cookie

ما از کوکی‌ها برای بهبود تجربه مرور شما استفاده می‌کنیم. با کلیک کردن بر روی «پذیرش همه»، شما با استفاده از کوکی‌ها موافقت می‌کنید.

avatar

KHAAAN KHAAN BOOKS 📚

Keydka buugaagta somalida iyo kuwa ajaanibtu qoreenba 👉 @Khayruldiin KHAAN KHAAN BOOKS 📚

نمایش بیشتر
فنلندة312زبان مشخص نشده استکتب1 411
پست‌های تبلیغاتی
17 190
مشترکین
+1524 ساعت
+447 روز
+19130 روز

در حال بارگیری داده...

معدل نمو المشتركين

در حال بارگیری داده...

نمایش همه...
KHAIRUL DIIN

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Magaceygu waa khairul diin waxaan jeclahay inaan wax faa'ideysto wixii aan faa'ideyna aan walaalahey u faa'ideeyo hadaba si aan ukala faa'ideysano nagu soo biir oo kanaalka subscribe saaro 🙏 ☆iga soo xiriir ➡️ @Khayruldiin

2🥰 2👍 1
نمایش همه...
👍 4 3🥰 2
نمایش همه...
KHAIRUL DIIN

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Magaceygu waa khairul diin waxaan jeclahay inaan wax faa'ideysto wixii aan faa'ideyna aan walaalahey u faa'ideeyo hadaba si aan ukala faa'ideysano nagu soo biir oo kanaalka subscribe saaro 🙏 ☆iga soo xiriir ➡️ @Khayruldiin

Photo unavailableShow in Telegram
Mid kamid ah salafu saalixiinta ayaa maalin la weydiiyey: Waa maxay sababta masaajidka utagtaa Aadamka kahor?. Markaas ayuu ku jawaabay "Aadaanku wuxu baraarujiya kuwa moogan, aniguna waxaan rajaynayaa inaan kamid noqon."
نمایش همه...
27😭 8👍 5🥰 2
Ma tahay ardey dhigtada dugsiga sare marayana marxaladii udambeysey ee fasalka four four hadaba waxaan idin sameyney group waxaad is weydiineysaa muxuu kaga duwan yahay group yada kale ee aan kujiro dabcan waa su'aal muhiim oo uu ardeygu isweydiin karo hadaba jawaabteedu iga hoo 1..in aad heli doonto caawinaad iyo maclimiin kuu heenan ah walibana kaaga jawaabaya su'aal walbo oo aad qabto 2..in aad heli doonto su'aalaha sida joogtada ah la iskugu weydiiyo groupka 3..waxaad sidoo kale nasiib uyeelan doontaa inaa imtixaanka qishkiisa haduu soo baxo si deg-deg ah ku hesho Woow intaas iyo kabadan ayaan kuugu diyaariney ee kusoo biir saaxiibkaagana usheeg oo ushare garee linkiga groupka 🫣🙏 Waakan linkiga 👇 https://chat.whatsapp.com/LXit3R74zEAHlu1KNAZzbi
نمایش همه...
5👍 4🥰 1
نمایش همه...
👍 4 4🔥 2🥰 1
نمایش همه...
Photo unavailableShow in Telegram
25👍 3🥰 2
😡Adiga ilaa Maalintii nagu soo biirtay ilaa maanta Markaliya maad Taaban Share Maxay Ka tahay wll Yaaaaab? Waa Qofkan => This Person ❤️ ,,,,,, Maanta = Share❤️
نمایش همه...
👍 34 18🥰 7
-Kadaba Geynta Maanta : Asc Somaliyeey, marka Hore salaan marka xigta warka idinku dheeraan maayo Waxa socda si kooban aan kaaga dabageeyo
Awoodii dhaqaalaha,Ganacsiga iyo warshadaha Waa wareegeen Waxay u Wareegeen Dhanka East Aduunka ama Afsomali Bariga Aduunka Gaar ahaan Chine ayaa Superpower La wareegay,
Somalida badan waxaa laga yaabaa inay tahriib qorsheysanyaan Halkaa ma fahamtay. Qodob kale Xoogaga Iska Caabinta Falastiin waxay qarka u saaran yihiin Guul inay ku dhamaato waliba Falastiin dhulkeeda Hesho Ama Waa Dagaalkii 3aad Dunida..Lakin Dookha ugu fiican ee la qaatanayo waa Falastiin laga qaado Gumaysiga qodobkaas ma iga haysaan waana soo dhawaaday.adiguna ku darso intaas ku sheegay waa biyo kama dhibcaane...
نمایش همه...
👍 11 6🥰 4🔥 3