Hormar Team
رفتن به کانال در Telegram
Kooxda HORMAR TEAM waxay kaa caawin kartaa in uu channelkaaga u kobco sida ugu dhaqsiyaha badan📌 👉 @Qeybta_Caawinta
نمایش بیشتر432
مشترکین
اطلاعاتی وجود ندارد24 ساعت
اطلاعاتی وجود ندارد7 روز
اطلاعاتی وجود ندارد30 روز
در حال بارگیری داده...
کانالهای مشابه
ابر برچسبها
هیچ دادهای
مشکلی وجود دارد؟ لطفاً صفحه را تازه کنید یا با مدیر پشتیبانی ما تماس بگیرید.
اشارات ورودی و خروجی
---
---
---
---
---
---
جذب مشترکین
اوت '25
اوت '25
+1
در 0 کانالها
ژوئیه '250
در 0 کانالها
Get PRO
ژوئن '250
در 2 کانالها
Get PRO
مه '250
در 0 کانالها
Get PRO
آوریل '250
در 0 کانالها
Get PRO
مارس '250
در 0 کانالها
Get PRO
فوریه '250
در 0 کانالها
Get PRO
ژانویه '250
در 0 کانالها
Get PRO
دسامبر '24
+14
در 0 کانالها
Get PRO
نوامبر '24
+54
در 0 کانالها
Get PRO
اکتبر '24
+112
در 0 کانالها
Get PRO
سپتامبر '24
+25
در 0 کانالها
Get PRO
اوت '24
+235
در 0 کانالها
پستهای کانال
OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS
Wᴀᴀ ɪᴅɪɴ sᴀʟʟᴀᴀᴍᴀʏ ᴡᴀʟᴀᴀʟᴀʜᴀ Qᴀʟʙɪɢᴀ ♥😇
𝐈𝐧𝐭𝐚𝐬 𝐤𝐚𝐝𝐢𝐛 𝐌𝐚 𝐇𝐚𝐲𝐬𝐚𝐭𝐚𝐚 1k 𝐪𝐨𝐟 𝐚𝐦𝐚 𝐒𝐮𝐛𝐬𝐜𝐫𝐢𝐛𝐞 𝐎𝐨 𝐌𝐚 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐚𝐲𝐬𝐚𝐚 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗮𝗹𝗸𝗲𝗲𝗻𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗪𝗮𝗹𝗮𝗮𝘀𝗵𝗲𝗲𝗻𝗮 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝘄𝗮𝘅 𝘂𝘀𝗼𝗼 𝗴𝘂𝗱𝗯𝗶𝘆𝗼𝗼𝘄 𝐢𝐧 𝐮𝐮 𝐜𝐡𝐚𝐧𝐧𝐞𝐥𝐤𝐚𝐚𝐠𝐮 𝐬𝐢𝐝𝐚 𝐮𝐠𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐤𝐡𝐬𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐮 𝐤𝐨𝐛𝐜𝐨 .
𝐉𝐚𝐰𝐚𝐚𝐛𝐭𝐚𝐚𝐝𝐮 𝐡𝐚𝐝𝐝𝐚𝐲 𝐭𝐚𝐡ay
𝗞𝗼𝗼𝘅𝗱𝗮 HORMAR TEAM 𝘄𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗾𝗮𝗮𝗱𝗮𝗻𝗮𝘆𝘀𝗮𝗮 2025, 𝗖𝗵𝗮𝗻𝗻𝗲𝗹𝗼 𝗰𝘂𝘀𝘂𝗯 𝗸𝘂𝘄𝗮𝗮𝘀 𝗼𝗼 𝗺𝘂𝗱𝗱𝗼 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘂𝘀𝗼𝗼 𝗵𝗲𝗲𝗴𝗻𝗮𝗮 𝗶𝗻 𝗮𝘆 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗼𝗼𝗱𝗮 𝘄𝗮𝘅 𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗴𝘂𝗱𝗯𝗶𝘆𝗮𝗮𝗻, 𝘄𝗮𝘅 𝘆𝗮𝗮𝗯𝗮𝗵𝗮𝗮𝘀 𝗼𝗼 𝗶𝘆𝗮𝗴𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮𝗯𝗮 𝘄𝗮𝘅 𝘁𝗮𝗿 𝘂𝗹𝗲𝗵 𝗼𝗼 𝗮𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻 𝗶𝘆𝗼 𝗔𝗮𝗸𝗵𝗶𝗿𝗮𝗯𝗮 𝗮𝗻𝗳𝗮𝗰𝗮𝘆𝗮, ✨
𝗤𝗮𝗹𝗯𝗶𝗴𝗮 𝗸𝗮𝗮 𝗼𝗴𝘀𝗶𝗶𝗻𝗶 𝘀𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝗮𝗹𝗮 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝗮𝗿𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗼𝗼𝗻𝗸𝗮 𝗵𝗼𝗼𝘀 𝗸𝗮 𝗺𝘂𝘂𝗾𝗱𝗮. ☟
👇👇👇👇
@Qeybta_Caawinta
𝐌𝐚𝐡𝐚𝐝 𝐬𝐚𝐧𝐢𝐝𝐢𝐢𝐧 😍
| 2 | ♡ Kusoodhawaaw koxda ♡
{ HORMAR Team }
𝗦𝗛𝗔𝗥𝗨𝗨𝗗𝗔𝗛𝗔 𝗞𝗔𝗠𝗜𝗗 𝗡𝗢𝗤𝗢𝗦𝗛𝗔𝗗𝗔
1:Iɴᴀᴀᴅ ʜᴀʏsᴀᴛᴏ ᴜɢᴜ ʏᴀʀᴀᴀɴ 1k sᴜʙsᴄʀɪʙᴇʀs Ama Follows
2:Iɴᴀᴀᴅ ᴅᴀᴀᴄᴀᴅ ᴜᴛᴀʜᴀʏ ᴋᴏᴏxᴅᴀ
3:Iɴᴀᴀᴅᴀɴ ᴋᴀ ᴍᴀǫɴᴀᴀɴ ᴋᴀʀɪɴ ᴋᴀɴᴀᴀʟᴋᴀɢᴀ ɪɴ ᴋᴀ ʙᴀᴅᴀɴ mudo bil ah.
4:Iɴᴀᴀᴅ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪn ᴡᴀx ᴅɪɪɴᴛᴇᴇɴᴀ ɪʏᴏ ᴅʜᴀǫᴀɴᴋᴇᴇɴᴀʙᴀ ʟɪᴅ ᴋᴜ ᴀʜᴇʏɴ.
5:Iɴᴀᴀᴅᴀɴ ᴡᴀx ᴘᴏsᴛ ᴀʜ ᴋᴀ ᴅᴀʙᴀ ᴋᴇᴇɴɪɴ ʟɪɴᴋɪʏᴀᴅᴀ ᴍᴜᴅᴏ 24 sᴀᴄᴀᴀᴅᴏᴏᴅ ᴀʜ una dhiganta hal maalin.
6:Iɴᴀᴀᴅᴀɴ ᴛɪʀᴛɪʀɪ ᴋᴀʀɪɴ ʟɪɴᴋʏᴀᴅᴀ ʟᴀsᴏᴏ ᴅʜɪɢᴏ ᴋᴀɴᴀᴀʟᴋᴀɢᴀ ᴍᴜᴅᴏ ʟᴀʙᴏ ᴍᴀᴀʟᴍᴏᴏᴅ ᴀʜ ᴀᴍᴀ 48sᴀᴀᴄᴀᴅᴏᴏᴅ.
7: Iɴᴀᴀᴅ ɪʟᴀᴀʟɪsᴏ ᴅʜᴀᴍᴀᴀɴ sʜᴜʀᴜᴜᴅᴀʜᴀ ʜᴀʟᴋᴀɴ ᴋᴜ ǫᴏʀᴀɴ.
8:Hadii aad Shuruudaha mid kamid ah aad jabiso micnaheeda waxey ku dhigantahay inaad shuruudaha oo dhan jabisey taasi micnaheeduna waxey tahay inaad teamka iskaga baxdey oo aadan rabin
9:Iɴᴀᴀᴅ ᴋᴀɴᴀᴀʟᴋᴀɢᴀ ᴀᴅᴍɪɴ ᴋᴀ ᴅʜɪɢᴛᴏ ɢᴜᴅᴏᴏᴍɪʏᴀʜᴀ ᴋᴏᴏxᴅᴀ
👉 @Qeybta_Caawinta
Hadii aad sharuudahaas aad buuxisay laxariir Godoomiyaha kooxda
👇👇👇👇
@Qeybta_Caawinta
MAHADSANIDIIN | 164 |
| 3 | ♤ OGEYSIIS OGEYSIIS MUHIIM AH ♤
Asc dhamaan Ardayda Soomaliyee,Salan kadib Kooxda S.S.E Waxey idinla Socod Siineysaa Sanad Dugsiyeedkan Cusub ee 2024-2025.
Inaan Qaadan doono Dhamaan Fasalada hoose✅️
‼️F.g Dhamaan Wax waliba Aan Bixineyno waa lacag la'aan
🔴 Fasalka 8aad 👉https://t.me/Fasalka_8aad
🔴 Fasalka F/1👉https://t.me/Class_form_one
🔴 Fasalka F/2👉https://t.me/Class_form_two
🔴 Fasalka F/3👉https://t.me/Fasalka_Form_three
🔴 Fasalka F/4👉https://t.me/Class_form_four
Waxyaabaha Aad baran doontaan waxaa kamid ah
1️⃣- Imtixaano Joogto ah free✔️
2️⃣- Dhamaan Maadoyinka oo Su,aal iyo Jawaabo PDF ah oo free ah✔️
3️⃣-Muraajicoyin Joogto ah oo free ah ✔️
4️⃣-Talooyin Kusaabsan imtixanada✔️
🔴Kubiir Groupka Ciwaankena saxda ah🔴
👇👇👇👇👇👇👇
https://t.me/StudentsSomaliaExam
❗️Dhamaan Ardayda Ah Fasaladaas waxaan idi heynaa Fursadii ugu weyneed Aadna waxbadan kafaa,idi doontaan insha'Allah Kafaa,iideysta
Wabilaahi Towfiiq | 104 |
| 4 | ……………….Wargelin Muhiim ah………..
Agaasinka Waxbarashada Waxa uu ku wargelinayaa dhammaan ardeyda ka qabta Cabashada Natiijadi Imtixaanki la shaaciyey Sanad dugsiyeedkaan 2023/2024, in ay buuxiyaan Ningaxa hoose ee Galka Cabashada Imtixaanka, iyaga oo ku imaanaya Xarunta Agaasinka ee Degmada Xamarweyne sida ay ugu kala qoron yihiin Jadwalka Guddoonada.
F:G: Looma adeegayo Ardeygi soo gudbiyaa Guddoon uusan hoos tagin dugsiga uu dhigto.
Guji Ningaxaan hoose, si aad u soo gudbisid Cabashadaada.
https://forms.gle/e1XkjGyG7XMNfXHt8 | 151 |
| 5 | 📢F.g Dhamaan Ardayda ubaahan caawinaad dhanka ID CARKA ah waa diyaar,waxaana idin rajeynaa guul dhamaantiina insha'Allah Team 8aad
Caawinad
Ciwaanka hoose laxariir
👇👇👇👇👇
@Ustaad_Naasir
@Ustaad_Naasir
@Ustaad_Naasir
MAHADSANIDIIN | 231 |
| 6 | Si aad u ogaato natiijadaada, Fadlan Linkigan ku dhufo kadibna gali Roll-Numberkaaga.
👇👇👇👇👇👇👇👇👇
https://banadir.exams.so/natiijada_ardayga_list.php?q=(RollNumber~equals~B2400771) | 212 |
| 7 | Kooxda S.S.E Waxey Hambaliyada Lawadageysaa Dhamaan Ardayda soomaaliyeed gaar ahaan Ardayda 8aad 2023-2024 congratulations 🎊
Waxaana rajeynayaa inaad Dadaalkiina Halkaas kasii wadi doontaa safarkiina waxbarashada insha'Allah Mar waliba guul idin rajeynayaa | 175 |
| 8 | Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir. AWGB waxa uu Bulshada Soomaaliyeed la wadaagayaa in la shaacin doono natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, Axad, 18-ka Agoosto, 2024.
Nasiib Wacan.
Kubiir lingigaas hoose
👇👇👇👇👇👇
https://t.me/StudentsSomaliaExam | 177 |
| 9 | liiska kaalimaha hore ee natiijada imtixaanka Fasalka 12-aad. HAMPALIYO 👏
Kubiir lingigaas hoose
👇👇👇👇👇👇👇
https://t.me/StudentsSomaliaExam | 188 |
| 10 | 📢Asc dhamaan Ardayda 8aad, waxaad joogtaan waqtigii aad sugeyseen
Aadna rajeyneyseen inaad soogaartan,waxyar kaliya ayaa idin dhiman,dhamaan Ardayda 8aad Sanad Dugsiyeedka 2023-2024.
Waxaan idin rajeynayaa guul iyo Natiijo qurxoon Aad kufaraxdaan dhamaantiina,wixii cusubna waan isla wadaagi doonaa oo soobaxa insha'Allah .
F.g Group ka isha kuhaaya
Alle Ha,idin siiyo Natiijadii fiican Aad Sugeyseen dhamaantiina 🤲
Kubiir lingigaas hoose
👇👇👇👇👇👇
https://t.me/StudentsSomaliaExam
WABILAAHI TOWFIIQ | 249 |
| 11 | https://t.me/Class_form_one | 227 |
| 12 | 📚Fursad Waxbarasho oo free ah 📚
Marabtaa barashada koorsooyinka soo socda:
1 Luqada English oo bilow ah 📕
2 Luqada Carabiga oo bilow📘
3 Barashada Computer-ka oo bilow ah 📙
🔊 Kuliyada Weyn ee Waxtar Academy,waxey qabaneysaa hada Arday cusub,kafaa'iideyso Hadaba.
📌 F.g Ardayda Laqaadan doono waa Tiro go'an yaan lagaa buuxin hadab is diwaan gali.
Iska diwaan gali
Ciwaanka hoose
📥📥📥📥📥📥
👇👇👇👇👇👇
https://t.me/Waxtar_Academy
Walbilaahi Towfiiq | 522 |
| 13 | 📚Fursad Waxbarasho oo free ah📚
Marabtaa barashada luqada English oo bilow ah, hadaba waxaan qaadaneynaa fasal cusub is diwaan galiduna wey bilaabatay.
F.g Tirada Ardayda laqaadan doono wey kooban tahay kafaa,iideso.
Hadaba iska diwaan gali
ciwaanka hoose
👇👇👇👇👇👇
https://t.me/Waxtar_Academy | 460 |
| 14 | Marabtaa barashada luqada Carabiga oo bilow ah, hadaba waxaan qaadaneynaa fasal cusub is diwaan galiduna wey bilaabatay.
F.g Tirada Ardayda laqaadan doono wey kooban tahay kafaa,iideso.
Hadaba iska diwaan gali
ciwaanka hoose
👇👇👇👇👇👇
https://t.me/Waxtar_Academy | 471 |
| 15 | BOOK IS BAR ENGLISH MACALIN LA'AAN
LAXARII CIWAANKA HOOSE
👇👇👇👇👇
https://t.me/som_pdf | 459 |
| 16 | Asc Team 8aad imtixaanka dowlada 2023-2024 gaar ahaan Ardayda koonfur galbeed, Murajicada iyo wixii qish ah ba waan soodhigi doonaa,intaasna sher siidhaha Arday badan ayaa jiraan aan ogeyn
Labada garuubka waa kuwaan lingiyadooda sher udhaha sey ey waxdaban uga faa,iidaan insha,Allah
Group 1aad
👇👇👇👇
https://t.me/Fasalka_8aad
Group 2aad
👇👇👇👇
https://t.me/Class_8aad
Waxaan idin rajeynayaa guul insha,Allah | 480 |
| 17 | Xafiiska imtixaanaadka Wasaaradda Waxbarashadda Dowladda Koonfur Galbeed wuxuu shaacinayaa Jadwalka imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad, Sanad Dugsiyeedka 2023/2024.
Sidaad ula socoto murajicada iyo wixii qish ah kubiir garuubka hoose
👇👇👇👇👇👇👇👇
https://t.me/fasalka8aadKGS | 439 |
| 18 | Warka cusub ee wazarada waxarashada halkaan kadaawo
👇👇👇
https://www.facebook.com/share/v/thCV3ayLed6AMjW8/?mibextid=lX2PRl | 441 |
| 19 | Ardayga f4 ee kamaqnaa ID Carka waxaad Kala xariiri kartaan
lambarkan
👇👇👇👇
0615000661
Fadlan Uraadiya intuu dhowyahay hala caawiyo Ardaygaas | 380 |
| 20 | Ardaygaas f4 ah ID Carkiisa ayaa kalumay,waxaan kacod saneynaa dhamaan cidii Aragtay ama hada kadib arki doonta hakasoo wacaan lambarka ugu qoran
Walaalkiina Caawiya oo laraadiyaa hadaadan arkin fadlan Ardayda kale usheer garee mahadsanidiin | 396 |
