EISSA Abdalla
رفتن به کانال در Telegram
Salaamu calaykum magacayga Waa eissa abdalla kani waa chanelkayga Waxaan so dhigaa waxayabaha loo bahado Marka la joogo video editing Kuwaas oo dhalintaa badana ay raadiyaaj Waxaana ahay muqaal sameeye ama video editor
نمایش بیشتر6 861
مشترکین
-724 ساعت
-337 روز
-16430 روز
آرشیو پست ها
6 861
Waxaan hada dhameeyay muqaalkii aad wada sugayseen inshallah caawa lasodhigaa xiliyada maqribadii oo kale
6 861
Saxiibayaal ciwaankii hore wuu iga baxay marka midkaan lee aan is kala socono mahadsanid
6 861
ugu dambayn wakanaa muqaalkii aad wada sugayseen
https://youtu.be/h8D_OvTeMPk https://youtu.be/h8D_OvTeMPk
6 861
Asxaapta waan idin salaamay
Salaam kadib waxaa Baryahan dhan aan ka maqnaa YouTube kayga oo aan wax muqaal so galin midaasna waan ka cudur daranaa mashquul shaqo ku jiray
Waxa hada editing kiisa dhax ii maraayo muqaal muhiim ah kaas oo ku saabsan muhiimada sounds effects ka ama sounds design ka
Goordhawna waan so dhigi donaa
Waxaa Jira dad ku dhiban sounds effects ka muqaalkaan waa muqaalkiina
Sidee u aragtaa muqaalkaan fariintaada waa ino muhiim
6 861
Generate this image in [.....] style"
Ka dooro qaababka hoos ku qoran midka aad rabto:
1. Pixar
2. Simpsons
3. 3D Balloon
4. Muppet
5. Scooby-Doo
6. Minecraft
7. Lego
8. Ben 10
9. Ghibli
FG: meesha banaan ee prompt kowaad waxaa galisaa stylka aad rabto oo kor ku qoran yacnii kuwa numberska leh
6 861
Sawiradaan dhawaan bahaha bulshada qabsaday qaabka loo sameeyo bari so dhigi rabaa TikTok gayga
6 861
Generate this image in [.....] style"
Ka dooro qaababka hoos ku qoran midka aad rabto:
1. Pixar
2. Simpsons
3. 3D Balloon
4. Muppet
5. Scooby-Doo
6. Minecraft
7. Lego
8. Ben 10
9. Ghibli
FG: meesha banaan ee prompt kowaad waxaa galisaa stylka aad rabto oo kor ku qoran yacnii kuwa numberska leh
6 861
Mala iga dareemaa in aan muqaalkaan madaxa u bixiyaya 😂 @coachmaryama
https://youtu.be/T4rn4Vxh32I?si=05lSiVlKK46-_X-3
6 861
Saaxibayal hadya xushmad jirto cimaamada ha laygu tuuro
https://www.facebook.com/share/p/164jsgp5Xa/
6 861
6 861
Asxaapta macalikayga wye from Eissa Abdalla halao qoro waa iga codsi caawa kaliya ku quuro 5k subscribe waa sameen kartaan
6 861
https://youtu.be/Df9Ne5PJixc?si=uJg95LlXAYCXtRWg
Muqaalkaan waxaad ku baranaysaa Besic after affects
6 861
Linkigaaan waxaa ku jiro in ka badan 100+ sounds effects
Kuwaas oo u adeegsan karto muqaladaada
Ogow sounds effectska waa waxa kaliya ee qurux muqaalkaaga
[ Halkaan kala dag]⬇️
https://drive.google.com/drive/folders/1DnWkvRtiPw8JohRL8IPAZutcJ1HA8qPt
Likta ku sharfa postigaan SI aan uso badiyo waxyabaha loo adeegsado video editing
6 861
Afur wanagsan
Waxaa hada so baxay Documentary || short flim
Ee waayihii muqdisho
Halkaan kaso daawo
https://youtu.be/Ts-a0WdkFcQ?si=_ExokFFb4Kuosdj3
https://youtu.be/Ts-a0WdkFcQ?si=_ExokFFb4Kuosdj3
6 861
Alxm wareer badan kadib wan dhamayay Short flimka ama documentary ku saabsan wayihii muqdisho
Waa muqaal aan hagajintiisa ku jiray 2 maalin
Caawa waan dhamayay bari bacdul afur so galinaa inshallah
Ma idinku jiraa dad xiiseeya Documentary ama short flimska
