cookie

ما از کوکی‌ها برای بهبود تجربه مرور شما استفاده می‌کنیم. با کلیک کردن بر روی «پذیرش همه»، شما با استفاده از کوکی‌ها موافقت می‌کنید.

avatar

Warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan

Halkaan waa Telegram-ka warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan oo aad kala socon kartaan warar iyo warbixinno xul ah

نمایش بیشتر
فنلندة2 957زبان مشخص نشده استدین و مذهبی72 065
پست‌های تبلیغاتی
967
مشترکین
-1024 ساعت
+947 روز
+52230 روز

در حال بارگیری داده...

معدل نمو المشتركين

در حال بارگیری داده...

Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso. Caawa waa habeennimo Axad ah oo ay taariikhda hijrigu ku beegan tahay 24-12-1445 oo waafaqsan 29-06-2024, Dhuuxa waxaa soo jeedinaya C/Samad C/laahi.
نمایش همه...
Dhuuxa Wareysiyada 29 06 2024.mp348.52 MB
7👍 3👏 3
Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida waa barnaamij maalinle ah oo ka baxa Idaacadda islaamiga ah ee Al-Furqaan, marka laga reebo maalinta Jimcaha, waxaana lagu soo gudbiyaa dhacdooyinka ka taagan caalamka gaar ahaan dunida Islaamka.
نمایش همه...
War Habeen 29 09 2024.mp317.88 MB
👍 7
08:31
Video unavailable
Dhegeyso: Qeybta 10-aad Xubinta Dariiqa Hormarka & Guusha, oo aad kaga bogateen mowduucyo kala duwan oo muhiim u ah nolosha qofka Muslimka ah, waana qeybtii udambeysay.
نمایش همه...
10.mp425.41 MB
6👎 1
Maanta waa Sabti, Taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 23-12-1445 oo ku beegan 29-06-2024,Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Haashim C/Naasir.
نمایش همه...
War Duhur 29 06 2024.mp322.98 MB
4
Maanta waa Sabti, Taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 23-12-1445 oo ku beegan 29-06-2024,Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Haashim C/Naasir.
نمایش همه...
War Subax 29 06 2024.mp315.35 MB
12
Aqoon iyo Ogaal waa barnaamij todobaadle ah oo aan kusoo gudbino macluumaad iyo xogo muhiim ah oo ku saleysan Diinta Islaamka, Caafimaadka, Juqraafiyadda iyo arimo kale, waxaana maalin kasta oo Jicmo ah aad kala socon kartaan idaacadda islaamiga ee Al-Furqaan.
نمایش همه...
Barnaamijka Aqoon Iyo Ogaal.mp378.98 MB
15👍 1👎 1
Maanta waa Jimco,Taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 22-12-1445 oo ku beegan 28-06-2024, Barnaamijka Tarbiyada Caruurta waxaa soo jeedinayo Mahad Cubeyd.
نمایش همه...
Barnaamijka Tarbiyada Caruurta 28 06 2024.mp325.79 MB
👍 10
Maanta waa Jimco, Taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 22-12-1445 oo ku beegan 28-06-2024,Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Ciise.
نمایش همه...
War Duhur 28 06 2024.mp311.05 MB
10
Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo maanta lagu falanqeeyay wararkii ugu dambeeyay ee la xariira damaca Itoobiya ee badda Soomaaliya.
نمایش همه...
Diiradda Jimcaha 28-06-2024.mp330.84 MB
👍 9 4
یک طرح متفاوت انتخاب کنید

طرح فعلی شما تنها برای 5 کانال تجزیه و تحلیل را مجاز می کند. برای بیشتر، لطفا یک طرح دیگر انتخاب کنید.