fa
Feedback
قناة: للوعظ والإرشاد🤍

قناة: للوعظ والإرشاد🤍

رفتن به کانال در Telegram

لئن كان في الدنيا نعيمٌ فإنما هو العلمُ بالرحمانِ جل جلالهُ 📚♥️☘️

نمایش بیشتر
738
مشترکین
+524 ساعت
+97 روز
+1630 روز
آرشیو پست ها
Waxbarashadu waa hanti aan la dhicin, waana iftiin ka saara mugdiga jahliga. Qofkii maanta u samra cilmiga, berri ayuu ku nasan doonaa mirihiisa. Ha ka daalin akhriska, ha ka caajisin barashada, waayo cilmigu wuxuu kor u qaadaa qofka adduun iyo aakhiraba.

Muxadaro kusabsan Dhaqan-xumada ku soo Korortay Qaar ka Mid ah Dhalinyarada iyo Sida Looga Badbaadi Karo. https://t.me/Midran
Muxadaro kusabsan Dhaqan-xumada ku soo Korortay Qaar ka Mid ah Dhalinyarada iyo Sida Looga Badbaadi Karo. https://t.me/MidranAcademy

[‏وهو معكم أينما كنتم] "Isaga (Alle) wuu idinla jooga meel kasta oo aad joogtaan".

2 sano oo danbi dhaaf ah !!! تطهير للذنب Biri soonkeedi haduu kudhaafo wax wayn aa kudhafay runtii Hadeer niyayso inaad biri
2 sano oo danbi dhaaf ah !!! تطهير للذنب Biri soonkeedi haduu kudhaafo wax wayn aa kudhafay runtii Hadeer niyayso inaad biri soomaydo xata hadadan suxuur usoo kicin "

Geerida dhallinyaradu waa farriin digniin ah oo inagu socota dhammaanteen , aakhirana waa halka lagu waarayo ee aan lagasoo laabanayn. Wadku yaanu kuu iman adigoo calooshaada cuqdadi ka buuxdo xumaanaha aad samaynaysaana aanay kula cuslayn oo aad kuba faanayso taa caksigeeda. Daqiiqadaha mawdku inoo imanayo ee aynu ogaano inaynu macasalamaynayno adduunka, iyo daqiiqadaha aynu ogaano inaynu qabri kujirnaa waa labbada wax ee ugu xanuunka badan qiyaastii inta aaddame xanuun dareemo! Sababta oo ah; waxaad ogaanaysaa inaad adduunkii katimi shar iyo khayrba waxaad ku fali jirtayna immika lagaa abaal marinayo. Ugu danbayn majiro aaddame wada nadiif ah oo aan danbaabin, ee keliya xumaanihiina ku baraarugsanaada oo maalinkii hal marna ha ahaatee illaahay denbi dhaaf weydiista. Illaahayow na astur.🤲

Qofka akhriya suuratul kahfi malinka jimcaha wuxu ka helaya nuur iyo iftiin inta u dhaxysa laba jimce.

📜 Xadiis (Abuu Daawuud & Tirmidi) لَعَنَ النَّبِيُّ ﷺ الرَّجُلَ يَلْبَسُ لِبْسَةَ الْمَرْأَةِ وَالْمَرْأَةَ تَلْبَسُ لِبْسَةَ الرَّجُلِ “Nabiga ﷺ wuxuu lacnaday ninka xirta dharka dumarka iyo haweeneyda xirata dharka ragga.” 📜 Xadiis (Saxiix Al-Bukhaari) لَعَنَ رَسُولُ اللَّهِ ﷺ الْمُتَشَبِّهِينَ مِنَ الرِّجَالِ بِالنِّسَاءِ وَالْمُتَشَبِّهَاتِ مِنَ النِّسَاءِ بِالرِّجَالِ (رواه البخاري) “Nabiga ﷺ wuxuu lacnaday (kaaray) ragga isu ekaysiiya dumarka iyo dumarka isu ekaysiiya ragga ✍️عبد الله

Deeqsinimadiisa kuma xidhna wax shuruud ahi, kii saaka u sujuuday iyo kii iska diidayba midna qadi maayo maanta. In lawaynaysiiyo bilaa shuruud ayuu u qalmaa siduu isaguba kuugu arsaaqo bilaa shuruud.❤️ Inaan caabudno illaahaas sharafka badan ayaa wax weyn ah, Alhamdullilah.

﴿وَقَالَ رَبُّكُمُ ادْعُونِي أَسْتَجِبْ لَكُمْ﴾🌸🤲 🤲 Ilaahow wan ku Baryeena Ducada Naga Aqbal yaa

- مِمَّا يُوصَّىٰ به لتثبيت المحفوظ : قلِّل المقدار ، أكثر التِّكرار ، صاحب الأخيار ، قلِّل من الأوزار ، داوم علىٰ الإستغفار . Waxyaabaha la,isku dardaarmo, si uu usugnaado wixii laxifdiyay Waxaa kamid ah 1- waxaad xifdineesit hayaraadan oo qadar yar kadhig 2-ku celceliska badi 3- dadka fiicna lasaaxiib ee aqyaarta ah 4- dunuubta iska yaree 5- astaqfaarta joogtee

- مِمَّا يُوصَّىٰ به لتثبيت المحفوظ : قلِّل المقدار ، أكثر التِّكرار ، صاحب الأخيار ، قلِّل من الأوزار ، داوم علىٰ الإستغفار . Waxyaabaha la,isku dardaarmo, si uu usugnaado wixii laxifdiyay Waxaa kamid ah 1- waxaad xifdineesit hayaraadan oo qadar yar kadhig 2-ku celceliska badi 3- dadka fiicna lasaaxiib ee aqyaarta ah 4- dunuubta iska yaree 5- astaqfaarta joogtee

Xuska Alle ayaa quluubta qaboojiya Oo xasiliya dagnaansho ku beera 🤍🌿 ➡️ اللَّهُمَّ صَــــــــــــلِّ وَسَــــــــــــلِّمْ وَبَارِكْ عَلَى سَيِّــــــــــــدِنَا مُحَمَّــــــــــــدٍ 🤍❤️ ➡️ أَسْتَغْفِــــــــــــرُ اللَّهَ الْعَظِــــــــــــيمَ وَأَتُــــــــــــوبُ إِلَيْهِ 💫🌿 ➡️ وَلَا حَوْلَ وَلَا قُــــــــــــوَّةَ إِلَّا بِاللَّهِ الْعَلِيِّ الْعَظِــــــــــــيمِ 🤍✨ ➡️ وَاللَّهُ أَكْبَــــــــــــرُ 🖤🔥 ➡️ وَلَا إِلَٰــــــــــــهَ إِلَّا اللَّهُ 💫✨ ➡️ وَالْحَــــــــــــمْدُ لِلَّهِ 🤍🌿 ➡️ سُــــــــــــبْحَانَ اللَّهِ ✨🕊️

Shan arimood Allahayow hanaga macinin🥹👏🌸 •Naxariistaada •Asturkaaga •Cafiskaaga •Raali ahaanshadaada •Janadaada.
Shan arimood Allahayow hanaga macinin🥹👏🌸 •Naxariistaada •Asturkaaga •Cafiskaaga •Raali ahaanshadaada •Janadaada.

*صلاة_الضحى وهي :"صلاة الأوابين* " *Xabiibatii hadii hore alle kuu waafajiyay umahad celi alle wuu ku jecelyahy hadii hore utakan jirin bilow maanta xabiibatil qaaliyah ilaahay dembiyadeeni hadhaafo صلاة ألضحي❤️*

*صلاة_الضحى وهي :"صلاة الأوابين* " *Xabiibatii hadii hore alle kuu waafajiyay umahad celi alle wuu ku jecelyahy hadii hore utakan jirin bilow maanta xabiibatil qaaliyah ilaahay dembiyadeeni hadhaafo صلاة ألضحي❤️* 📿

Jawadwalkena Maalinlaha ah 1. Salaatulayl 2. Salaad subax kadib hurdo kuma laban donno 3. Socod waan sameeynayna 30 daqiiqo ugu yaraan 4. Sunnooyinka ratibkaa kama tagi dono 5. Adkarata subxdi io mida,gabti ina nankatagin 6. Saladaha waajibka waqtigooda inan ku ila lino 7. Salatu duxaa inan ilalino 8. Nadaafada guriga io jirka 10. Aqrinta wax kamidbah Surat Al-Baqara 11. Aqrinta saliga nabiga s,cw ugu yaran 100 jeer 12. 20 daqiiqo mahadnaq ilaahey ah 13. Telka inan iska yareyno 14. Inan iska yareno xanaqa 15. Afkena iyo adinkena inan inan xumanta ka ilaashano 16. Inan biyo cabno 3 liter ugu yaran malintii 17. Qof walba oo qalad naga galy inan cafino intanan sexan 18: in qofki cajisa la dhiri galyo 19: inan wax kaydsano 20: hal podcast aan wax ka faidayno inan dhagaysano malin kasta 21: inan xili fecn sexano xili fecnna sokacno 22: inan isku ducayno

Noloshu way wanaagsanaataa marka aad diiradda saarto gudahaaga, kana shaqeyso xasiloonida naftaada, kana takhalusto falcelint
Noloshu way wanaagsanaataa marka aad diiradda saarto gudahaaga, kana shaqeyso xasiloonida naftaada, kana takhalusto falcelinta degdegga ah ee wax kasta oo ku dhibaya. Taasi waxay kuu horseeddaa degganaansho, caafimaad maskaxeed, iyo farxad dhab ah oo ka timaadda qalbi xasilloon.

••• رمضانُكم مُبارك 🌷🌱 أعاننا الله وإيّاكم على الصّيام والقيام، وغضِّ البصر وحفظ اللّسان، وتقبّل اللهُمّ منّا ومنكم ومن أحبّتنا وأصحابنا وجميع المسلمين والمُسلمات، وبلّغنا ليلة القدر وجعلنا فيه من العُتقاء من النّيران..