1 028
مشترکین
اطلاعاتی وجود ندارد24 ساعت
-17 روز
-1830 روز
آرشیو پست ها
1 028
DUCADA KASO BIXIDA SUULIGA👇
غُفْـرانَك
=Qufraanaka
=Allow dambi dhaafkaaga ayaan ku waydiisanayaa
1 028
DUCADA GALIDA MASQUSHA (SUULIGA)👇
بِسْمِ الله) اللَّهُمَّ إِنِّي أَعُوْذُ بِكَ مِنَ الْخُبُثِ وَالْخَبَائِثِ)
=Bismillaah allaahumma innii acuudu bika minal khubthi wal-khabaaith
=Magaca ilaahay,ayaan ku galayaa, allow waxaan kaa magan galayaa shaydaanka kiisa lab iyo kiisa dhadigba
1 028
WAXA UU ODHANAYO QOFKU MARKU ISKA BIXINAYO DHARKA 👇🗣️
بِسْمِ الله
=Bismillaah
=Magaca ilaahay {ayaanku siibayaa}
1 028
DUCADA QOFKA XIDHEY MARO CUSUB👇
تُبْـلي وَيُـخْلِفُ اللهُ تَعَالى
=Tublii wa yukhlifullaahu tacaalaa
=Waad dhammaynaysaa, ilaahayna badalkiisa ayuu keeni
1 028
DUCADA XIDHASHADA MARADA CUSUB👇
اللّهُـمَّ لَـكَ الحَـمْـدُ أنْـتَ كَسَـوْتَنيهِ، أََسْأََلُـكَ مِـنْ خَـيرِهِ وَخَـيْرِ مَا صُنِعَ لَـه، وَأَعوذُ بِكَ مِـنْ شَـرِّهِ وَشَـرِّ مـا صُنِعَ لَـهُ
=Allaahumma lakal-xamdu anta kasowtaniihi,as-aluka min khayrihi, wa khayri maa sunica lahu, wa acuudu bika min sharrihi,wa sharri maa sunica lahu
=Allow mahad baa kuu sugnaatay, adigaa ii xiray (maradan) , waxaan ku waydiisanayaa khayrkeeda iyo khayrka loo sameeyay, waxaana kaa magangalayaa sharkeeda iyo sharka loo sameeyay
1 028
DUCADA XIDHASHADA DHARKA👇
الحمدُ للهِ الّذي كَساني هذا (الثّوب) وَرَزَقَنيه مِنْ غَـيـْرِ حَولٍ مِنّي وَلا قـوّة
=Alxamdu lillaahilladii kasaanii haadaa, {al-thawba} wa rasaqaniihi min qayri xawlin minnii walaa quwwah
=Mahad waxaa leh allihii ii xidhay maradan, iguna arsaaqay iyadoon jirin, xeelad iyo awood ka ahaatay dhankayga
1 028
DUCADA (4) EE LA AKHRIYO MARKA HURDADA LAGA SO TOOSO👇
4.إِنَّ فِي خَلْقِ السَّمَوَاتِ وَالأَرْضِ وَاخْتِلاَفِ اللَّيْلِ وَالنَّهَارِ لآيَاتٍ لأُوْلِي الألْبَابِ {190} إلي أخرالسورة وهي آل عمران
=Inna fi khalqi samawati wa-l-ardi wa khtilafi l-layli wa n-nahari la-ayatin li-uli-l-albab
=Ayaada 190 ee surada 'Aala cimraan' ilaa dhamaadka suurada
1 028
DUCADA (3) EE LA AKHRIYO MARKA HURDADA LAGA SO TOOSO👇
3. الحمدُ للهِ الذي عافاني في جَسَدي وَرَدّ عَليّ روحي وَأَذِنَ لي بِذِكْرِه
=Al-xamdu lillaahi, alladii caafaanii fii jasadii, wa radda calayya ruuxii, wa adina lii bidikrihi
=Mahad ilaahaybaa leh, allihii ii caafimaadiyey jidhkayga, iina soo celiyey ruuxdayda, iina ogalaaday xusiddiisa
1 028
DUCADA ( 2 ) EE LA AKHRIYO MARKA HURDADA LAGA SO TOOSO👇
2.لا إلهَ إلاّ اللّهُ وَحْـدَهُ لا شَـريكَ له، لهُ المُلـكُ ولهُ الحَمـد، وهوَ على كلّ شيءٍ قدير، سُـبْحانَ اللهِ، والحمْـدُ لله ، ولا إلهَ إلاّ اللهُ واللهُ أكبَر، وَلا حَولَ وَلا قوّة إلاّ باللّهِ العليّ العظيم , رَبِّ اغْفرْ لي
=Laa ilaaha illallaahu waxdahu, laa shariika lahu, lahul mulku wa lahulxamdu wa huwa calaa kulli shey-in qadiir,subxaanallaah, wal-xamdu lillaah, wa laa ilaaha illallaahu, wallaahu akbar, walaa xawla walaa quwwata illaa billaahi al-caliyyi al-cadiim rabbi iqfirlii
=Ilaah xaq lagu caabudo majiro ilaahay mooyee, kaligii cid wax la wadaagtana ma jirto, wuxuu leeyahay boqornimo, wuxuuna leeyahay mahad, wax kastana wuu awoodaa, illaahaybaa ka huffan xumaan,mahadna leh, ahna ilaaha xaq lagu caabudo, allaana weyn, xeelad iyo awoodna waxay u sugnaadeen allihii sareeyay ee weynaa , rabiyow ii dambi dhaaf
1 028
Ducoyinka La Akhriyo Marka Hurdada Laga So Kaco 👇4 duco
1. الحَمْـدُ لِلّهِ الّذي أَحْـيانا بَعْـدَ ما أَماتَـنا وَإليه النُّـشور
=Al-xamdu lillaahi alladii axyaanaa bacda maa amaatanaa, wa ilayhinnushuur
=Mahad waxaa iska leh allihii na nooleeyay intuu na oofsaday kadib, xaggiisuuna ahaaday soo bixitaanku(maalinta qiyaamaha)
