cookie

ما از کوکی‌ها برای بهبود تجربه مرور شما استفاده می‌کنیم. با کلیک کردن بر روی «پذیرش همه»، شما با استفاده از کوکی‌ها موافقت می‌کنید.

avatar

SkillSom Academy

Halkaan waxaad ka heli doontaa course free ah iyo casharo wax tar u leh inaad barato skills ku anfaca noloshaada

نمایش بیشتر
فنلندة1 048زبان مشخص نشده استآموزش23 015
پست‌های تبلیغاتی
6 000
مشترکین
+424 ساعت
+337 روز
+6730 روز

در حال بارگیری داده...

معدل نمو المشتركين

در حال بارگیری داده...

lacagaha Cryptocurrency_240211_130057.pdf
نمایش همه...
👍 7🔥 2 1
Waa Buuga Ku Qoran Afsomali Kana Hadlaya Cryptocurrency Ka Faaideysi Wacan sxbyal
نمایش همه...
👍 4 2
+252625354295
نمایش همه...
Asc sxbayal maadaama Numberadii kale Naga ciladeysanyihiin waxaad nagala soo xiriiri kartaan WhatsAppkaan ilaa iyo intaan Ka xalineyno caqabada https://wa.me/message/X53IW2LEFHFJN1
نمایش همه...
Skillsom Academy

Business Account

👍 4
sxbyal qof walboo Raba courseka inta aan Ka xalineyno numberka Academiyada waxaad NAGALA SOO Xiriiri Kartaan whatsappkaan https://wa.me/message/VULU4ARIQ66JO1
نمایش همه...
Skillsom Academy

Business Account

👍 1
Photo unavailableShow in Telegram
𝗘𝗶𝗱 𝗠𝘂𝗯𝗮𝗿𝗮𝗸! Happy 1445th Eid al-Fitr to all Muslims, we wish you peace, love and support.
نمایش همه...
👍 3 1
07:12
Video unavailableShow in Telegram
Waaw m.a Askari Soomaliyeed misna aqoon buuxda U leh Suuqaan Cryptocurrency hadii aad Askari tahay ama shaqa kale heysid kama dhigna inaadan baran Karin kana shaqeysan karin waa fursad qof walba u furan runtii
نمایش همه...
👍 11
02:19
Video unavailableShow in Telegram
Sxbyal Tuugaadaan Iska ilaaliya hadii aad lacag U dirtaan anaga manihin magacooda waa Smart skills
نمایش همه...
👍 3
Fursadaha kusoo Mari Kara hadii aad Suuqaan Barato laga yaabee fursada yarkaan soo martay iyo mid Ka fiicanba inee kusoo marto wlhi
نمایش همه...
👍 12
Photo unavailableShow in Telegram
Hambalyo walaalkay 👏👏👏 Waxa soo xasuustay aayaddii وَيَرْزُقْهُ مِنْ حَيْثُ لَا يَحْتَسِبُ. Walalkan Clore waxu ku iibsaday 0.006$ isagoo geliyay 1200$. Malahan wax ka fiican mrkad isku hesho 3dan arimood. 1: Lacagtii oo kuu diyaar ah. 2: inad taqaan Tchnicl + Fndmntl analys. 3: Coinkii aad gelin lahayd lacagtaas. Hambalyo walaalkaas wuxuu qolkan soo galay 2023 bishii 5aad. -Qoray: Ustad Fowzi
نمایش همه...
👍 7 2