cookie

ما از کوکی‌ها برای بهبود تجربه مرور شما استفاده می‌کنیم. با کلیک کردن بر روی «پذیرش همه»، شما با استفاده از کوکی‌ها موافقت می‌کنید.

avatar

FAAIDO CHANEL

Inta aan sharta iyo xumaha ku tartami laheyn aanu kheyrka iyo wanaaga ku tartano. hadii ilaahay idmo waad ka dhargi doontaan kheyr badan camal wanaagsan iyo ku dhaqanka cilmi insha allah 📚🫀 contact :

نمایش بیشتر
فنلندة431زبان مشخص نشده استدین و مذهبی6 563
پست‌های تبلیغاتی
13 373
مشترکین
-624 ساعت
+47 روز
+23630 روز

در حال بارگیری داده...

معدل نمو المشتركين

در حال بارگیری داده...

█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█         🫧 Community ++ 🌪 █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█ Join 👉 @somali_admins ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 📮Somali Free Books ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Somali Librarians   ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Xikmado iyo murti ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Kobciye Books        ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Mucaashaq Jacayl↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Dhiirigaliye nolol   ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Hoyga Farsamda    ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Aqoon Kobciye      ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Hidaayatu Rabbi   ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Dunida suugaanta ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Quruxda islaamka   ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 jacaylside channel ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 alxakiim channel    ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮xaqiiqada Nolosha  ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Dareen Side channel↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Som Motivation       ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Hassan Caashaq       ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Qalbi Dhaye               ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Qalbiyadeena          ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Guulaayso bet         ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Kalimat Kariim        ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Aisha bin Ahmed    ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Faiido Channel       ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Hogaan Dumar       ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 albaani channel      ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Dhaqan Wanaag     ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Dinteena suuban   ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Qoraalo kooban    ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Nuxur Side FXV      ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Kaydka Qormo     ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Ruuxda channel    ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 MaanHage School ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ █▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█ 🎯Presented by @zomalibot █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█ anti-delete 🔝12hrs in channel
نمایش همه...

Photo unavailableShow in Telegram
Fiiri inta waqti ee aan lumino:⏰ Haddaynu nidhaahno waxaad khasaarisaa hal saac maalin kasta, markaas waxaad khasaaraysaa 30 saacadood bishii, iyo 360 saacadood sannadkii. Hadda, haddii aan nidhaahno waxaad akhrin kartaa 20 bog oo keliya hal saac, markaa bishii waxaad akhrin doontaa 600 bog, sannadkiina 7,200 oo bog. Haddii aan u qaybinno 7,200 oo bog oo ka kooban 400 oo buug, taasi waxay ka dhigan tahay in hal sano gudaheed, celcelis ahaan saacaddii maalintii, aad akhriday 18 buug. Gabagabo: Hal saac oo luminta maalintii waxay la macno tahay inaad waydo akhrinta 18 400-bog sanad walba. Allah wuxuu yidhi , waana soo noqonaynaa.. ee ka waran haddaad saacado lumiso maalin kasta!!!!!!😭 WQ:NAJIIB IBRAHIM
نمایش همه...
😢 7 1🙏 1😭 1
Dadka oo dhami waa ka siman yihiin:💬 (1) Asalkooda kowaad waa dhoobo. (2) Asalkooda labaad waa shahwada isku uraysa. (3) Midkoodna ma dooran aabbahood iyo hooyadii. (4) Midkoodna ma dooran wakhtiga iyo goobta uu ku dhashay. (5) Midkoodna ma dooran midabkiisa, qaabkiisa ama muuqaalkiisa. (6) Midkoodna ma cayimin wakhtiga dhimashadiisa iyo dhammaadka noloshiisa. (7) Midkoodna kama xoroobi karo cunto, hurdo, daal, iyo xanuun. (8) Dhammaantood waxaa lagu qasbay inay galaan musqusha si ay u faarujiyaan qashinka jirkooda. (9) Dhammaantood waxay ku dhammaadaan godka dhulka, jidhkooduna wuxuu u noqdaa cunto dixriga . Balaayow ina aadamoow maxaad isku faanaysaa oo aad dadka kale uga wayn tahay oo aad quruxdaada, maalkaaga, aqoontaada iyo nasabkaaga uun uga fikiri!!🙋‍♂️💬 Wq:najiib Ibrahim ✍️
نمایش همه...
👏 4👌 1
Photo unavailableShow in Telegram
Waxaan ku idhi saaxiibkay: muxuu diiqu u ciyin? Wuxuu yidhi: jaarkii baa ka cawday, waayo wuu soo kiciyey, markaasaan gowracay! Halkan waxaan ka fahmay in qofkii dadka kiciya uu jiro qof doonaya inuu madaxa ka gooyo!🥺
نمایش همه...
😢 13
Photo unavailableShow in Telegram
"aaya”haaga hal hayskaaga baraha bulshadu ku xidhiidho ha ahaado: Ku joog faa'iido, ama ka tag adoon dambi lahayn. • Adduun aan toos ahayn Laakiin dembiyadiisa maaha kuwo mala awaal ah. • Waxaa jira waraaqo Jannada inoo horseedaya..Kuwa kalena naarta ayay nagu jiidaan.. Waad tagi doontaa erayadaaduna way ahaan doonaan.Ama camal wanaagsan oo socda ama mid xun oo socda...”💬✍️
نمایش همه...
😢 10
الَّذِينَ صَبَرُوا وَعَلَىٰ رَبِّهِمْ يَتَوَكَّلُونَ🤍.