🌹𝗧𝗘𝗔𝗠___𝗘𝗡𝗧𝗘𝗥𝗧𝗔𝗜𝗡𝗠𝗘𝗡𝗧🌹🇦🇪☜︎︎︎
رفتن به کانال در Telegram
Chanel kan waxan ku so gudbin doonah barnaamijyo ku xiiso galiyo iyo sawiradah dhalin yaradah t.e sida sawirka jimcah iyo wixi kalo lamid ah.💯✊ Dag Dag Ku Hel barnamij Cusub 📝 Gacmo Furan Ku Soo Dhawow 🤷♂️ Nagu Soo Biir Oo nala qosal🙏
نمایش بیشتر4 547
مشترکین
-124 ساعت
-277 روز
-14430 روز
آرشیو پست ها
Hadaa dunidoo dhan siiso sidaa cada ula dadaasho dan taadana ula seegto nin ragi naaag kale madaayo kaligaana kuguma ekaado damacu waalama huraane Faraday ugama soomo midnight dokhiisu raaco adoo ubaahan ayuu ladabaal dagaaye Qalbiga Qalbiga dumaroow ad kaysta💔😢😭🥀👍
Jeceelka haddii uu qof xor ah uu ku dhaco adoon buu ka dhigaa ,wuu isku Dardarsamaa , noloshiisana wuxuu U hibeeyaa qofkaas Uu Jecel yahay Tiisana wuu Ilooowaa saxniduna weey ka luntaa .🥀❤️🔥😘❤️🥹🥹
War habaar Qabaha Iska ilaaliya.😁
Nin reer Suudaan ah ayaa wuxuu lug ku tagay Xajka, Asagoo tacbaan ah oo daalan ayu gaaray xaramka, goortii uu dawaafayay ayuu miyir daboolmay oo wuu suuuxay dhulka ayuuna ku dhacay.
Kadib waxa la dhigay isbitaal aad u qurux badan, saacado badan kadib ayuu soo toosay asagoo la yaaban halka uu jiifo quruxdeeda, wuxuu isdhahay waad dhimatay kadib jano ayaad gashay markaasi ayuu kor u dhawaaqay asagoo leh Alxmdulillah al jannah al jannah ayuu ku celceliyay.
Waxaa maqlay gabdho isbitaalka ka shaqynaayay oo isku labis qabo iskuna eg ayaa halmar kuso orday qaylada ninka, Markaasi ayuu is yiri waa kuwan xuurul cayntii kugu soo ordeyso 😁 kulaha suga suga waaxid waaxid iigu imaada asagoo ula jeedo mid mid igu imaada waad igu badantihine xuural caynee.😁😁
ʜᴀᴅᴀ xɪsʜᴍᴀᴅ ɪ ʜᴀʏsᴏ ᴊᴏɪɴ ᴅʜᴀʜ👍
ᴀᴀɴ ᴋᴀʟᴇ ǫᴇᴇʙ ǫᴀᴅᴀɴᴀʜ ғᴀʀxᴀᴅᴀʜ 1ᴋ sᴇʙsᴄʀɪʙᴇʀs🥰🙏
Haddii aad jeceshahay aqriska join😍😍👇
🥰 Join 🥰
♡ ㅤ ❍ㅤ
ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ
❍━━━━━━━ლ━━━━━━━❍
https://t.me/+FZEYhqwquLA4MzVk
Ma anaaa qoraaan si badan mise taan ku qaboo bilahaa ayaanay inhu qaban oo qalan jadu way qarsoon tahy🥹🥹😭🥹 qof tay diyeey kumee cidan qar wayaa kumee😭🥹🥹
Gabar ayaaa waxay soqortay amaan ay amaaanay so nin keeda waxay tiri nin kayga waxaan u jclahay sidaaan wadan kayga u jeclahay okaleh..
Gabar kale oo comanty kabax sanay saa ayana soo qortay ayana wadanka waa wada jecelna hay 😭😂😂😂😂😂
ALXM WAXAN GAARNAY GUULIHI AAN KU HAMIN JIRNAY MIDKAMIDA I..A KUWA DHIMANA WA GAARI DOONNA HDUU EEBA IDMO HANBALYO. ❤️👏
Thanks gusha hada aan garnay waxa kadanbeeye idinka hadii Alllsh s.w.c laga so tago wana mahadsantihiin 😊❤️💔
Mid Ayaa Aabihiis u Kiciyay Salaada Subax Si uu Utukado
Wuu Soobaxay Waxa uuna Seexday Barandada (balakoonka) Marki uumaqlay Inu Aabihiis soosocdo
Wuu istaagay Wuxuuna Gashaday Cabaayada Hooyadiis Wuuna Sujuuday si Ow u mujiyo Inu tukanayo
Aabihiis ayaa yimid Laad (darbo) Ayuu Dabada Kageliyay Wuxuuna Yiri: xalay markaan kuu yeeray Waxaad ileedahay Miyaa Caado Aya ii joogto Beenleey.😂😂😂😂😂😂😂
https://vm.tiktok.com/ZM2j7FLfp/
azxpta halamar yarkaan waa wllkie aan ukala kicino waa cod si..❤️🙏Gabadhii ugu horaysay eee hanbalyo luuqa iga sootiri gaming dahab😭😂😂😂😂
اکنون در دسترس! پژوهش تلگرام ۲۰۲۵ — مهمترین بینشهای سال 
