🌹𝗧𝗘𝗔𝗠___𝗘𝗡𝗧𝗘𝗥𝗧𝗔𝗜𝗡𝗠𝗘𝗡𝗧🌹🇦🇪☜︎︎︎
رفتن به کانال در Telegram
Chanel kan waxan ku so gudbin doonah barnaamijyo ku xiiso galiyo iyo sawiradah dhalin yaradah t.e sida sawirka jimcah iyo wixi kalo lamid ah.💯✊ Dag Dag Ku Hel barnamij Cusub 📝 Gacmo Furan Ku Soo Dhawow 🤷♂️ Nagu Soo Biir Oo nala qosal🙏
نمایش بیشتر4 569
مشترکین
-224 ساعت
-267 روز
-15730 روز
آرشیو پست ها
•Intaa Nooshahay Afar Ruux Ha Hilmaamin:
1-Ruux Farxad kula Soo Garab Is Taagay
Xili Ay Kaa Tan Badatay Murugta.
2-Qof Garab Iyo Gashaan Kuu Noqday Xili uu Ka awood Roonaaday Cadowgaga.
3-Ruux kor kuu Qaaday Xili Aad Dhulka Ku Dhacday Adigoo Ka Dalban Inuu ku Is Taajiyo.
4-Qof Kugu Difaacay Gole Lagugu Haystay Adigana Aad Ka Maqneed Xiligaas..
❤️ ㅤ 💬ㅤ 🖇
ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ ˢʰᵃʳᵉ
Halkaan hoose riix join us❤️✊
┏━━━━━━━💎━━┓
彡💎 @Mucaashaq_Jacayl
┗━━━━━━━💎━━
Repost from N/a
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯
𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 ❤️⚡️😇
Admin - @Zaxiibka_nolosha 🔥
Habeen wngsan qaraabo
maalmahi lasoo dhafay waxa aan ku mashquul sanaa in aa soo adeegto waayo waxa soo dhaw bishii ramadaan mana arag cid isoo raadisa oo i dhahdo aaway qoraladadii jaceelka aa ii qabtiin awgeed😂😂 waayo markii aa xaafada ka baaxaye waxa aan mobelka uga tagay guriga isagoo passwer la'aan ah waxaana gacanta ku dhigtay xaaska waana i bad baadiseen 😂😂 free inta wali singleka ah
Repost from JOKAR STUDIO 🎙️
𝗙𝗜𝗟𝗜𝗠𝗞𝗜 𝗪𝗘𝗡𝗔 𝗘𝗘 { MARTIN} 𝗛𝗔𝗗𝗔 𝗟𝗔𝗦𝗢𝗢 𝗗𝗛𝗜𝗚𝗔𝗬 𝗟𝗜𝗡𝗞𝗜𝗚𝗔 𝗛𝗢𝗢𝗦𝗘 𝗝𝗢𝗜𝗡 𝗗𝗛𝗔𝗛𝗔 𝗙𝗔𝗗𝗟𝗔𝗡
👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
https://t.me/addlist/MozWtB44HXVkMGE0
https://t.me/addlist/MozWtB44HXVkMGE0
https://t.me/addlist/MozWtB44HXVkMGE0
https://t.me/addlist/MozWtB44HXVkMGE0
https://t.me/addlist/MozWtB44HXVkMGE0
https://t.me/addlist/MozWtB44HXVkMGE0
https://t.me/addlist/MozWtB44HXVkMGE0
https://t.me/addlist/MozWtB44HXVkMGE0
https://t.me/addlist/MozWtB44HXVkMGE0
👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆
𝗛𝗮𝗱𝗮 𝗞𝗔𝗦𝗢𝗢,𝗗𝗛𝗔𝗔𝗪𝗢,𝗟𝗜𝗡𝗞𝗜𝗚𝗔,𝗞𝗢𝗥𝗘
Waxaa jirta oraah tiraahda🗣
Labo lama aamino❌
1-Nin dhoola cadeynaya 😁
2-haweney ilmeneysa😢
Waxaana lagu sababeyay marka
dhoola cadeynta raga qaarkod waxay ku qariyaan dhaawac❤️🩹
ilintana haweenka qaarkood waxa ay ku qariyaan dhagar
labadaan kee xaqiiqda u dhaw ayay kula tahay🤔Waxaa jirta oraah tiraahda🗣
Labo lama aamino❌
1-Nin dhoola cadeynaya 😁
2-haweney ilmeneysa😢
Waxaana lagu sababeyay marka
dhoola cadeynta raga qaarkod waxay ku qariyaan dhaawac❤️🩹
ilintana haweenka qaarkood waxa ay ku qariyaan dhagar
labadaan kew xaqiiqda u dhaw ayay kula tahay🤔Noqo ruux dadalkiisu🍂🥹
dunida oo dhan saameeyo🌍🍂😱
marna yaanu waqtiga doorin🤌⏰
garashada damiirkaaga🤌🍂
dan haduu kusoo moodo🤌🥵
haku diganinruux liita❌🤧
ugu deeq waxaad heysato🍂
noloshana kanoqo daacad🙋
SUBX WNGSAN QARAABO🌺
Noqo ruux dadalkiisu🍂🥹
dunida oo dhan saameeyo🌍🍂😱
marna yaanu waqtiga doorin🤌⏰
garashada damiirkaaga🤌🍂
dan haduu kusoo moodo🤌🥵
haku diganinruux liita❌🤧
ugu deeq waxaad heysato🍂
noloshana kanoqo daacad🙋
SUBX WNGSAN QARAABO🌺
Wali waxaan sugayaa maalintaas, maalintaas qaaliga ah, maalinta uu qalbigaygu ku odhanayo
"Kuma/Tuma tahay, Miyaan ku aqaana."
Haa maalinta aan ilaawo cida aad tahay. 💔💪😌
Asc qaraabo waxa iga maqan xaskaygii oo magacedu yahy malmalaato waxy jirtaa 4 sano curi aya iga xaday hada waxn ku suganhy meel anan hada magaceeda idin sheegi karin hadi aad argto nala so xiriir fadlan
CIID MUBARAK by qarawo 😂😂😂
Midigta waxay kashata bidixda🥹❤️
indhahana waxay kashadan ilyska
Si ay wax u arkaan🥹❤️
anigana waxan kashanaya adiga🥹
si aan u helo nolol dhameys ah🫂
hadan laysku dhumaneyn😢💔
nafta laysi siineyn😩❤️
Soo ma han dhalateen🥹
Subx wngsan🥹🥀
Iyada: lajeclowgeyga🫅😩💕 sidee tahay wiilka ubaxa eh💐😭🤴aniga jaceelkeyga ii waranba sidee tahay🦋😭
aniga:Gacaliso maxaad sameneysa😭❤️🫅
iyada:maxaan samen lahaana🤷♀💕😭Gaariyaasha xafada isky arurinoya
aniga: oo gacalisadeyda qof dhibi karo miyaa jiro😭❤️🔥
iyada: maya maya😳😩
aniga: waan kuu xiisay😍
iyada : runtii😁🥹
aniga:Maxaad ka wadaa🤷
iyada: Maanta ayaan kulanay soo ma ahan saas darteeda ayaan kuu dhahy🥹
Aniga: oo meeqo saac ayaa kasoo waregatay, adiga iima xiisin miyaa😒
iyada: saaid ayaan kuugu xiisay xitaa saacada ayan firinaye maanta oo dhan oo waxan is lahaa zack meeqa saac kahor ayaa kuugu dambesay😭🤌
aniga:kly ii imow nooh halkan seexo😂😭🛌
Iyada: maya hadii aan soo baxayo inaa ayeeyo u sheego ayay noqone waa xili dambe😢💔
aniga: oki waayahay birito ayaan kulmenaa🫂🥹
iyada: oki habeen wngsan gacaliye🤴😩
aniga:habeen lamid ah gacaliso👸😩
Filmka wayn ee Kalki ee atooraha wayn prahabas uu wado hadaa rabtaan Channelkaas kasoo daawada Guys isla hada asagoo Fanproj👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
https://t.me/+aaX8wCqesDczYTdk
https://t.me/+aaX8wCqesDczYTdk
https://t.me/+aaX8wCqesDczYTdk
اکنون در دسترس! پژوهش تلگرام ۲۰۲۵ — مهمترین بینشهای سال 
