cookie

ما از کوکی‌ها برای بهبود تجربه مرور شما استفاده می‌کنیم. با کلیک کردن بر روی «پذیرش همه»، شما با استفاده از کوکی‌ها موافقت می‌کنید.

avatar

GEERAAR JACEYL CHENNEL 2022

Geeraar jacayl ♥️ Geeraar amaan Geeraar qalin Jabin Geeraar aroos Geeraar dhiirigalin Erayo jacayl ❤️ Xigmad jacayl ♥️ Oraah jacayl ❤️ Intaba waxaad ka helaysaa @geeraarjacayl . Ku soo biir: geeraarojaceyl .♥️❤️😍✅✅

نمایش بیشتر
الصومال7زبان مشخص نشده استدین و مذهبی7 538
Advertising posts
12 046مشترکین
+4224 ساعت
+3407 روز
+1 35930 روز

در حال بارگیری داده...

معدل نمو المشتركين

در حال بارگیری داده...

Cibaadeysaan cindiga ku hayee Ma hadda baan ciyaar galay 😂 Jaceylkeyga waa 69 jir aniguna 15 jir
نمایش همه...
🤣 8
Booska labaad ma ii buuxin qaali yaraanta adigaa diiday guurkee ? @Geeraarjacayl
نمایش همه...
🤣 8 1
Qiil ma leh jaceylkoo Qof walbaa dareemo Qalad ma aha duni oo Qalbiguu dagaa huuno Ee qiyaasta caashaqu Qof intuu ka guul helo Adaa sare u qaadee Qarnigaan intii nool Kuu qiray inaad tahay Qof jaceylka sahankii Qaabka aan u soornaa Na bartoo ka qaadano 🙏
نمایش همه...
Dooqaaga ka ciyaar 🥰 @Geeraarjacayl
نمایش همه...
Qiil ma leh jaceylkoo Qof walbaa dareemo Qalad ma aha duni oo Qalbiguu dagaa huuno Ee qiyaasta caashaqu Qof intuu ka guul helo Adaa sare u qaadee Qarnigaan intii nool Kuu qiray inaad tahay Qof jaceylka sahankii Qaabka aan u soornaa Na bartoo ka qaadano 🙏 @Geeraarjacayl
نمایش همه...
4😍 2
TAXANAHA AMAANTA DUMARKA 🥰🥰🥰🥰🥰 Najma 🥰❤❤🥰 Bishaarayso nolashoo Boqolkiiba boqol huuno Adigaa bidhaan quruxda Najma ugu haboon bilic Hablaheenna badi maanta Waxaa tahay boqorad guul Heshay baalka dahabka ah Hello 👋 igu yeedha Najma 🥰❤ @geeraarjacayl ❤🥰❤ Nagu soo biir
نمایش همه...
👍 6😍 2
Hadalku ha badnaado ama ha,yaraado oo waa hadal un hadafkuna ha,fogaado ama hadhawaado oo waa isla hadafki oo kaliya oo hal magac unbu lahan adiguna ujedkaagu ha sareyo ama ha hooseye weliga ha,isku dayin inaad dhayalsato☺✍💯
نمایش همه...
12
Cidna awood uma laha inuu,dushaada fuulo ilaa adiga u,ogolaato oo,aad udugto mooye🤏✍💯
نمایش همه...
👏 5
XAMDI ♥️ XAMDI ♥️ XAMDI Ku mention garee oo u hibee gabadh xamda la yidhaa tixdan. Xubi dhawra Xumo diida Xamdadeyda Xiisa beera Xanaaneeya Xamdadeyda Xaaja dhawra Xalna keena Xamdadeyda Xiska kaaba Jecel xigaalka Xamdadeyda Xilaheyga Xabadkeyga Xumad biiya Xanuunkeyga Xanibeysa Xamdadeyda Xidhiidh adag Ila xooja Ila xeersha Xamdadeyda Naf xalaaloo Xanta diida Xamdadeyda Xaqiiqdiiyo Xaqa raadsha Xamdadeyda Xurmo doona Xasadkoo dhan Iska xoora Xamdadeyda Xubnaheeda Mid xafidey Oo xijaaban Xamdadeyda Xishood miidhan Ka xanaaqda Xadka liita Xamdadeyda Xaga diinta Xadiisyaada Midku xusan Xamdadeyda Xidig daaran Oo ku xardhan Xayaadeyda Xamdadeyda Xubnaheeda Wada xaadhan Xaada daadsan Ee xidhiidhsan Xanxantoodey Xamdadeyda Xul haweena Dun xariira Oo xaruura Xamdadeyda Xuurelceynta Sida xareeda Xaragoota Xamdadeyda. @Geeraarjacayl ✅ Magaca xiga isoo qor ♥️
نمایش همه...
10👍 6
Soo qora gabdhaha magacyadooda ay ka bilowdaan ( S ) waa kuwa dunida ugu quruxda badan . _ Samiira _ sacdia _ Salma _ sucaado _ suhuur _ saabiriin _ saciido _ sihaam _ suheyla_ sowda _ Suleykha _ saafi . Bal adna ku darso _ @geeraarjacayl
نمایش همه...
11👍 2