fa
Feedback
EISSA Abdalla

EISSA Abdalla

رفتن به کانال در Telegram

Salaamu calaykum magacayga Waa eissa abdalla kani waa chanelkayga Waxaan so dhigaa waxayabaha loo bahado Marka la joogo video editing Kuwaas oo dhalintaa badana ay raadiyaaj Waxaana ahay muqaal sameeye ama video editor

نمایش بیشتر
7 547
مشترکین
-224 ساعت
-167 روز
-10030 روز
آرشیو پست ها
Yow çaawa iyo muqaal cusub oo muhiim ah diyaar Malo yahy Waa muqaal anfacay qofkasta Raba inuu mar un YouTube lacag kasameeyo

Asxaapta linkiga hoose kaliya gaarsiya 100 like waa iga codsi maqayadan hala ii shido https://www.facebook.com/share/p/18k26N
Asxaapta linkiga hoose kaliya gaarsiya 100 like waa iga codsi maqayadan hala ii shido https://www.facebook.com/share/p/18k26NJhRS/ Asxaaptada u share garay haday macquul tahy mahadsanidiin guys

Saaxibayalow postingan liketa iigu sharfa https://www.facebook.com/share/p/168y4nddtk/ Waa shirkad aan hada aasaasay oo agenc
Saaxibayalow postingan liketa iigu sharfa https://www.facebook.com/share/p/168y4nddtk/ Waa shirkad aan hada aasaasay oo agency ah Marka iigu taageera likte Mahadsanidiin Arintii course kana ma iloowin idinka sharuuda so buuxin waayay lkn diyaar wye bila shuruud goordhaw idinla so wadaagaya

Maxaa ma idin jeediyee😂 Hala shido mesha
Maxaa ma idin jeediyee😂 Hala shido mesha

Asxaapta maanta sharuud wataa Posterkaan hada so dhigay Facebook page kayaga waa agency aan aniga Leyahy Marka hadaa 2 maalmo
Asxaapta maanta sharuud wataa Posterkaan hada so dhigay Facebook page kayaga waa agency aan aniga Leyahy Marka hadaa 2 maalmood gudahooda ku gaarsiisaan 500 like Wlhi waxaan idin so dhigi donaa course graphic design ADOBE illustrator oo free ah Wknaa 22 cashar Ka faaidaysta mudada haday dhaafto poster kale ku tartamaysaa Dhan iga tahy ee likte iyo follow isbadal aan ka dareemo Wkana linkiga https://www.facebook.com/share/p/my27MeXqEaM4Ua1M/ FG: Like ta Hala Soo saaro linkiga ee ma ahna posterkaan telegram aan so dhigay

Linkigaaan waxaa ku jiro in ka badan 100+ sounds effects Kuwaas oo u adeegsan karto muqaladaada Ogow sounds effectska waa waxa kaliya ee qurux muqaalkaaga [ Halkaan kala dag]⬇️ https://drive.google.com/drive/folders/1DnWkvRtiPw8JohRL8IPAZutcJ1HA8qPt Likta ku sharfa postigaan SI aan uso badiyo waxyabaha loo adeegsado video editing 🤗🫡🙌💗

Course maaraynta waqtiga Iyo hormarinta nafta Badal oo hormari naftaada Sanadkaan cusub 2025 Oo qaado course kaan maaraynta w
Course maaraynta waqtiga Iyo hormarinta nafta Badal oo hormari naftaada Sanadkaan cusub 2025 Oo qaado course kaan maaraynta waqtiga Instagram https://www.instagram.com/masoow6?igsh=MWY0ZWwxaWZvbTlldQ== Telegram +252612971555 WhatsApp +252612971555

Ugu danbeen wkanaa muqaalka aad wada sugayseen Muqaalkaan wuu ku anfaca hadaa rabto inaa kuso biirto YouTube Waa muqaal ku sa
Ugu danbeen wkanaa muqaalka aad wada sugayseen Muqaalkaan wuu ku anfaca hadaa rabto inaa kuso biirto YouTube Waa muqaal ku saabsan waxayabaha an ka fahmay 5 Sano ee aan ku jiray YouTube iyo sida aan ku garay 10k subscribe https://youtu.be/Fm-0XtqZ_yQ?si=d_jc-1VRAjg7q8J9 https://youtu.be/Fm-0XtqZ_yQ?si=d_jc-1VRAjg7q8J9

Waa maxay portfolio Ugu danbeen muqaalka hada ayaan so dhigay Muqaalkaan waxa uu ka saacidaysaa inaa hesho macmiil joogto ah
Waa maxay portfolio Ugu danbeen muqaalka hada ayaan so dhigay Muqaalkaan waxa uu ka saacidaysaa inaa hesho macmiil joogto ah Marka la joogo xirfada video editing iyo graphic designer Marka waa muqaal muhiim ku ah hadaa tahay video editing iyo graphic designer Halkaan ka daawo https://vm.tiktok.com/ZMkR6bA9r/ https://vm.tiktok.com/ZMkR6bA9r/ https://vm.tiktok.com/ZMkR6bA9r/ https://vm.tiktok.com/ZMkR6bA9r/ Postigaan liketa ku sharfa mahadsanidiin guys❤️🔥

Diyaar malooyahy muqaalka bari aan so dhigi rabno TikTok Waa muqaal ku saabsan qaabka video editing ugu shaqeaysan lahayd Ama
Diyaar malooyahy muqaalka bari aan so dhigi rabno TikTok Waa muqaal ku saabsan qaabka video editing ugu shaqeaysan lahayd Ama aad u heli lahayd macmiil u shaqeayso like ta ku sharfa postigaan❤️👍

Muqaal cusub Soo daawo hadaa ku dhibaantahay qaabka loohagajiyo codka

Stock footage oo muqaalo free ah wye Halaga faaidaysto Wax copyright ah malahan Like ta nagu tageer ai aan uso badino

+3

+5

+2