cookie

ما از کوکی‌ها برای بهبود تجربه مرور شما استفاده می‌کنیم. با کلیک کردن بر روی «پذیرش همه»، شما با استفاده از کوکی‌ها موافقت می‌کنید.

avatar

BILICDA__WAAYAHA

𝕎𝕒𝕩𝕒𝕒𝕕 𝕜𝕒 𝕙𝕖𝕝𝕚 𝕔𝕙𝕒𝕟𝕟𝕖𝕝𝕜𝕒 𝟙:𝕢𝕚𝕤𝕠𝕠𝕪𝕚𝕟 𝕛𝕒𝕔𝕖𝕪𝕝💔 𝟚:𝕖𝕣𝕒𝕪𝕠 𝕛𝕒𝕔𝕖𝕪𝕝💘 𝟛:𝕩𝕚𝕜𝕞𝕒𝕕𝕠💯 𝟜:𝕘𝕖𝕖𝕣𝕒𝕣 𝕛𝕒𝕔𝕖𝕪𝕝.🥰

نمایش بیشتر
فنلندة3 293زبان مشخص نشده استدین و مذهبی93 485
پست‌های تبلیغاتی
566
مشترکین
-124 ساعت
-47 روز
-230 روز

در حال بارگیری داده...

معدل نمو المشتركين

در حال بارگیری داده...

Asc asxpta. Juma mubarak🕋🕋
نمایش همه...
Photo unavailableShow in Telegram
*Ciid wanaagsan,😘 Waxaan idinku hambalyeynayaa munaasabadaan qiimaha badan ee ciidul-adxaa*🥳 *Waxaan kuu rajeynayaa adiga iyo kuwa aad jeceshahayba inaad farxad ku ciidaan.*🎊❤‍🩹✨ ‏كل عام وانتم بخير.🍖
نمایش همه...
*Brito oo ah Maalinka 9aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalinta la istaagaayo Banka carafa, Qofkii sooma ilaahey wuxuu u dhaafaa dambiyada sanadkii hore iyo sanadka soo sacdo, waana maalinta ay soo dagtay aayada Qu'aanka ee* ( الْيَوْمَ أَكْمَلْتُ لَكُمْ دِينَكُمْ وَأَتْمَمْتُ عَلَيْكُمْ نِعْمَتِي وَرَضِيتُ لَكُمُ الْإِسْلَامَ دِينًا) *Beritoole sooma waa maalin wayne.❤️*
نمایش همه...
|🌿💚". ﴿ وذكِّر فإِنَّ الذِّكرى تنفعُ المُؤمنين ﴾🌿💚". ‏- سُبحان الله 🌿💚". ‏- الحمد لله 🌿💚". ‏- لا إله إلا الله 🌿💚". ‏- الله أكبر 🌿💚". ‏- أستغفرُ الله 🌿💚". ‏- لا حول و لا قوة إلا بالله 🌿💚". ‏- سُبحان الله و بحمده 🌿💚". ‏- سُبحان الله العظيم 🌿💚". ‏- اللهم صل و سلم على نبينا محمد 🌿💚|🌿💚".
نمایش همه...
1
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته. صباح الخير 🌅
نمایش همه...
Murti Soomaaliyeed. Labo socodka ayey ku wacanyihiin: 1. Ragga iyo 2. Roobka Labo fadhiga ayey ku wacanyihiin: 1. Dumarka iyo 2. Dabka Labo hadalka ayey ku wacanyihiin: 1. Odayga reerka iyo 2. Sheekha caalimka ah Labo aamuska ayey ku wacanyihiin: 1. Damiinka iyo 2. Dameerka Kudarso: labo farxada bey ku wacan yihiin
نمایش همه...
Sideed u aragtaan hadaan bilowna qisooyin jaceyl?Anonymous voting
  • A :si fiican
  • B:si qaldan
  • C: midna
0 votes
Qofkii ducadan afar jeer aqriga marka uu waaberiisto ama galbaysta Alle waxa uu ka xoreeyaa naarta.
نمایش همه...
👍 2
In the morning «اللَّهُمَّ إنّي أصبَحتُ أُشهِدُكَ، وَأُشهِدُ حَمَلَةَ عَرشِكَ، وَمَلائِكَتَكَ، وَجَميعَ خَلقِكَ، أنَّكَ أنتَ اللَّهُ لا إلَهَ إلّا أنتَ وَحدَكَ لا شَريكَ لَكَ، وَأنَّ مُحَمَّدًا عَبدُكَ وَرَسولُكَ»
نمایش همه...
👍 1
Photo unavailableShow in Telegram
*Ciid Mubaarak,🥳 Waxaan marka hore u mahad celinayaa Ilaahay oo ah Macbuudka Xaqqa ah. Dhammaan ummadda islaamka gaar ahaan bulsha-weynta Soomaaliyeed meelkasta oo ay aduunka ka joogaan, waxaan idin kugu hambalyanayaa munaasibadda Ciid AL-FIDRIGA. Waxaan idin leeyahay: "Ciid mubaarak,*🎊🎁 (كل عام و انتم بخير) “ (تقبل الله منا ومنكم) *ilaahay ha inaga aqbalo ciibaadadii suubaneyn ee aynu soo gudanay bisha Ramadaan, Ciidaan ciideeda kalena ha inagu Gaarsiiyo Farxad, bash bash iyo barwaaqo.*🤍
نمایش همه...
یک طرح متفاوت انتخاب کنید

طرح فعلی شما تنها برای 5 کانال تجزیه و تحلیل را مجاز می کند. برای بیشتر، لطفا یک طرح دیگر انتخاب کنید.