab Plus. Naqshaddan waxay muujinaysaa fudaydka iyo xawaaraha adeegyada lacag dirista iyo maamulka maaliyadda ee Dahab Plus. Ujeeddadaydu waa inaan maalin kasta abuuro motion graphic cusub oo aan ku kobciyo xirfadahayga design-ka iyo animation-ka. #Day5 #30DaysChallenge #DahabPlus #MotionGraphic #MotionDesign #GraphicDesign #Animation #CreativeChallenge #TikTokDesign #DailyDesign #SomaliaDesigners 🚀🎬

Ku soo dhawoow Xidig Agency! Waxaan bixinnaa adeegyo casri ah oo suuq-geyn dijitaal ah, maamulka baraha bulshada, iyo kobcint
Ku soo dhawoow Xidig Agency! Waxaan bixinnaa adeegyo casri ah oo suuq-geyn dijitaal ah, maamulka baraha bulshada, iyo kobcinta ganacsigaaga online-ka. 📌 Fadlan Follow noo saar si aad ula socoto: ✅ Talooyin suuq-geyn ✅ Adeegyadeenna cusub ✅ Fursado ganacsi ✅ Xog iyo aqoon waxtar leh https://www.facebook.com/share/1Dykbzqbkx/ 👉 Follow & Share

Day 4/30 – Waafi App 📲✨ Maalinta 4-aad ee challenge-kayga 30 Maalmood, 30 Motion Graphics. Maanta waxaan soo bandhigayaa motion graphic aan u sameeyay Waafi App. Naqshaddan waxay diiradda saartay fududeynta adeegyada lacag-bixinta dijitaalka ah, xawaaladaha, iyo adeegyada maaliyadeed ee uu bixiyo Waafi. Ujeeddadaydu waa inaan isku daro motion-ka iyo design-ka si aan u abuuro muuqaal soo jiidasho leh oo gudbiya farriinta astaanta. La soco maalmaha soo socda si aad u aragto motion graphics kale oo cusub. 🚀 #Day4 #30DaysChallenge #Waafi #WaafiApp #MotionGraphics #MotionDesign #GraphicDesign #Animation #CreativeChallenge #TikTokDesign #DigitalDesign #SomaliaDesigners #DailyChallenge

Ganacsade, kordhi iibka ganacsigaaga! 🚀 Ku xayeysii ganacsigaaga muuqaalo xayeysiis oo tayo sare leh, kuwaas oo soo jiita macaamiil badan kana caawiya kororka iibka. 📞 Haddii aad rabto muuqaal xayeysiis oo xirfad leh, nagala soo xiriir lambarka shaashadda ka muuqda. #xidig_agency #xidig_motion #motiongraphics #digitalmarketing #videomarketing #businessgrowth #advertising #marketing #socialmedia #facebookmarketing #viral #reels

“Hambalyo ardayda 8-aad ee dhammeystay Imtixaanka Dowladda. Alle ha idinka dhigo kuwa ku guulaysta natiijooyin farxad iyo mus
“Hambalyo ardayda 8-aad ee dhammeystay Imtixaanka Dowladda. Alle ha idinka dhigo kuwa ku guulaysta natiijooyin farxad iyo mustaqbal wanaagsan idiin horseeda. Aamiin.” #xidig_agency #motion #graphic_desing

Waxan aan kaa codsaneyna in aad i noo soo follow gareyso page si aan u wadda gaarno halka aan heegsaneyno mahadsanidiin dhama
Waxan aan kaa codsaneyna in aad i noo soo follow gareyso page si aan u wadda gaarno halka aan heegsaneyno mahadsanidiin dhamaantiin ❤️❤️ https://www.facebook.com/share/1Dykbzqbkx/

Day 2/30 – Somtel 📱✨ Maalinta 2-aad ee challenge-kayga 30 Maalmood, 30 Motion Graphics. Maanta waxaan soo bandhigayaa motion graphic aan u sameeyay Somtel. Ujeeddadu waa inaan maalin kasta abuuro motion graphic cusub oo aan ku horumariyo xirfadaha design-ka iyo animation-ka. Challenge-kan wuxuu ii yahay tababar joogto ah iyo fursad aan ku muujiyo hal-abuurkayga. Fikirkaaga iga dhiibo! 🚀 #xidig_agency #xidig_creativity #motion_graphic #motion

Day 1/30 🔥 Waxaan bilaabay challenge-ka 30 Maalmood, 30 Motion Desing. Maalin kasta waxaan samayn doonaa motion Desing cusub oo loogu talagalay mid ka mid ah 30 shirkadood oo aan soo xushay. Ujeedadu waa horumar joogto ah, hal-abuur badan, iyo kobcinta xirfadaha motion design-ka. 🚀 #Xidig_agencys #Xidig_motion #Desiner

30 Maalmood, 30 Motion Posters Challenge 🚀 Waxaan bilaabay challenge cusub oo aan ku samaynayo 30 maalmood gudahood 30 motion desing . Maalin kasta waxaan soo bandhigi doonaa hal motion desing. oo aan u naqshadeeyey shirkad ka mid ah 30 shirkadood oo aan hore u soo xushay. Ujeeddadaydu waa inaan horumariyo xirfadaha motion design-ka, hal-abuurka, iyo joogtaynta shaqada maalinlaha ah. Challenge-kan wuxuu ii noqonayaa fursad aan ku tijaabiyo fikrado cusub, qaabab kala duwan, iyo farsamooyin cusub oo animation ah. La soco safarkan 30-ka maalmood ah, waxaana rajeynayaa inaad aragto horumarka iyo hal-abuurka muuqaal kasta. 🎬✨

Waan ku garab taaganahy Garsoore "Omar Cartan" #Xidig_Agency
Waan ku garab taaganahy Garsoore "Omar Cartan" #Xidig_Agency

Waan ku garab taaganahy Garsoore "Omar Cartan"
Waan ku garab taaganahy Garsoore "Omar Cartan"

Ciid wanaagsan dhamaan asxaabta aan ku midowney hormarinta naftoda iyo xirfadooda ❤️😍
+4
Ciid wanaagsan dhamaan asxaabta aan ku midowney hormarinta naftoda iyo xirfadooda ❤️😍

Simple animation 😁👍

Hanbalyo dhamaan ummadda soomaliyeed gaar ahaan kuwa ku shaqeya xirfadaha multi media sanadkan kiisa kle bash bash iyo barwaq
Hanbalyo dhamaan ummadda soomaliyeed gaar ahaan kuwa ku shaqeya xirfadaha multi media sanadkan kiisa kle bash bash iyo barwaqo ilahey ha i nagu gaatsiiyo ✍❤️ #Xidig_Agency