Ayanle Trader
رفتن به کانال در Telegram
2 319
مشترکین
اطلاعاتی وجود ندارد24 ساعت
-57 روز
-2630 روز
آرشیو پست ها
2 319
Wa idin Salamaya Walalaha ❤👐
Maalin Wanagsan
〽️ Falanqeyn Kooban lacagta GBPCAD
Muhimada uso duubay Wa ina Habka aan wax ufalanqeyo in aad Wax Kala dhexbaxdid
💥 Mesha Losocdo Wa in Kaliga Setup dhisatid Wa in Kaliga Entry Go,amisid Wa in Adiga iyo Rabigaga qofna idin dhexeynin
https://wa.me/2520685657685 📞
2 319
🌟 isbedelka Lashego Wa ina Badeshid Habits-ka Xun aad Leedahay iskuna daydid Habits-kale oo Wanagsan isku deygas oo Joogten aad kudarto waxay kadhigeysa ina qof Cusub Noqotid
⚠️ Caadoyinka Xun Waxa Kamid ah 90ka oo FB dhex Joogtid 90ka oo aad Jardiimada lagu Shekesto Fadhisid iyo Hasaawid dhamad anan Lehen ad Kujirto
💥 Waxyabahas odhan Waxbo kuguma Sokordhinayan ine Maskaxdada Mashquliyan Mahe
🤝 Hadaba Waxa Wax kugu Sokordhinkara ee Qiimo Kuyeeli Kara La Saaxib Waqti badan geli alle Talo Saarashana kudar qof ahdaaf leh Subixi Marku Sokaco Wuxu Qabanayo og ba Noqoneysa Rajada Saxda Markas ay kubilawaneysa
Naftu Mesha ujiheyso bay usacab Tunta Hadi Wadada Maalayacniga aad ujiheyso qof Lunsan ba Noqoneysa
Jimco Wanagsan ❤👐
2 319
Salamullah Sxpyal ❤👐
isbuuc Wanagsan dhamantin
Analysing DXY Jihadeda Waxa isbuucan Kafilan karno Sido kale Fursadaha ay bixin karan Lacagaha dollar-ka uga Qiyas qado Wejiga DXY uku Jiro
Tips : Hada Basic Tahay Kaliya Marka Hore Xooga Saar barashada Jihada Suuqa uptrend & Downtrend Meesha Losocdo iyo Mesha Laga Socdo Marka Fahanto Strategy Walbo wa Fahmeysa Sido kle barashadada Suuqa dhadhan bay uyeleysa Mida qof jaw jaw ah ba Noqoneysa kk 🔥
Qolka Falanqeynta
https://t.me/+AVKE_W0HWUhiZjI0
📞 https://wa.me/2520685657685
2 319
Wa idin Salamaya qarabo 👐❤
isbuuc Wngsn
Falanqeyn DXY Wejiga eku jirto Fursadaha lacagaha Dollarka
Newski Weyna FOMC Halke bu ujiheyn doona dollarka oo ayamahan buuq bdna
Aqrinta suuqa Wejiga Weyn 1W 1D
Aqrinta Timeframeska dhexe 4H 1H
Aqrinta Timeframeska Yaryar 15min 5min 1min
Falanqeynta isbuuclaha Hadi aa Rabtid React Kumuji ❤
https://wa.me/2520685657685 📞
2 319
Wa idin Salamaya Qarabo 👐❤
Maalin Wanagsan dhamantin
〽️ Falanqeyn Kooban anku Sameye DXY Wejiga eku Jirto Waxa anka Raadineyno Mesha Fursada Kusugeyno
💰 DXY Falanqeyteda Wexey Kusineysa Wejiyada Lacagaha Dollar Pairs odhan Eku Jiraan
2 319
Wa idin Salamaya Sxpyal ❤👐
isbuuc Wanagsan dhamantin
isbuuc Walbo qibrad Cusub Raadi Not Money and Tp iyo bla bla
Waxa Sidan uleyahay Madama inteena badan Suuqa 2years or 3 years kuwada jirno Weli arday ba Nahay qibrad ba ubahan Nahay
Forex dadka Kusi jiridona Wa dadka qibrada Leh
Suuq Trillions ay dhextaalo Ma Fududa Waxa Kaliya Lola Jaanqadi Karo wa qibrad iyo Rules Adag oo aan qabyo ehen
Qibradu Waxay imaata Marka aqoon Saxan aad heysatid Marka ogtahay qaladka aa gashay iyo Sababta ad ugashay Wexey Kusineysa Solabasho ina Sameyso Kana duwanato qofki hore
Ruleska aan qabyada ehen Wa Dabecada Suuqa iyo Luuqada Suuqa ina Fahansantahay
Wa ina Meel iska dhigtid Eray bixinada Suuqa Loo isticmaalo Sida.
BOS-ChOCH-MSS iyo Wixi Lamida Ma ahan Luuqada dhabta ah Ee Suuqa Kushaqeyo Wa Erayo qof Adigo kle usameye
Awooda Suuqa Kujirta ina Ogtahay ba Kaga Filan Boqolal Eray ina Ceyrsato
💰 Shaxda Fahan oo Forex Fudud ku Trade Garey Suuqa La Saaxib oo Hakaso Horjesan Marna
2 319
Wa idin Salamay qarabo ❤👐
isbuuc Cusub & bil Cusub Sep'2
❄ Maanto isniin ah Waxa Holiday kujirta USA oo ay utahay Maalinta Shaqaalaha kuwaso Fasax ka ah Shaqada
Sido kle Waxa Holiday Kujirta Canadian dollar
💰 isbuucana Waxa Jiro Newski Weyna ee NFP bilawalbo Jimcaha uhoreyo bu Sobaxa
🌟 Bisha Marke cusub Tahay labada isbuuc uhoreyso Suuqa dhan waa Wada News Madama Larabo in Laso dhajiyo bishi dhamatay Xogteedi
isbuuc Wanagsan dhamantin ❤
2 319
Galab Wanagsan Dhamantin ❤👐
💰DXY Hadan isla Fiirino Fursadeda
Marka kowad Lacagta Wexe Joogta 4H 1H Demand Zone oo ah Melaha buyga Laga Raadiyo
〽️ 15min Marka Lajogo Suuqa dhaqaqi buy Zone ka Yimid Wuxu Kusocda Trend oo Weli Loma awood Shegan Sida Swrka Labad ka arkeysid
📕 Mid wa ina Fahanta
4H Marka Suuqa ujogo Demand Zone 15min 5min waxa karadineysa Fursado buy ah
📕 Sidas okle Marka 4H Suuqa ujogo Supply Zone 15min 5min waxa karadineysa Fursado Sell ah
💰 Dxy Marka uso Laabano 4H wexe joogta demand Zone Waxa karabno Wa buy Si fursada udhacdo wa in dhaqaqi udambeye Sellka la dhafo
Madama News ujiro Fursada buyga anka Rabno Asiga abuuri doona Hadusan abuurin wa inu jebiyo demand zone-ka
2 319
Wa idin Salamay qarabo ❤👐
isbuuc Wngsn dhamantin
Dadka Waxbaranayo ee dhabta katahay ee Meel Fican wax umareyso Muuqalkan ayaga iska Leh
Biaska Suuqa ✅
Xiliga Entry ga ✅
ina Jihada Lacagta aad heshid
in aad ogatid Xiliga Entry udhicidono
Labadas Waxa ehen uma bahnid Muqalkana wakaga hadlay Marka Ku celceli Practic kudar Guuleyso
2 319
Wa idin Salamay qarabo ❤👐
isbuuc Wngsn Marka Kowad
Cilmiga aa Raadineysid dhan Wa Fursada buyga iyo Fursada Sellka Side ku Hela Sidese uga Faideysankara
Boqolalka Straregy Suuqa Loga Shaqeysto intase kuso aruurayan Marka Fahan Buyers iyo Sellers Side iskugu Awood Shegtan iyo sida loga Faideysto Forex Wa intas
Waxa Rajeyna ina Wax kala dhex baxdan Muuqalka Guuleysta ❤
2 319
Wa idin Salamay Qarabo 👐❤
isbuuc Wngsn dhamantin
Dagaalka ugu Weyn larabo ina gashid adan ka Cajisin wa Raadinta Cilmiga Ka Maqan
Hada Cusub Tahay Taloyin kala dhexbax hada akoon heysatid Sida entry lo helo kala dhexbax Marwalbo Level-kaga iyo muqalka waxa karadineysid wa ine is Lahadan
Guuleysta dhamantin ❤💰
2 319
Qofwalbo kudhoho Forex Wa adag yahay ogow qofkas aqoontisa inte La egtahay unbu kuqimeye Marka dadka Negative-ka hadalkoda iska ilaali Marka Safarkagu bilow yahay
🌟Waxa adag ee dadka kukala haren Forex Ma aha ee Wa Shaqsiyad adag uu qofku Layimado dadka dhana aysan Wada heysan Midas
🔥 Qof Caqli badan ina Tahay qof dhageysiga ku Fican ina Tahay qof Raadiya Waxyabaha adag ina Tahay qof practic Sameynta jecel ina Tahay qof isla Sheekeysto Su,alana is Weydiya ina Tahay qof Ceebihisa is hor dhiga ina Tahay waxaso dhan waxay kadhigayan qof ku guuleysta Forex ama Waxyabaha kale Nolosha
💫 Qodobada aan Soxusay dadka dhan Ma wada Laha Wa Sabbta dadku kukula hareen ogow Forex Ma adka waxwalbo Nolosha ah Ma adka ila Shaqsiyad adag adan Lehen Moye
Qodobadan hada Ledahay uma baahnid Motivation dhiiragelinta waxa ubahan qof Shaqsiyadisa ay qabyo Tahay
Muhimada qoralkeyga Wuxu Kuso biyo Shubana Wax adag Ma jiro ee Shaqsiyad adag ba La isku dhafay
Adba idin Salamaya qarabo aan Malmahan is Weyne ❤✋
2 319
Market Structure 🌟
Waxay kulunsatay dhowr Strategy oo Luuqado kala duwan loo bixiye Si dadka Wax Cusub loga dhigo logana gado
Waxa doontid isticmal guushu kuma Timado Strategy ee waxa kutimada ina ku dhaqmi kartid Rules-kaga Risk Management aad Ledahay Trading plan sido kle Markas Strategy walbo waku Shaqeysan karta
⚠️ Group discord-kan kuso biir Waxwalbo updhate ah halkas ba Sodhigaya
Qol Falanqeyn bu leyahay kuso dir Aragtidada Lacagaha hala arko qibradada
Waxa Soo xuli doona Rag qabiiro ah kadibna qol gaara ba usameyn qofwalbo levelkisa inu la shaah Cabo aya Fican in lis dhex socdo Ma qurxona Si qofwalbo Levelkisa usan uhor Cararin
isbuuc Wngsn dhamantin ❤✋
Link 👇
https://discord.com/invite/tUnHP267
2 319
Waxwalbo Marke bilow yihin Ma Fududa Wa Sabbta Forex ugu qalqalan dadka cusub ogow imtixamka arintas Loga gudbo ine dulqaad io Samir Tahay
Waxa Xaqiiqo eh waxa Radineysid Marke ka dhab ka tahay Waku Raxeysaneysa Waqtiyada adag kuma joojinayan qodxahas
Qofka Markesan Waxa dhab ka ehen Excuse bu Raadiya Wana Mida Facisa Ka Reebta
Forex Wa ganacsi Not about gampling 90% dadka wexe ugu guuldareystan Ma aha ine Strategy xun arken ee ayaga Forex u arkin inuu ganacsi yahay Guuldaradana Meshas aye ka imaatay
Signal bu Mid Raadinaya Midna akoon loo baasiye bu Raba inu Jiido Forex dadkas aya ku bdn wana Sbbta 90% logu Fashilmay
Naftada La Sheekeyso oo Ceebahaga isku Cadeey Si damiirkaga ukaco dadka anan isla Shekeysan Wa dadka Manta bahdlika kunool aysan darensanen Xita ine Ceeb ku dhexjiran
Qofwalbo ay dhab ka tahay Safarkan Wa huba Maalintada way imaan doonta only Wait..
Haben Wngsn qarabo ❤✋
2 319
🌀 Falanqeynta Suuqa
Lacago aysan dadka arken oo Fursado leh ba jiro adiga ina Laso baxdid isku day
Lacag Walbo Weji Fican Kamuqdo list kudarso kadibna kasi xulo kuwa ugu Fican usame qorshe Plane A plane b plane c 👈
isbuca intu furmin lacagaha haku Kala Soocnadan ❄
isbuuc Wngsn dhamantin ❤✋
2 319
Hadii aad basic & intermedia Tahy kuso biir qolkan oo Lasoco Casharada Market Structure 🌀
qorshe usamey Casharada Wa huba waxbdn oo adan Filen ba kuu Fududan doono
Link 👇
https://t.me/AyanleTrader2
2 319
Wa idin Salamay Sxpayal
isbuuc Wanagsan 💚👐
Wararka Suuqa arbacada ila Laga gaarayo News Majiro ogowse Newska ugu Weyn ba jiro arbacada oo dollarka ah ila News kas ukaso baxayo Suuqa inu Taagnado aya Macquul eh Madama dadka dhan ay Sugayan Newskas waxa kaso bixidono
Lacagaha ugu muhimsan Fursadohoda Halkan kala Soco 💰💚
Baro qodobadan Wa muhiim 👇
Aqrinta Trend-ga
isku Xirka Timeframeska
Kala awood badnashaha
Zoneska adag ee Entry-ga
2 319
Jimco Kariim Asxpta ❤👐
iska ilow boqolalka Candle ee Magacyada Tirada bdn Leh Sida Morning Star iyo hebelow Evening Star kk
Meel Fudud Hadan Wax Kaatuso
Horta isweydi Suuqa Sell iyo Buy Sow kuma Xifaltaman Adigana Waxa Raadineysa labadas kii awood bdn ina Lajirsato Sidasna Lacag kusameyso
Ok Engufing Candle Wuxu Sheega Labadas Qolo Kii awood bdn Waxana Si fudud kuheleysa Fursad La isku Haleynkaro Madama aad Raaceysid Mesha Suuqa ubadanyahay u Trade Garey Mesha Loo badanyahy ✅
⚠️ Wixi kabaxsan Engulfing Candle Totally Ma Sheegan Wax Kala awood badnasho ah Wana Sababta logaga Cararay adne ugambi oo Fahan Shaxda Suuqa 🔥
Sido kle Waxa La eega Suuqa Marku Zone Heysto ✅
Note Gareyso Practic ku Sameey kadib Wixi kaga Sobaxo qibrad kaqado 🌟💚
2 319
Wa idin Salamay Sxpyal 👐 💚
Kuwani Waa qodobyo advanced ah Larabo inu kudhaqmo qofka akoon heysta ee Rabo inu Sameyo Ganacsi Cafimad qabo 🌟
Habka Wax ubaraneysid qorshe uyeel Ha iloobin levelkaga Waxwalbo aragtid ina barato ha isku dayin Xamaasada Wa Cadow Marba Cajalad ay ku daare iska ilaali ⚠️
Waxa baraneysid hada kudhagtid oo Xamasada Marba meel aysan kugeen hubaashi Waxas waku guuleysan doonta
GalabWngsn Dhamantin ❤
2 319
Wa idin Salamay Sxpyal 🙌❤
Muuqal yar aan uga hadlay Fundamental
Ogowse Dollarka Wa Hooyada Lacagaha News ba hada iska ilaalineysid dollarka Xog bdn wa ina Ka ogtahay
Muuqalkana Waxa uga hadlay Dollarka News yada kaso baxa Waqtiyade Sobaxan & Saameyntoda
News yada lacagaha kle kaso baxo si aad ufahanto Kan dollarka an uga hadlay fahan Wa isku Shax dhamantod No difference thing
2024 Waxbaro Si aad 2025 udareento Mustaqbal ifaaya
