cookie

ما از کوکی‌ها برای بهبود تجربه مرور شما استفاده می‌کنیم. با کلیک کردن بر روی «پذیرش همه»، شما با استفاده از کوکی‌ها موافقت می‌کنید.

avatar

U-FIIRSO 🫵

Saacadii wareegtaba qofna weey dhibaysaa qofna waay dhayaysaa.💔😔 YouTube || www.youtube.com/@OGAALBULSHO

نمایش بیشتر
کشور مشخص نشده استزبان مشخص نشده استانگیزه و نقل قول‌ها7 484
پست‌های تبلیغاتی
3 569
مشترکین
-124 ساعت
-87 روز
+2030 روز

در حال بارگیری داده...

معدل نمو المشتركين

در حال بارگیری داده...

Photo unavailableShow in Telegram
"Marka aad ka gudubto duruuf iyo xaalad adag oo aad waajahday; sii-wado noloshaada adiga oo isu arkaya 'Ruux samatabaxay' ee aan isu arkayn 'Dhibbane'". ~Jalaaluddiin Ruumi 👍❤️..... https://t.me/duruustasheekhmaxamadnuur https://t.me/hoygaxikmada7
نمایش همه...
🔥 1
Photo unavailableShow in Telegram
*WAX WEYDIISASHADA DADKA* Xassan Al-Basri Alle ha u naxariistee wuxuu yiri : “ Mar walba waxaad dadku ku ahaaneysaa qof sharaf leh Dadka kalena way ku sharfayaan Ilaa inta aadan ku mashquulin waxa gacmahoda ku jira Haddii aad sidaas sameysid,{ oo aad ku mashquusho } way ku yareysan doonaan Way necbaan donaan hadalkaaga, wayna kuu xanaaqi oonaan." Hadalka Xasanul Basri waxaan ka qaadan karnaa ama uu ina barayaa in aan dadka kale sharaf iyo karaamo ku yeelan karno haddii aanan ku mashquulin waxa ay haystaan. Haddii aan isku dayno in aan ka faa'iidaysanno waxa ay haystaan ama aan ku mashquulno, ama weydiisanno waxay keeni kartaa in ay ina yareystaan, na necbaadaan, oo ay noo xanaaqaan, yuusanba ku tusinee, macnaheeda maaha inaad waxba weydiisan laakiin xaqiiqada jirta ayaa sidaa ah. Waa talo muhiim ah oo ku saabsan ilaalinta sharafteena iyo xiriirka wanaagsan ee aan la leenahay dadka kale, uu Xasanul basri ina barayo. Wll kamid noqo asxaabta nagu xidhan https://www.facebook.com/profile.php?id=61560900635032
نمایش همه...
1
Photo unavailableShow in Telegram
" Hadaad rabto in dadka caqligoodu ku aqbalo, waxaa ka horeeya in aad qalbigooda furtid oo qofka aad qalbigiisa furi kari waydo caqligiisana ma furi kartid" . Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Fadlan follow dheh 👍https://www.facebook.com/profile.php?id=61560900635032
نمایش همه...
2
sticker.webp0.11 KB
Photo unavailableShow in Telegram
📚Fursad Waxbarasho oo free ah📚 Marabtaa barashada luqada Carabiga oo bilow ah, hadaba waxaan qaadaneynaa fasal cusub is diwaan galiduna wey bilaabatay. F.g Tirada Ardayda laqaadan doono wey kooban tahay kafaa,iideso. Hadaba kusoo biir chanelkan ciwaanka hoose 👇👇👇👇👇👇 https://t.me/duruustasheekhmaxamadnuur
نمایش همه...
Photo unavailableShow in Telegram
HAGAAJI MASKAXDAADU SI AY U FIICNAADAAN FICILADAADA. Wax kasta oo nolosha ah waxay ka bilaabmaan maskaxdeena marka hore kadibna ficilladeena marka labaad. Ficilladeenu waxay raacaan fikirkeena, iyo aaminsanaanteena. Si aan u sameyno isbeddel, waa inaan ku bilownaa inaan maskaxdeena saxno, ka dibna, qaadno tallaabooyin. Marka Waa muhiim inaan marka hore maskaxdeena hagaajino. Ficillada ama hawlaha aan sameyno waxay ku saleysan yihiin fikirkeena iyo, aaminsanaanteena. Tusaale: Haddii aad leedahay fikir wanaagsan, aaminsanaan wanaagsan,iyo niyad qurux badan, ficilladaadu waxay noqon doonaan kuwo wanaagsan, oo ku farxad galin kara, tani ma isku diidannahay waa Maya. Nabiga scw wuxuu yiri” Acmaashu ma ahaanin uun kaliya aanan ka ahayn niyooyinka” Yacnii camalada aan samayno waxay ka bilaabmaan Niyadda, kadibna markaasi ayay u gudbaan wax aan samaynano. — Mahadsanid. https://www.facebook.com/profile.php?id=61560900635032 https://t.me/duruustasheekhmaxamadnuur https://t.me/hoygaxikmada7
نمایش همه...
👍
👎
Photo unavailableShow in Telegram
Heerkaaga Aqooneed inuu ka saro maro dadka intooda badan wey nicibyihiin ilaa labo qof mooyee;                                                  Aabaha❤️🌺                                                         iyo...                                                                         Macalinkaaga❤️‍🩹🥰 👍https://www.facebook.com/profile.php?id=61560900635032
نمایش همه...
3
Photo unavailableShow in Telegram
"Waxaan Rabnaa Ama Rajeyneeynaa In Aan 1k Gaarno Caawa Nagu Tageer Subscribe, 👈 Ogaalbulsho ❤️👇 http://Www.youtube.com/@ogaalbulsho
نمایش همه...
Waxaa jira wax ka daran denbiga, waana ku adkaysigiisa. Aadam iyo ibliisba way denbaabeen, Laakiin aadam wuu towbad keenay, ibliisna wuu kibray. Aadam wuxuu noqday Nebi, ibliisna shaydaan la fogeeyey.  https://t.me/duruustasheekhmaxamadnuur https://t.me/hoygaxikmada7
نمایش همه...
قناة الشّيخ محمد نور إبراهيم

Qanaatkan waxaan ugu talo galnay inaan kusoo gudbino duruusta fadiilatu sheekh muxamed nuur Ibrahim Lasocod wanaagsan

https://t.me/duruustasheekhmaxamadnuur

یک طرح متفاوت انتخاب کنید

طرح فعلی شما تنها برای 5 کانال تجزیه و تحلیل را مجاز می کند. برای بیشتر، لطفا یک طرح دیگر انتخاب کنید.