5A-HUB
رفتن به کانال در Telegram
🔥 5A-HUB | Build Income With AI & Crypto. 📊 Crypto strategy, AI tools and real digital income methods. 🎯 New videos every week from the youtube. 🌐 Platform: 5a-hub.com
نمایش بیشتر5 297
مشترکین
+324 ساعت
+237 روز
+4330 روز
آرشیو پست ها
5 297
Eid Mubarak dhamaantiin 😍.
Allaah sw Eid-kan kiisa nabad qab iyo caafimaad haynagu gaarsiiyo.
Farxad ku Eid dhamaantiin 🥰
5 297
Hadii aad ku fiicantahay suuqgeynta dhanka Digitalka
”Digital Marketing”, isla markaana aad tahay social media influencer, kaasoo haysta ugu yaraan 10k followers ugu yaraan 2 platform, fadlan codsigaaga u dir info@fomad.net.
Fadlan soo raaci codsigaaga degaanka kuu fudud inaad ka shaqo gasho sida Somaliland, Puntland, DDS, Galmudug, NFD, Waqooyi Bari, Jubbaland, Koonfur Galbeed ama Banaadir Region.
Sidoo kale linkiyada channelskaaga soo raaci iyo sababta aad ugu malaynayso inaad ku fiicantahay suuq geynta dhanka Digital marketing.
Mahadsanidiin.
Ramadaan Mubarak 🤝
5 297
Elon musk go aansaday in shirkadiiss SpaceX laga dhigo public, waxaana warar hoose sheegayaan inay bilaabayso IPO dhowaan.
Meelaha ugu fudud eed kasoo gelikarto waa hadii aad haysato Republic Mirror Tokens (rSPAX) oo ah token ay leedahay shirkadda Republic.
Warku wuxuu sheegayaa 1kii share inuu ku yahay $687.50
Guulaysta dhamantiin 🫶
5 297
Fursadii dhanka Arbitrage ee ka jiray suuqyada CEX, waa soo xumaadeen 😁. Bots aad u awood badan qaarkoodna ku shaqaynayaan AI ayay soo qaateen qolada waawaynka, kadibna toos baa suuqa nalooga saaray 😁😁😁😁.
5 297
Ramadaan Mubaarik dhamaantiin awoowayaal.
Bahda 5A-HUB oo isku duuban waxaan idin rajaynaynaa insha Allaah caafimaad qab in soonkan inoogu dhamaado, isla markaana Allaah sw inaga dhigo kuwii loogu denbi dhaafo.
Aamiin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽
5 297
BTC waxay soo taabatay 200 EMA taasoo ahayd 68k-70k.
Meeshan sidoo kale waa support level waxayna sidookale u muuqataa in RSI-ga inoo tilmaamayo in aynu nahay oversold.
Sidoo kale warka beri soosocda sida natiijada shaqo la,aanta iyaguna waa kuwo la rabo in aynu la soconno insha Allaah xogtooda.
Ugu danbeen BTC waxay timi meel macquul ah, makasoo laaban doontaa mise wali waxbaa u hadhsan, Allaahu aclam ? 🤗
Lakin waxaynu arki doona candle-ka uu week-gan ku dhamaado, taasoo ina siin doonta qiyaasta meesha lasii aadi doono.
Hadii candleka weeklyga ku xirmo < 200 EMA waxa loosii dhaadhici doonaa hoos 📉
Guulaysta dhamaantiin 🫡
5 297
Hadii aad tahay qof isticmaalaya ChatGPT ama AI modelska kale, isla markaana aadan shuruudahan gelin, ha isku halayn jawaabahooda, waxadna khatar ugu jirtaa wax qaldan in uu ku siiyo.
Sida shuruudaha u gelinayso muuqaalkan hoose kaga bogo 👇
https://youtu.be/3opdJZPmDug
5 297
CHATGPT ama AI-ga KALE HADII AADAN SHURUUDDAN GELIN, JAWAABTOODA HA ISKU HALAYN | 5A-HUB 🔥
https://youtu.be/3opdJZPmDug
5 297
+1
Su'aashan hoos ku qoran oo ah mid dhalinyaro badan aad ii waydiiso waxan isku dayayaa insha Allaah inaan si hagar la'aan ah idinkula wadaago warbixinta sida ugu fiican ee lagu sameenkaro "Xog" muhiim ah oo aad bulshada la wadaagto, taasoo ah mid aakhiro iyo aduunba ku anfici doonta insha Allaah.
Mawduucan wuxuu yeelan doonaa insha Allaah xataa toolska aad u baahantahay oo aan kuu diyaarin doono, kadibna aad si local ah u isticmaali doonto computerkaaga.
Aniga oo aan toolkaas sameen oo si manual ah u isticmaalaya ayaan figraddan ku tijaabiyay Tiktok waxaadna aragtaan natiijada 7 maalin gudahood channel cusub in uu sameeyo koritaan noocaan ah sida sawirka idinka muuqata. Hadii aad si joogto ah u sameyso waxaa hubaal in muddo yar aad ku gaari karto meel aad u saraysa.
Su'aasha: "Sidee ku noqdaa content creator, hadiiba waxan soo gudbiyo aanan garanayn ? "
