fa
Feedback
SNA RADIO

SNA RADIO

رفتن به کانال در Telegram

Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

نمایش بیشتر

📈 تحلیل کانال تلگرام SNA RADIO

کانال SNA RADIO (@codkacqs) در بخش زبانی سومالی بازیگری فعال است. در حال حاضر جامعه شامل 18 563 مشترک است و جایگاه 12 166 را در دسته اخبار و رسانه‌ها و رتبه 467 را در منطقه الصومال دارد.

📊 شاخص‌های مخاطب و پویایی

از زمان ایجاد در невідомо، پروژه رشد سریعی داشته و 18 563 مشترک جذب کرده است.

بر اساس آخرین داده‌ها در تاریخ 27 ژوئن, 2026، کانال فعالیت پایداری دارد. در ۳۰ روز گذشته تغییر اعضا برابر -482 و در ۲۴ ساعت گذشته برابر -16 بوده و همچنان دسترسی گسترده‌ای حفظ شده است.

  • وضعیت تأیید: تأیید نشده
  • نرخ تعامل (ER): میانگین تعامل مخاطب 9.72% است و در ۲۴ ساعت نخست پس از انتشار، محتوا معمولاً N/A% واکنش نسبت به کل مشترکان کسب می‌کند.
  • دسترسی پست‌ها: هر پست به طور میانگین 1 804 بازدید دریافت می‌کند. در اولین روز معمولاً 0 بازدید جمع‌آوری می‌شود.
  • واکنش‌ها و تعامل: مخاطبان به‌طور فعال حمایت می‌کنند؛ میانگین واکنش به هر پست 24 است.

📝 توضیح و سیاست محتوایی

نویسنده این فضا را محل بیان دیدگاه‌های شخصی توصیف می‌کند:
Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

به لطف به‌روزرسانی‌های پرتکرار (آخرین داده در تاریخ 28 ژوئن, 2026)، کانال همواره به‌روز و دارای دسترسی بالاست. تحلیل‌ها نشان می‌دهد مخاطبان به‌طور فعال با محتوا تعامل دارند و آن را به نقطه اثرگذاری مهم در دسته اخبار و رسانه‌ها تبدیل کرده‌اند.

18 563
مشترکین
-1624 ساعت
-1127 روز
-48230 روز
آرشیو پست ها
SNA RADIO
18 560
+1

SNA RADIO
18 560
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa gacanta ku dhigay mid ka mid ah horjoogayaashii sar sare ee Khawaarijta, kaasi oo hoggaaminayay weerarkii ay fashiliyeen qeesiyaasha Qaranka. Dhammaan maleeshiyaadkii uu hoggaaminayay Horjoogahaan waxaa lagu laayay banaanka magaalada Ceeldheer.

SNA RADIO
18 560
+1

SNA RADIO
18 560
photo content
+6

SNA RADIO
18 560

SNA RADIO
18 560
photo content
+3

SNA RADIO
18 560

SNA RADIO
18 560
photo content

SNA RADIO
18 560
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa xalay saqdhexe howlgal qorsheysan ka fuliyay inta u dhaxaysa deegaanada Ceel-boon iyo Buurdhuxunle ee gobolka Bakool. Howlgalkan oo ahaa mid si xeeladeysan loo fuliyay, ayaa lagu dilay horjooge sare oo ka tirsanaa Khawaarijta Al-Shabaab, kaas oo lagu magacaabo Xuseen Macalin Xasan, magaciisa afgarashadiisa khawaarijta Magaalabeen. Horjoogahan la dilay ayaa katirsnaa khawaarijta muddo ku dhow 15 sano, isagoo kasoo shaqeeyay dagaallo iyo falal lagu dhibaateeyay shacabka Soomaaliyeed ee gobollada Hiiraan, Shabeellaha Dhexe, Shabeellaha Hoose, Baay, Bakool iyo Gedo. Dilkiisa ayaa qeyb ka ah howlgallada joogtada ah ee Ciidanka Xoogga Dalka iyo shacabka Soomaaliyeed ay ku ciribtirayaan kooxaha Khawaarijta, kuwaas oo cadaadis xooggan lagu hayo guud ahaan dalka.

SNA RADIO
18 560
photo content
+6

SNA RADIO
18 560
photo content
+9

SNA RADIO
18 560
.
+9
.

SNA RADIO
18 560
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay deegaanka istiraatiijiga ah ee Bariire ee gobolka Shabeellaha Hoose, halkaasi oo Ciidanka Xoogga Dalka iyo saaxiibadooda Ciidamada Uganda ee UPDF ay ka xoreeyeen maleeshiyaadka Khawaarijta, kuna dhigeen casharro lama ilaawaan ah. Intii uu socday kormeerka, Jeneraal Sahal ayaa booqday gododkii iyo xarumihii maleeshiyaadka Khawaarijta laga saaray, halkaas oo lagu arkayay meydad badan oo cadawga ah, hub farabadan iyo saanado kale oo ciidan oo ay ka carareen. Taliyaha Guutada 17-aad ee Kumaandooska Xoogga Dalka, Gaashaanle Cali Cageey, ayaa taliyaha ugu warbixiyay xaaladda amniga iyo sida ay ciidanku u xaqiijiyeen xasilloonida deegaanka. Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa bogaadiyay geesinimada iyo howlkarida Ciidanka Xoogga Dalka iyo saaxiibadooda UPDF ee qeybta ka ahaa howlgalka, isaga oo ku dhiirrigeliyay inay sii laba-laabaan dadaallada lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta ee dhibaatada ku haya shacabka Soomaaliyeed.

SNA RADIO
18 560
photo content
+3

SNA RADIO
18 560
photo content
+9

SNA RADIO
18 560
Meeydadka khawaarijta lagu laayay Bariire

SNA RADIO
18 560
photo content
+3

SNA RADIO
18 560
photo content
+9

SNA RADIO
18 560
photo content
+9

SNA RADIO
18 560
Ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanaya Ciidamadda Uganda ayaa jab xooggan khawaarijta kugaarsiiyay degaanka Bariire iyadoo lasoo bandhigay meeydadka farabadan oo khawaarijta ah iyo hubkii ugu badnaa iyo agabkale