cookie

ما از کوکی‌ها برای بهبود تجربه مرور شما استفاده می‌کنیم. با کلیک کردن بر روی «پذیرش همه»، شما با استفاده از کوکی‌ها موافقت می‌کنید.

avatar

ILA QOSOL

Kanalka ILA QOSOL waa kanaal aad ka heli doonto Sheekooyin 🤣ila qosol ah🤣 😂JOIN DHEH👉 https://t.me/ilaqosol22

نمایش بیشتر
فنلندة1 365زبان مشخص نشده استشوخی و سرگرمی6 862
پست‌های تبلیغاتی
4 698
مشترکین
-224 ساعت
-57 روز
-1230 روز

در حال بارگیری داده...

معدل نمو المشتركين

در حال بارگیری داده...

✅Buugii aad wada sugayseen 💎Kani waa buug kaa caawinaya sidii aad u ilaalin lahayd caafimaadkaaga misna kaaga digaya waxayaabaha dhaawici kara caafimaadkaaga. waxa uuna ku siinayaa Talooyin qiimo badan oo aad ku ilaalin karto caafimaadkaaga, waxaana qoray caalimkii waynaa ee ibnu Qayyim RX. Waxa aan jeclaystay in aan ku turjumo afkeena hooyo. 📗Akhri oo caafimaadkaaga ilaasho! ━━━━| 𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 |━━━━ 𝗕𝘂𝘂g𝗴𝗮:  ➠ 50 Talooyin caafimaad ah 𝗤𝗼𝗿aa:     ➠ Abdullahi Abdirahman Ali 𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮:  ➠ PDF 𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿:    ➠ 1.4 MB 𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮:  ➠ 19 𝗕𝘂𝘂𝗴𝗶𝗶:  ➠ #3aad ━| @Mucjisoyinka_Quraanka|━
نمایش همه...
50 talooyin caafimaad ah.pdf8.00 KB
👍 5 5
Photo unavailableShow in Telegram
-♥️Eid♥️Mubarak♥️ ❤Eid♥️Mubarak♥️ ❤Eid♥️Mubarak♥️ ❤Eid♥️Mubarak♥️ 💚Eid💚Mubarak💚 💚Eid💚Mubarak💚 💚Eid💚Mubarak💚 -💚Eid💚Mubarak💚 --💚Eid💚Mubarak💚 ---💚Eid💚Mubarak💚 ----💚Eid💚Mubarak💚 -----💚Eid💚Mubarak💚 -----💚Eid💚Mubarak💚 -----💚Eid💚Mubarak💚 ----💚Eid💚Mubarak💚 ---💚Eid💚Mubarak💚 --💚Eid💚Mubarak💚 -💚Eid💚Mubarak💚 💚Eid💚Mubarak💚 💚Eid💚Mubarak💚 💚Eid💚Mubarak💚 👉@mucjisoyinka_Quraanka
نمایش همه...
5
Photo unavailableShow in Telegram
*💫 Yaa rabbi naga ajiib ducoyinkeena sirta ah oo caafi kuweena jiran una naxariiso kuweena dhintay ✨ *Ilaahow wadanka no hagaaji🥺🤲🏽 oo qalbiyadeena Diinta ku adkey🤲🏽 Ilaahow Muslimiinta dhibka ka qaad🥺🤲🏽 oo Dowlad islaami ah nasii🤲🏽 Ilaahow Muslimiinta danbigooda dhaaf🥺🤲🏽 oo Qalbiyadooda isku fur🤲🏽 Allahuma --aameen 🏵️🌸
نمایش همه...
9
Afkaagu maanta yaanu ku ciilin Alle aad u bari,oo u ducee Naftaada, Ehelkaaga,Deriskaaga, Dalkaaga, iyo umadda Muslimka ahba,ogowna mar walba oo aad ducada balaadhisid waa marka aad u dhawdahay in lagaa aqbalo. Eebbe aad haloo baryo oo wax walba oo aad jeceshahay oo khayr aduun iyo mid aakhiro ahba waydiiso ducadana haka daalin.
نمایش همه...
1
Photo unavailableShow in Telegram
Caafimaadku waa shay qaali ah, waxa uuna ka mid yahay nimcooyinka aad u wayn oo ilaahay SW ina siiyey. Waxaana dareemi kara nimcadaas wayninkeeda qofka aan haysan oo xanuunsan. Waxaa inala gudboon in aan mar waliba ilaahay uga mahadnaqno nimcadaas. Sidoo kale waxaa inala gudboon in aan ku dadaalno sidii aan u ilaalin lahayn caafimaadkeena. Kani waa buug kaa caawinaya sidii aad u ilaalin lahayd caafimaadkaaga misna kaaga digaya waxayaabaha dhaawici kara caafimaadkaaga. waxa uuna ku siinayaa Talooyin qiimo badan oo aad ku ilaalin karto caafimaadkaaga, waxaana qoray caalimkii waynaa ee ibnu qayyim. Waxa aan jeclaystay in aan ku turjumo afkeena hooyo, waana turjumay ilaahay fadligiis. Inshallah dhawaan ayaan halkaan idin kula wadaagi doonaa isaga oo pdf ah. Nagu dhiirigeli oo inoo badi 👍  ama ❤️  &  💬
نمایش همه...
17👍 2
Photo unavailableShow in Telegram
ILEEN QOSOL LOOMA DHINTO😃😃 Beribaa Ri baa dheri madax la gashay. Ninkii reerkaa odayga u ahaa ee caqliga la bidayey baa yidhi "Rida ha la qalo" Kolkaasa hadana madaxii ku hadhay digsigii kolkaasuu hadana dherigii yidhi ha la jebiyo. Iyadoo uu Ridii iyo dherigiiba reerkii ka galaaftay ayaa uu hadana isagoo isu khushuucsan uu yidhi "Tolow hadday tayda noqoto maanta, tolow yaa reerka u talin doona" Eeshqiyaasak yaab, amakaag iyo af kala qaad ayaa bulshaddii u xigtay. Ismabuu akhrisan wadaadku inuu Ridii iyo dherigiiba galaaftay.🤣😀🤣😀🤣😀 Adigu maxaad ku talin lahayd si ri'da madaxa looga saaro😁😁 @ilaqosol22
نمایش همه...
🤣 20👍 3🤩 2
Photo unavailableShow in Telegram
Maalin dhawayd baan iska so hor baxnay macalin xisaabta ii dhigi jiray, kadiban waanu isa salaanay dabadeedna waxa uu i weydiiyey bangiga dahabshiil xaga uu ku yaalo? Dabdeed waxaan ku idhi "macalin 360 degree wareeg, dabadeena soco masaafo 1.57m oo boqolka ugu dhaw loo duubay. Waxaad arkaysaa pharmacy weyn, kaas oo xagal qumman ku ah midigtaada, xagal daacsan uga dhaqaaq bidixdaada ka dib bangigu waxa uu kuu jiraa masaafo 144m oo xididka laga saaray labana lagu dhuftay". Subaxii hore ee saaka ayaan idaacada ka maqlayey, macalinkii oo la baafinaayo. Ha dareemo dhibaatadii anu dareemi jirnay xiisadiisa.😂😂😂 @ilaqosol
نمایش همه...
🤣 21👍 4😁 2
Nin oday ah baa maalin walbaa marka uu salaada tukado, waxa u ku duceysan Jiray: ILAAHOW: Naag Labaad ii sahal. Maalin maalmaha kamid ah ayaa markuu salaada ka baxay xaaskiisa soo ag istaagtay. Saaxiibkaa kulahaa “Ilaahow siddii aan isku ogeyn lee ha inoo ahaato........ 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
نمایش همه...
🤣 20
Photo unavailableShow in Telegram
Hada ka hor baa juxe la yiri adaa cod macaan lahe kaalay salaada cishaha na tuji, markaasu aqbalay wuuna tujiyay. Kadib dadkii baa kala dhamaan waayay oo mar waliba ku dhaha alle juxe cod macaanidaa. markaas buu yiri: Waliba ma aanan wayso qabinee hadan wayso qabilahaa waa la yaabi lahaam😂😂
نمایش همه...
🤣 26😁 4👍 2 1
00:54
Video unavailableShow in Telegram
💎Tafsiirka suurada al_Naas 🎤Sh maxamed cabdi umal
نمایش همه...
3.76 MB
18👍 3😁 1🤩 1
یک طرح متفاوت انتخاب کنید

طرح فعلی شما تنها برای 5 کانال تجزیه و تحلیل را مجاز می کند. برای بیشتر، لطفا یک طرح دیگر انتخاب کنید.