fa
Feedback
Smart Crypto

Smart Crypto

رفتن به کانال در Telegram

Your gateway to the latest in cryptocurrency! 🚀🔹 News & Updates 🔹 Market Analysis 🔹 Investment Tips 🔹 Educational ContentJoin us and stay ahead in the crypto world

نمایش بیشتر
1 674
مشترکین
اطلاعاتی وجود ندارد24 ساعت
-47 روز
-2130 روز
آرشیو پست ها
Coin Xrp ayaa sameyey Dhaqaaq Aad u wayn 🙏
Coin Xrp ayaa sameyey Dhaqaaq Aad u wayn 🙏

🇺🇸💰 Trump: Mareykanka wuxuu noqon doonaa dalka ugu kaydka badan ee Cryptocurrency! Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald
🇺🇸💰 Trump: Mareykanka wuxuu noqon doonaa dalka ugu kaydka badan ee Cryptocurrency! Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa shaaca ka qaaday in Mareykanku uu noqon doono dalka ugu weyn dunida ee heysta kaydka lacagaha dhijitaalka ah (Digital Assets). Trump wuxuu sidoo kale muujiyey in Baarlamaanka Mareykanka uu dhowaan ansixin doono sharci cusub oo la yiraahdo GENIUS Act – kaasoo loogu talagalay in Mareykanka uu noqdo hoggaamiye aan lala tartami karin oo dhanka teknolojiyadda maaliyadeed casriga ah (Digital Finance). 🔗 Mareykanka & Mustaqbalka Crypto — Trump wuu rumeeysan yahay! #Trump #Crypto #GENIUSAct #Mareykanka #DigitalAssets #Blockchain #Fintech

BTC Waxay Jabisey Score Cusub oo $
BTC Waxay Jabisey Score Cusub oo $

20 daqiiqo akdib pump fun token suuqa ayuu toos usoo galaa aniag diayaraan ahaay
20 daqiiqo akdib pump fun token suuqa ayuu toos usoo galaa aniag diayaraan ahaay

BTC Madaxa u furan 🤪🤪🤪🤪
BTC Madaxa u furan 🤪🤪🤪🤪

Kawarama.hee $115k kor waaba loo dhaafay cawa
Kawarama.hee $115k kor waaba loo dhaafay cawa

bitcoin oo sameydey All time High Cusub cawa waana taarikh cusub
bitcoin oo sameydey All time High Cusub cawa waana taarikh cusub

BTC cawa waxay kor u dhaafaty $111k
BTC cawa waxay kor u dhaafaty $111k

Horey ma u istimaashay Application ka Token pocket
Anonymous voting

Dhawaan 👋

Inkaartu waa xagee 🤪🤪
Inkaartu waa xagee 🤪🤪

Sameynta wareerka Israil.ku qaaday iran aw ku yeeshay Suuqa Cryptocurrency muqalkaas soo daawo 👇👇👇👇👇 https://vm.tiktok.c
Sameynta wareerka Israil.ku qaaday iran aw ku yeeshay Suuqa Cryptocurrency muqalkaas soo daawo 👇👇👇👇👇 https://vm.tiktok.com/ZMSyqEcSf/

📘 Haddii aad heli lahayd hal cashar crypto ah maanta – midkee baa kuu muhiimsan?
Anonymous voting

Dhaman Coinska aniga watchlistiga igu jira waa Red qaarkoodna waaba fuuq baxayan 🤪🤪
Dhaman Coinska aniga watchlistiga igu jira waa Red qaarkoodna waaba fuuq baxayan 🤪🤪

Hadi aad Suuqan cryptocurrency Kujirtid Aadna dooneyso inaad lacag ksameyso muqalkaas daawo 👇👇 https://vm.tiktok.com/ZMSjGA
Hadi aad Suuqan cryptocurrency Kujirtid Aadna dooneyso inaad lacag ksameyso muqalkaas daawo 👇👇 https://vm.tiktok.com/ZMSjGAxB8/

M 🔥 BlackRock oo dhaqaajisay suuqa! Waxaa la xaqiijiyey in ay iibsadeen Bitcoin ku kacaya $877.2M Taasi ma tahay kalsooni cu
M 🔥 BlackRock oo dhaqaajisay suuqa! Waxaa la xaqiijiyey in ay iibsadeen Bitcoin ku kacaya $877.2M Taasi ma tahay kalsooni cusub oo lagu qabo Bitcoin?

BTC Waxay sameysatay heer cusub oo Qiima Koror taas oo jabisay Difaacii $110k
BTC Waxay sameysatay heer cusub oo Qiima Koror taas oo jabisay Difaacii $110k

BTC Waxay u muuqata inau jabin doonto score cusub oo ah $110k
BTC Waxay u muuqata inau jabin doonto score cusub oo ah $110k