cookie

ما از کوکی‌ها برای بهبود تجربه مرور شما استفاده می‌کنیم. با کلیک کردن بر روی «پذیرش همه»، شما با استفاده از کوکی‌ها موافقت می‌کنید.

avatar

Cali🙊Toosane🇸🇴💪🏽

Halkaan Waxaad Kahelikartaan Wararka DEDDEGA Ah iyo Jabka Khawaarijta AS islasocod Wanagsan Sxbyaaal 🇸🇴💪🏽🇸🇴 Somalia Haisracdo💪🏽🇸🇴🥰 Wixii Xogqarsoodiya Halkaan Nugulawadaag @CaliToosane

نمایش بیشتر
Advertising posts
5 526مشترکین
-424 ساعت
-877 روز
-24630 روز

در حال بارگیری داده...

معدل نمو المشتركين

در حال بارگیری داده...

Fariinta Sheekh Maxamed Caadle “Ciidankeena qaranka waxay dalka ka difaacayaan Khawaarij horar ah.”
نمایش همه...
WAR SAXAAFADEED Muqdisho, 25 April, 2024: In ka badan 70 Khawaarij ah ayaa lagu dilay ilaa 30 kalana waa lagu dhaawacay hawlgal ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka iyo saaxiibada caalamka oo laga fuliyay  hawdka deegaanka Tabar-mooge oo qiyaastii 28-km Waqooyi kaga  beegan magaalada Xarardheere ee Gobolka Mudug. Maleeshiyaadka halaagsamay waxaa lagu beegsaday saddex barood oo ku yaala deegaankaas, xogta la helay ayaa sheegeysa in ay isku aruursanayeen ilaa 150-Khawaarij ah, kuwaas oo isugu jiray maleeshiyaad ka soo firxaday hawlgalkii shalay ka dhacay deegaanka Carfuuda iyo maleeshiyaad kale oo la soo aruuriyay. Geesiyaasha Ciidanka Qaranka iyo Saaxiibada Caalamka ayaa wali ku raad-jooga Kontomeeyo maleeshiyaad Khawaarij ah oo isku dayay in ay dhulka hawdka ah ku baxsadaan, iyada oo sidoo kale Khawaarijtu daryeel u la’dahay maleeshiyaadka dhaawacyada daran ay ka soo gaareen hawlgalka maanta. Ciidanka Qaranka oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka iyo Geesiyaasha Shacabka Soomaaliyeed ayaa aad ugu jabiyay Khawaarijta hawlgaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay qaybo badan oo ka mid ah wadanka, waxaana ka go’an dowladda in la sii xoojiyo bartilmaameedsiga Khawaarijta ilaa dadkeenu xor ka noqonayaan cadowga ku soo duulay. -Dhammaad-
نمایش همه...
WAR SAXAAFADEED Muqdisho, 25 April, 2024: In ka badan 70 Khawaarij ah ayaa lagu dilay ilaa 30 kalana waa lagu dhaawacay hawlgal ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka iyo saaxiibada caalamka oo laga fuliyay  hawdka deegaanka Tabar-mooge oo qiyaastii 28-km Waqooyi kaga  beegan magaalada Xarardheere ee Gobolka Mudug. Maleeshiyaadka halaagsamay waxaa lagu beegsaday saddex barood oo ku yaala deegaankaas, xogta la helay ayaa sheegeysa in ay isku aruursanayeen ilaa 150-Khawaarij ah, kuwaas oo isugu jiray maleeshiyaad ka soo firxaday hawlgalkii shalay ka dhacay deegaanka Carfuuda iyo maleeshiyaad kale oo la soo aruuriyay. Geesiyaasha Ciidanka Qaranka iyo Saaxiibada Caalamka ayaa wali ku raad-jooga Kontomeeyo maleeshiyaad Khawaarij ah oo isku dayay in ay dhulka hawdka ah ku baxsadaan, iyada oo sidoo kale Khawaarijtu daryeel u la’dahay maleeshiyaadka dhaawacyada daran ay ka soo gaareen hawlgalka maanta. Ciidanka Qaranka oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka iyo Geesiyaasha Shacabka Soomaaliyeed ayaa aad ugu jabiyay
نمایش همه...
Ciidanka XDS gaar ahaan Gt.16Aad Kumaandooska DANAB iyo saaxibada Caalamka oo is kaashanaya ayaa duqeeymo dhanka cirka ah wax ay Ka fuliyay deeganka Ruun nirgood ee gobolka shabeelada dhaxe. Howlgalka ayaa lagu Qaarijiyey Horjoogayaal iyo Maleeshiyaadka Khawaariijta oo Halkaasi Gabaad u aheed. Geesiyaasha Kumaandooska DANAB ayaa Lafdhabar u ah Howlgalada kadhanka ee kooxdan nafla caariga ah looga xoreynayo bariga Galgaduud iyo qeybo kamid ah shabeelada dhaxe. Guul Apib CXDS insha Alha 💪🇸🇴💪🇸🇴💪
نمایش همه...
Waqti Xasus Mudan (#Gen_odawaa_Yuusuf_Ragge) Iyo Ururka 18aad Gutada 6aad 2020 Feeracelin 💪🏽🇸🇴💪🏽💯♥️
نمایش همه...
👍 1
Gabay Difaac💯💪🏽🇸🇴🇸🇴💪🏽
نمایش همه...
👍 2 1