cookie

ما از کوکی‌ها برای بهبود تجربه مرور شما استفاده می‌کنیم. با کلیک کردن بر روی «پذیرش همه»، شما با استفاده از کوکی‌ها موافقت می‌کنید.

avatar

آثـر"🤎🍁

يَا رفيقَ الدّرب "‏لا تحزن على الدنيا وما فيها فكلنا ضيوف على أراضيها." الإنسان نسى إن هدفة في الدنيا هو الجنة.! ♡ الدَّال على الخَيْر كفاعله .

نمایش بیشتر
پست‌های تبلیغاتی
883
مشترکین
+124 ساعت
+37 روز
+1530 روز

در حال بارگیری داده...

معدل نمو المشتركين

در حال بارگیری داده...

Photo unavailableShow in Telegram
1446 “مع قدوم السنة الهجرية الجديدة، أتمنى لكم سنة مباركة ومزدهرة بتوفيق من الله”. “اللهم اجعل هذا العام عام خير وبركة، وعاماً جميلاً علينا، واغفر لنا ذنوبنا واهدنا إلى طريق الحق والصواب في جميع أمورنا💕🌿
نمایش همه...
😘 3 1🎉 1
"Ma ogid inta aad noolaan doonto, waqtiga kuu dhiman, waxa aad ku danbeeyn doonto, sida aad u dhiman doonto iyo halka ruuxdu kaaga bixi doonto, keliya waxa aad awooddaa inaad sacada aad noshahay ALLE weeydiisato inuu kuu hagaajiyo khaatumada, naftaadan uu kuu toosiyo"🌻
نمایش همه...
4😘 2
Aduunka dhibaatooyin badan baa yaal fadlan ha illawin gaashaanka aad isku difaaci lahayd adkaarta subaxdii iyo galabtii , hadii kale musiibooyin badan baa kula kulmaya adoo difaac la'aan ah💯🍃
نمایش همه...
2😘 2
Sanad cusub oo wanaagsan dhamaan umada musliintaa gaar Ahaan umada soomaaliyeed illahay sanadka khayrkiisa ha ina siiyo illahay sanadkaa sanadkiisa iyo kuwa kale oo badanba cimri dheer iyo caafimaad ha inagu gaadhsiiyo aamiin💐
نمایش همه...
4
Marka uu iimaankaagu aad u daciifo, xumaanta nuucyadeeda kala duwan, sameyntoodu aad ayay kuugu sahalanaaneysaa. Sheydaan ayaa liijaanka kuu qabanaya oo xargo waaweyn isaga kaa heysanaya. Markaas oo kale, waa in aad dib isugu laabato oo iimaankaaga dayactir ku sameyso oo kor u soo qaaddo. Iimaanka xooggani, dambiyada/macaasida ayuu kaa ilaalinayaa. Ilaaheyna SWT waa uu kuu dhoweynayaa. 😊
نمایش همه...
3
‏﷽   للمسلم غرس☘ _﴿وَاذْكُر ربّكَ إِذَا نَسِيتَ﴾🎈 - سُبحان الله💬. - الحمد لله💓. - الله أكبر☁. - أستغفر الله🌷. - لا إله إلا الله✨. - لا حول ولا قوة إلا بالله💎. - سبحان الله وبحمده📻. - سبحان الله العظيم💗. - لا إله إلا انت سبحانك ربي إني كنت من الظالمين🍁. - حسبي الله لا إله إلا هو عليه توكلت وهو رب العرش العظيم🌸. - اللهم نسألك حسن الخاتمة🍃. - اللهم صل وسلم على نبينا محمد☀. - اللهم ثبت قلبي على دينگ💧. - اللهم ارحم من سبقونا إليك🌱. - اللهم ألهمنا الشهادة عند الموت💫. - اللهم أجرني من النار❄. - اللهم أدخلني الجنة بغير حساب ولا سابق عقاب🌿. أريحوا شتات قلوبكم 💞بالآســــتغفار💞 أستغفر الله وأتوب إليه☘ أستغفر الله وأتوب إليه☘ 🌹🍃Ku qurxi maalinkaaga 🌹🍃🌹🍃
نمایش همه...
3
sticker.webp0.28 KB
Subax wanaagsan☕️💫
نمایش همه...
Ha ilaawin Salaatu duxaa🎁
نمایش همه...
5
Haddii aanu dooneyno in nolosheenna adduunka oo dhami ay inoo hagaato, farxad ku noolaano, Ilaahey SWT aan xiriir toos ah la yeelanno. aakhirana aan ka mid noqonno, kuwa liibaanay ee jannada ku raaxeysata, salaadda aynu tukanno oo yaynan seegseegin.💯💕
نمایش همه...
6
یک طرح متفاوت انتخاب کنید

طرح فعلی شما تنها برای 5 کانال تجزیه و تحلیل را مجاز می کند. برای بیشتر، لطفا یک طرح دیگر انتخاب کنید.