cookie

ما از کوکی‌ها برای بهبود تجربه مرور شما استفاده می‌کنیم. با کلیک کردن بر روی «پذیرش همه»، شما با استفاده از کوکی‌ها موافقت می‌کنید.

avatar

QALBI DHAYE

𝗞𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗱 𝗸𝗮 𝗵𝗲𝗹𝗶 𝗱𝗼𝗼𝗻𝘁𝗮 𝗫𝗶𝗴𝗺𝗮𝗱𝗼 𝗗𝗵𝗶𝗿𝗶𝗴𝗮𝗹𝗶𝗻 𝗡𝗶𝘆𝗮𝗱 𝗱𝗵𝗶𝘀 𝗝𝗮𝗰𝗮𝘆𝗹 𝗺𝗮𝗿 𝗺𝗮𝗿 𝗦𝘂'𝗮𝗹𝗼 𝗱𝗶𝗶𝗻𝗶 𝗮𝗵 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 👇👇❤️❣️ https://t.me/qalbi_dhaye1

نمایش بیشتر
فنلندة750زبان مشخص نشده استآموزش17 362
پست‌های تبلیغاتی
9 208
مشترکین
+3124 ساعت
+1767 روز
+64330 روز

در حال بارگیری داده...

معدل نمو المشتركين

در حال بارگیری داده...

Waqtiyada qaar ina layska kaa indha tiraa Waa jabaawta kaliyee lagu siin karo 😕 Waayo adigaa su aasha ku badiyay iyaga🤦‍♂️
نمایش همه...
👍 3😁 2👏 1
Photo unavailableShow in Telegram
Sida edeb leh, dadka u dhegayso, laakiin si taxaddar leh, ha rumaysan wax kasta oo ay sheegaan
نمایش همه...
👍 5 1
Photo unavailableShow in Telegram
Daa'iman jacaylka dhabtaa duruufuhu ma badalaan✍
نمایش همه...
🥰 7 6
Photo unavailableShow in Telegram
Ha noqonin mid daciif ah ama liita si ayna hirarka noloshu kuu qaadin oo kuugu tuurin badwaynta quusta ee niyad jabka Ka la madoobaatay
نمایش همه...
😢 6👍 2
Photo unavailableShow in Telegram
Ada dumar ku jeclahay aday naftu kugu dagtaa Ada dawo ii ahoo Adan ka doortay dumar Ada dagay xiskaygiyo maanka Ada xasiliyay naftaydoo Ada xumaan ka dhawroo Ada xurmo u hayee Ada xawralciil u ahoo Ada qalbigayga xaadhay Adaan xili walba ku tabaa Adan xaadir ku ahoo Adaan kugu xasilaa Adan ku xiisaa xayaati Adan xurmo kuu hayaa Adaan xubi wayn kuu sidaa Adaan xili walba kugu qarwaa Adaa xiska leh macaaaaaan 🫂💞🥰👨‍❤️‍💋‍👨 MG
نمایش همه...
11👏 1😢 1💔 1
Photo unavailableShow in Telegram
Ada dumar iiga filan Ada dahab iiga wacan Ada dumar ku jeclahay aday naftu kugu dagtaa Ada dawo ii ahoo Adan ka doortay dumar Ada dagay xiskaygiyo maanka Ada xasiliyay naftaydoo Ada xumaan ka dhawroo Ada xurmo u hayee Ada xawralciil u ahoo Ada qalbigayga xaadhay Adaan xili walba ku tabaa Adan xaadir ku ahoo Adaan kugu xasilaa Adan ku xiisaa xayaati Adan xurmo kuu hayaa Adaan xubi wayn kuu sidaa Adaan xili walba kugu qarwaa Adaa xiska leh macaaaaaan 🫂💞🥰👨‍❤️‍💋‍👨
نمایش همه...
Wiilkeyga ayaan ku dhahay:- naag ayaan kuu guurina. Wiilkeyga waa uu diiday balse waxaan ku iri:- gabadha waxaa dhalay Bill Gates oo ah ninka dunida ugu taajirsan waa uu aqbalay wiilkeyga. Kadib Bill Gates ayaan wacay waxaan ka codsaday gabadhiisa inuu wiilkeyga u guuriyo isagana waa uu iga diiday, anigana waxaan ku iri:- Wiilkeyga waa maamulaha bangiga aduunka Bill Gates isagana waa uu aqbalay guurka. Waxaan wacay maamulaha bangiga aduunka waxaan ku dhahay:- Wiilkeyga shaqo kasii bangiga ee ka dhig madaxa guud ee bangiga, Maamulaha waa uu iga diiday kadib waxaan ku dhahay:- Wiilkeyga Bill Gates ayaa sodog u ah oo gabadhiisa ayuu qabaa, Maamulaha isagana waa uu iga aqbalay. Wiilka wuxuu isku helay shaqo iyo nin taajir ah gabadhiisa😅 Aduunka siyaadad ku joog😂
نمایش همه...
😁 5🤣 2👍 1
Photo unavailableShow in Telegram
Qalbigaaga ha dhaawacin Noloshu kaagama baahna wax aan ahayn qanacsanaan iyo dhoola cadayn. Noloshaada Ha u joojin inaad cid sugto, hana  ka shallaynin wax aad  tabayso. Yacni tagay. Ha ka xumaan wax qurux badan oo aad beeratay oo aan wali midho dhalin, hana ka murugoon wax Ilaahay kuu qoray, xataa hadduu ku dhibaayo. "Waa hal nolol, markaa baro sida si fudud  loogu noolaado loogana dheerado niyad jabka iyo murugada"
نمایش همه...
1
https://t.me/addlist/cWNOybPhgqM3NWI8 Via @team_kordhis B2 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➦ SPONSORED BY   ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿ ↪️ @jaceylqore ↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 ↪️ @learn_english012 ↪️ @Hagaajinaftaada ↪️ @Wadada_Guusha ↪️ @Arabic023 ↪️ @taladaqoyska ↪️ @Caafimaad2 ↪️ @Xikmadle ↪️ @kadisaqoon ↪️ @kalandarka_Hijriyada ↪️ @wadnojacayl ↪️ @Lamaane24h ↪️ @Qalpijaceyl42 ↪️ @mustaqbal7 ↪️ @Iibiye_online ╚═══════ - ════════╝ ♧Guddoomiyaha kooxda♧ http://t.me/Wll_musab
نمایش همه...
KORDHIS

Wll Muscab invites you to add the folder “KORDHIS”, which includes 98 chats.

Repost from N/a
Photo unavailableShow in Telegram
وقل رب زدني علما Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇
نمایش همه...
💻 ONLINE MARKET⌨
📖 TAFSIIRKA QURANKA
تعلم اللغةالعربية 📕
📕 تعلم حديث
🌙 التقويم الهجري
🕋 QUR'AN REMINDER
📚 Wacyigelinta Islaamka
TAFSIIRKA QURANKA
SAWIRADA GUUSHA 🖼
LEARN ARABIC WITH MUSAB 📚
ENGLISH CONVERSATION 📙
GODOOMIYA TEAMKA
Ereyo jaceyl oo qurux badan
🖥IIBIYE ONLINE🖨
XIFDINTA QUR'ANKA
✊Team kordhis🫠
🤝ADMIN
یک طرح متفاوت انتخاب کنید

طرح فعلی شما تنها برای 5 کانال تجزیه و تحلیل را مجاز می کند. برای بیشتر، لطفا یک طرح دیگر انتخاب کنید.