cookie

ما از کوکی‌ها برای بهبود تجربه مرور شما استفاده می‌کنیم. با کلیک کردن بر روی «پذیرش همه»، شما با استفاده از کوکی‌ها موافقت می‌کنید.

avatar

Liibaan Lugcad

Bartaan Telegram, waxaan idinkugu soo gudbi doonaa macluumaad u badan jabka Khawaarijta iyo muuqaalada xiisaha leh ee rukumo.

نمایش بیشتر
پست‌های تبلیغاتی
21 552
مشترکین
+8324 ساعت
+2937 روز
+1 37130 روز
توزیع زمان ارسال

در حال بارگیری داده...

Find out who reads your channel

This graph will show you who besides your subscribers reads your channel and learn about other sources of traffic.
Views Sources
تجزیه و تحلیل انتشار
پست هابازدید ها
به اشتراک گذاشته شده
ديناميک بازديد ها
01
Ku xigeenka xeer ilaaliyaha maxkamadda ciidamada oo kormeer ugu tegay Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan degmada Booluburde.
2 9570Loading...
02
Media files
6 7942Loading...
03
WARSAXAAFADEED Ciidamada Qaranka oo soo uruuriyay meydad hor leh oo Khawaarijta looga dilay dagaalkii Ceeldheer. Ceeldheer, 10, June 2024: Ciidanka Xoogga Dalka iyo Geesiyaasha Deegaanka oo labadii maalin ee lasoo dhaafay ku hawlanaa baadi goobka haraadiga Khawaarijtii lagu laayay dagaalkii ay ku jabeen ee ka dhacay degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa helay meydadka ilaa 10 xubnood oo ka tirsanaa Khawaarijtii soo weerartay magaalada waaberigii Sabtidii tagtay. Ciidamada ayaa sidoo kale gacanta ku dhigay tiro maleeshiyaad ah, intii lagu jiray baadigoobka iyo sifeynta Khawaarijta dagaalkii Ceeldheer kadib. Ciidamada Dowladda ayaa ku hawlan aasidda meydadka la helay, waxaa sidoo kale ay sii wadaan hawlgalka uruurinta, maadaama ay jiraan maleeshiyaad kale oo dhaawac ahaa oo daryeel xumo qaarkood u dhintay, wadarta guud ee maleeshiyaadka la dilay ayaa ilaa hadda kor u dhaafay 60 xubnood oo ay Horjoogayaal ku jiraan. Dowladda Soomaaliya waxa ay ugu baaqaysa waalidiinta Soomaaliyeed ee ay carruurtooda qaldeen cadowga Khawaarijta ah in ay kala soo baxaan. Dowladda waxaa ka go'an ciribtirka Khawaarijta, dhalinyarada ay qaldeen waxa ugu yeeraynaa in ay si deg deg ah uga soo baxaan nabad-diidka arxanka darran, inta aysan ku bixin gacanta Ciidinka Qaranka iyo geesiyaasha deegaanka, si lamid ah kuwii la midka ahaa ee alle ku ciqaabay gacanta ciidamadeenna. -Dhammaad-
7 3312Loading...
04
Media files
4 9801Loading...
05
Media files
990Loading...
06
WAR SAXAAFADEED FAAHFAAHIN HAWLGALKA DEGMADA CEELDHEER EE LAGU JABIYAY KHAWAARIJTA Muqdisho, 08, June 2024: Ciidamada Xoogga Dalka iyo geesiyaasha deegaanka oo xog dhameystiran ka hayay isku day cadowga khawaarijta ah ay ku soo weerarayaan degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa u degay qorshe difaac oo lagu burburiyay kooxdii naf la caariga ahayd ee weerarka gaadmada ah soo qaaday. Dagaalka koowaad waxaa uu ka dhacay banaanka magaalada oo marka hore ay isku fara saareen ciidan loo diyaariyay maleeshiyadii la soo khaldey, waxaana halkaas lagu dilay ilaa 9 xubnood oo ka tirsan Khawaarijta. Dhagarqabayaashii oo ku jabay goobta dagaalka ayaa dib uga baxsaday magaalada, iyaga oo u kala firxaday qeyba kala duwan. Geesiyaasha deegaanka iyo ciidanka Qaranka oo dabin u diyaariyay ayaa ku helay tuulo u dhaxaysa deegaanka Cali Yabaal iyo xarunta degmada, waxaana halkaas ay ku dileen ilaa 18 ka tirsanaa maleeshiyaadkii habqanka ahaa ee ku soo jabay dagaalkii Ceeldheer, waxaana ay ka qabsadeen gaadiid iyo saanad kale. Sidoo kale, intii ka hartay Khawaarijta waxaa duqeyn dhinaca cirka ah lagula beegsaday deegaanka Cali Yabaal, waxaana xogta horudhaca ah ee laga helay ay sheegaysaa in lagu laayay in ka badan 20 Khawaarij ah oo isugu jiray maleeshiyaad iyo horjoogayaal. Meydadka Khawaarijta ayaa wali daadsan goobihii ay ka dhaceen dagaaladii ay ku hoobteen cadowga, waxaana wadarta guud ee khasaaraha horudhaca ah uu muujinayaa in 47 xubnood laga dilay cadowga,. Ciidanka Qaranka iyo geesiyaasha deegaanka ee cashirka lama ilaawaanka ah u dhigay Khawaarijta, waxaa ka shahiiday 5 xubnood oo naftooda u huray baabi’inta cadowga ku soo gardarooday dadkooda iyo dalkooda. Ciidanka Xoogga Dalka ayaa weli ku dabajooga maleeshiyaadkii cararey oo qaarkood ay dhaawacan yihiin, waxaana dowladdu si joogta warbixin uga siin doontaa dadweynaha hadba sida ay xaaladdu noqoto. -Dhammad-
6 3200Loading...
07
Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga oo faahfaahin ka bixiyey howlgallo Khawaarijta lagu jabiyey oo ka dhacay Ceeldheer iyo aagga Ceelbuur.
5 9410Loading...
08
Gudoomiyaha Degmada Ceeldheer Cabdiraxmaan Axmed Cumar oo dagaalkii saakay warbaahinta qaranka uga waramay ayaa yiri, “Goobihii lagu dagaallamay waxaa daadsan meydadka Khawaarijtii soo weerartay Ceeldheer.”
6 8260Loading...
09
Ciidanka Sida Gaarka u Tababar kumaandooska Danab XDS ayaa Xalay Saqdii dhexe howlgal qorsheysan Ka Fuliyeen Deegaanka Kaamjiroon oo 75KM Dhanka Galbeed Kaga beegan magaalada kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose. Howlgalkan ayaa lagu Qaarijiyey Hoorjooge khawaariijta u qaabilsana waxa ay ugu yeeraan Zakawaadka iyo Qeybta Sirdoonka. Ciidanka Kumaandooska Danab XDS ayaa ah kuwa hurdada u diida Horjoogayaasha iyo maleeshiyaadka Khawaariijta..
9 2403Loading...
10
Gungaar: Dilaayaashii dharka ku wareeji jiray xaafadaha Muqdisho.
8 2133Loading...
11
Degmada Aadan-Yabaal oo ka soo kabanaysa dhibaatadii ay badeen Khawaarijta. Warbixin.
9 8342Loading...
03:54
Video unavailableShow in Telegram
Ku xigeenka xeer ilaaliyaha maxkamadda ciidamada oo kormeer ugu tegay Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan degmada Booluburde.
نمایش همه...
An_SkHrul3ljzp35POPCXBBlmgxfTCwx3ZZd_SMZi2CaW642iM6VsPFiTtoI3Lu.mp466.69 MB
👍 21 5
6👍 2
WARSAXAAFADEED Ciidamada Qaranka oo soo uruuriyay meydad hor leh oo Khawaarijta looga dilay dagaalkii Ceeldheer. Ceeldheer, 10, June 2024: Ciidanka Xoogga Dalka iyo Geesiyaasha Deegaanka oo labadii maalin ee lasoo dhaafay ku hawlanaa baadi goobka haraadiga Khawaarijtii lagu laayay dagaalkii ay ku jabeen ee ka dhacay degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa helay meydadka ilaa 10 xubnood oo ka tirsanaa Khawaarijtii soo weerartay magaalada waaberigii Sabtidii tagtay. Ciidamada ayaa sidoo kale gacanta ku dhigay tiro maleeshiyaad ah, intii lagu jiray baadigoobka iyo sifeynta Khawaarijta dagaalkii Ceeldheer kadib. Ciidamada Dowladda ayaa ku hawlan aasidda meydadka la helay, waxaa sidoo kale ay sii wadaan hawlgalka uruurinta, maadaama ay jiraan maleeshiyaad kale oo dhaawac ahaa oo daryeel xumo qaarkood u dhintay, wadarta guud ee maleeshiyaadka la dilay ayaa ilaa hadda kor u dhaafay 60 xubnood oo ay Horjoogayaal ku jiraan. Dowladda Soomaaliya waxa ay ugu baaqaysa waalidiinta Soomaaliyeed ee ay carruurtooda qaldeen cadowga Khawaarijta ah in ay kala soo baxaan. Dowladda waxaa ka go'an ciribtirka Khawaarijta, dhalinyarada ay qaldeen waxa ugu yeeraynaa in ay si deg deg ah uga soo baxaan nabad-diidka arxanka darran, inta aysan ku bixin gacanta Ciidinka Qaranka iyo geesiyaasha deegaanka, si lamid ah kuwii la midka ahaa ee alle ku ciqaabay gacanta ciidamadeenna. -Dhammaad-
نمایش همه...
👍 51👏 7
Photo unavailableShow in Telegram
👍 5
00:34
Video unavailableShow in Telegram
WhatsApp Video 2024-06-08 at 9.08.42 PM.mp43.81 MB
WAR SAXAAFADEED FAAHFAAHIN HAWLGALKA DEGMADA CEELDHEER EE LAGU JABIYAY KHAWAARIJTA Muqdisho, 08, June 2024: Ciidamada Xoogga Dalka iyo geesiyaasha deegaanka oo xog dhameystiran ka hayay isku day cadowga khawaarijta ah ay ku soo weerarayaan degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa u degay qorshe difaac oo lagu burburiyay kooxdii naf la caariga ahayd ee weerarka gaadmada ah soo qaaday. Dagaalka koowaad waxaa uu ka dhacay banaanka magaalada oo marka hore ay isku fara saareen ciidan loo diyaariyay maleeshiyadii la soo khaldey, waxaana halkaas lagu dilay ilaa 9 xubnood oo ka tirsan Khawaarijta. Dhagarqabayaashii oo ku jabay goobta dagaalka ayaa dib uga baxsaday magaalada, iyaga oo u kala firxaday qeyba kala duwan. Geesiyaasha deegaanka iyo ciidanka Qaranka oo dabin u diyaariyay ayaa ku helay tuulo u dhaxaysa deegaanka Cali Yabaal iyo xarunta degmada, waxaana halkaas ay ku dileen ilaa 18 ka tirsanaa maleeshiyaadkii habqanka ahaa ee ku soo jabay dagaalkii Ceeldheer, waxaana ay ka qabsadeen gaadiid iyo saanad kale. Sidoo kale, intii ka hartay Khawaarijta waxaa duqeyn dhinaca cirka ah lagula beegsaday deegaanka Cali Yabaal, waxaana xogta horudhaca ah ee laga helay ay sheegaysaa in lagu laayay in ka badan 20 Khawaarij ah oo isugu jiray maleeshiyaad iyo horjoogayaal. Meydadka Khawaarijta ayaa wali daadsan goobihii ay ka dhaceen dagaaladii ay ku hoobteen cadowga, waxaana wadarta guud ee khasaaraha horudhaca ah uu muujinayaa in 47 xubnood laga dilay cadowga,. Ciidanka Qaranka iyo geesiyaasha deegaanka ee cashirka lama ilaawaanka ah u dhigay Khawaarijta, waxaa ka shahiiday 5 xubnood oo naftooda u huray baabi’inta cadowga ku soo gardarooday dadkooda iyo dalkooda. Ciidanka Xoogga Dalka ayaa weli ku dabajooga maleeshiyaadkii cararey oo qaarkood ay dhaawacan yihiin, waxaana dowladdu si joogta warbixin uga siin doontaa dadweynaha hadba sida ay xaaladdu noqoto. -Dhammad-
نمایش همه...
👍 39 14
03:10
Video unavailableShow in Telegram
Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga oo faahfaahin ka bixiyey howlgallo Khawaarijta lagu jabiyey oo ka dhacay Ceeldheer iyo aagga Ceelbuur.
نمایش همه...
Afhayeenka Gaashaandhigga.mp4234.45 MB
👍 13 4
04:38
Video unavailableShow in Telegram
Gudoomiyaha Degmada Ceeldheer Cabdiraxmaan Axmed Cumar oo dagaalkii saakay warbaahinta qaranka uga waramay ayaa yiri, “Goobihii lagu dagaallamay waxaa daadsan meydadka Khawaarijtii soo weerartay Ceeldheer.”
نمایش همه...
waraysi gudoomiyaha Ceeldheer.mp4502.80 MB
👍 25👏 4
Ciidanka Sida Gaarka u Tababar kumaandooska Danab XDS ayaa Xalay Saqdii dhexe howlgal qorsheysan Ka Fuliyeen Deegaanka Kaamjiroon oo 75KM Dhanka Galbeed Kaga beegan magaalada kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose. Howlgalkan ayaa lagu Qaarijiyey Hoorjooge khawaariijta u qaabilsana waxa ay ugu yeeraan Zakawaadka iyo Qeybta Sirdoonka. Ciidanka Kumaandooska Danab XDS ayaa ah kuwa hurdada u diida Horjoogayaasha iyo maleeshiyaadka Khawaariijta..
نمایش همه...
👍 52 15🔥 3👏 1
28:12
Video unavailableShow in Telegram
Gungaar: Dilaayaashii dharka ku wareeji jiray xaafadaha Muqdisho.
نمایش همه...
An_IjusQxs8BIvfMOn3YWCyUat_XVspDNhP3YAlNNfj4yuoiOPat6zHd36N_xWT.mp4113.15 MB
👍 16 2🔥 2
وارد شوید و به اطلاعات مفصل دسترسی پیدا کنید

ما این گنجینه ها را پس از تأیید هویت به شما نشان خواهیم داد. ما وعده می‌دهیم که سریع است!