cookie

ما از کوکی‌ها برای بهبود تجربه مرور شما استفاده می‌کنیم. با کلیک کردن بر روی «پذیرش همه»، شما با استفاده از کوکی‌ها موافقت می‌کنید.

avatar

Maan_maal

Xikmado,suugaan iyo waxkastoo dheefleh insha allah

نمایش بیشتر
فنلندة3 384زبان مشخص نشده استدین و مذهبی106 925
پست‌های تبلیغاتی
376
مشترکین
-224 ساعت
-27 روز
اطلاعاتی وجود ندارد30 روز

در حال بارگیری داده...

معدل نمو المشتركين

در حال بارگیری داده...

Xadiis 36 Waxaa laga weriyey Abuu Hureyra (AIIaha ka raalli noqdee), in uu Nebiga (s c.w.), yiri: Qofkii ka feyda qof mu'min ah kurbo ka mid ah kurbadaha dunida, isagana Alle (SW) baa ka feyda kurbo ka mid ah kuwa qiyaamaha, qofkii u xoolo gooya qof sabooI ah, isagana llaahay baa u xoolo gooya ifka iyo aakhiraba, qofkii u xiI qariya qof muslim ah, isagana llaahay baa ceebihiisa astura if iyo aakhiraba, qofkii jid mara isagoo cilmi doonaya llaahay baa u fududeeya jidka Jannada loo maro, llaahay wuu u gargaaraa addoomadiisa inta qofku u gargaaray walaalahiisa, Haddii ay jamaaca ku kulanto guri ka mid ah guryaha llaahay iyagoo akhrisanaya Qur'aanka oo is-baraya, waxaa ku soo degeysa xasilloonaan, waxaa dabooleysa naxariis llaahay, malaa'iktuna way Ia safanaysaa, llaahayna wuxuu ku xusayaa khalqiga agtiisa jooga. Oofkii camalkiisu reebo nasabkiisu meel marin maayo. Waxaa soo weriyey xadiiskaa Muslim #Maal_maal ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
نمایش همه...
Xadiis 35 Waxaa laga weriyey Abuu Hureyra (Allaha ka raalli noqdee) in uu Rasuulkii llaahay (s.c.w) yiri: Ha is-xaasidina, ha isku fallisina badeecadda idinkoo uga dan leh in qof kale lagu qaaliyeeyo sicirka, ama hoos looga dhigo qiimaha, ha isu caroonina, ha isu dhabar jeedinina, badeecad qof baayacayo ha ka hor baayicina. Noqda addoomo llaahay oo walaalo ah, Muslimkuna qofka Muslimka ah ma dulmo, ma hoojiyo, ma beeniyo, ma quursado. Taqwadu waa halkaan isagoo gacanta saaray (SCW) laabtiisa saddex jeer. Waxaa shar ugu filan qofka in uu quursado ama yaso walaalkiisa Muslimka ah, qof kasta oo Muslim ah, waxaa ka xaaraan ah dhiigga Muslimka, xoolihiisa iyo sharafkiisa. Waxaa weriyey Muslim #Maal_maal ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
نمایش همه...
3
Galab wacan @Maan_maal #Xikmado
نمایش همه...
💯 3
Xadiis 34 Waxaa laga weriyey Abuu-Saciid AI-Khudri (AIIaha ka raalli noqdee), in uu yiri, waxaan ka maqlay Rasuulkii llaahay (s.c.w.) asagoo leh: Qofkii arkaa wax munkar ah ha ku reebo gacantiisa, hadduu kari waayo, ha ku reebo carrabkiisa, hadduu kari waayo, ha ka kahdo qalbigiisa oo ha isaga tago qolada xumaha xambaarsan markay xumaanta ku jiraan isagoon waxba ka qaban karin, waana ka ugu iimaan daciifsan. Waxaa weriyey Muslim. #Maal_maal ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
نمایش همه...
2
Xadiis 33 Waxaa laga weriyey Cabdullaah ibn Cabbaas (AIIaha ka raalli noqdee) in uu Rasuulkii llaahay yiri (s.c.w.): Haddii dadka Ia siin lahaa waxay u dacwoodaanba rag baa sheegan lahaa xoolaha dadka iyo dhiggooda, lakiin, inuu caddeyn keeno waa waajibka ruuxa dacwada soo oogay, haddii ruuxa ashtakada keenay wax caddeyn ah keeni waayo, ruuxa u soo dacweeyeyna wixii inkiro waa Ia dhaaran dacweysanaha. Waa xadi is Xasan ah, waxaa weriyey ai-Beyhaqi iyo kuwo kale. #Maal_maal ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
نمایش همه...
2
Xadiis 32 Waxaa laga weriyey Abuu-Saciid Sacad ibn Maalik Al-Khudri (AIIaha ka raalli noqdee), in uu yiri Rasuulkii llaahay (s.c.w.): Dhib ma jiro adiyadna ma jirto" Waa xadiis Xasan ah, waxaa weriyey lbnu-Maajah, Ad-Daaraqudni iyo kuwo kale. #Maal_maal ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
نمایش همه...
1
Xadiis 31 Waxaa laga weriyey Abuu Cabbaas Sahal ibn Saacid AI-Saacidi (AIIaha ka raalli noqdee), in uu yiri: Waxaa u yimid Nebiga (s.c.w.) nin oo ku yiri Rasuulkii Allow igu hanuuni ficil haddii aan falo llaahay iyo ummaddjisaba igu jeclaadaan. Markaas buu ku yiri, ka saahid adduunyada llaahay baa kugu jeclaane, ka saahid waxay dadku haystaan iyagaa ku jeclaan doonee." Waxaa weriyey lbnu-Maajah iyo kuwo kale, waana Xadiis Xasan ah. #Maal_maal ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
نمایش همه...
7
Photo unavailableShow in Telegram
Af-keenu xagee marayaa!
نمایش همه...
😢 3
00:35
Video unavailableShow in Telegram
😢AUN[ABWAAN SOORAAN]
نمایش همه...
7.35 KB
😢 3
Photo unavailableShow in Telegram
Sakaarada waxaa Carabida lagu yidhaahda "Alreem الريم" marka quruxda inanta la tilmaamayo waxa la yidhahda iyada oo la sifaynaayo sida ay indhaheedu u egyihin "عيونها كعيون الريم" "indhaheedu waa indhaha sakaarada oo kale" hablaha qaarna waxaa loo bixiyaa magacooda "Alreem الريم" "Sakaaro" kawaran haddii aad inanta Somaliyeed ku tidhaado waxa aad u egtahay Sakaaro ama aad ugu yeedho magaceeda naa Sakaaroy -Abdulahi faarax
نمایش همه...
😁 4👍 1
یک طرح متفاوت انتخاب کنید

طرح فعلی شما تنها برای 5 کانال تجزیه و تحلیل را مجاز می کند. برای بیشتر، لطفا یک طرح دیگر انتخاب کنید.