fa
Feedback
EISSA Abdalla

EISSA Abdalla

رفتن به کانال در Telegram

Salaamu calaykum magacayga Waa eissa abdalla kani waa chanelkayga Waxaan so dhigaa waxayabaha loo bahado Marka la joogo video editing Kuwaas oo dhalintaa badana ay raadiyaaj Waxaana ahay muqaal sameeye ama video editor

نمایش بیشتر
7 579
مشترکین
-1024 ساعت
-237 روز
-10430 روز
آرشیو پست ها
Only ciyaal Xamar lee luqadaan ku hadli karo https://www.facebook.com/share/p/17Ew3oBPPi/ Postigan kor haloo qaado asxabta like iyo comment ha idinka arko Comentiga kuso qor adna luqada u taqaano

Wakana muqaalka wada sugayseen sxbayaal Waa muqaal runtii cajiib ah Xagaan hose ka daawo https://youtu.be/C6vRZzxeEvQ?si=QoUv
Wakana muqaalka wada sugayseen sxbayaal Waa muqaal runtii cajiib ah Xagaan hose ka daawo https://youtu.be/C6vRZzxeEvQ?si=QoUvRKcyUaf-dsMg https://youtu.be/C6vRZzxeEvQ?si=QoUvRKcyUaf-dsMg

Xoogaa kadib iyo muqaal cusub iyo YouTube ka inshallah YouTube Isha halagu haayo Barayahan odayga wuu ka caajisay meesha igu
Xoogaa kadib iyo muqaal cusub iyo YouTube ka inshallah YouTube Isha halagu haayo Barayahan odayga wuu ka caajisay meesha igu qaata😂

Waxana hada sameyay Facebook page Coverka iyo profileka waan u hagajiyay Waxaan so dhigay Hal post Sido kale Facebook ugu yar
Waxana hada sameyay Facebook page Coverka iyo profileka waan u hagajiyay Waxaan so dhigay Hal post Sido kale Facebook ugu yaran Hal qof ku xiran hada Waxaan rabaa in 2 beri soo socota pagekaan lagu gaarisyo kudhawaad 2k followers postiga hada yaalana igu yaraan 200 like lasaraa Hadii ay taas dhacdl waxaan si free ku siin donaa 100 qof ugu horeey course video editing iyo waxyabaha uu udeegsan lahaa muqaalkiisa oo Google drive 2GB ah Hadaba hala shaqaysto wax aan ka arko hada waa 2 beri Telegram kaan hada waxa ku xirana kudhawaad 8k 2k qof waxba ma,ahan https://www.facebook.com/share/18soH3bGFf/ https://www.facebook.com/share/18soH3bGFf/ https://www.facebook.com/share/18soH3bGFf/

Midkee u codeeseen Igu qataa dadka si kale ayay u arkayaan isdhahy profile ka😂
Anonymous voting

Asxaabta barayahan YouTube ka cilada UGA haysatay dhanka monetization ka alxm hada inta ugu badan waan xaliyay Waxan rabaa in
Asxaabta barayahan YouTube ka cilada UGA haysatay dhanka monetization ka alxm hada inta ugu badan waan xaliyay Waxan rabaa inaan YouTubeka aan hada uso jeedsado update aan kusameeyo profile ka iyo bannerka Hada labadaan profile so diyariyay ku codee midka aan sadanaayo dhanka boll's ka hoose midka codeen bato saranaa inshallah Igu qataa yaah labada waan ku wareeray noh 😂

Asxaabta kujira saacada multimedia gaar ahaan Video editing Graphic design Waxan inoosameyay group aan ku kala faaidaysano iskuma qiimayno waxybaha aan sameynaya Waa group sharuucdkisa ay adagatahy gacantana ku hayaan admins badan oo aan aniga lamid ahay Qofkii so dhigaa waxaybaha ka baxsan multimedia group banned ayaan lagu qabanaa Linkiga groubka waknaa Lawadaag asxaabtaada si ay IGA faaidaysatan https://t.me/Somalivideoeditor https://t.me/Somalivideoeditor

photo content

Repost from N/a
https://vm.tiktok.com/ZMHsRrvXwPADj-EZ5HF/ Muqalkaan ha idinka arko ciwaanka wuu cusub yahay

Like-ta linkigaan postigiisa hadinka arko sxaibayaal https://www.facebook.com/share/p/16ibhzB16w/
Like-ta linkigaan postigiisa hadinka arko sxaibayaal https://www.facebook.com/share/p/16ibhzB16w/

NEW CHANNEL waxa so socdo iyo wabiga yaa wayn 😂 Channelkaan ku so biira goordhaw waxan so galin raba resources badan ✓sound effects ✓music background ✓text animation ✓color grading ✓fonts ✓icone animation ✓preset ✓fotage videos Iyo kuwa kale oo badan hada kuso biira si aysan ku dhaafin waxyabahas https://t.me/eissavisuals https://t.me/eissavisuals https://t.me/eissavisuals

BIG CHANCE BIG CHANCE Waxan qiimo dhimis kusamaynay course keena video editing qasatan software ka premiere pro arimo la xeri
+1
BIG CHANCE BIG CHANCE Waxan qiimo dhimis kusamaynay course keena video editing qasatan software ka premiere pro arimo la xeriira ardayda oo aan awoodin qidmada lkn hada waxan ka dhigay qiimo macquul ah discount tigaan waxa uu socinayaa mudo kooban KA FAAIDAYSO

🚨 The 100 Editors Chalenge! Diyaar Ma U Tahay Inaa Chalenge Video Editing ah ,Oo Ay Ku Tartamayaan In Kabadan +100 Qof oo Vi
🚨 The 100 Editors Chalenge! Diyaar Ma U Tahay Inaa Chalenge Video Editing ah ,Oo Ay Ku Tartamayaan In Kabadan +100 Qof oo Video Editor, Kaasoo Kuu Noqon Doona Meel Aad Kusoo Bandhigto Xirfadaada Muuqaal Sameeneed, Kuuna Noqon Doono Suuq-geyn Xirfadeed Oo Bilaash Ah ! Hadaba Sidee Ayuu U dhacayaa Chalenge gaan ? Marka Hore Chalenge - gaan Waxa Uu Noqon Doona Barnaamij Oo Qof Waliba Video Editor Ama Muuqaale Sameeye Ah Uu Kusoo bandhigo Xirfadiisa Muuqaal Sameeneed, Uuna Ka Helo Waayo Aragnimo Iyo Khibarad Hor leh, Waxaa Chalenge gaan Ka Qeyb Gali Doono 100 Qof Oo Muuqaal Sameeyayaal Ah , Waxa Uuna Lahaan Doonaa Qeybo Dhowr Ah Oo Lagu Kala Reebaayo 100 kaas Qof , Waxeeyna Gaarayaan Ilaa 6 Heer:

Dhamaan sawiradaan aad arkayso waa shaashada computer kaygaa Waa qeybo ka mid ah shaqooyinkii aan qabtay isbuucan iyo kuwa aa
Dhamaan sawiradaan aad arkayso waa shaashada computer kaygaa Waa qeybo ka mid ah shaqooyinkii aan qabtay isbuucan iyo kuwa aan hore u dhameeyay. Waxaana la shaqayay shirkada waawayn iyo kuwa dhexe iyo shaqsiyaad sumacad le 💡 Waad baran kartaa adna 💭 intaan xirfadood midkalee jeceshahay ina barato midkeesa bartay ? 1. Video Editing 2. Motion Graphics 3. Graphic Design (ama dhammaantoodba?) ✅ Hadda Fursaddu Waa Adiga! Waxaan kuu diyaariyay course dhammeystiran oo ku saabsan Video Editing kaasoo aan ku barayo sida: Loo isticmaalo Adobe Premiere Pro si xirfadeysan Loona sameeyo muuqaalo tayo sare leh fahamka guud qaabka suuqa shaqada loogu shaqeeyo xirfaddaan 🖥️ Koorsadu waxay soconaysaa 2 bilood 📍 Waxa lagu qaadanayaa Telegram 📌 Waxaa la socdo course-ka Muqaalo practice aad kusamayso Waxyabaha aad udegsan lahayd muqalkaga Wadashaykaysi arday iyo macalin ba 👇Guji linkiga hoose oo ila soo xiriir si aan kuu diro macluumaad buuxa. 📲 WhatsApp: https://wa.me/252771756804

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS WAY BILABATAY DIWAAN GALINTA 🎬 Koorso Video Editing ah – 2 Bilood oo Isbedel Kuu Horseedaya! 🧑‍💻 Baro xirfadda Video Editing adigoo gurigaaga jooga! Koorsadan waxay soconaysaa 2 bilood, waxayna ka kooban tahay 13 cashar oo si nidaamsan lagugu baraya: ✅ Adobe Premiere Pro – Software-ka ugu caansan ee edit-ka. ✅ Qaabka aad suuqa uga shaqaysan lahayd – Freelance & shaqo-helid. ✅ Faham buuxa oo practical ah – Cashar kasta waa mid ficil iyo tusaale leh. ✅Wada shaykaysi arday iyo macalinba 📲 Goobta lagu qaadanayo: Telegram Group khaas ah – si sahlan, wakhti kasta & meel kasta. Maxaad ka faa’iidaysaa? 🚀 2 bilood ee fasaxa lagu jiro hadii aad xirfad galiso hubaal bari meel ayaya kaaga so baxaysaa oo Waxaad baran doontaa xirfad maaraysa noloshadaa iyo tan qoyskaaga 💼 Suuqa shaqada wuxaa looga baahan yahay video editors xirfad leh – fursadahan waaad ka faaidaysan kartaa Qaab freelancernimo ugu shaqaysan kartaa adigo Xur ah qofka rabto qaabilee Sido kale fursadaha shirkadaha way badan yihiin. 📈 Waxaad noqonaysaa qof fahamsan sida loo suuq geeyo naftaada. 🎯 Koorsadani kaliya kuma barayso software-ka Premiere Pro ee sidoo kale waxay ku baraysaa sida aad suuqa uga shaqaysan lahayd! 🚨 Xirfad maalin kasta sii kobcaysa oo baahideed ay so tarmaysk hadaba – ha moogaanin! ⬇️Hadii aad u bahantahay inaa iska diwangaliso course kaan guji linkiga hoose https://wa.me/252771756804 https://wa.me/252771756804

photo content