cookie

ما از کوکی‌ها برای بهبود تجربه مرور شما استفاده می‌کنیم. با کلیک کردن بر روی «پذیرش همه»، شما با استفاده از کوکی‌ها موافقت می‌کنید.

avatar

Kalkaal channel

Waa channel soo gudbiya aqoon ,xogo daahsoon iyo macluumaad kale oo farabadan kamid noqo asxaabta kuxiran .

نمایش بیشتر
فنلندة1 101زبان مشخص نشده استآموزش24 702
پست‌های تبلیغاتی
5 894
مشترکین
-224 ساعت
+67 روز
-12630 روز
توزیع زمان ارسال

در حال بارگیری داده...

Find out who reads your channel

This graph will show you who besides your subscribers reads your channel and learn about other sources of traffic.
Views Sources
تجزیه و تحلیل انتشار
پست هابازدید ها
به اشتراک گذاشته شده
ديناميک بازديد ها
01
https://www.facebook.com/100064840779162/videos/1206526470706313/?app=fbl 😂
450Loading...
02
Kan burco ku koray ama bosaso ama jigjiga ama jabuuti ama gaarisa qabyaalad buu meel lasoo yururaa reer hebel baan ahay sida somalilander baan ahay ama ogaadeniya ama reer garisa ama puntlander ama jabuutiyahan lkn markii la arko inuu somali yahay waa labahdilayaa lacag baadaa laga qaadayaa waayo mahaysto dawlad udooda waa hilib bisil kenya waa laga reebaa somaliada markii diyaaradu dagto dadku markay aadaan inay garoonka kabaxaan somalida meel gaaraa lageeyaa ayagoo lawaraysan labahdilayo baad laga qaadayo mid hantidii boobay somalia oo raisulwasaarre ahaa abaa kadagay gaarisa dabcan diyaaradu waxay usocotay nairobi lkn gaarisaa lamariyaa si loobaaro somalida wuxuu yiri anigu raisulwasaaraan ahay bax gal safka oo istaag cirida baa waxaa kuyiri wiil sanwayn oo alifle ah 1 saac buu qoraxda lataagnaa shacabkii ogow kama uu damqan shacabka ee wuxuu rabay in meel gaara lageeyo waa cirishiid cali sharmaake dulucda somalidu ayagaa iskala sooca ee dunida waa usomalia halakaan waxaa kujira kuwa kaxanaaqa in runta laga sheego siyaasi ay isku qabiil yihiin inkastoo ay dad yar yihiin lkn asagu waa shaqa la aan mahaysto caafimaad bilaasha canshuurta laga qaado jeeb gaaraa lagu shubtaa waa maxay danta uu uhayo siyaasigaas waa waxba . Damiir la aanta shacabkeena madaxweynaha somalia waxa uu 1 million iyi dhul siistay kursigii somalia ee midawga africa utartami lahayd wuxuu kaloo lacag siistay kursigii baarlamaanka aduunka wuxuu kaloo qufay qabuurihii asagoo ganacsato kagatay wuxuu kaloo galay 128 safar oo kan ugu yar kubaxady 1 million wuxuu kaloo iibsaday 48 dhul dawladeed oo ah mid kadhexeeya somalida 20 milyan ah intaan waa ugu yar ee uu sameeyay wali ma mudaharaadin shacabku mana kicin mana danqan xamar kaliyuuna kataliyaa sida muuqata somali isku keen kuma jirto waxa uu haysto wa 4 sano oo uu rabo inuu tabco lacag https://youtu.be/JA4VPc5aV5A
1120Loading...
03
https://youtu.be/JA4VPc5aV5A 😭🥱waa marka kaliya ee aan ooyo qisadaan qalbigeena kama go'i doonto itoobiyaanku waa cadaw awoowgeen iyo awowgood islayn jireen nin dabaqyo kuleh dubai ,maraykan oo xasuuqay shacabkii laascaano oo xasuuqay shacabkii borama oo xaday hantidii somaliland 8 sano oo madaxweyne yahayna xataa aan wado macno leh dhisin baa kuleh itobiyaan siin bad ciidankeedu haystaan dekadna kadhistaan sababtaad usiin maxay tahay ?somaliyaan kuxumayn 😭runtii shacabkii somaliyeed waqooyi ilaa koonfur ilaa galbeed ilaa bari ilaa jabuuti way burbureen xaga qadiyada kalsoonida wadaniyada wax laqaybsiga dunida kadib burburkii 1991 ogowna somali waa qoys dhaman waa wiil iyo adeerkiis dad baa uqaba inuusan birburku gaarin jabuuti waa meelaha uu aad usaameeyay qofka jabuuti kudhashay ee aan somalia arag waligiis kenya haduu tago waa labahdilayaa sababtoo ah waa somali ayagu waa jabuuti waa ogaadeeniya waa reer garisa uma kala soocna muuqalka kore soodaawo cadaawada itobiya fadlan #subscribe na saar #youtube kena
1110Loading...
04
Dhacdo yaableh shiikh 1 million dollar ubalanqaaday qofkii hal suaal kajawaaba waa 1 million oo dollar kumanaan qof ayaa kusugnaa masjidka suaasha lagu waydiinayay asagoo kudhaartay inuu bixinayo isla goobta hadii suaashaas qof kamida uu kajawaabo tolow maka kajawaabeen yaase qaatay halki milion 🤔soodaawo https://www.facebook.com/100064840779162/videos/1240101710308222/
1310Loading...
05
https://www.facebook.com/100064840779162/videos/1631882890907397/?app=fbl 😭Niyad jab iyo quus
1320Loading...
06
Cali yare cali https://www.facebook.com/100064840779162/posts/pfbid02pXd7ghiJujz1iia3uARbroEGrUiuVhP75fAJtVw1eCFzeNeqQYhSJLjw31UN3xWsl/?app=fbl
1800Loading...
07
😭Muqdisho :- Nin hadda #bireeyay #hooyadiis & abtigiis kadibna dhinac seexdey | Caddeeymo meydkooda | Sii gudbi. https://www.facebook.com/100064840779162/videos/462517176477386/?app=fbl
1890Loading...
08
Caawoo kalay rag rabtaa dalkaan waxaa meeshaan dhigay waa wacyi la aan iyo xog la aan qof somali ah oo damiir leh caawoo kale yuusan muuqaalkaan katagin asgoon faafin si bulshadu ubaraarugto runtii baraha bulshada waa meesha laga hanuuniyo bulshada lkn somalidu qaab khaldan bay u isticmaashaa mabaahnin muuqaalkaan baa cadayn kuu ah lkn anagaa umad meel kale loowato ah https://www.facebook.com/100064840779162/videos/1486437362265212/?app=fbl
2100Loading...
09
Caawoo kalay rag rabtaa dalkaan waxaa meeshaan dhigay waa wacyi la aan iyo xog la aan qof somali ah oo damiir leh caawoo kale yuusan muuqaalkaan katagin asgoon faafin si bulshadu ubaraarugto runtii baraha bulshada waa meesha laga hanuuniyo bulshada lkn somalidu qaab khaldan bay u isticmaashaa mabaahnin muuqaalkaan baa cadayn kuu ah lkn anagaa umad meel kale loowato ah https://t.me/Haan_12345
10Loading...
10
Caawoo kalay rag rabtaa dalkaan waxaa meeshaan dhigay waa wacyi la aan iyo xog la aan qof somali ah oo damiir leh caawoo kale yuusan muuqaalkaan katagin asgoon faafin si bulshadu ubaraarugto runtii baraha bulshada waa meesha laga hanuuniyo bulshada lkn somalidu qaab khaldan bay u isticmaashaa mabaahnin muuqaalkaan baa cadayn kuu ah lkn anagaa umad meel kale loowato ah
10Loading...
11
https://www.facebook.com/100064840779162/videos/851049510223998/?app=fbl Si aad uhormariso noloshaada soodaawo muuqaalkaan
2400Loading...
12
😭
2660Loading...
13
https://t.me/aqon123 Luqada English ama carabi ama courseska la isku xiro shaqooyinka waxaa kaa haqab tiraya machadka #Horn Courses College casharkaas oo aan kasoo xiganay iyo kuwa kasii qiima badan waxaa bixiya machadka dhawaaqa ereyada waa mesha xooga ay saareen iyo naxwaha sidoo kale waxay lataliyaan aradad qaata courseska waxayna kacaawiyaan CV ga wayna ladhisaan waxay kaloo kacaawiyaan aradada qaadata courseskooda qaabka loogu guulaysto imtixaanaadka Hayadaha shaqooyinka iyo goobaha ganacsi ayado xooga saaraya dhismaha iyo diyaarinta aqoonta qofka kuxirnow oo raac kanaalkooda waakan linkigoodu. https://t.me/aqon123 https://t.me/aqon123 https://t.me/aqon123
4180Loading...
14
https://www.facebook.com/100064840779162/videos/2140393516330005/?app=fbl Muqdisho
310Loading...
15
https://www.facebook.com/100064840779162/videos/1200396144729027/ Xiligaan baa dagaal culus kasocdaa gobolka mudug waa qorax kulayl xagaa ah waa umad caqligii dabada laga gashay dhulkay isku layn waa saxare cidna aysan dagin
580Loading...
16
Cagtii joogsan wayda marbay ceeb lakulantaa ninkii gabdhaha jiijiidan joray googaradahooda wiil yar kudhex ceebeeyay tiktok inuu bahdiluu rabay asaguu bahdilay🤣 https://www.facebook.com/100064840779162/videos/1153358639255609/?app=fbl
840Loading...
17
Ilaali caafimaadka maskaxdaada Kusoo biir #youtube keena oo #subscribe  saaro https://youtu.be/rHxpXPJgwxk?si=8R6TEy-zzRMQYNB8
4060Loading...
18
Ilaali caafimaadka maskaxdaada Kusoo biir #youtube keena oo #subscribe saaro https://t.me/Haan_12345
10Loading...
19
Sida ugu fudud ee aan ku maarayn karno caafimaad qabka Maskaxdeena. #JiilMedia
10Loading...
20
Waligaa ma iswaydiisay sababta itoobiya uhaysato konfurta somalia 60% qaraxu uga dhaco ilaa 2006 ilaa maanta somaliland iyo puntland na nabad uyihiin argagixisaduna ubiya dhigatay koonfurta una gawracdo caruurta xaasaskooduna kuhor kufasato jawaabta hel maanta cid dambana hawaydiin wakukaas. https://www.facebook.com/100064840779162/videos/559093043736610/?app=fbl
3800Loading...
21
Meesha foolxumadaan kasocoto dadkaan damiirkii katagayna joogaan miyaa dawlad yeelanaysa intay joogan falkaana kukacayaan Waa layaabay tani waa sumcad xumo nin seefu qaaday iyo nin sooru qaaday kala fiican soodaawo muuqaalka oo dhamaystiran fadlan #subscribe saar #youtube keena si aad uhesho xogwalba oo dalka iyo dadka kusaabsan https://youtu.be/hKH80F9k0eM https://youtu.be/hKH80F9k0eM
4930Loading...
22
Meesha foolxumadaan kasocoto dadkaan damiirkii katagayna joogaan miyaa dawlad yeelanaysa intay joogan falkaana kukacayaan Waa layaabay tani waa sumcad xumo nin seefu qaaday iyo nin sooru qaaday kala fiican soodaawo muuqaalka oo dhamaystiran fadlan #subscribe saar #youtube keena si aad uhesho xogwalba oo dalka iyo dadka kusaabsan
10Loading...
23
https://www.facebook.com/100064840779162/videos/888382343321741/?app=fbl Shahaadooyinkii dhalinyaradii oo gubaya kadib markii shaqooyinkii garapation noqdeen
130Loading...
24
Dhaqama foolxun bay keeneen oo ay rabaan inay umada wax wanaagsan uga dhigaan qofka waa lagu khasbayaa sawirka hadii kale gali uumayo imtixaam kuwaan madax maaha markay fadhilmeen bay wax walba si kale ubadaleen bal waxa ay wax qabad nooga dhigayaan soodaawo. Umada xoolay uqabaan baad isdhahaysaa mararka qaar https://www.facebook.com/100064840779162/videos/3879423562315087/?app=fbl
930Loading...
25
#Var buu kusoo qabtay sababta somalia udagi la'dahay dadku ma ogayn lkn si yar buu xagal fudud uga tusay https://www.facebook.com/100064840779162/videos/1041946687540819/?app=fbl
1540Loading...
26
https://www.facebook.com/100064840779162/videos/1396098487762605/?app=fbl Hooya dhac ay ugaysteen madaxa somalia iyo gudoomiyaha baarlamaanka oo afka furatay tuugadaas sharcigu uusan qaban kawarama waa 90 jir hooyada ay dhaca ugaysteen waliba hooya layaqaan oo dalka taariikh kuleh soodaawo oo faafi qayla dhaanteeda qabuurihii ,dhulkii dawlada ,canshuurihii,safaaradihii,deeqdii beesha caalamka intaas oo dhan way boobeen kuse filnaan wayday
960Loading...
27
Sh. Saalax Al Shayba oo ahaa qofkii 109-aad iyo tafiirtii saxaabigii Cusmaan ibnu Dalxa (RC) oo Nebi Muxamed NNKH uu u dhiibay furaha Kacbada una ballan qaaday ilaalinta kacbada ayaa maanta geeryoodey, iyada oo furaha ay dhaxli doonaan qoyskiisa. Furaha kacbada oo fura gudaha kacbada iyo Maqaamo Ibrhiim ayaa ka samaysan bir, dhererkiisuna waa 35 sentimitir. Waa la beddelay oo la casireeyay dhawr jeer qarniyadii la soo dhafay oo dhan. Maanta furaha iyo qufulka Kacbada waxaa laga sameeyay nikkel oo lagu dhejiyay dahab 18-carat ah halka Kiswah-da gudaha ama gogosha Kacbada ay tahay cagaar.
10Loading...
28
https://youtu.be/rHxpXPJgwxk?si=8R6TEy-zzRMQYNB8 #Somalia iyo somaliland oo midoobaya markii ugu horaysay taariikhda bur-burkii kadib foolkaano ama baraarug shacab baa kasocda labada dhinac kaasoo soo bilawday 2017 labada dhinacaba shacabku way fahmeen waxa udana waxaa kale oo baxaya ciidanka shisheeyaha oo waqtigoodii gabaabsi yahay magaciina laga badalay loona bixiyay #Atmis maanta waxay kabexeen #Jawhar soodaawo xogtaas #youtube keena fadlan haka soolaaban adoon #subscribe dhinin saad ula socoto xogaha cusub ee aan soowadno. https://youtu.be/rHxpXPJgwxk?si=8R6TEy-zzRMQYNB8
7870Loading...
29
Fikirkaaga makula tahay in somalia iyo somaliland midoobayaan sida xogtaan sheegayso ciidanka shisheeyana baxayaan waa xog dhaba baraarug shacab baa socda commentigaaga kusoo qor #youtube ka markaad warbixintaan daawato . https://youtu.be/rHxpXPJgwxk?si=lhEWgp0AeU9PvMII
7230Loading...
Kan burco ku koray ama bosaso ama jigjiga ama jabuuti ama gaarisa qabyaalad buu meel lasoo yururaa reer hebel baan ahay sida somalilander baan ahay ama ogaadeniya ama reer garisa ama puntlander ama jabuutiyahan lkn markii la arko inuu somali yahay waa labahdilayaa lacag baadaa laga qaadayaa waayo mahaysto dawlad udooda waa hilib bisil kenya waa laga reebaa somaliada markii diyaaradu dagto dadku markay aadaan inay garoonka kabaxaan somalida meel gaaraa lageeyaa ayagoo lawaraysan labahdilayo baad laga qaadayo mid hantidii boobay somalia oo raisulwasaarre ahaa abaa kadagay gaarisa dabcan diyaaradu waxay usocotay nairobi lkn gaarisaa lamariyaa si loobaaro somalida wuxuu yiri anigu raisulwasaaraan ahay bax gal safka oo istaag cirida baa waxaa kuyiri wiil sanwayn oo alifle ah 1 saac buu qoraxda lataagnaa shacabkii ogow kama uu damqan shacabka ee wuxuu rabay in meel gaara lageeyo waa cirishiid cali sharmaake dulucda somalidu ayagaa iskala sooca ee dunida waa usomalia halakaan waxaa kujira kuwa kaxanaaqa in runta laga sheego siyaasi ay isku qabiil yihiin inkastoo ay dad yar yihiin lkn asagu waa shaqa la aan mahaysto caafimaad bilaasha canshuurta laga qaado jeeb gaaraa lagu shubtaa waa maxay danta uu uhayo siyaasigaas waa waxba . Damiir la aanta shacabkeena madaxweynaha somalia waxa uu 1 million iyi dhul siistay kursigii somalia ee midawga africa utartami lahayd wuxuu kaloo lacag siistay kursigii baarlamaanka aduunka wuxuu kaloo qufay qabuurihii asagoo ganacsato kagatay wuxuu kaloo galay 128 safar oo kan ugu yar kubaxady 1 million wuxuu kaloo iibsaday 48 dhul dawladeed oo ah mid kadhexeeya somalida 20 milyan ah intaan waa ugu yar ee uu sameeyay wali ma mudaharaadin shacabku mana kicin mana danqan xamar kaliyuuna kataliyaa sida muuqata somali isku keen kuma jirto waxa uu haysto wa 4 sano oo uu rabo inuu tabco lacag https://youtu.be/JA4VPc5aV5A
نمایش همه...
https://youtu.be/JA4VPc5aV5A 😭🥱waa marka kaliya ee aan ooyo qisadaan qalbigeena kama go'i doonto itoobiyaanku waa cadaw awoowgeen iyo awowgood islayn jireen nin dabaqyo kuleh dubai ,maraykan oo xasuuqay shacabkii laascaano oo xasuuqay shacabkii borama oo xaday hantidii somaliland 8 sano oo madaxweyne yahayna xataa aan wado macno leh dhisin baa kuleh itobiyaan siin bad ciidankeedu haystaan dekadna kadhistaan sababtaad usiin maxay tahay ?somaliyaan kuxumayn 😭runtii shacabkii somaliyeed waqooyi ilaa koonfur ilaa galbeed ilaa bari ilaa jabuuti way burbureen xaga qadiyada kalsoonida wadaniyada wax laqaybsiga dunida kadib burburkii 1991 ogowna somali waa qoys dhaman waa wiil iyo adeerkiis dad baa uqaba inuusan birburku gaarin jabuuti waa meelaha uu aad usaameeyay qofka jabuuti kudhashay ee aan somalia arag waligiis kenya haduu tago waa labahdilayaa sababtoo ah waa somali ayagu waa jabuuti waa ogaadeeniya waa reer garisa uma kala soocna muuqalka kore soodaawo cadaawada itobiya fadlan #subscribe na saar #youtube kena
نمایش همه...
Photo unavailableShow in Telegram
Dhacdo yaableh shiikh 1 million dollar ubalanqaaday qofkii hal suaal kajawaaba waa 1 million oo dollar kumanaan qof ayaa kusugnaa masjidka suaasha lagu waydiinayay asagoo kudhaartay inuu bixinayo isla goobta hadii suaashaas qof kamida uu kajawaabo tolow maka kajawaabeen yaase qaatay halki milion 🤔soodaawo https://www.facebook.com/100064840779162/videos/1240101710308222/
نمایش همه...
😭Muqdisho :- Nin hadda #bireeyay #hooyadiis & abtigiis kadibna dhinac seexdey | Caddeeymo meydkooda | Sii gudbi. https://www.facebook.com/100064840779162/videos/462517176477386/?app=fbl
نمایش همه...
Log in or sign up to view

See posts, photos and more on Facebook.

Caawoo kalay rag rabtaa dalkaan waxaa meeshaan dhigay waa wacyi la aan iyo xog la aan qof somali ah oo damiir leh caawoo kale yuusan muuqaalkaan katagin asgoon faafin si bulshadu ubaraarugto runtii baraha bulshada waa meesha laga hanuuniyo bulshada lkn somalidu qaab khaldan bay u isticmaashaa mabaahnin muuqaalkaan baa cadayn kuu ah lkn anagaa umad meel kale loowato ah https://www.facebook.com/100064840779162/videos/1486437362265212/?app=fbl
نمایش همه...
Caawoo kalay rag rabtaa dalkaan waxaa meeshaan dhigay waa wacyi la aan iyo xog la aan qof somali ah oo damiir leh caawoo kale yuusan muuqaalkaan katagin asgoon faafin si bulshadu ubaraarugto runtii baraha bulshada waa meesha laga hanuuniyo bulshada lkn somalidu qaab khaldan bay u isticmaashaa mabaahnin muuqaalkaan baa cadayn kuu ah lkn anagaa umad meel kale loowato ah https://t.me/Haan_12345
نمایش همه...
Caawoo kalay rag rabtaa dalkaan waxaa meeshaan dhigay waa wacyi la aan iyo xog la aan qof somali ah oo damiir leh caawoo kale yuusan muuqaalkaan katagin asgoon faafin si bulshadu ubaraarugto runtii baraha bulshada waa meesha laga hanuuniyo bulshada lkn somalidu qaab khaldan bay u isticmaashaa mabaahnin muuqaalkaan baa cadayn kuu ah lkn anagaa umad meel kale loowato ah
نمایش همه...
وارد شوید و به اطلاعات مفصل دسترسی پیدا کنید

ما این گنجینه ها را پس از تأیید هویت به شما نشان خواهیم داد. ما وعده می‌دهیم که سریع است!