Smart Crypto
رفتن به کانال در Telegram
Your gateway to the latest in cryptocurrency! 🚀🔹 News & Updates 🔹 Market Analysis 🔹 Investment Tips 🔹 Educational ContentJoin us and stay ahead in the crypto world
نمایش بیشتر1 674
مشترکین
اطلاعاتی وجود ندارد24 ساعت
-47 روز
-2130 روز
آرشیو پست ها
1 674
Asc Asxaabta 👋
Maanta #Suuqa waa uu daadana 💹.
Haddii aad haysato wax yar oo aadan weli suuqa galin, fursaddan maanta ka faa’iidayso 🚀 oo suuqa geli.
Haddii aad horey ugu jirtay suuqa, isku day inaad la socoto dhaq-dhaqaaqiisa 📊 si aadan u seegin fursadaha dahabiga ah ✨.
#Crypto #Forex #Fursad #Investment
1 674
Asc asxaabta halkan kun xiraan maanta suuqa waa uu daadana hadia ad hayso wxyar oo aadanw eli susuqa galin please fursadaas manta ka faideyso oo suuqa gal hadi aad horey ugu jirteyne isku day inaad suuqa lasocoto oo aadan fursadha seegin
1 674
Suuqi cryptocurrency ayaa sameyey Soolaabasho Wayn kadib
Marki Guddoomiyaha Fed Jerome Powell ayaa sheegay in xaaladda hadda jirta laga yaabo inay u baahan tahay hoos u dhigid dulsaarka.
1 674
Please waxaan rabna inan ogaano meesha ciladu kajirto faldan codeynta ka qayb qaado
1 674
Mark kasta aw suuqu wax yar daato kama dhigna in suuqan hoos u sii socon doono laakin waxaw fursad siina Dadka aan weli suuqa soo galin
1 674
🚀 Crypto Market Update - Fursadaha Maanta 🚀
Suuqa maanta waa cagaar! Qaar ka mid ah coin-yada ayaa koror waali ah sameeyay, taasoo muujineysa fursado fiican oo short-term iyo momentum trading ah.
📈 Top Gainers Maanta
🏆 OKB: +142% 🚀
🪙 FARTCOIN: +29.7%
🪙 AERO: +18.7%
🪙 RAY: +14.6%
🪙 GT: +14.7%
🪙 WIF: +14%
🪙 PUMP: +13.9%
🪙 CRV: +13.8%
🪙 SOL: +12.7%
🪙 Doge: +11.1%
📌 Falanqeyn Degdeg ah
OKB maanta hoggaamiye cad — koror aan caadi ahayn oo +142% ah. Waxaa habboon in fiiro gaar ah loo yeesho haddii uu jiro news/partnership cusub.
Momentum coins sida WIF, PUMP, CRV, SOL waxay muujinayaan dhaqdhaqaaq xooggan oo ka imaan kara FOMO.
Mid-Term plays sida ADA, INJ, NEAR iyo DOT waxay bixiyeen koror wanaagsan, taasoo muujinaysa in sentiment-ka suuqa uu soo hagaagayo.
⚠️ Xusuusin: Tani ma ahan talo maalgashi. Samee cilmi-baaris (DYOR) ka hor intaadan go’aan gaarin.
📊 #Crypto #Trading #Opportunities #MarketUpdate #Bullish
1 674
🚨 Crypto Market Update - Fursadaha Maanta 🚨
Suuqa maanta waxaa ka jira hoos u dhac ballaaran oo ka muuqda qaar ka mid ah coin-yada ugu waaweyn. Hoos u dhacyada noocaan ah waxay mararka qaar keenaan fursado iibsi (oversold bounces) haddii suuqa uu soo kabanayo.
📉 Top Losers Maanta
🪙 FARTCOIN: -20.1%
🪙 IP: -17.6%
🪙 PENGU: -13.2%
🪙 BONK: -12.6%
🪙 WIF: -10.3%
🪙 STX: -10%
🪙 TIA: -9.4%
🪙 FLOKI: -9.3%
🪙 VIRTUAL: -9.5%
📌 Falanqeyn Degdeg ah
Hoos u dhacan weyn wuxuu keeni karaa rebound degdeg ah haddii uu yahay mid ku-meel-gaar ah.
Meme coins sida BONK, WIF, FLOKI waxay inta badan ka jawaabaan dhaqdhaqaaqa bulshada iyo hype.
Mashruucyo adag sida TIA, STX hoos u dhacoodu wuxuu noqon karaa fursad mid-term haddii aasaaska mashruuca uu xooggan yahay.
⚠️ Xusuusin: Tani ma ahan talo maalgashi. Samee cilmi-baaris (DYOR) ka hor intaadan go’aan gaarin.
📊 #Crypto #Trading #Opportunities #Oversold #MarketUpdate
1 674
💥 DEG DEG:
🇺🇸 SEC iyo Ripple ($XRP) ayaa si rasmi ah u soo afjaray murankii sharci ee dheeraa ka dib markii labada dhinac ay si wadajir ah uga tanaasuleen racfaannada. ⚖️🚀
Tas waxay a dhigantahay in Wixii hada ka danbeya Xrp Kalsoonidi lagu qabay ay si kordhi doonto 🚀
1 674
📢 UPDATE SAAKA – Maalgashi Crypto
Saaka waxaan suuqa crypto geliyey $200, waxaana rabaa inaan idinla wadaago qaabka aan lacagtaas u kala qaybiyey, aniga oo adeegsanaya nidaam xisaabeed miisaan leh oo ku saleysan horumar iyo fursado mustaqbal.
📊 Qaacidada aan isticmaalay waxay ila tahay mid faa’iido leh, waxayna ku saleysan tahay in la siiyo coins-ka qaar miisaan dheeri ah marka la eego fursadaha koboc ee ay leeyihiin (sida aad sawirka ka arki doontaan).
👉 Talo iga ah: Haddii aad adigu qorsheyneyso inaad lacag geliso suuqa crypto, waxaan si daacad ah kuu kugula talinayaa inaad qaacidadaan adeegsato ama mid lamid ah si aad go’aanno caqliyeysan u gaarto.
#CryptoMaalgashi #QaybinXeeladaysan #CryptoSomalia #YiksiWallet
1 674
Yaa lacag hayso asxaabey suuqan Waqtigii ugu wacnaa ayuu jooha oo aad gali lahaydeen Qofkii awooda inaw Coin iibsado please yeysan kula gaarin Haben danbe oo kahor iibsao
1 674
Madkaad Dooneyso lacag USDT ah ama aad Crypto Ubaleyso Local money ? Shirkadee Istocmaasha ?
1 674
📉Hoos u dhaca suuqa maka faaideysatay oo coinka aad Rabatay ma iibsatay si marka aw kor aado aad ugala baxdo faa'adada ?
1 674
📉 Hoos u dhac ku yimid Suuqyada Saamiyada Maraykanka
Suuqyada saamiyada Maraykanka ayaa hoos u dhacay maanta kadib warkii liitay ee ka yimid suuqa shaqada, taasoo muujisay dhaqaale gaabis ah. Waxaa intaa sii dheer, Donald Trump ayaa ku dhawaaqay cashuuro cusub oo lagu soo rogay dalal ay ka mid yihiin 🇮🇳 Hindiya iyo 🇨🇦 Kanada, taasoo sii kordhisay
1 674
Mar hadi aad aragto Suuqi crypto oo sidaan ah fursad ayaa ka banan sidaas darteed Hadi aad gali karto Suuqa investment ku samey 🫡
1 674
Coinkaas isha halagu haayo
24 saac ee ugu danbeysey waxaw sameyeey sara u kaca waali ah
aniga ila $200M oo marketcap ah waan saarnana doona insha allah
Taladaan qaado
coinkaan faa"iddiisa waa badantahay si lamid ahne qasaarihiisane waa badanyahay hadi aad heli karto $20 ooaad kamaarmi karto kutuuro hadia adan kamaarmi karine iska dhaaf please
