Fasalka Form Two
رفتن به کانال در Telegram
Ku So dhawaaw fasalkan cusub ee 📚 Form Two 📚 Admin👉 @Ustaad_Qaasim insha.Allah wax badan kafaa.idi dontaa ✅️ F.g Garubkan waxaa sameyay S.S.E waa koox utaagan in ey hormariso waxbarashada ardayda somaliyeed SPONSOR 👇👇 https://t.me/StudentsSomaliaExam
نمایش بیشتر2 066
مشترکین
اطلاعاتی وجود ندارد24 ساعت
-47 روز
+2130 روز
آرشیو پست ها
2 066
Barashada Luqadaha English iyo Arabic marabtaa inaad barato hada waan qabaneynaa fasal cusub kafaa.ideyso
Iska diwaan galin ciwaanka hoose
👇👇👇👇👇👇
https://t.me/WaxkabaroOnlineischool
2 066
Kusoo dhawaaw fasalkan cusub ee fasalka Form two ee dugsiga sarre
Waxad ogtihiin in fasax lagu daray bishaan Agoosto is choolada insha.alaah waxaa inoo balan ah bisha soo socota ee September 2023
Waxan rajeynaa inaad diyaar utihiin murajicoyinka soo socda iyo imtixanada joogtada ah aan qaadi rabno insha.alaah
Guul idin rajeynaa waxad soo gaarten mid kamid ah guulaha waxbarashada oo ah fasalka 2aad ee dugsiga sarre hambaliyo
Wixii su.aalo ah laxariir ciwaanka hoose
👇👇👇👇
@Ustaad_Qaasim
♤ MAHADSANIDIIN ♤
2 066
OGEYSIIS OGEYSIIS MUHIIM AH
Dhamaan ardayda rabaan iney kaqeyb qataan koorsadan cusub oo ah English iyo Arabic bilow ah
F.g Hadaba is diwaan galidu wey xirmi rabtaa arday go.an ayaan qadaneynaa
Iska diwaan gali ciwaanka hoose
👇👇👇👇👇
https://t.me/WaxkabaroOnlineischool
《 MAHADSANIDIIN 》
2 066
~ 9 Maalin kaliya ayaa hartay sanad dugsiyeedka cusub ee 2023 2024
~ Waxan rajeyneynaa in sanadkan in aan sameyno dadaal farabadan murajicoyin iyo imtixaano joogta ahba insha.alaah
~ Koxda S.S.E waa koox ugatan iney hormariso waxbarashada ardayda somaliyeed meel kasta ay jogaan
♤ MAHADSANIDIIN ♤
2 066
🗣Marabtaa barashada Luqadaha?
1 English✅️
2 Arabic ✅️
~Kaliya jon dheh ciwaanka hoose
👇👇👇👇
https://t.me/WaxkabaroOnlineischool
♤ MAHADSANIDIIN ♤
