1 222
مشترکین
-524 ساعت
-77 روز
-1930 روز
آرشیو پست ها
1 222
Repost from كنز الفوائد
👉Fadhigii Labaad ee Silsadii Siirada Dadkii Suubanaa iyo Jimcada innagusoo Aadan iyo Baraxa #Markazul_irshaad inshaAllah.
1 222
Repost from Sh Cabdiraxman Garaad
👈نعلن لجميع الراغبين عن عقد محاضرة تحت قوله تعالى:-﴿أُولئِكَ الَّذينَ هَدَى اللَّهُ فَبِهُداهُمُ اقتَدِه﴾
👈الجلسة الثانية للشيخ سعيد كوفي حفظه الله
👈المكان:قاعة مركز الإرشاد..
👈التاريخ:19/6/2026.
👈الوقت:يوم الجمعة بعد العصر مباشرة.
👈الحضور:رجالًا ونساءً إن شاء الله.🥀
1 222
Repost from Sh Cabdiraxman Garaad
👉Mucjiso Cad, Fariin Saafi ah, Dardaaran dhaxalgal ah,Dareen Taabanaya Qalbiyada Nadiifka ah, Hadaf Natiijadiisu Muuqato iyo Miro Biseylkoodu Arkaan Kuwii Guran Lahaa…!
1 222
Waa Gabadhii Wadaadihii ictisaamku Minbarada Ka Amaani jireen, Ayagoo Kuqeylinayay Halyeeyad Usoo Baxday Somalida iyo Muslimiinta Amerika, War Kadaaya Markii La yirina Waxey Kujwaaben Aamusa Waxba Mataqaaniine, Waa Natiijada marka Aadan Ka Duulin Usuul Diineed oo Aadan Laheyn Sal-fadhiya iyo Aragti dheer...
Hadaba Ma ogaatay Argagixisadu iney Tahay Dadka Kuwa Ugu Aragtida dheer lehna Go'aamo Layaqaan Natiijadooda iyo Halka ay Kubiya Shuban...?
1 222
Repost from Iman Jama
+1
Wada-hadalkii telefoon ee caawa ay yeesheen Trump iyo Netanyahu ayaa lagu sheegay midkii ugu xumaa, illaa la sheegay inuu Trump si toos ah u aflagaadeeyay Netanyahu, sida ay werisey warbaahin ku dhow Aqalka Cad ee Axios.
Trump ayaa Netanyahu ku yiri ;
“Waad waalatay.Haddii aan aniga ahayn hadda xabsi ayaad ku jiri lahayd. Anigaa ku badbaadinaya. Hadda qof walba wuu ku neceb yahay, Israa’iilna dad badan ayaa neceb waxa dhacaya awgeed.”
1 222
👉Halkaan waa Magaalada Barakeysan ee Jilib ee Noqotay hoyga iyo Saldhigga Sharciga Ilaahay, Astaan muujineysa Sida Soomaali Ukala miirantay, Tirada intaa La-eg Waxaa Kabadan inteysan Kaamiradu qaban.
1 222
Waa Go’aan Adag oo uu Qaatay Xilli Adag, Wadaadka Mabda’iisa Gaalo Naceybka ah Loogasoo Tarxiilay Mareykanka.
1 222
👉Haduusan jirin Tartan Furan oo Udhaxeeya Shirkadaha Ganacsi oo Loo Xiro Qolo Gaar ah Fursad guud oo Umadda Kadhaxeysay, Amaba Uusan jirin isla-xisaabtan iyo Hufnaan Shaqo: Waa Hubaal in fashil iyo Fadeexo Kadhalan Ugudambeyn Natiijaduna Waxey Noqon Aaminaad La’aan iyo Rajo Beel.
1 222
+4
Warqaddii Maxamed Ibraahim Xaaji Cigaal, Madaxweynihii hore ee Somaliland, uu u qoray RW Israa'iil Yitshak Rabin
Warqadda oo ah calaalcal, isdhiib, u sujuud Yuhuudda, iyo waliba sarreysiin dadka Yuhuudda, waxaa uu Cigaal diray 3 July 1995.
Hoos kaga bogo warqadda oo markii ugu horraysay sannadkii 1995 lagu daabacay Joornaalka 'African Intelligence.'
1 222
Repost from Iman Jama
Madaxweynaha dhulka la haysto ee Falastiiniyiinta, Maxamuud Cabbaas , ayaa hadal uu ka jeediyay shir ay yeesheen xisbiga Fatah oo shalay ka furmay Daanta Galbeed,wuxuu yiri;
“Madaxweynihii hore ee Mareykanka Joe Biden ayaa ii sheegay in Israa’iil laga yaabo inay joojiso dagaalka ay wado marka Nabi Ciise yimaado.”
1 222
Repost from كنز الفوائد
#إعلان_مهم👇
👈نعلن لجميع الراغبين في ٱستماع الخيرات عن عقد محاضرة 👈تحت قوله تعالى:"【وَأَتِمُّوا الحَجَّ وَالعُمرَةَ لِلَّهِ.】".
⇦#للشيخ_عبد_الرحمن_غراد_علي.
⇜المكان :#مسجد_الطبقين. #عيلشا
⇠الوقت:يوم الخميس. #قبيل_الظهر ، 🕦حول: 11:30Am. إن شاء الله ☝️.
1 222
👉Jihaadku Waa dhalo Ay Wada Dhugtaan muslimka Maqan iyo Midka Jooga, Ninka Maalinkaa Haya dhabaha Maamulkiisa Waxaa saaran Dhowrista Sumcadiisa.☝️
1 222
👉Jihaad Leh: Hadaf Cad,Yool Muuqda iyo Ujeedo Nadiif ah: ayaa Dhala Natiijo Saxan iyo Kalsoonida Quluubta Mu'miniinta.☝️
1 222
👉Dhameyso Qeybta Udambeysa ee Kalimada Waxaa Kujirta :-(Daalibaan waan jeclahay Markii Meelo badan Laga Fiiriyo waa Niman Fiican ,,Lkn Masaa'ilkaan Kuheysto iyo Howlaha Hoos kaxariiqeyga Gooni Weeye.)
👉Dabcan:" Hoos Kaxariiq" Sh Xasaan Wuxuu Uyaqaanaa: Gaaleysiin...!
Dhanka Kale Manhajka Sheekh Xasaan hadii Daalibaan Lagu Dabaqo Ma noqon Karto dowlad islaami ah...!
Fg: Daalibaan Waxey Ku Amaanantahy iney dalkooda Xoreysteen,Mareykankana iska dhiciyeen...lkn Cidwalba oo Mareykan Ladirirta Salaaxiyo dhameystiran Kama Turjumeyso Shiicaduba wataa Trump Salka dhulka Ugu dhufutay oo Fadeexeeysay ilaa uu Heshiis Dalbaday..!
اکنون در دسترس! پژوهش تلگرام ۲۰۲۵ — مهمترین بینشهای سال 
