fa
Feedback
Kobac Media

Kobac Media

رفتن به کانال در Telegram

Kanaalkan waxaa kahelaysaa waxyabaha laxarriro onlineka casharo free ah, seminars iyo Digital Marketing, iyo fursadaha caalamka online-ka ah.

نمایش بیشتر
3 507
مشترکین
-224 ساعت
-177 روز
-9830 روز
آرشیو پست ها
Culays ka waxaa lagucabiraa KG. Internet ka waxaa lagu cabiraa m/s. Halka mustaqbalkaagana lagu cabiro caadodaada ama waxa aa
Culays ka waxaa lagucabiraa KG. Internet ka waxaa lagu cabiraa m/s. Halka mustaqbalkaagana lagu cabiro caadodaada ama waxa aad maalinle uqabato.

photo content

Asc Jumca Kariim, Waxaan umahadcelinayaa Allah Subxaanahu watacaalaa oo iisuuragliyay inaa nabad iyo farxad kudhameeyo aqrint
Asc Jumca Kariim, Waxaan umahadcelinayaa Allah Subxaanahu watacaalaa oo iisuuragliyay inaa nabad iyo farxad kudhameeyo aqrinta buuga Joogteynta caadooyinka yaryar ee uu qoray James Clear uuna luuqadeena Soomaaliga kuturjumay Cabdullahi Sh Axmed Xasan (Alafaqiih) Allaha ka abaalmariyee , waxaan marka labaad umahadcelinayaa waalidiinteyda kuwaas oo qayb weyn kuleh nolosheyda iina soobarbaariyay hab-dhaqan wanaagsan. Marka seddexaad waxaan umahadcelinayaa qaraabada qaybaheeda kalduwan,saaxiibada iyo quburada kale oo kamida saaxiibada ee dartood ugu dhiiraday inaa wax aqriyo. Mahadcelin kadib waxay iitahay farxad iyo qiima weyn inaa kula wadaago debaaldegga naftayda si aad adiguna ugu dhiirato iigun hambalyeeso maadaama nafta ay fiicantahay in la abaalmariyo "nafteeday mahadsanid" waxaad sameesay horumar shaqsiyadeed sabab unoqn karta isbadel nafeed iyo mid bulshadaada aad ukeento. Dhambaalka ugu muhiimsan ee aan xusi karo 5 tii bilood ee aan aqrinayay kuna raaxeesanay caadadeyda maalmeed buugaan waxay ah

https://youtu.be/D6BhD3fPdIk?si=7jKdHg9oWfSg-GH- Halkaan waa faaiido wadaag furan

nala wadaag horumarka waxqabadkaaga asbuucaan iyadoo ciid kujirtay qaab boqoleey ah %. #DigitalMarketing #habittracker #idris
nala wadaag horumarka waxqabadkaaga asbuucaan iyadoo ciid kujirtay qaab boqoleey ah %. #DigitalMarketing #habittracker #idrisahmed #Kobacmedia #dataanalyst

PPC (Pay-Per-Click Advertising): Waxaan maamulnaa xayeysiisyada lacagta ku baxa si aad u gaarto macaamiil sax ah oo kordhiya
PPC (Pay-Per-Click Advertising): Waxaan maamulnaa xayeysiisyada lacagta ku baxa si aad u gaarto macaamiil sax ah oo kordhiya iibka iyo taraafikada website-kaaga. SEO (Search Engine Optimization): Waxaan hagaajinaa website-kaaga si uu uga soo muuqdo meelaha sare ee raadinta sida Google,Google maps taasoo keenta booqashooyin dabiici ah (organic traffic). Content Writing & Marketing: Waxaan abuurnaa qoraallo tayo leh oo soo jiita akhristayaasha, isla markaana kor u qaada sumcadda ganacsigaaga. Social Media Management: Waxaan maamulnaa baraha bulshada si xirfad leh, anagoo kordhinayna wacyiga brand-kaaga iyo la falgalka macaamiisha. #DigitalMarketing #Somalia #remotejobs

nala wadaag horumarka waxqabadkaaga asbuucaan iyadoo ciid kujirtay qaab boqoleey ah %.
nala wadaag horumarka waxqabadkaaga asbuucaan iyadoo ciid kujirtay qaab boqoleey ah %.

Ciid wanaagsan dhammaan muslimiinta, Alle ha inaga aqbalo camaashii wanaagsananayd ee aan sameenay. Alle na ha inaga mid dhig
Ciid wanaagsan dhammaan muslimiinta, Alle ha inaga aqbalo camaashii wanaagsananayd ee aan sameenay. Alle na ha inaga mid dhigo kuwii sanadka dambe farxad iyo nolol kugaara. Aamiin. Farxad iyo caafimaad aan kula wada ciidno qaraabada iyo saaxibadeen inshallah. "كل عام وانتم بخير تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال"

photo content

Habit Tracker Template fudud!

Immisa ayaad ku cabireysaa boqoleyda horumarka caadadaada asbuucaan? Mise weli maadaan yeelan habbit Tracker System?
Immisa ayaad ku cabireysaa boqoleyda horumarka caadadaada asbuucaan? Mise weli maadaan yeelan habbit Tracker System?

Google Sheet Habbit Trackker Template comming Soon 👀. 9 March 2026 #habittracker
Google Sheet Habbit Trackker Template comming Soon 👀. 9 March 2026 #habittracker

Asc waxaan raadinayaa vedio editor fadlan macluumaad kala xariir 612026761

Asc subax wanaagsan 30 daiiqo kadib waanu isla joognaa kaliya 30 daqiiqo ayuuna socon doonaa programka inshallah. Majadsanidiin.

Asc ramadaan kariim. Waxaan filayaa inaa waqti fiican kujirtaan. Waxaan baahinayaa Khamiis 5 ta March 9:00am iyo program ka s
Asc ramadaan kariim. Waxaan filayaa inaa waqti fiican kujirtaan. Waxaan baahinayaa Khamiis 5 ta March 9:00am iyo program ka sidee dabagalka caadoinkeena uga qaybqaataan horumarka wax soosaarkeena adigoon caafimaadkaaga waxyeelayn. Kana qabsaomayao Google Meeting. Waxaan kuula waxaagayaa habit Trackker Template fudud oo leh Percentage, Bar, weekly, dailay iyo monthly Kasooqaygal wacan.

Madhageesataa ama ma aqrisaa Quraanka? oo ah kalaamkii Alle uu inooga waramayo taariikhihii dadkii soomaray dunida xitaa nebi Muxamad SCW ayaa looga warami jiray ummadihii ka horeeyay bal eeg tusaale Suratul Yusuf oo lagu sabarsiinayo nebgia SCW. Mar aan Youtube quran lasodhigay dhagesanayay Ayaan comments ka ku arakay hadal cajiiba oo aana ilaawin ilaa hada 4 sano gudahooda wuxuu ahaa midaan Islam ahayn Christian inuu ahaa Ayaan filaa baa sooqoray "aniga xitaa oo aanan Muslim ahayn ayaa markaan dareemo loading (jaam) baan dhageestaa Quranka" ee bal kawaran adiga Muslim ah hadii aadan dhageesan aqrin 24 hrs noloshaada way daciifaysaa iimaanka iyo ruuxdaada sida nalka ama batterga shay uu naxuuso maadama powerkii katagay. Waan jeclaa inaa maqaalka dheereeyo balse malihi blog aan kuqoro maqaalada sidookale dadkeena majeclo aqriska taasina caqabad aniga igu maahan ee dadka qaar ayay kutahay 5 qof oo aqriso kana hesho fariimo qurxoon oo ficil ubadahso ayaa igu fialn Alxamdulillah. Alle wuxuu leyahay " masaarin garbihiina culays" marka majirto sabab 7 da maalin ee asbuucii ay noloshaada oo dhan unoqoto aduunyo kafikir ama xitaa maalaycni waqto lumis balse ee waa inaa uguyaraan jumcada saacat la aqbalo ducada ayaa kujirtee bacdal casar 1 saac iskuday Alle inaad dartiisa ufadhisato oo arimahaaga usheegato {ictikaaf} samee. Hada aniga intii aan kujiray dhisida mindset kayga waxaan dhisay from 2020 ilaa 2026 waxaan kuuhayaa habbit tracker template iyo Money Tracker Template pp aan ku hormariyay 5 years qibrada iyo Ai. Waxaana filaa inaa article kale ama muuqaal kasoosameyo waxa ay yihiin iyo faaideda nolosheena uleyihiin. Mhadsanid

Weli naftaada ma abaal marisay? Asc {bisim} Ramadaan iyo jumca wanaagsa dhammantiina islamka meel kaste ee aad joogtaan. Weli
Weli naftaada ma abaal marisay? Asc {bisim} Ramadaan iyo jumca wanaagsa dhammantiina islamka meel kaste ee aad joogtaan. Weli naftaada ma abaal marisay ?: oo marka aad wax dhameeso kadib Alxamdulilaah matiri, kadib hadiyad masiisay? naftaada ma uraaxaysay? Naftaada majeclaatay? Naftaada ma ixtiraamtay? Hadii aad tahay dadka mindset koodu sareeyo oo aad dhageesto podcats, aqriso buugaag, maqaalo kuwaas oo hurumariya shaqsiyadaada, ruuxdaada iyo iimaankaaga kuwaas oo kusiiya kalsooni, aqoon iyo ilbaxnimo. Maadaama taariikhihii kuwii inaga horeeyay ee isugu jiro islam iyo qayrkiiba aa daalacanayso. Waxaad ubaahantahay caado inaad leedahay bal arag caada tan ugu weyn ay maanta gaaladu layaabanyihiin iyo mar horaba waa 5 ta salaad ee waajibka kuwaas oo hadii aad waqtiga saxdaa tukato kaqaadayso iimaan, qushuuc, nolol aan lahayn buuq {stress} maxaa yeelay waa 5 xilli oo munaasib ah inaad break qaadato nolosha 24 hrs kasta.

Hadalkiisii aad buu iiga yaabiyay, wuxuuna i siiyay cashar culus. Waxaan xusuustay hadalka Eebbe: : والسَّابِقُونَ السَّابِقُونَ (١٠) أَوْلَئِكَ الْمُقَرَّبُونَ (١١) Kuwa horreeya (ee camalka wanaagsan ku hormara), waa kuwa Alle agtiisa ugu dhow." Sidoo kale waxaan xusuustay hadalkii Rasuulka SCW. "Haddii dadka ay ogaan lahaayeen waxa ku jira (ajarka) codka eedaanka iyo safka koowaad, waxay ku imaan lahaayeen iyagoo gurguuranaya" Tani waa xusuusin ku saabsan kuwa dib u dhiga salaadda safafka dambe. Allah haynaga dhigo kuwa salada u dagdaga Insha Allah. 𝐒𝐢𝐢 𝐟𝐚𝐚𝐟𝐢..

𝐌𝐚𝐬𝐣𝐢𝐝-𝐤𝐮 𝐝𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐰𝐮 𝐟𝐚𝐬𝐡𝐢𝐥𝐢𝐲𝐚:- Anigo ku tukanaya masaajid aya saladi kadib oday wayeel ah oo an isku
𝐌𝐚𝐬𝐣𝐢𝐝-𝐤𝐮 𝐝𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐰𝐮 𝐟𝐚𝐬𝐡𝐢𝐥𝐢𝐲𝐚:- Anigo ku tukanaya masaajid aya saladi kadib oday wayeel ah oo an isku garab tukanaynay igu yidhi isagoo hoos illa hadlaya: "fiiri safafka hore ee masjidka oo eeg wejiyada dadka ku jira safka hore." Waan eegay , markaas ayaan ku idhi: "Maxaad ula jeedaa hadalkaas?" Wuxuu igu yidhi: “Ma Ku aragtaa qof ka mid ah dadka taajiriinta ah, dadka mansabka sare ama dadka sumcadda leh?" Waxaan ku idhi: "Tiro aad u yar ayaa Ku jirta." Wuxuu yidhi: "Intooda badan waa shaqaale: ama darawal, ama farsamo yaqaan, ama shaqaale hoose." Waxaan ku idhi: "Waa run." Wuxuu yidhi: "Sidaas oo kale ayay Ka yihiin Alle agtiisa. Waxa kale oo uu igu yidhi: bal eeg safka aynu ku jirno aniga iyo adigu waa safka afraad ama shanaad. Sidaas oo kale ayay noqon doontaa maalinta Qiyaamaha." Markaas ayuu yidhi hadana: "Masaajidku wuu ina fashiliyay, wuxuu muujiyay booska aan kaga jirno Alle agtiisa."